
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Originally posted by Tuujiye: ^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran... Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato." Wareer Badanaa!!! Waar afsoomaali baa la yidhi ha lagu hadlo dee ,,,,, -
Ibti, i've seen only your feets and they were light really. That is where i'm coming from ,,, loool
-
No i'm not talking about Diana cream ,,,,,,,,,, inanta ha igu dirin ,,,
-
She is telling you she is not black dee ,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
A&T weli miyuu meeraysanayaa ? -
u just have to find out how his father did it ,,,
-
I can't hear the lyrics from the singers sxb ,,,,, are u sure they're saying what you're saying ?
-
Dowladad Uganda oo sheegtay in ay sii daayeen Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde. Afhayeenka ciidamada Militariga wadanka Uganda ayaa si rasmi ah u sheegay in ay ciidamada Militariga ay sii daayeen Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga kaasoo xukuumadda Uganda ay sheegtay in si qaldan uu ku soo galay wadanka Uganda islamarkaana ay xireen qaar ka mid ah ciidamada Uganda. Masuuliyiinta ayaa sheegay in masuulkaasi uusan ku soo wargalin imaanshiyihiisa wadanka Uganda iyagoo sheegay in uusan wax xariir ah la soo sameyn Maamulka dalka Uganda. Qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Uganda ayaa shaaciyay in Yuusuf Max’ed Siyaad Inadhacadde uu lug ku soo galay dalkaasi Uganda isagoo ka yimid dalka dariska la ah ee Kenya taasoo sare u qaaday shakki dhinaca amaanka ah oo ay muujiyeen qaar ka mid ah ciidamada wadanka bariga Africa ku yaala ee Uganda. “Saakay ayaa la siidaayay Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde,waxaana ciidamada ay gacanta ku dhigeen habeenimadii xalay,markii aan go’aansanay qofka uu yahay,marka aan ogaanay sidoo kale cida uu yahay ayaan sii deynay masuulkaasi,mana loola dhaqmin sida maxbuus oo kale”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Afhayeenku. Masuuliyiinta wadanka Uganda ayaa baaritaano ku sameeyay si ay u helaan xog dheeraad ah oo ku saabsan soo galida wadankaasi iyo sida ay isaga ugu suura gashay in uu galo wadanka Uganda gaar ahaan Magaalada Kampala sida uu sheegay Afhayeenka. “Waxaan la soconay Masuulkaan iyo Waliba qaababkii loo xiray,Waxaana ugu dambeyntii aan ogaanay in uu yahay wasiir ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya isagana waa uu inoo sharaxay,Xaqiiqiyan waxaa ay aheeyd in uu nagu soo wargaliyo imaanshihiisa haday aheeyd diyaarad iyo hadii ay aheeyd lugba waxayna aheeyd in uu ku soo gaaro wadanka safar dhinaca hawada ah isaga oo ah masuul ajanabi ah oo booqasho ku yimid wadanka Uganda”Sidaasi ayuu warbahinta u sheegay Afhayeenka ciidamada Uganda. Dhanka kale Safaaradda dowladda KMG ee Magaalada Kampala oo aan Xariir la samaynay ayaa masuul u hadlay waxaa uu sheegay in Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad indhacadde uu yahay nin xor ah. Safiirka dowladda KMG ee wadanka Uganda waxaa uu sheegay in Wasiiru dowlahu uu kulamo la leeyahay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Uganda,waxaana lagu wadaa in saacahada soo aadan uu saxaafadda kula hadlo gudaha wadanka Uganda.
-
His dad has two wives ,,,, Hmmmmm Like a father like a son ,,,,,,,,
-
This is just silly ,,,,,,,,,,,
-
Originally posted by rudy-Diiriye: virgins piss me off..for sure. i cant count how germans or virgins that i returned and said...sorry but it aint work babe girl. i need a fwy way to ride on and not some mistry. Otherwise, i would have become a surgent ok. ceya Are you sure about your equipments ??? ,,,,
-
Hargeysa (HWN)- Madaxa Hoggaanka Wacyigelinta ee Ciidanka Qaranka Mr. Cali Bare Xuseen, ayaa ka hadlay fanaanad ah oo ka tirsan kooxda fannaaniinta ciidanka qaranka ee Gaashaan oo sheegtay in mushaharadii laga joojiyey, kadib markii ay qaaday hees madaxweyne Rayaale loo tiriyey oo lagu magacaabo ‘Dillaal Noo Dhuuntayoow.’ Mr. Cali Bare Xuseen oo xalay Jamhuuriya soo booqday si uu jawaab uga bixiyo warraysi fannaanada Saado Cabdi Xaashi (Saado Qaran) ay habeen horre siisay idaacadda madaxabannaan ee Radio Horyaal oo cadadkii Jamhuuriya ee shalay ku soo baxay, ayaa caddeeyey in aanay haba yaraatee waxba ka jirin sheegashada fannaanadaas ee la xidhiidha in mushaharkii laga joojiyey. Madaxa Hoggaanka Wacyigelinta ee Ciidanka Qaranka oo arrintaas ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Inantaa fannaanada ah waxay ka tirsan tahay kooxda fannaaniinta ciidanka qaranka ee Gaashaan, waxaanan idiin caddaynayaa in aanu jirin wax mushahar ah oo laga joojiyey iyo ruqsad shaqadii lagaga joojiyeyba, cid ay kala kulantay madaxda xukuntana ma jirto, markaa hadalkeeda ay warbaahinta siisay ee ku sheegtay in mushaharadii laga joojiyey waa been abuur ay iyadu samaysatay.” Taliyaha oo aannu weydiinay inay jiraan wax tallaabo ah oo ay hadda damacsan yihiin inay ka qaadaan fannaanadan, waxa uu ku gaabsaday inay marka hore kulan la yeelan doonaan, iyagoo weydiin doona waxa ku kellifay inay tidhaahdo madaxdii ciidanka qaranka ayaa mushaharkii iga joojiyey. Hadalka uu jawaabta ka bixiyey madaxa hoggaanka wacyigelinta ciidanka qaranku ee ay fanaanada Saado Cabdi Xaashi ku sheegtay in mushaharradii laga joojiyey oo ku soo baxay cadadkii shalay ee Jamhuuriya waxay ku tidhi; “Anigu sida runta ah heesta waan qaaday, afar fannaan baanu ahayn markaa laba ayaa kooxda millatariga ahaa aniga iyo inan, kadib Sabtidii ayaan mushaharkii doontay, waxa la igu yidhi musharkaagii laguma siinayo oo waxa xannibay hoggaankii fannaaniinta kooxdiina. Waxaan ku idhi maxaa sababay, dabadeedna waxa la igu yidhi hoggaankaagii la xidhiidh, markaa telefankiisii waanu isweynay, laakiin warqadii shaqada la igaga xanibay ayaa la i tusay,” ayey tidhi fannaanadu.
-
-
-
Liibiya(Qarannews)-Shir ay isugu yimaadaan Boqorada Afrika Sanad walba Bisha sagaalaad Sageelkeeda ayaa lagu qabtay sanadkan 09/09/09 wadanka Liibiya kalfadhiga Boqorada Qaaradda Afrika, Shirkan ay ka soo qayb galeen boqoro aad u fara badan oo ka kala yimi wadamada kaladuwan ee Afrika. Fikradda Shirkan in la qabto sanad kasta waxaa aasaasay oo iska leh Hogaamiyaha wadanka Liibiya Muammar Al-Qaddafi ahna Hogaamiyaha ururka Midowga Afrika, Ujeedada looqabto in laysugu yimaado Shirkan sanad walba waxay tahay Sidii loo adkayn lahaa Dhaqankii Afrika talada Afrika sidii loogusoo celin lahaa Hogaanka iyo tallooyinka Boqorada iyo Salaadiinta Dhaqanka , waxa ay Boqorada isugu yimi shirkan isku afgarteen in meesha qudha ee laysiga ilaalin karo inuu gumeysi ku soo noqdo Afrika ay tahay inay doortaan ayna caleemo saaraan sanad kasta Boqor Afrikaan ah. Shirkaas waxa lagu casuumay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) iyo wefti uu hogaaminayo , waxana Boqorada Soomaaliyeed ee shirka ka soo qayb galay u caleemo saareen Boqorka Boqoradda Soomaaliyeed sanadkan 09/09/09 inuu noqdo Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) . Waxa ay Boqoradaas Afrkaanka ah ay u doorteen oo cusbooneeyey Al-Qaddafi inuu ahaado Boqorka Boqoradda Afrika sanadkan 09/09/09 , waxa kale ee Goluhu sanadkan ansixiyey maamul kooban oo sanad walba labedeli doono sanadkasta boqor ayaa ka madaxnoqondoona iyada oo sanadba uu wadan hayn doono sida Ururka Midawga Afrika.
-
Sorry ,, i'm laughing before posting ,,,, looooooooooooooooooooooooooooooooooool
-
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
A wish list is never bad sxb ............ -
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
It is not more than a WISH LIST .......... -
I don't work for SL deee ...... yes i've flexibility at work and guess what ,, my boss is British ,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
Haa waan arkay inuu dhul kele meermeerayeee ,,, -
I skipped again today ,, but just one hour and i'm staying behind this afternoon ,,,, couldn't miss the lunch invitation at Maansoor ,,,
-
Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)
Jacaylbaro replied to Hunguri's topic in General
A&T markaas oo kele wuu dhuuntaa oo todoba cisho lama arko. Hunguri wuu hadlay gartiisiina wuu dhiibtay laakiin bal odaygii A&T ahaa ha la arko halka uu ka fad kudiyo kolayba wuxuu odhan doona waa la ii tashaday oo waa la isugu kay tegeyaa e. -
South Yemen, are they trying to copy Somaliland?
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
The Somaliland's recognition to Southern Yemen is still in place ..... we should support them get what they want. We share the sea. -
Way fogaatay ,,,