
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
looooooooooooooooooooooool@Gogol gabdhihi iyo Carabti ay udiideen , miyey ii ogolaanayaan?! -
I wonder who is that "Sarkaal Sare" ,,,,,
-
It is not about wealth sxb ,,,,, You need to consider the LYRICS Again ,,,,,,,
-
Haven't u hear the saying "Nin rag ah naag baa haysata" ??? ,,, Ehem that is the case OZ ,, markaa nin naag leh iska ilaali ,,, Ibti ,,,,,,,,,,,, don't try me ,, ehem
-
Just don't bring your GF if u don't trust her ,,,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Abtigiis, Maxaad yeeshay markii dhakhtar ka umuliya la waayay adiguna aad meesha joogtay ??/ -
I don't know but i just feel like I'm a Flirt Today ,,,,,,,,,,,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Gartu ha socoto, ragguna ha gartamaane daaya -
Lol. Our Pirates are nuts! They want to hijack a French warship? Lol
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in General
Originally posted by muriidi: what ?!! we don't "highjack" french ships...we shoot first then ask "les questions".. ca c'est paperlapapp... who are "WE" ??? >>>>>>> Good to know you are a pirate though ,,,,, ehem -
Waa aduunyo waalatay waleee ...........
-
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
what ??? ,,, -
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
It is like when a Dutch white man came to Hargeisa and visited one of those schools. Kids started to greet him "Wassup Nigga" ,,, He was laughing saying i'm in Africa and i'm called "Nigga" ,,,, -
Waste of time ,,, waste of talent. You could do something more beneficial to the society sxb ...... you can have the magazine read by a wide range of Somalis covering lots of social issues ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Aheeeey Ahhhh .........
-
Hargeysa(Geeska) -Suugaantu dhaqan ahaan waa shayga ugu muhiimsan ee bulshadda Af-soomaaliga ku haddashaa isugu tabiso waayaaha nololeed iyo dareenadda dhinaca siyaasada, wacyilgilinta iyo cabirka afkaarta taagan. Sidoo kale, waa haanta kaydisa taariikhda xoolo dhaqatadda geeska Afrika. Sidaa darteed, Suugaan-yahanku inta badan tixdiisa ma gudbiyo illaa shinkeedu soo gallo, haddii aanu u miidaan dayin oo murti aan xiligeedii joogini ka baxdana ma tisqaado, qiimo ahaana hoos ayay u ridaa kaalinta Hal-abuurka curiyaa tixdaa ka hordhacday xiligeedu kaga jiro Bulshadda. Maanta oo aynu ku jiro xilli casri ah, dhaqankaasi wuu muuqdaa, waxaana kuugu daliil ah inta Saxaafaddu dhaliil sheegaysay ee maamulka Somaliland ay si guud iyo si gaar ahba u duraysay laguma sheegin fagaarayaasha Fanaan ku luuqaynaya hees toos uga hadlaysa Xaaladda siyaasadeed ee Dalka, Islamarkaana muujinaysa qaladaad maamul imika ka hor. Waxa toddobaadkii ugu danbeeyay Shacbiga Somaliland Aaladaha Casriga ah iyo Telefoonada Gacanta lagu qaato isugu tabinayeen Heeso toos u duraya Maamulka Madaxweyne Daahir Rayaale. Heesahan Cusub ee dhaliisha ah waxaa Curiyay Abwaan Jaamac-Riyo, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, waxay heestiisu ka hadlaysaa, ku tagri fal awood dawladeed oo dhinac kasta ah. Islamarkaana, tilmaamaya In Xukuumada Rayaale gabtay oo ilowday arrimihii Shacbigu u igmaday. Haddaan soo fool-tabiyo heesahan, waxa midkood Abwaanku ugu wanqalay sida uu Wargeyska Geeska Afrika u sheegay Dilaal. Waxa heestan maalmo dhawr ah ka hor la saaray miyuusig iyo cod ay koox hablo isugu jiraa wada jir isugu jiibinayaan. Waxaana Erayaddeeda ka mid ah: Dilaal Xilkaanu kuu dhiibanee, Naf iyo dhimashaba lahaa La dheeliday dhoon wareegtay, Amaanadii dhawri weyday Dhitiyo kaydkii Idlaysay, Khayraadkii dhoobo qaaday *** *** *** Addoo dhagar-maal u muuqda, Dhaliili dushaada taalo Ku jira dhoobo iyo ceeb, Ayaamihii kaa dhamaade Mudiyo dheeraad ku siiyay, Sidaadii dhaami weyday Ka dhaadhac Dhiishaadu Ma buuxsantee Ka dhaadhac Dilaal noo dhuuntayow, Ka dhaadhac Dhalaan qadiyow ka dhaadhac *** *** *** Xilkaanu kuu dhaariniyo Dhismahii Somaliland Dhantaashay Dhaqaajin Weyday, Dhaqmaati Adaa u diidey Dhacdiyo Taariikh xun reebay, Dhul iyo Daaraba Xaraashay Dantaad Dhaawaca ku boobtay, Anaa dhayi Nabaradeedee Ninkaan Dhaanka u diree Isagu Soo dhaansadow Mudiyo dheeraad ku siiyay, Sidaadii dhaami weyday Ka dhaadhac Dhiishaadu Ma buuxsantee Ka dhaadhac Dilaal noo dhuuntayow, Ka dhaadhac Dhalaan qadiyow ka dhaadhac. Heestaan Qaldamay Abwaan Jaamac Riyo heestiisan kor ku xusan, waxa wehelisay hees kale oo meerisyadeedu jawaab u yihiin hees hore oo uu ku taageerayay amaan iyo ducana ugu daray xilka Madaxweyne Rayaale. Si aynu jawaabta heestani ku timi iyo sheekadeeda si hufan ugu fahano, malaha waxaa haboon in aynu tuduc iyo laba ka xusno heestaa hore ee abwaanku kaga afeefanayo Heesta labaad, aan sidaas yeelo oo aan marka hore is xusuusino heeska hore. Waxaa Abwaanku waqtigaas hore curiyay hees midheheeda ay ka mid-yihiin;, Somaliland ullashadeed, uurkaad daacad uga tahaye Daahirow Insha Alaah, Anba qaadka geediga iyo Saadaashu waa Addigee, Udub-kiyo dhigtaba hay Ayaanle…Ayaanle. Halkaa markay marayso, haddii murti-yahanku curiyo mid kale oo lid ku ah ducadaas kana soo hor jeeda, la yaab ayay noqonaysaa. Si markaa, uu qiil ugu hello dhinacan kale ee uu wax ka eegay waa inuu ka affeeftaa, islamarkaana sheegaa in aadamigu qaldamo. Waxa uu yidhi: Howraareey run timi Murti tidhi hubsiimadda Hal-dhan baa la siistaa Nin Ay hooyo dihatana Hal ma seegi waayee Heestaan Khaldamayeey Habeenkaagii Beenow Hirkii Ii ifaayow Adna hoos ka madhan tim Dhigtaan hay ku idhi shalay Markaad hanan weyday Timi Inaan Hoodada raree Sidii Hoohida na dhaaf Sharkaaguna kaa horee **** Hanaan Doorashadda Xeerkii Hagi lahaa Xusbiyadu habkay Hawsha u galeen Heshiiskii qoraa Harga madhan sidow Addaa Heeray oo Hakiyow Dantii Hanjabaad Ku daray Dhigtaan hay ku idhi shalay Markaad hanan weyday Timi Inaan Hoodada raree Sidii Hoohida na dhaaf Sharkaaguna kaa horee. Heeskan danbe ee heesta aan qalmday, Abwaanka tiriyay laftiisa ayaa ku luuqaynaya.
-
Somalia's president asks Minnesota's 70,000 Somalis for their help
Jacaylbaro replied to Liqaye's topic in Politics
Originally posted by Wing Wizard: quote: Originally posted by Jacaylbaro: Nice to Meet you Liqaaye ,,,,,,, JacaylPro, the guy is serious... I would never wear such scum... Are you Mr. Liqaaye ?? ,,,, -
Lol. Our Pirates are nuts! They want to hijack a French warship? Lol
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in General
I think one day they will manage to get one then destroy the rest in the sea ,,,,, I know it is crazy idea but the efforts they're making ,, i think at least one time they can be able to do so ............... -
Somalia's president asks Minnesota's 70,000 Somalis for their help
Jacaylbaro replied to Liqaye's topic in Politics
Nice to Meet you Liqaaye ,,,,,,, -
Geesigayagow ,,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Aamiin ,, -
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
aaaheeey hawlo qaran ,,, -
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Waar anigu waan iska seexanayaa oo hawlo qaran baa i sugayeee ,,, dee waydinkaa -
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
waxaan moodayay inuu af ingiriisku mamnuuc ka yahay meeshane ,,,,,,,,,,,,,,,,, ninkii garta loo dhigtay weli ma gabbashuu ku jiraa ,,, walee waraaqo la qoro ka weyne malaa dhoodaan buu diridhaba ka soo kaxaynayaa ,,, -
Shabaab iyo Xisbul Islaam oo heshiisyo horu dhac isku afgartay
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in Politics
1:-In gudi loo saaro Xalinta wixii dhacay. 2:-In wixii dhacay ee qilaafaad ah loo bandhigo Shareecada Islaamka. 3:-In la iska kaashado cadowga Alle lagana hortago lala siiwado jihaadka lagula jiro. Rag dagaalamayaa wax ay isku afgartaan maaha waxani ,,,,, loooooooooooooooooooooooooool@in la iska kaashado cadowga Alle ,,,