Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. I think Ukun baad cuntay ,,,, weliba ukun gorayo
  2. Originally posted by Ms DD: Not in our culture. But maybe arrin aan la socon weeye. Bal yara faahfaahi. The guy doesn't know about "our" culture dee ,,,, he is hanging around the shisha places and night clubs to meet a decent Somali girl ,,
  3. ,, niyow indho fiiqanidaaa ,, looooooooool
  4. Originally posted by Mostapha Dualeh: maay sxb... as you know the week before ramadan is like the stag night before your wedding. i am gonna try to get in as much as possible. Yes,, and certain things happen the night before the wedding ,,
  5. You planned some dating ?? ,,, lool
  6. Iyaguu yaqaanaa ,, just wait and see them saying "MA YEELAYNO" ,,,
  7. Norf should use a computerized car then that has a password to open ,,,,
  8. Belo ,, walee waanan daba fadhiisteen ,,,
  9. Originally posted by NGONGE: ^^ Did I tell you about the time I took my dad's car out when I was a kid? Who gets up early at 8 am in your household? Exactly! Waar ma xaajiyadiisaad u jeedaaa ??
  10. mayee farafarayntooda ayay ka yaabtay ,,,, markay wax taataabtaanba waxay tidhaahda way xmaatay ,,, some buttons became red and she is like ,,, waataa dhacday ,,,
  11. Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda KMG ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay safar Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/raashiid Cali uu maanta ku aaday Maamul Goboleedka Puntland. Wasiirka arimaha dibadda dowladda KMG Max’ed C/laahi Oomaar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka warbixiyay safar uu ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG uu maanta ku aaday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,waxaana uu sheegay in in Ra’iisul wasaaruhu uu kala hadlayo Maamulka Pumntland arimaha amaanka ee goboladaasi iyo sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen dowladda KMG iyo Maamulkaasi. Sidoo kale wasiirka arimaha dibadda waxaa uu sheegay in kooxaha ka soo horjeeda dowladda ay ku fashilmeen afgamboi ay la damacsanaayeen dowladda KMG kuwaasi oo mudo labo bil ah dagaalo iyo weeraro kula jiray dowladda KMG sida uu sheegay. Ma’ahan Markii ugu horeysay ee dowladda KMG uu sheegato in ay fashiliyeen afgambigii ay xoogaga hubaysan ku doonayeen in ay ku afgambiyaan dowladda KMG ee Soomaaliya iyadoo Madaxweyne Sheekh Shariif uu koor sii horeeysay sedan oo kale uu u sheegay in ay fashiliyeen afgambiga xoogaga hubaysan ay la doonayeen dowladda KMG Ee Soomaaliya.
  12. You two ,, go get your own charity thread ,,,,, troll kii waad kharibteen ,,
  13. If you see the woman next to me ,,,,, for an hour and 15 minutes she has been saying "waa xumaatay, khalaas, waa inoo dhamaatay" every few minutes ,,,
  14. Jacaylbaro

    Online Dating

    Match baa ku waalay ,,,, waar kaalay halkan anigaa casharro lama ilaawaan ah kuu dhigiye ,,,
  15. waar nothing is more scarier than sitting there and watching the pilots farafarayning that little things ,,,,
  16. ,,,, and that is what i'm saying markaad soo dhacday ,,
  17. Jacaylbaro

    Online Dating

    Bal KAN uun iska ilaali ,,,
  18. Soo dhacyeeeeeeeeeeeeeee eeeeeeey
  19. Jacaylbaro

    Online Dating

    ADigaaba qarxi raba baan maqlay ,,
  20. Marti-qaad wada tashiga ah oo Madaxweynaha Somaliland u fidiyay Madaxda Labada Xisbi Mucaarid. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu ku marti qaaday in ay ka soo qayb galaan Madaxda labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Faysal Cali Waraabe fadhi wada tashi ah oo ay isugu iman doonaan Maalinta Arbacada ee toddobadkan Qasriga Madaxtooyada. Madaxweynuhu, isaga oo ahmiyad gaar ah siinaya jiritaanka qaranimada Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada, waxa uu si xishmad iyo qadarin leh ugu marti-qaaday Labada Xisbi ee Mucaaridka Madaxdooda in ay isugu yimaadaan wada hadalo wada tashi ah oo lagu fallan qayn doono masiirka ummada reer Somaliland maalinta Arbacada ee toddobaadkan saacadu marka ay tahay 11:30 subaxnimo. Alla Mahad leh Siciid Cadaani Mooge Af-hayeenka Madaxtooyada
  21. Ibti, I said representative not a collector ... get your eyeglasses girl ,,,,
  22. Jacaylbaro

    Online Dating

    ka la qarxinayaa ma adigaa ??
  23. Let me know if you need representative here you two ...... I don't mind some small $$$ ,, u know