Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Phishing attack targets Hotmail Thousands of accounts on web-based e-mail system Hotmail have been compromised in a phishing attack, software giant Microsoft has confirmed. BBC News has seen a list of more than 10,000 e-mail accounts, predominantly originating from Europe, and passwords which were posted online. Microsoft said it had launched an investigation. Phishing involves using fake websites to lure people into revealing details such as bank accounts or login names. "We are aware that some Windows Live Hotmail customers' credentials were acquired illegally and exposed on a website," said a Microsoft spokesperson. "Upon learning of the issue, we immediately requested that the credentials be removed and launched an investigation to determine the impact to customers." Quick change Graham Cluley, consultant at security firm Sophos, told BBC News the published list may just be a subset of a longer list of compromised accounts. "We still don't know the scale of the problem," he told BBC News. Technology blog neowin.net was the first to publish details of the attack. It said the accounts were posted on 1 October to pastebin.com, a website commonly used by developers to share code. Although the details have since been removed, BBC News and Neowin has seen a list of 10,028 names beginning with the letters A and B. BBC News has confirmed that the accounts are genuine and predominantly originate in Europe. The list included details of Microsoft's Windows Live Hotmail accounts with email addresses ending hotmail.com, msn.com and live.com. Mr Cluley advised Hotmail users to change their password as soon as possible. "I'd also recommend that people change the password on any other site where they use it," he said. Around 40% of people use the same password for every website they use, he added. Hotmail is currently the largest web-based e-mail service. BBC
  2. Good morning chaps .............. Work - Study - Family - Work - Study - Family ehem ,,,,,,,,,,,,,, I love that actually. Makes me awake and energetic.
  3. Go get married ,,,,, change the oil and you will be fine believe me ,,, ehem ,,
  4. 1.Puntland wax ay qabsatay maleh aan ka ahayn beelo nabad kuwada degenaa kuwaas oo isir wadaag ah, aan caadifi ahayn, nabadgeliyana Deriska ka agdhow ama Qabiil ha wadaageen ama Somalinimo haba ka dhexeysee, anigoo meesha ka saareyn Somali oo dhan waa isir wadaag ama hal Qoys. 2.Puntland iyo Somalida kale oo dhan waxaa dhulkii kusoo haray dadka intii Maatada ahayd, intii faqriga ahayd ,intii jaahilka ahayd, intii socon weyday iyo kooxo sharciyo kasoo qaatay Wadamo kale (burcad dhuleed beri iyo cirba) 3.Aqoonyahankii iyo indheergaradkii Puntland waxey noqdeen Labo,mid daneyste ah oo kooxaha Puntland iyo Somalia xukunta la qawleysta iyo mid codkiisii gaabtay,maxaa kaa codkiisa gaabiyey??? waxaa gaabiyey tusaale aan idinka siiyo: Madaxweynaha Puntland ama kuwii ka horeeyey maaha dad jaahiliin ah,balse waa dad u bareeray inaan waxba hagaagin sida: C/laahi Yusuf oo ku talo galay inuu ka dhigto jaranjaro uu ku gaaro Somalia ahaana madaxweynahii ugu fiicnaa ee soo mara! ,Cade Muse oo ahaa nin aan target fog lahayn sida C/laahi balse kusoo galay Puntland hab qabiil,kadibna afduub ku dhameystay balse wax badan dhaamey kan hada jooga, Ninkan iminka jooga oo isna kusoo galay hab Qabiil qayaxan ahna ninka ugu aqoonta fiican marka loo fiirsho kuwii hore ayaa noqon doona kan ugu liita waayo waxaa fogaan doonta rajadii aqoonyahanka Puntland waana kuwa codkooda gaabtay! Waxaana xoogeysan doona riyo maalmeedka beenta ku dhisan ee Gobolka tusaale waxuu siyaadiyey Wasaradhii Puntland ,waxuu siyaadiyey mushaharooyinkii,waxuu xoojiyey caadifadii Qabiilka, waxuu siyaadiyey cashuurahii Dekeda taas oo sababtay in Ganacsatadii Puntland ay ka hayaameen Gobolka waayo uma adkeysan karaan in canshuur siyaado ah inta laga qaato rag Australia iyo Europe ka yimaada iney ku qayilaan, taas bedelkeeda waxaa Ganacsatadii bedelay Ganacsatada kililka 5aad, Mogadishu iyo Baydhabo waayo iyagu hadey Gobolkaas nabadgelyo ku helayaan dhibsan mayaan ragaas qayilkooda!!! waa cilmi nafsi marka Gobolka ganacsigiisii waa baa ba’!. 4.Filim cusub oo la jili rabo kaas oo la dheho Puntland waa Wadan madax banaan wadadaas oo Somaliland 18 sano rag ku qayilayeen, xaqiiqaduse ay tahay inaan Wadanka waxba loo qabaneyn. 5. Puntland waa dhul qani ah oo ku socda wado faqri ah oo dhamaad lahayn,si markaas wadadaas looga soo weecan waa in filmaan cusub la kenaa, marka waxaan uga digayaa dadka qurbo joogta ah inaan sheeko caadifadeysan loola tegin, ineysan tageerin iyagoo is dhehaya ****** ku xumeeya haddii team kaas ini C/rashiid iyo Faroole siyaasada laga xanaajiyey ama laga badiyey yaan Somalia looga go’in dad iyaguba hopeless ah. Puntland waxey go’i kartaa markay horumar la taaban karo ay gaarto ee yeeysan nala go’in kooxo isa soo urursatay, oo sidii Somaliland shimbarayahow heesa naloo qaadin ,oo Calankale hadba guri Wadan kale kuyaal aynaan la gelin. 6.Dadka Puntland waxey xaq uleeyahiin iney xukumaan Somalia oo dhan, xukunkana maanta ama adiga ama walaalkaa baahaya ee yeeynaan ku bedelan Somali weyn Puntland, xataa hadii ****** labada Jago isku qaato micna badan ma sameyneyso waa wax ku saleysan waqti,faaidada ayaana kabadan doonta,C/laahiba khasaaro beynu ka dheefnay waxaa noo dhaanta Wasiiro tayo leh. 7. Dadka Puntland aan caadifiga ahayn waa iney ka gudbaan Madaxtinimo iyo Qabiil aan micna keeneyn khasaaro mooyee,Puntland qofkasta oo umadda u daneynaya waxuqabanaya waa inuu xukumaa inagoo u fiirin Qabiilkiisa waa ineynu fiirsanaa danta khaaska ah ee maaha tan Qabiilka ,tan khaaska waa shaqada, waxbarashada, amniga, caafimaadka, nadaafada, biyaha,dhismaha iwm ee maaha in ninkale aad isku Qabiil tahiin aad qayilsiiso caruurtaadana biyo wasakheysan cabaan,kuwiisana Australia **** ku cunaan. 8.Ugu danbeyn waxaan ku kalsoonahay sidaan u ogahay inaan dhimanayo ineynu waqti yar horumar ku sameynkarno dhinackasta leh inagoo ubaahneyn deeq caalami ah laakiin aanka gudubno marka hore Qabiilka,hana lahelo siyaasiin cusub ee maaha dhowr oday oo ku caanbaxay daneysi iyo wax isdaba maris,ninkii maalin 1000 sh.so xaday waa in la eryaa la ceebeyaa ee maaha in la amaano,ninka jaadka cuna, khamriga caba waa ineynu takoornaa cilmigiisana waxba tari maayo. Wadaadka beenta yaqaan ama Qabiilka waa ineynu ku cadeynaa cayrinaa diin iyo wacdi na laga dhegeysan waayo waa beenaale,waa ineynu xisaabtanaa markaas ayeynu noqon Dadjira oo la dheho reer Puntland, Somalina wey noo imaan oo sharaf magula joogin. 9.Somalia makala maaranto waana mid umana baahna qeybin qofkii qeybiyana wuu duloobayaa,ninkii danta Puntland ka horyimaada waa in talaabo laga qaado ama feer ama cay iyo xarig waxii la doono haloo isticmaalo yeysanse dhicin sidii Cabdi qeybdiid lacag jeebab ka loogu shubo, maantana ay sababto in IBI ,Sheriif xasan iyo Sheikh sheriif dartood Puntland Somali uga go’do waa wax laga xishoodo!! Yeeysan ku ciyaarin sharafta iyo karaamada dadka reer Puntland dhowr nin oo dantooda cayrsanaya walooba ay ahaadaan Prime minster ama Madaxweyne Puntland ama Wasiir kuwaas oo beri iyago Maqaaxi fadhi ku dirir fadhiya aan sugeyno sababtuna waa iyagoo duleysan aana masuul ka ahayn Umadda ay matelaan balse metela Xaaskiisa,caruurtiisa iyo kooxda uu saxiibka layahay ( N.B hade dan uma hayo kan la qabiilka ah ee qabka maqaaxiyaha lasoo fariista kaas waxaan leeyahay most useless person on the earth). Dadku dantooda ha garteen Wadada horumarka wey cadahay qofka xukuma ayaana tusaale kuugu filan Wadada burburka iyo fashilka wey cadahay Qofkaas baana tusaale u ah, Wasiir federaal baa dibadaha wareega oo ka yimi Puntland waxuu ku leeyahay Dastuur baan sameeyey waxaana lasoo dooran Gole barlamaan oo dadku xor kusoo dooran markaas bey dooran Madaxweyne. Marka Madaxweynaha waa arin fudud oo 66 qof waa lala garaa laluush bal filimkaas weligiin magasheen kadibna dadka sacab gacmaha ma ku xanuuneen???? Gole Barlamaan puntland muxuu yahay xagee ka shaqeyaa,soow kan Madaxweynaha kala cayriyey counsilkii garowe, bosaso, Galkacayo,Burtinle yaa awoodaas siiyey. Hadduu madaxweynaha sidaa muhiim uyahay maxey 66 qof usoo dooranayaan soow maaha weligeedba inuu shaqsi umada u taliyo?? Golaha barlamaanka soow shimbirayahow heesa maaha??? gole Barlamaan waxey aheyd in kaabo qabiiladu keenaan waayo awood sidaas ahba malaha. Ninka Wax bedeli kara Umada dhacaya, shaqsi ah wax kharibaya waa Madaxweyne, soow marka ma haboona kaas in umadu iska hubiyaan nin wanaagnasan keenaan, dantooda ka tashadaan marka bal Wasiirkaas in loo sabciyo ma madunyahay mise in ladheho umada lugooyadaas mardanbe ha ula imaan duliyahow. Soow kuwa kale maalin walba lacagtii masaakiinta ticked kusoo goosan mayaan oo sacab nagama rabaan? mise maxaa inaka galay hadeynu neck tie soo xirano sawiro nalaka qaado inteena uga badan ee qolka shirka joogana aynu isku qabiil nahay. WAAN KA XUMAHAY PUNTLAND DR YUSUF ISSA yusufessa@hotmail.com
  5. Anti Rayaale Song hit in hargeisa Never heard of it ..............
  6. loooooooooooooooooooooooooooooooool .... it could be ,,, nuune took the quiz and he will be eaten by rats at the age of 50 ,,, i mean next year ,,,
  7. loooooooooooooool@MMA ,,, weli soomuu toosin baan u malaynayaa weriyihii ,,
  8. It is not just the right time to ask for such help sxb ..... they need to see some changes and it will be them providing the help without being asked.
  9. 50 minutes and i'm off ,,,,,,,, can't wait
  10. with the support of the International community, with the support of the neighboring countries, with the support of all the donors, all that money coming from AU, EU, USA and others and still keep asking for help ?? ,,,,,,,,,,,,,, come on The Shariifka needs to take one step forward then ask for more help ,,,,, Baryo badan waa la isku nacaa and this will only degrade his admin.
  11. I could be on a honeymoon on my yacht ,, who knows
  12. I was planning to get some nice sleep this afternoon but people are calling me to meet them at 4pm exactly after an hour when i leave the office.
  13. I could still be marrying ,,,,, come on I wonder what i will do in the sea in that age though ,,, tolow miyaa la qaxayaa mise Mujaahid baan noqonayaa ,,
  14. I was taking a quiz called "Deaths Time" and this is the result: Jacaylbaro just found out the Death's Time: Date: March 17 of 2065 at 3:38 pm. Cause: Eaten by sharks in the sea Age: 92 years old
  15. loooooool@icjaas and ijtihaad ,,,, u sheeg bal niyow.
  16. I was caajis Ibti ,,, Allah knows that and i don't think it will be Haram just today ,,,, ehem ,,
  17. It is not khiyaano Ibti ,, i was just tired and can't do anything anyway. I would be sitting here doing nothing anyway. Cawaale, what kind of holiday is that ?? ,,, the day Husni Mubarak started to eat ?? ,,,
  18. Look at it again , it is not even all the 3rd world countries ,, it is ONLY AFRICA
  19. W/Wasalaaam ............. Salaamz Yall ........ Had a great day ,, pretended to be out for a meeting but was hanging out with friends for two hours ,,, ehem ,,,
  20. Don't tell me you want the President to have the privilege of selecting them alone ,,,, come on The purpose is not to give all the power to a single side ,,,,, i'm sure we can do it.
  21. It is like that everywhere sxb .......... almost everywhere.