
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Ilaa 5 wadaad oo Tabliiq ahaa isalamarkaana isugu jira Ajaanib iyo Soomaali ayaa Kooxo hubaysan waxaa ay xalay ku dileen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Xalay ayaa mar qura Waxaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo laga maqalay Rasaas Fara Badan taasoo la sheegay in lagu toogtay ilaa 5-culumo oo ka tirsanaa culumada Tabliiqa iyadoo sidoo kalana au ku dhaaawacmeen ilaa 2-kale. Falka dilka ah ayaa waxaa uu ka dhacay Meel Nawaaxiga Masaajidka Towfiiq oo ah masaajid weyn oo inta badan culumada Tabliiqa ah ay ku soo dagaan,iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in culumada la dilay ay ku jiraan kuwa Ajaanib oo tiradooda aan la cayimin. Ilaa oyo hadda war faah faahsan lamaga hayoi cida sida rasmiga ah ugu dambaysay dilka loo geystay Culumadaasi Tabliiqa ah,waxaana mayedadka culumada lagu xareeyay Masaajidka Nawaaxigiisa lagu dilay. Ma jirto ilaa iyo haatan cid ka hadashay dilkaasi loo geystay culumadaasi oo ka mid ah Maamulka Puntland oo iyagu gacanta ku haya halka uu falkaasi ka dhacay,waxaana loo aanaynaa falkaasi in uu ku lug leeyahay Falalka Amaan dari ee ku sii baahaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.
-
Somaliland Parliament Votes Against the President's Decision
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waar adigu xamar iyo sh. shariif la sii joog inta Odayga la dooranayo ,,, -
and you are the guide ,, eh ?
-
Somaliland Parliament Votes Against the President's Decision
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Democracy at its best ........ Government Vs Parliament. -
That was the news when i got up early this morning .... another bloodshed in that city. Wondering why Tabliiqi is targetted now ? ,,,,
-
and if i provide the source ??
-
Somaliland Parliament Votes Against the President's Decision
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is the Tom & Jerry game ,,,,,, -
waar maxaad la ooyaysaan ??
-
This thread is anti-mudug ,,,
-
is that all you can think of ? ,,
-
No ,,, shabelle did not refer to anyone sxb
-
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa manta cod u qaaday laba mooshin oo kala ahaa: * In go’aankii Kommisionka iyo madaxwaynuhu ku laa’leen in doorashad lagu galo bilaa diiwaan galin ahaa mid sharci daro ah. * In loo qabtay mudo 7 maalmood in ay Madaxweynaha iyo Koomishanku kaga noqdaa go,aankaa, hadii kale xilka laga xayuubinaayo, 4 komishanka iyo madaxweynaha. Sida wararku sheegayaan baarlamaanka ayaa cod buuxa ku diiday go,aankii Kominshanka ee Diwaangelinta la tooray, waxaa u codeeyay 39 xildhibaan, 2 ayaa ka aamusay, gudoomiya maa coday waxaa fadhiyay golaha 43 xildhibaan. Warbixin faah faah san oo la xidhiidha sida loo kala codeeyay iyo qaabka wax u dhaceen dib ayaanu idinku soo gudbin doonaa.
-
is that you ??
-
Ilaahay ha ka dhigo xaawo taakadii qarniga ,,,, Hambalyo Abwaan iyo Abwaanadda ,,
-
waar i'm foking bored weliba during the night ,,,
-
Don't u think: Naxar and Mustafa are the same and one. Ngonge and Mustafa are the same and one .
-
Originally posted by sool_boy: jacaylbaro,is every thing happy in somaliland ?,i could go on and on talking about sland problems but i aint gonna go that low... why dont you give lil of your time to solve your own problem , instead of throwing stones at other person`s house ? I thought you were asking for a source ,,,,,
-
Waar you did ,,, few weeks ago weliba ....
-
How about: THIS and THIS
-
did you say "We" ?? ,,, you and who ?? I'm just posting a news ,,, nothing else.
-
DHIN DHIN DHIRIN DHIN Now relax son ..........
-
Maya qardho waan ka baqdaa ,,, not that place plz ,, Gabdho geela qala ayaa jooga ,,, lool
-
My own world where i can set my own rules ,,,
-
I think i saw you somewhere in Garowe the other day yaa DD ,,, you were watching a series on MBC4 ,,