
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdishu waxay sheegayaan in shalay fiidkii ay kulmeen madax sare oo ka tirsan ururrada Xisbul Islaam iyo Al-Shabab iyagoo ka wada hadlay xallinta khilaafadka ka dhashay gacan-ku-haynta magaalada Kismaayo. Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka madaxda kulantay ay kala hoggaaminayeen guddoomiyaha ururka Xisbul Islam Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Mukhtaar Roobow “Abu Mansuur”. Warar kale oo ana wlei si madaxbannaan loo xaqiijinna waxay sheegayaan in kualnka uu joogay Madaxa ururka Al-Shabab Axmed Cabdi Godane “Abu Zubayr”. Warar aynu ka helany ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kulanka ay codsadeen dhinaca Al-Shabab oo la sheegay inay ka kululaadeen go’aankii adkaa ee hogganaka sare ee ururka Xisbul Islaam uu ka qaatay khilaafka Kismayao kaasi oo ay ku tilmaameen inuu ka dhigan yahay dagaal algu soo qaaday Xisbul Islaam. Ilaa hadda ma cadda in heshiis laga gaaray xaaladda Kismayao; iyadoo dhinacyadii ku dagaalamayna laga cabsi qabo inay mar kale isku dhacaan. Source: VOA
-
-
Saddex Nin oo hindisay aragti ku cusub guud ahaan Somaliland
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
Walee booramaa ba'day hadaa ,,, -
waanu ognahay inuu noolyahaye ,,, waxa qariyay baa yaab leh
-
Ninkaa beryahaa warkiisa ma hayo ,,,, mar baan Ciiddii email ka helay dibna umaan maqal.
-
looooooooooooooooool @gudhuu buu ahaa ,,,
-
Adigu meeshii aan ogaa baad ka soo jeedaaye ,,,, fahankaagu wuu adag yahay ,,, Ina khaliif waydii isagaa kuu sheegiye ,,,
-
Originally posted by Faarax-Brawn: NG. Waxaas iga daaye, how was the marfish session? I have always fantasized about woqoyi jaad session.(dont ask folks). JB---See you in 2 months It is 5 months ,,,,, and there is no sign of Faarax-Brawn ,,,
-
mise Paragon ?? ,,,,
-
Hadaba naga fuq anagaa wadna labadaba e ,,,,,
-
looooooooooooooooool @nuune ,,,,
-
miyaad dhamaysay adigu ?? ,,,
-
Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa. ma kii mindida caloosha laga geliyay ee ay islaantiisuna ninkii mindida ku taagay ay gaadhiga jiidhsiisay ?? ,,,
-
Bossaso: Farole Opening Of Bossaso International Airport
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
The process started early ,,, maybe around 2 years ago but yes this is good stuff. I've seen the unfinished airport when i was in Bugland about two months ago. -
Saddex Nin oo hindisay aragti ku cusub guud ahaan Somaliland
Jacaylbaro replied to Siciid1986's topic in Politics
you are no use waaryaa ,,,, imikuun baad dalxiis ku dhuuman ,,,,, -
Intaad warka soo hubsato marka hore ayaad wax aad hubto keeni lahayd meeshan ,,,,,, imika wuu dhintay baad na tidhi hadana inuu isaga yahay ma hubtid ,,,,, fockkkk man
-
Sidaan class ka ugu dhex seexan lahaa baan ka fekerayaa ,,,,
-
waar naga tag ...... thought buu ku leeyahay. Jin ku gel subaxaa saaka ah ,,,
-
and i have a class right after the work ... that is until 9pm .......
-
Good morning ,,,,,,, that is what happened to me dee Slept too much the other night and did not sleep last night at all ............ that is when i hate the weekends ,,,,, Grrrrrrrr Coffee doesn't work ,,, bal let me try Redbull with Ginger ,,,
-
No you're wrong here Marx .... the correct one is: 1- crazy clubbing type before being Islamic sisters 2- Islamic Sisters after crazy clubbing time