
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Originally posted by * Prince *: quote:Originally posted by Jacaylbaro: AYUTOOOOOOOOOOOOOOO ............ Ayuuto miyaad ku jirtaa? lolz as for the word in italian af it means 'help'. Mayee waa intaaan ka aqaano ,,, at least i will get help haday wax igu dhacaan inta kele ma anigaaba u baahan talyaanu abu baasto ,,,
-
Aniga ma heesaa baad igu ogayd ,,,,, looooooooool
-
Switch Off the Telecommunications in Somalia ??????
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waar expect anything from those crooks niyow .... they will call it "the 7 day operation against Alqaeda" and will switch off the communications. -
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,, you don't understand the politics sxb. Cawil will do the same hadii xilka laga qaado but no one will say anything when they are Ministers ...... You have to understand that .................... ......
-
Hub dejin ka socota dekedda weyn ee mag. Muqdisho
Jacaylbaro replied to Hassan6734's topic in Politics
mayee adigaa iska bacaysnaaye ,,, Nur cade is not "trusted" to some sxb ,, you're speaking from one angle only ,,,, -
Intaas waxaan ku soo koobnay faaladii aan idiinka soo diyaarinay sida dadka caadiga ah ay u arkaan isbedelka ay xukuumadu ku samaysay ee ay xilkii kaga qaaday wasiirkaii ugu daacadsanaa Somaliland That was faallo laga qoray sxb ...... I want him speaking like he speaks now when he was the minister ........... that is what i'm asking.
-
My question is ... DID HE SAY THIS WHEN HE WAS A MINISTER OR HE SAID AFTER HE WAS SACKED ??? ,,, It is simple if you are reading my question sxb ...
-
Hub dejin ka socota dekedda weyn ee mag. Muqdisho
Jacaylbaro replied to Hassan6734's topic in Politics
why should i be offended ??? ,,, I'm just asking if there is any in that place who is "trusted" .... would be good if you give examples bal .... -
You still didn't give me one dee ..... and you did not answer my question about ina xaashi
-
Did Mohamed Hashi pointed out the corruption when he was the minister of after he is fired ?? ,,, You said it is not secret ,, ehem ,, now do you personally have any proof ??
-
Did u see his houses ?? ,, or u just following the rumors ?
-
Dagaalada Magaalada Muqdisho kasocda waa waajib Sheekh Hassan Yacquub
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
Dagaalada Magaalada Muqdisho kasocda waa waajib sida Salaada Cishaha ee aan hada tukaday ay u tahay Faral -
Switch Off the Telecommunications in Somalia ??????
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
This is waagacusub ,,, so i don't take them seriously lakin sometimes they could be right ,, no ?? -
Dagaalada Magaalada Muqdisho kasocda waa waajib Sheekh Hassan Yacquub
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
kuwa ay ladagaalayaan ay yihiin Gaalo mudana in lala diriro laguna jana tagayo dagaalkooda. Interesting to see how far it is gone ..... already. -
Dee sowtaa la yidhiba ...........
-
Warar goor dhaweyd soo baxay ayaa sheegaya inuu socdo kulan heer Caalamiya oo looga arrinsanayo Isgaarsiinta Koofurta Somalia sida laga yeelayo maadama dowladda ay geleeyso xaalado colaadeed oo lagu doonayo in lagu wiiqo huwanta Xasan Dahir iyo Axmed Godane. Saraakiil xog ogaala ayaa tilmaamay in kulanka lagu go-aamin karo in Isgaarsiinta koofurta Somalia guud ahaan la damiyo. Dowladda Federalka iyo khubarada dagaal ee dejinaya xeeladaha cusub ee lagu wajahayo huwanta la baxay Xisbul Islaam iyo Shabaab ayaa qabo in war Isgaarsiintu tahay halis loo baahan yahay in la wiiqo ka hor inta aan la gelin gulufka colaadeed. Ciidamada dowlada ayaa Mogadishu ka galay is abaabulkii ugu badnaa,waxaana la sheegayaa in guud ahaan goboladda Somalia uu ka bilaabanayo dagaal halmara. Ciidamadii ugu badnaa ee ay horkacayaan maamulkii laga eryay Bay iyo Bakool ayaa soo buux dhaafiyay Aaga Ceelbarde,waxayna dadka degaankaas sheegayaan inay isu jiraan wax ka yar 10 KM. Rabdhuure meel 15 KM ka xigta xadka Somalia waxaa soo buux dhaafiyay ciidamo lixaadleh oo u wato Barre Hiiraale. Ciidamo uu wato Wasiirka amniga Qaranka Somalia ayaa dhinaca wadada kalabeyr ee gobolka Hiiraan ka wado dhaqdhaqaaq xoogan oo ay ku hakiyeen isu socodka Gaadiidka wadadaas isticmaala Col Cumar Xaashi Waxaa la sheegay inuu duulaan ku yahay Maxaas iyo Buuloburde hasse yeeshee,lama ogga goorta sida rasmigaa u dhici doono hoowlgalka dagaal ee dowladda damacsan tahay. Warar hoosaadyo la xaqiijiyay ayaa sheegay in kooxda la baxday Shabaab ay caawa Miinooyin ku xireen Saraha ama dabaqyadda NBC,Albaraka,Warshad a caanaha iyo gaashandhiga si hadii looga adkaado ay ugu adeegsadaan qaraxyo lagu hoobto. Huwanta Ahmed Godane iyo Xasan Dahir waxay degaanadeey joogaan ka wadaan dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ay ugu diyaar garoobayaan dagaalka. Duulaanada ugu culus Mogadishu ee dowladda waxaa kala hogaaminaya Yusuf Indhacadde,Cabdi qeybdiid,Cabdi Fitaax Shaaweey,Goobaale iyo Maxamed Cismaan dhagaxtuur,waxaana dagaalkooda looga dhigay laf dhabar Ciidamadda Amisom oo xog lagu helay inay ka caawinayaan madaafiicda gurmadka iyo la wareegida Isgoysyada faras magaalaha gobolka Banadir. Kooxaha dowlada dagaalada qorsheysan kula jira,waxaan la ogeyn guulaha dagaal lala galo,laga gaari doono hasse yeeshee marka la qiimeeyo xaalada ay ku sugan yihiin shacabka Mogadishu waxaa muhiima inay labada dhinac,dhan u dhacdo marxalada ku dhisan dhimashada,dhaawaca, barakaca iyo daryeel la'aanta.
-
Somaliland welcomes the new garaad of Lascanood.
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Good ............ They should invite him to Hargeisa as well. -
The President and the Minister of Education to Kuwait. The Minister of Aviation to Djibouti The Ministers of Finance and Foreign Affairs to Kenya Hmmmmmmmmmmmmmmmmmm. ...... Let's see
-
Did he change his title horta ?? ,,, "General Indhacade" to "Sheikh Indhacade" .. ??
-
It could be the Indha Cade's two militias of tfg and HI ,,
-
Let's see if you do ... lool
-
Dagaalo u dhaxeeya Ciidamo ka wada Tirsan dowladda KMG ayaa waxaa uu ka socda Agagaarka EX Contarol Afgooye ee Duleedka Muqdisho halkaasi oo ciidamada dowladdu ay dadka iyo gaadiidka lacago ugu qaadaan. Dagaalkani oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan islamarkaana u dhaxeeya Ciidamo ka wada tiresan dowladda KMG Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka qarxay jagboontiga Ex Control Afgooye,waxaan dagaalkaasi uu bilowday kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ku sugnaa Contaroolkaasi iyo Ciidamo La sheegay in ay galbinayeen Raashin gar gaar ah oo Wadadasi marayay. Dagaalka oo aan la ogeyn qasaraaha dhabta ah ee uu geystay ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen 3-askari halka dhaawacu uu intaasi ka badanyahay. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo ka gaabsaday Magaciisa ayaa Idaacada Shabelle u sheegay in ay maqleen Dhawaqa Rasaas culus oo is weydaarsanayaan ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya,waxa uuna tilmaamay in dagaalku uu samayn ku yeeshay dadka deegaanka iyo isku socodka gaadiidka ee wadadaasi,isagoona intaasi raaciyay in deegaanadaasi laga dareemayo saan san colaadeed. Afhayeenka Ciidanka Boliiska dowladda KMG G/sare C/laahi Xasan Bariise oo ay shabelle qadka taleefanka kula xariirtay ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo dagaalkaasi manaa jiraan cid ka tiorsan dowladda KMG oo ka hadashay dagaalkaasi. Si kastaba ha ahaatee Waa markii ugu horeeysay oo ciidamo kawada tirsan dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif uu dagaal culus oo naacani ah uu ku dhexmaro Isgoyska Ex Contarol Afgooye ee duleedka Magaalada Muqdisho.
-
You will just be like Poker who comes to SOL and says "I was in Hargeisa last week" ,,,,