
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
It is not what you believe .... it is what has been done.
-
hhahahahahaha ,,, that is why i never add my bosses to my facebook .... and those colleagues of mine who are close to him/her are enjoying in the "limited profile" ,,,
-
Maamulka dowladda ee gobolka Gedo ayaa qiray in iyaga iyo Ahlu Sunna Waljaamaca ay weerar ku soo yihiin degmooyinka ay gacanta ku hayaan xoogaga islaamiyiinta. Afhayeenkii maamulka dowladda ee gobolka Gedo Barre Cabdi Barre ayaa qiray in ay jiraan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ay ciidamada dowladda ka wadaan degmada Doolow ee ay ku suganyihiin kuwaasi oo ku aadan dib ugu soo laabshada gobolada Gedo iyo Jubooyinka oo haatan ay maamulaan xoogaga hubaysan. Waxa uu sheegay in uu u soo dhamaaday tababar ciidamada dowladda islamarkaana ay doonayaan sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen goboladaasi isagoona sheegay in ay wada hadal la galayaan xoogaga ka arimiya haatan hadii ay diidaan la dagaalamayaan. Dhanka Madaxa Amaanka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo C/raxmaan Max’ed Cali ayaa waxaa uu sheegay in dhaq dhaqaaqyada ay wadaan Maamulka dowladda uu yahay mid looga soo horjeedu amaanka iyo xasilo0onida ka jirta halkaasi laguna dhibaataynayo nabadda ay heystaan shacabka ku dhaqan halkaasi. Maamlmihii u dambeeyay ayaa waxaa laga soo sheegayay degmada Doolow oo ay gacanta ku hayaan maamulkii dowladda ee gobolada Gedo,Bay iyo Bakool in ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan kaasoo la sheegay in uu ku soo wajahanyahay deegaanada iyo degmooyinka ay gacanta ku hayaan xoogaga hubaysan.
-
Wararka naga soo gaaraya gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa sheegaya inay halkaas ka jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u xoggan ka dib markii ay soo if bexeen warar sheegaya in ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ay u soo dhaqaaqeen dhanka gobolka Gedo. Xoogagga islaamiyiinta ee gacanta ku haya gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa bilaabay diyaar garow xooggan oo ay uga horjeedaan gulufka dagaal oo ay wadaan ciidamo Sooomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo weerar ku soo ah gobolada Gedo iyo Jubooyinka. Ciidamada xoogagga islaamiga ee ku sugan Gedo iyo Jubbooyinka ayaa saaka heegan buuxa la galiyey, iyadoona ay jiraan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u xooggan. Saraakiisha xoogagga Islaamiga ah ee ku sugan gobolka Gedo ayaa ku goodiyey inay iska difaaci doonaan weerarada dagaal ee ku soo wajahan gobolka islamarkaana ay u diyaariyeen ciidamo fara badan oo ka hortaga weerarka.Ethiopianka iyo kuwa Somalida ee la socda Sidoo kale magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa laga soo sheegayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo maamulka Islaamiga ah ee gacanta ku haya halkaas uu diyariyey ciidamo fara badan oo dagaal la gala ciidamada Soomaalida iyo Itoobiyaanka ka kooban ee ka soo socda degmada Doolow Itoobiya. Si kastaba ha haatee waxaa laga cabsi qabaa dagaallo culus oo ka qarxa gobolka Gedo ka dib markii ay soo bexeen warar sheegaya in degmada Doolow ay ka soo dhaqaajiyeen ciidamo Soomaali ah oo ay la socdaan ciidamo Itoobiyaan ah kuwaas oo weerar ku soo ah gobolada ay gacanta ku hayaan xoogagga Islaamiga ah.
-
why is it funny bal ??? ,,,,,,, Djibouti has France and America to protect her ,,, then it can send few hundreds to Muqdisho and get some $$$$$
-
Rayaale sow nin dowlad ah maaha xaa looga cabsan waayay ,,,,,,
-
Originally posted by Allamagan: quote:Originally posted by Jacaylbaro: For Those who don't know him ... here is a good sample of him: Sheekoy Sheeko Makki ma cid la baraa? Any somali oo yiraa Maki ma aqaani been buu sheegay somalinimadiisana mugdi aa ku jirta. Ask Ibtisam if she knows him bal ,,,,, or Ngonge ,,,
-
Clan-minded individuals ..............
-
Mogadishu and Hargeysa are so lucky Siad Barre regime built them aiports. Hargeisa Airport was built in 1953 ...... nothing to do with Siyad barre except some renovations.
-
Don't worry Xidigo ,,, she will go to Borama next time ,,
-
Waaryaadha stop the ku dayashada and enjoy the airport next summer IA ,,,,
-
For Those who don't know him ... here is a good sample of him: Sheekoy Sheeko
-
So here we go again. After taking seven years to prepare for an election, Somaliland is exactly where it was seven years ago. This election was supposed to be an improvement on the last election, and towards that end, a voter registration program was undertaken. However, there are serious disagreements about the results of the voter registration with the two opposition parties, the Chairman of the House of elders, the Speaker of Parliament, Interpeace and international donors supporting the results of the voter registration while the Election Commission and the ruling party are opposing the results of the voter registration. Ordinary Somalilanders are confused and do not know what to make of what they are being told by their political leaders, especially since some of those leaders who are now opposed to the voter registration used to support it at one time, and some of those who are favoring it now used to oppose it on earlier occasions. One thing is clear though: the voter registration mess is due to failure of leadership on the part of Somaliland’s political elite. The biggest culprit is, of course, the government, because it is its responsibility to prepare the country for the presidential election before the end of its term. Not only has the government failed to prepare the country for election within its 5 year mandate, but even after getting two extra years, the country is in no better position than it was 7 years ago. This however, does not mean that the government is the only entity that is responsible for the voter registration problem. The opposition parties and Interpeace also bear some responsibility, but the second highest share of responsibility for the fiasco, after the government, goes to the electoral commission which has failed in its duty of preventing multiple registrations. But leaving the question of who is to blame aside, the important question facing Somalilanders is what to do with less than two months left for the presidential election. There are two choices: either to spend more time and energy fixing the registered voter list and thereby risk not having an election on Sept.27 or have an election without a list of registered voters. No doubt, these are two bad choices, but the latter choice is less bad than the former. Therefore, Somalilanders have to make the best of a bad situation and have an election without a registered list of voters because the other alternative will mean further delay, and further delay would create a political environment that Somaliland will be unable to cope with, and that will de-legitimize the whole political process. In other words, Somalilanders have to bite the bullet and do what they have to do, rather than wait for what they would like to do. Editorial: Somaliland Times
-
Hargeysa, Somaliland, August 8, 2009 (SL Times) – Somali singer Maki Haji Banadir came to Hargeysa earlier in July. Haatuf newspaper did a two-part interview with him. Maki Haji Banadir congratulated Somaliland’s people and government for the peace and progress that they have made. He said he is happy to be back in Hargeysa after twenty three years, and that he has family members in Hargeysa, including a sister. Maki Haji Banadir said he came to Hargeysa to do commercials for African Airline and is waiting for the new terminal of Berbera airport to be inaugurated. He added that he took advantage of his presence in Hargeysa to get in touch with fellow artists and had paid a visit to the mother of Somali art Shamis Abokor (Gududo Arwo). Asked about whether he was he referring to Abdillahi Yusuf in his song “Habartaa ninkii qabo ee aan hadana ku dhalin muxu kuu yahay adeer I dheh”, Maki Haji Banadir said he was not referring to Abdillahi Yusuf. Maki Haji Banaadir said he is staying at Gargaar hotel as a guest of his friend Warsame Hassan Gaas. He warned Somalilanders that they should guard the value of their currency and protect it from being destroyed by inflation.
-
It could be done anytime ,,, the main point is to be done no matter when ,,,,
-
Celine Dion ka waran iyada ? ,
-
I wonder what A&T will come up with then ,,,,
-
(BORAMA) LESSON ; ON HOW JUSTICE NEED TO BE DONE IN ORTHER CITIES
Jacaylbaro replied to djibsomali's topic in General
Allah ha u naxariisto ........ -
Ohhhhh ,, i forgot Foox or Luubaan ,,,
-
Dowladda Wadanka Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo nabad ilaalin ah ay u soo dirayso dalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya. Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Jabuuti Max’ed Cali Yuusuf oo isbuucaan booqashao ku tagay Magaalada Kampala ee xaruunta wadanka Uganda si masuuliyiinta Uganda oo ugala hadlo isku duba ridka howlaha nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan ciidamo ka socda dalka Jabuuti ay ku soo biiri doonaan ciidamada Burundi iyo Uganda ee ka socda Ururka Midowga Africa ee jooga Soomaaliya. Afhayeen u hadlay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Uganda oo lagu magacaabo Sam Gun ayaa sheegay in inkastoo dowladda Jabuuti aanay carab baabin tirada ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya hadana ay balan qaaday in ay ciidamo dalkeeda ka socda ku soo biirinayso kuwa Uganda iyo Burundi ee jooga Soomaaliya. Wasiirka arimaha dibadda ee Jabuuti ayaa sidoo kale kala hadlay dhigiisa dalka Uganda suurta galnimada balaarinta howlaha nabad ilaalinta ee dalka Soomaaliya. Ururka midowga Africa oo ay xubno ka yihiin wadamada Burundi,Uganda iyo Jabuuti ayaa hadda waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo tiradooda lagu qiyaasay in ka badan 5-kun oo askari oo ka socda wadamada Uganda iyo Burundi kuwaasi oo ku jooga magaca Ururka Midowga Africa.
-
The Jaawi .......