Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. If Faysal managed to change this kid's mind in few hours time ,,, imagine what Rayaale or Siilaanyo could do to him ,,
  2. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Jacaylbaro: I have no idea .............. Cause you are enclosed in a tiny small box - get out of it. There is life beyond UCID, UDUB and Kulmiye. Well, UCID, UDUB and Kulmiye are more interesting than the UK football for me ,,,
  3. Disgusting or not they are found in our midst .... I had a gay colleague here in Hargeisa. Wax kele hadaan idiin sheegsheegana waad yaabaysaan weliba ,,,
  4. I must have had a dirty mind here ,,,, hehehehe ,,, good one eng Cadde
  5. Egypt will receive at the beginning of February, the Prime Minister of Puntland
  6. APA-Cairo (Egypt) The Egyptian Foreign Ministry has reiterated Egyptian support for the government of Sheikh Sharif Ahmed in Somalia by all possible means. Ambassador Mona Omar, the Assistant Minister for African Affairs told reporters on Saturday in Cairo that Egypt was very much concerned about the Somalia issue, and that the settlement of the issue was within the framework of Egypt’s keenness on the stability of the Horn of Africa that represents a strategic importance to Egypt and the sub-region. She added that Egypt will receive at the beginning of February, the Prime Minister of Puntland, adding that there are many Egyptian teachers working in the Somali regions of Puntland and Somaliland, in addition to a mission from Al-Azhar University which is currently in the area.
  7. I was not talking to you Mr. Pretender ,,,
  8. u want that to happen eh ?? ,,,, don't worry we're smarter than u think bud ...
  9. Are u deaf ??? Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Waxba kama-jiraan iyo Been Abuur ku Tilmaamay Dhawaaq ka soo Yeedhay Wasiir-ku-xigeenkiisa
  10. loooooooooooooooooooooooooooooooool
  11. loooooooooooooooooooooooooooooooool
  12. Originally posted by juma-nne: quote: Since when you became a fan of Indhodeero ??,,, Pretender.com No one is calling their demise unlike you sxb ..... it is a matter of regulating the commercial here. Looks like you are closee to that Riyaale kitchen. . the Irony in your statement of regulating the commercial tells alot about your moral and ethical standard. Those sentiments are way past due . War shicibku doorashay iidin kafadhiyaan? Is that all u have to say ?? ,,,, I knew it Don't hesitate to wait the doorasho ,, until then, regulating the business shall continue.
  13. So much efforts for something that "doesn't exist" ,,,
  14. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Waxba kama-jiraan iyo Been Abuur ku Tilmaamay Dhawaaq ka soo Yeedhay Wasiir-ku-xigeenkiisa Hargeysa(HWN):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa beeniyey hadal habeen-hore ka soo yeedhay Wasiir-ku-xigeenkiisa Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-Kayse), kaasoo uu ku sheegay inaanay Xukuumaddu ogolaan doonin inuu Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed-Siilaanyo dalka soo galo ilaa inta uu ka noqonayo, cafisna Xukuumadda ka soo waydiisanayo qirashada inuu Somaliland aamminsanaa. Hase ahaatee, hadalkaas Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda oo dareen badan dhaliyay, ayaa Wasiirka Wasaaraddaasi Mr. Ducaale, waxba kama jiraan ku tilmaamay. Waxaanu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Ducaale, sheegay in Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed-Siilaanyo), yahay Guddoomiye Xisbi, isla markaana yahay Nin u sharaxan Jagada dalka ugu saraysa ee Madaxweynanimo, sidaa daraadeedna uu yahay Masuul Sharaf iyo Qaddarin ka mudan Qaranka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, waxa uu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyey Wakaaladda wararka Somaliland ee SOLLA, waxaana lagu baahiyey Idaacadda Afka dawladda ku hadasha ee Radio Hargeysa oo aannu warkan ka soo xigannay. Idaacadda warkan faafisay laguma siidaynin codka Wasiirka Arrimaha dibadda, hase ahaatee, Wariye akhriyeyey Warkaas oo uu naarad-gareeyey, ayaa waxa uu u dhignaa sidan. “Waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ah in xukuumaddu ballanku qaadday inaanu dalka soo gali Karin Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Siilaanyo, ilaa inta uu ka noqonao arrinta fadaraalka. Waxaanu isaga oo Wasiirku arrintaa sii faahfaahinayana waxa uu ****olka ka qaaday in Siilaanyo yahay hogaamiye Xisbi oo u sharaxan jagada dalka ugu saraysa, sidaa daraadeedna uu sharaf ka mudan yahay Xukuumadda Somaliland. Wararkaas laga faafiyeyna aaanay ahayn qaar wax ka jiraan.” Waxa warkaas lagu baahiyey war galabta ee Idaacadda Afka dawladda ku hadasha ee Radio Hargeysa. Hase-yeeshee, Wariyaha Warkan akhriyey ma sheegin in hadalkani ka soo yeedhay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibbadd Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse-Guray), balse waxa uu ka dhigay warka Wasiir ku-xigeenka laga soo xigtay warar laysla dhexmarayo. Si kastaba ha ahaatee, hadalkan Wasiir-ku-xigeenka Ammuuraha dibadda ka soo yeedhay, ayaa la filayaa inuu culays badan ku keenay guud ahaanba Xukuumadda, gaar ahaanna Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ka dib markii dareen xoogleh oo lagaga soo horjeedo dhawaaqa Wasiir Kayse ay badi dadweynuhu muujiyeen, sheekadaasina noqotay ta kaliya ee loogu hadal-haynta badnaa labadii habeen iyo labadii maalmood ee ugu dambeeyey. Isla markaana ay si kulul u cambaareeyeen Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE, oo Madaxweyne Rayaale ugu baaqay inuu Wasiir ku-xigeenkiisaas tallaabo ka qaado. Arrimahaas Shicibka iyo Mucaaridka kaga soo noqday Xukuumadda oo dhan ayaa noqon kara ama loo arkaa inay culays badan iyo cadaadis xoogleh ku keeneen Maamulka Rayaale, sidaa daraadeedna lama dhaafaan u arkay in la beeniyo warka Wasiirkoodu bixiyey. Kaasoo maanta Wasiirkii Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Khaarajiga uga sareeyey si dadban u beeniyey.
  15. Dadku degdeg badanaaa ?? ,,, No one can deny Silaanyo to come home boys. Someone is just wishing it would happen but it won't ,,,,,
  16. Since when you became a fan of Indhodeero ??,,, Pretender.com No one is calling their demise unlike you sxb ..... it is a matter of regulating the commercial here.
  17. ,, you're full of shit ,,, hehehehehe
  18. Does that mean tan ninkeeda haduu tagana waa tegeysaa ?? ,,
  19. I've been using twitter for about a year now. It is cool believe me.