
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
It matters when you are from there ,,,,,,, and someone plays with your own land/town or area.
-
They gave them another name ,,,, hehehehe True colors never hides ...
-
just asking the guy a simple question ..... seems he doesn't have a capital city after all ,, lol
-
Elections are non of your business ..... it is our internal thing and we will do it when it is possible. what is happening in your capital city ??? why the fight doesn't stop there ?? It is impressing that you think that map is an abuse to reer Sool ....... Hmmmm ,,, interesting
-
Don't skip the issue ...... I know you're trying to escape from the matter ....
-
Originally posted by somalipride: Abused? are you serious? I think the person is proud. They also write xabsaade at the lascaanod part. I dont see it as abuse at all. They might have gotten it from a site that comes from that region who knows. Yes they are abused ..... How can someone bring a map, remove their region's name and replace it with a clan name ?? ,,,, And why Xaabsade on Laascaanood ??? ,,, It just shows their position in the eyes of .... ehem ,,, i mean ,, Bugland ... No wonder ...
-
Warar kala gedisan oo diblomaasiyadeed ayaa ku waramay in labada bil ee soo aadan wadanka soomaaliya ay galeyso xaalad wajiyo kale leh,taasi oo laga dareemi doono guud ahaan saxafaadda caalamka iyo tan gudaha,iyadoo wararka qaar carabka ku dhufteen in dalka soomaaliya ay ku soo fool leedahay fargelimo shisheeye taasi oo la doonayo in laga taqaluso kooxaha nabad diidka iyop xagjirnimadda isku darsadey ee caadeystey in ay dhibaato toos ah ku hayaan shacabka soomaaliyeed. Diblomaasiyiinta ayaa sheegaya in xaalada la galayo ay tahay faragalin caalami ah oo ka timaada caalamka gaar ahaan dawladaha daneeyo Arrimaha wadanka soomaaliya,kuwaasi oo si weyn u tageersan dawladda midnimo qaran ee soomaaliya kuwasi o horey u sheegey in aysan u dulqadaan doonin weerarada kooxaha xagjir ka ahi ku hayaan dawlada midnimo qaran ee soomaaliya iyo waliba shacabka soomaaliyeed ayna ka qaadi doonaan taalo wax ku ool ah taasi oo loga taqalusi doono kooxahasi. Kulamo ay maalmahan lahaayeen saraakil Mareykan , Engiriis , Jabuuti , France ,Ethipian, iyo Kenya oo ka socday dalka Jabuuti ayaa lagu gorfeeyey xaalada dalka iyo isbadalka ku yimid xaalada soomaliya iyo dhul balaarsiga xoogaga mucaaradka. Dawladahana ayaa ah kuwo si weyn uga soo horjeeda is balaadhinta xoogaga mucaaradka ah ee ku fidiya gudaha dalka soomaaliya,kuwaasi oo raba in ay xoog ku maquuniyaan dawlada midnimo qaran ee soomaaliya. Kulamadaas ayaa wararka diblumaasiyadeed waxa ay sheegayaan in lagu go'aamiyey faragalin caalami ah oo lagu sameeyo wadanka soomaaliya,waxaana ay xaalada soo shaac baxday markii sirdoonka Mareykanka ay saaka sheegen in dagaalyahano shisheeye ay ku sii qulquleen dalka markii uu bilawday dagalka ka dhanka ah dawlada. Warbixin aan weli la shaacin oo ka soo baxday Dowladda Itoobiya oo iyadu horay ciidamadeeda u galeen wadanka soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay u diyaar garoobeyso hawlgalo kale oo ay ka fuliyaan gudaha dalka soomaaliya ,hawlgaladaasi oo ay dawlada itoobiya uga gol leedahay sidi ay u soo afmeeri lahayd kooxaha dawlada ka soo horjeeda. Ugu dambeyntii faragelinta ay dawladahan sida qorsoodiga ah isula garteen ayaa la sheegay in uu ku fulayo mudo laba bil ah.Mudadaasi labada bilood ah ayaa la sheegey in ay dawladda itoobiya cayintey iyadoo dawladaha kale rabeen in ay ka hor bilaaban hawgalo balse ka markii dawladda itoobiya qabsatey mudadaasi ay garwaaqsadeen dawladaha kale ee kula jirey arrimahaasi iyagoo sheegey in dawlada itoobiya tahay ta wax laga weydinayo arrimaha soomaaliya madama ay xuduud iyo xiirriir wadagaan. Xigasho holhol.net
-
Why the pics ?? A whole region was abused there ...... why do u want to ignore that ??
-
Do not have a name ???
-
Somalia Government Announces Plan to Defeat Alshabaab in Mogadishu
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
lool ,,, No i don't think he will accuse me of that coz he can hear the gunshots from Muqdisho ... "War Caravan" ,, -
Originally posted by Aw-Muuse: We're One Third of Somalia! and why SOOL have a clan name ?? ...
-
Inaalillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun ...........
-
UK House of Lords debates: Somaliland/Somalia — Question
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: Jb...You don't seem to appreciate the futility of your efforts. I don't know if it's intentional or unfortunate result of dream unfulfilled, what ever the case is, you sound like mental patient banging his head against the wall, and I say this with all in deference to your untiring services to see North Somalia's ambitions realized. Do u appreciate ?? Come on ... stop pretending now. -
For Somalia, Choas breeds religious war. (Sufi vs. Wahabi)
Jacaylbaro replied to NASSIR's topic in Politics
Where is the link to the story yaa Nassir ?? -
UK House of Lords debates: Somaliland/Somalia — Question
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Tolow miyay duusha hadaba mise way dhaqaaqday ?? ,,, -
I remember the below story which I read when I was 13 yrs in the newspaper, You have got to be kidding me Sabriya ,,, 13 years old and in a newspaper and still can write the full story ?? ,,,, You must be 14 or something then ,,,
-
The Same Guy
-
The Same Guy
-
The Same Guy
-
Silence miyaa yaa Mr. Xiin ?? ,,, Update us with the war dee coz it was only for one day ?? ,,, Allow sahal umuuraha ,,,
-
That is good Juje. Iska dhaaf these news and qaraxyo and tell us about the situation and what is going on there .... The government plans,,,, the fighting opposition and your future prediction .....
-
Comparing Khalid bin Walid to the likes of Qaybdid,Yaloxow, M.Dheere.
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
Khaalid Binu waliid waxaa uu Markii danbe noqday sarkaal toobadkeenay -
Somalia Government Announces Plan to Defeat Alshabaab in Mogadishu
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
The "peace caravan" is fighting this time. It turned to be a "War Caravan" ,,, Haye Xiin, how did the plan go so far ???