Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Madaxweyne Rayaale oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Fanaanad Taanya iyo Maxamed Himilo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Qurba jooga dalka Norway. Wefdigaasi oo ay ka mid ahaayeen Fanaaniin, Wakiilada Somaliland iyo Madax kale oo ka tirsan Somaliland, waxa ku jirtay gabadha reer Norway ee magaceeda la yidhaahdo Taaniya, gabadhaasi oo ku caan baxday in ay ku heesto heeso badan oo Af-soomaali ah, iyadoo u dhalatay dlaka Norway. Wefdigaasi waxa Madaxweynuhu ugu mahad naqay socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland iyo sidii diiranayd ee ay ugu soo dhaweeyeen isaga iyo wefdigiisuba markii ay booqashada ku tageen dalka Norway sanadkii 2007-kii. Wefdigaasi oo ay hogaaminaysay Fanaanada Taanya, waxa ay Madaxweynaha iyo xukuumada Somalilandba ugu mahad naqeen sida diiran ee kalgacalka leh ee lagu qaabilay intii ay joogeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo casuumada sharafta leh ee loo fidiyay, waxana ay Madaxweynaha gudoonsiiyeen hadyado ay ku sharfeen, laguna xasuusan doono socdaaladoodii ay ku yimaadeen Somaliland. Wefdigaasi Maanta Madaxweynuhu qaabilay, waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Mudane C/risaaq Waaberi Rooble, C/samad Maxamed Cabdillaahi oo isaguna ka mid ahaa qurba jooga reer Norway iyo Fanaanka caanka ah ee la yidhaahdo Maxamed Himilo, isla markaana waxa xafladaasi soo dhawaynta ah ka qayb galay Wakiilka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed Maxamuud Aadan "Linin" iyo Wakiilka Somaliland ee Ireland Mudane Cabdi-fataax Siciid Axmed Guuleed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Ciise.
  2. Lots of stories are on the way shortly ....... Don't rush before it is cooked
  3. Sure ,, i'm into it nuune ,,,, tell me something that can make me salivate ,,
  4. SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND
  5. Ceerigaabo (Harowo Desk) - Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Somaliland Md. Yuusuf Ciise Talaabo iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay furaha gaadhi dhawaan koox budhcadii ka dhacday gobolkaas ulana baxsadeen Dhinaca Puntland, hasa yeeshee duqayda iyo waxgaradka degaankaasi dib u soo celiyeen. Hadaba xaflada balaadhan oo maanta lagu qabtay magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, halkaas oo uu ku sugnaa gaadhigaas la dhacay oo ahaa (Landcruiser) 04-tii bshan isagoo ka yimid dhinaca Hargeysa koox budhcad ahi ka afduubeen degaanka Fiqifuliye ee gobolka Sanaag, kadibna la galeen gudaha maamul goboleedka Puntland gaar ahaana magaalada Gaalkacayo. Warkan oo aanu ka helnay wargeyska Maalmaha waxa uu u dhignaa sidan: Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo) iyo waayeellada labada dhinac ee arrintani khusaysey ayaa kulan uu kuqabtay xarunta maammulka ee magaalada Ceerigaabo wuxu kaga hadlay baabuurkan iyo sidii loosoo celiyey isagoo yidhi “Baabuurkan markii la dhacay maammul ahaan waxannu la hadalnay waayeelka degaanka fqifuliye ee halkan joogey iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta reerkan ah ee Puntland u shaqeeya ilaa iyo qaar kamid ah wasiirrada Somaliland si ay uga hawl galaan qabashada baabuurkan, taas oo meel kastaba ha joogeene aannu si weyn ugu mahad celinayno cid kasta oo baabuurkan arrintiisa ka hawl gashay gaar ahaan xildhibaanka Puntlang katirsan C/raxmaan Cali Bulshaale oo isagu si weyn ugu tafa xaytey arrintan meel kasta iyo kaantarool kastana ciidammo ugu diyaariyey nimankii baabuurkan dhacay kuna guulaystey oo imminka keenay baabuurkan”. “Baabuurka nimankii watey wax ay warwareegaanba waxay laamiga kaga dhaceen magaalada Tuulo-buuryo-qab halkaas oo kantarroolka loogu diyaar ahaa laguna qabtay inkastoo qaarkood baxsadeenna waxa kuwii la qabtay loo gudbiyey Gaalkacayo oo sida aannu maqalnay maxkamad lagu saarayo, iyadoo markii ay halkaas gaadheen rag Laascaanood iyo Garoowe iyo halka (Ceerigaabo) ka tegeyna markii ay halkaas gaadheen lagu guulaystey in baabuurkii dib loo soo celiyo”. “Arrintani waa mid wax weyn ka taraysa nabadgelyada itadoo beelaha kalena aan ku boorrinayo in ay sedan oo kale isaga xil saaraan arrimaha noocan oo kale ah”. Isagoo ka hadlaya baabuurka oo lambarkii laga furayna wuxu yidhi “Annaga xukuumad ahaan waxa aad noogu culus laba bilaydh iyo buugga baabuurka ee maqan oo xataa ay dhici karto in gaadiid kale inta lagu xidhto falal lagu geysan karo, markaa si kastaba ha loo raadiyee waa in la keeno labadii bileydh iyo buuggii gaadhiga, waayo wixii kaleba waa laga wada hadli karaa”. Wasiirkuxigeenka caddaaladda Mr-Tallaabo oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi “Baabuurka Gaalkacayo laga soo celiyey waa arrin aad looga mahad celiyo waana jiri jirtey inkastoo beryo dhowayd wax iska bedeeleen in la isu celiyo gaadiidka iyo waxyaabaha lasoo kala dhacay, mrkaas siyaasad ahaan maammulladu haba ku kala geddisnaadeene reer Sanaag ahaan in aad sedan isugu xidhnaataan oo nabadgelyada iyo wada noolaanshihiinna isaga xilsaaraysaan aad ayaan idiinku mahad celinayaa”. Waxana halkaas wasiirkuxigeenku uga mahad celiyey xildhibaanka Puntland C/raxmaan Calo Bulshaale iyo cid kasta oo ka hawl gashay soo celinta baabuurkan. Dhinaca kalena cuqaashii iyo waayeelkii kale ee labada dhinac oo iyaguna goobtan joogey ayaa iyagoo dhinacba dhinaca kale iyo maammulka uga mahad celiyey hawshan waxa halkaas furihii lagu wareejiyey wadihii baabuurkan iyagoo sheegay waxyaabaha dhammaystirka hawshan ahna sheegay si wada jir ah in ay isula eegi doonaan.
  6. I told you ,,,, A different message in a different country of course >>>>> dhego ma lihid miyaa ? ,,
  7. A&T oo lagu xidhay South Africa ka dib markii uu u il-jebiyay xaaska madaxweynaha. Nuune oo caagad uu biyo ka cabbay ku kaajay mar ay kaadiyi qabatay isagoo diyaarad wada .. Dabshid oo xaako cabbay ka dib markii uu mooday malab ..
  8. Originally posted by General Duke: h, the city of Galkacyu has two admins, Now that was the message ,,,
  9. A different message in a different country of course .............
  10. Duke, awoowo do not try to relate between the two incidents ,, i know you are trying inaad SL isku dhereriso mar kasta ,,,, This particular one was carrying a big message and you know that ..... don't act innocent now. Nuune, mar hadii laba garan la'yahay dee jinka ha lagu shaambadeeyo si aan dhibi u iman si ku meel gaadh ah inta la helayo cidii waxan samaysay ,,,
  11. Pretending ,,, just pretending .......
  12. It is credible for hundreds of thousands of people sxb ,, you are not that important ,,,
  13. This incident was just a message ,,,, just a message but I never expected it will be that expensive.
  14. Xorriyo Airways, which ran flights from Dubai to Berbera in Somaliland, has collapsed. I found this out the hard way. I soon became one of more than 600 people stranded in Somaliland. At 7.40 pm one night the airline office phoned to say the flight had been ‘delayed until further notice’ and if someone did not bring the ticket to the office by 8pm it would become void and there would be no entitlement to a refund. This is Hargeisa where taxis in the suburbs are hard to come by and buses certainly can’t get you from near Mansoor Hotel in Jigjigayar to the downtown city center in less than 20 minutes. My only chance was to get someone who lived near the office to go and negotiate in the meantime. An official source at Xorriyyo confirmed the next day the airline had collapsed and the priority was to get passengers transferred onto other airlines. The trouble with that useful information was that very few people had been told. Most passengers including those who had already booked their holidays from around the world are still none the wiser. The source alleged that Xorriyo was owned by two cousins who split the company assets causing the airline to go bust. At the peak of the holiday season hundreds of people are stranded in Somaliland. They will probably have to ask relatives and friends to wire them money via Dahabshiil in order to buy new tickets. Dahabshiil money transfer is the unofficial banking system amongst Somalis. In Somaliland I learned people have to fight for everything. Being obsolete and insisting I had a connecting flight to Doha which I could not miss under any circumstances – seemed to do the trick. This was true, I did have another flight to catch, but if I had not insisted, I may still be there now. I was fortunate to been transferred to Osob Airline but this meant another hot bumpy bus ride to Berbera. When I got there I heard my flight to Dubai was still stuck in Mogadishu. When it arrived it was carrying several hundred desperate refugees. The airport officials said that they often have injured people with bullets still lodged in them, arriving from Mogadishu. Although it sounds rough it is a great way to see Somali landscapes and mountains. Several small villages line the way as well as the routine police checkpoints. In one small village we were hailed to stop by a man who was allowed to board the bus and asking for money. He said his name was ‘Ali- Gaabe’ (Ali the Dwarf) and that we should give him money so he could pray for our safe journey. He was a dwarf and people laughed at his audacity and his sense of humour so they paid him and I watched him hailed the second bus in our convoy to make his quick buck. Xorriyo airline is registered UK company but has not yet officially gone into administration or declared bankruptcy. The travel agent I booked with in London also confirmed its collapse and said I was very lucky to get out as several hundred people are literally stranded there. My thoughts are with them but desperate looks on the faces of the refugees from Mogadishu will haunt me for a long time. Despite waiting three hours for the plane to arrive, I wish I stayed at the airport for just a bit longer. Long enough to hear the stories those families had tell and what horrors they had escaped.
  15. And the other incident in the town is another message ,,,,, Hmmmmm ,, wondering what it carries ,,
  16. At least, Alshabaab shows some condolence and say SORRY
  17. Tolow xagee baad tegi hadii shariif na la eryo odaygana la dooran waayo ,,,
  18. Not exactly the South ,, more like within the green line ,, that is what i heard. Apparently they had problems with the immigration when they arrived the Northern part of the town yesterday which was solved through some negotiation ,,, They then crossed that part and stayed in a Masjid in the green zone where this incident happened during the Fajr time this morning ,,
  19. A good example of a democratic debate within the parliament ,,,,,,,,
  20. Gabadha Boqorka Sucuudiga ayaa Dalka Talyaaniga looga xaday $15.5 Million oo iskugu jirta Lacag iyo Dahab Hoteelkii ay Dalxiiska ay ugu jirtay Gabadha Boqorka Sucuudi Aribia ayaa dalxiis u joogtay dalka Talyaniga Jasiirada layidhaahdo Porto Cervo oo ah jasiirad ay ku raxaysataan dadka lacagta leh waxayna deganayd hoteelka ugu qaalisaan ee dalka talayani Colonna Pevero Hotel waxaana kaliya dega hoteelkaasi dadka Magaca aduunka kuleh ee Maalqabaynka ah. Hadaba Gabadha Boqor sucuudiga ayaa hoteelka ay deganayd laga xaday 11 million euro ($15.5 million) oo iskugu jirta Lacag iyo dahab waxaana xaqiijiyay Poliska Talyaaniga. Markii lacagtan lagaqaatay Qolka ay hoteelka ka deganayd ayaa ay kamaqnayd Gabadha boqorada Sucudiga halkaasi oo wax raad ah laga helin balse waxa uu Polisku cadeeyay in ay tuugtani amaba maafiyadai ay ku raadjoogeyn Boqorada, waxay kaloo Polisku xaqiijiyeen in qolkaasi kusoo galayn Muftaax ama furo iyaga oo haysta balse lama sheegin meeshay kakeeneen Furahaasi. Colonna Pevero Hotel oo ah Goobtan ay ku raaxaysataan ayaa Aqal u dhow hotelkaasi lacagta Gabadha Boqorada laga xaday ayaa degen malqabayniin uu ku jiro Raysarwasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi AQalna uu kuleeyahay, waxaana ay wararku intaas ku darayaan in aysan ahayn in markii ugu horeysay Maalqabaniinta Carabta lacag looga xado waxaana dhacday in nin dala Moroco u dhashey oo malqabayn ahaa isagana lacag looga dhacay taasina waxay Maalqabayniinta Carabta u keentay fajac iyo cabsi aad ah waxaana laga yaabaa in aysan dalka talyaaniga dib danbe ugu soo noqon mar hadii carabta kaliya farta ay ku godan tahay lacagtoodana sifudud looga xadayo dalkaasi talyaaniga. Saxaafada Talyaaniga ayaa shalay iyo manta aad uga hadlaysay balse dadka talyaaniga ayaa wax xisoo leh sidaa ugu sii haynin waxyaabahan ama wararka ku aadan reer Boqor Sucuudi maadama ay talyaaniga ku badan yihiin bangiyada ladhaco maalinta cad.