
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Adigu joog Ibtiyeey ,,, we just found terrorists in Burco and we're dealing with that ,,,
-
Originally posted by Cowke: Jacaylbaro, it is totally ridiculous. These are the same people who try to tell us; 1. Their Somali 100% and Support Somali-nimo 2. They name a region after themselves after their tribe even though they are not the only clan living there. Can You Imagine the uproar if we named puntland after it's historical name? people would be going ballistic and saying "qabiliste" yet noone raises an eye-brow towards the onlf who named their region after their qabil. It's double standards and totally ridiculous at best. And to make matters worse not only are they qabiliste the onlf which is self-evident in the name they chose for the region, but their abadoning somali-nimo and adopted gemal abdel-nasser pan-arabist idealogy which TOTALLY FAILED in the 60's by the way. Anyways it just shows the hypocrisy in the onlf and their supporters yet again. Hmmmmmmmmmmmmmmm ,, very interesting. So you want to create your own maamul under the flag of "reer hebel" yet want to criticize ONLF coz they're doing the same thing ????
-
Just to let you know criminals are equal in the eyes of Somaliland ......... Nationality doesn't matter.
-
Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Can you simply answer YES or NO ?? ,,,, -
Ciidamada Booliska ee madaarka Hargeysa ayaa shalay qabtay nin Itoobiyaan ah oo la sheegay inay muddo baadi goobayeen. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Boliska, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in ciidamada ammaanka ee madaarku ay shalay gelinkii dambe qabteen ninkan Itoobiyaanka ah oo ku sii jeeday magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya, waxaanu warku sheegay in ninkani lagu eedaynayo inuu dahab iyo lacag sharci darro ah dhawr goor si sharci darro ah u geliyay wadamada Itoobiya iyo Somaliland, isagoo ka soo safra dalka Imaaraadka Carabta. Warku waxa uu intaas ku daray in ninkan la qabtay isagoo sidda dahab xadi badan oo uu warku sheegay inuu sii gelinayay dalka Itoobiya. Taliyaha ciidanka Boliska Maxamed Saqadhi Dubad, oo uu Geeska Afrika xalay wax ka weydiiyay qabashada ninkan, ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo, waxaanu sheegay inaanu bixinayn wax war ah oo la xidhiidha ninkan. Hase yeeshe saraakiil ka tirsan hay’adaha ammaanka ayaa Geeska Afrika u sheegay inay ciidamada ammaanku muddo raadinayeen ninkan oo ay ugu dambayn shalay qabteen, waxaanu hadda ku xidhanyahay mid ka mid ah saldhigyada Hargeysa.
-
ONLF Leader Says Ethiopia-Somali Region Is Arab And what do you say Cowke ?? ,,,,
-
Look at the way the are holding the guns ,,,,, more like organized thing.
-
kuwaas oo sitay qalab iyo hub isugu jira baasuukayaal iyo Walxaha Qaraxa sameeya.
-
Burco(Qarannews)-Ciidamadda Amaanka ee Gobolka togdheer ayaa Saaka Subaxdii hore Gacanta ku dhigay Laba Nin oo lagu tuhmay inay ku fooganaayeen Hawl-gal Argagaxiso, kuwaas oo sitay qalab iyo hub isugu jira baasuukayaal iyo Walxaha Qaraxa sameeya. Baadhasaabka Gobolka togdheer Jaamac Cabdillaahi Biin oo Hawlgalkan Boolisku ku qabteen labada nin uga waramay Saxaafadda Maxaliga ah ayaa sheegay in Guri ku yaala mid kamida Xaafaddaha magaalada Burco oo ay ku jireen raggani laga helay saabbuunta miinada laga sameeyo, baasuuke dabadii oo uu ku tilmaamay in loo isticmaalo qarxiyaha miinada iyo waayarro loo isticmaalo miinada. Baadhasaabka oo ka gaabsaday inuu shaaciyo magacyada Ragan balse ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan Deegaanka magaalada Burco. "WAxa la qabtay oo la daba socday nin wadaad ah oo la yidhi waxa uu dadka ku wacdiyaa Illahay ha laga yaabo, Muslimkuna xaq buu ku dagaalamaa Xaqa ha lagu dagaalamo, xaq darradana ha la iska daayo, dadka wax jarjaraya ee lugaha iyo gacmaha goynaysa waa xaaraan ee ha la joojiyo, ayaa habeen laba nin budheeyeen inta ay mee l u galeen, sidaa darteed anaga daba galkayagu waxa uu ahaa in labadaasi nin la soo qabto"ayuu yidhi baadhasaabku. waxaanu intaas ku daray "kadib ciidamadu way soo qabteen iyaga oo ku jabiyay guri uu ku jiray, waxaana halkaasi loogu tagay qalabkii wax lagu qarxin jiray oo dhan, Remote baa loogu tagay, Saabuunta miinada laga sameeyo ayaa loogu tagay, waxa kale oo loogu tagay Dabada Qoriga Baasuukaha ee qaraxda". si kastaba ha ahaatee waa markii u horeysay ee rag lagu tuhunsan yahay qaraxyo laga qabto magaalada Hargeysa
-
Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in Politics
Do u support Moorgan ?? -
Is that you Libaaxa ??
-
Originally posted by *Ibtisam: P.s. You know I don't like reading somali, so I'm commenting on the title. And what does the title say ??? ,,, Terrorists IN Burco sow maaha ?? ,, they can be terrorists from other places but in Burco.
-
Badhasaabka Gobolka Togdheer Jaamac Cabdilaahi Biin, ayaa sheegay in Ciidamada ammaanka Magaalada Burco ay qabteen laba nin oo mid ka mid ah lagu qabtay Hub iyo Waxyaabaha qarxa. Badhasaabka Gobolka Togdheer, wuxuu sheegay in arooryadii hore ee maanta ay Ciidamada ammaanka ee Magaalada Burco hawl-gal ay qaadeen ku soo qabteen laba nin oo mid ka mid ah lagu soo qabtay Hub iyo waxyaabaha qarxa. Kaas oo waqtiga la soo qabtay ku jiray Guri uu ku diyaarinayay Hubkan oo u muuqday kuwo uu damacsanaa in uu adeegsado falal Argagixiso. “Waxyaabaha qarxa oo ay ka mid tahay Miinooyinka Saabuunta ah iyo Rimoodhkii lagu hagayay, ayaa loogu tegay gurigii laga soo qabtay.” Sidaa waxa yidhi Jaamac Cabdilaahi Biin. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Jaamac Cabdilaahi Biin wuxuu sheegay in taageerada Shacabku ay keentay inay Ciidamadu ku guulaystaan hawlgalkan iyo kuwo la mid ah, isla markaana wuxuu ugu baaqay shacabka inay sii xoojiyaan taageerada ay u fidiyaan Ciidamada ammaanka ee gobolka iyo guud ahaan Somaliland.
-
who wants to return home when you can live peacefully in Canada ,,,,,,,,,,,
-
who wants to return home when you can live peacefully in Canada ,,,,,,,,,,,
-
UNITED tu mushkiladaha ay leedahay weeyaan in dadka la isugu tagaa ,,,, bal waakaase reer muqdisho cid ha isugu tagaan ,,,
-
Hargeysa (Somalilandpress)- Ciidamada Ammaanka Gobolka Togdheer ayaa gacanta ku dhigay Laba Nin oo laga shakiyay, kuwaasoo gacanta ku hayay walxaha qaraxa sameeya. Ciidamada Ammaanka oo la socday, kana war-helay in nimankani magaalada Burco ku macmalayaan walxaha qaraxyada laga sameeyo, subaxnimadii saaka bilaabay hawl-gal ciidan oo balaadhan oo ay ku daba-galayaan ayaa ku guulaystay inay soo qabtaan nimankan iyo walxihii ay haysteenba si loo horgeeyo cadaalada. Guriga uu deganaa mid ka mid ah labadan nin ayaa laga helay dhamaanba walxahan qarxa oo noocyadooda lagu sheegay inay ahaayeen waxyaalo laga sameeyo miinooyinka, hub culus oo la jajabiyay iyo waxyaalo kale oo tiro badan. Magaalooyinka waawayn ee Somaliland ayaa caawa aad laysaga waydiinayay nimanka iyo qalabka qaraxyada lagu fuliyo ee lagu qabtay magaalada Burco, iyada oo khadka telefoonada lagu hadal-hayay iyo goobaha bulshadu ku kulanto.
-
Originally posted by *Ibtisam: Now he is comparing women to flowers, bal yaabgan eegeah :eek: Typical ................. ehem
-
Waar they're just in denial ,,,,,, denial all the time ......
-
"I tus" maxaad ka wadaa Juxa ?? ,,,
-
Juxa, don't make me search the records now and post those complaints here ,,,,,,,,,, ehem U and Ibti have the beauty that i want for my daughters but i don't want them like u two denying everything ,,,,,,
-
Juxa and Ibti, aren't the two of you complaining a lot about guy staring at u, trying to talk to u, stalking and so on ??? ,,,,,,,,, I think u do a great job here ,,,
-
what is liberal about your daughter being noticed among the others ??? ,,,,,,,, she must be a star shining among the others and that is one of the gifts you get from Allah ,,,, Woman is not a "woman" if she doesn't make men think, glance and at least make a comment.
-
We have a female colleage here and nobody notices if she is around or not ... nobody waste time to look at her when she passes by .... i won't tell u why but isn't that bad for her ?? ,,,, And some, you can never resist but to say "subax wanaagsan, ma fiican tahay" before u even enter your office ,,,,,,,
-
Rayale Throws Out Election Commission. Paving Way For Awdal Empire
Jacaylbaro replied to Cowke's topic in General
Waa laga yaabaa inuu mid uun isku yahay ee inagu aynu laba aragno ,,,,,,,,