
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waar bal maalin wanaagsan ,,,,,,,,,,,,,,,,, How is Sunday treating u all ,, ?? ,,,
-
Wararka naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in la soo dhoobay ciidamo tiro badan oo Soomaali ah kuwaas oo sida la sheegay daacad u ah DFKM. Ciidamadan ayaa waxaa ay in mudo ah tababar ku qaadanayeen gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalada xeebta ah Mombaza sida ay xaqiijisay dowlada Kenya. Tirada Ciidamada ayaa waxaa lagu qiyaasay ilaa 1500 sidda uu sheegay sarkaal la hadlay saxaafada gudaha dalka Soomaaliya waxaana ay haatan ku sugan yihiin deegaanka Diif ee dhinaca Kenya. Ciidamadaan ayaa waxaa hogaamin doona sida ay Halgan.net ku heshay ilo xogagaal ah Jen Maxamed Saciid Morgan iyo Jen Cabdi Mahdi oo haatan ku sugan dalka Kenya iyo Saraakiil kale Dowlada dalka Kenya ayaa dhowr mar ku celisay in ay tababa siinayso ciidamo ka tirsan DFKM si loo soo cesho amaankii iyo kala danbeyntii ka jiri jirtay dalka Soomaaliya. Waxaa laga dareemayaa xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan deegaanka Dhoobley dhiilo colaadeed balse waxaa laga war dhowri doonaa goorta ay xabadu qaraxi doonto. Afnugaal
-
Did i touch a nerve ?? ,,,,,,,, I congratulate them coz of exercising their rights to demonstrate and criticize ,,,,,,,, it is unfortunate some lost their lives ,,, Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay.
-
ADDIS ABABA (AFP) – US software giant Microsoft has launched Windows Vista in Amharic, the first operating system in the national language of Ethiopia, the official news agency said Saturday. "Launching the Amharic version software is a major step forward for Amharic to be a language of technology," Director of the Ethiopian ICT Development Agency, Debretsion Gebremichael was quoted as saying by the Ethiopian News Agency (ENA). He said 40 scholars from the Addis Ababa University had taken part in the translation of the software and added that plans were being drafted for translation into some of the nation's other languages. "Ethiopia as a country of over 80 million people, has its own language and alphabet, and it is Microsoft?s desire to let this huge country use its Amharic service pack," ENA quoted Microsoft's Africa boss Cheick Modibo Diarra as saying.
-
It has nothing to do with Union ,,, great transformation indeed. Democratic nations have all right to demonstrate and condemn the government for some actions. Good job reer Laascaanood ,,,,,
-
Ali Samatar Case Goes to Supreme Court - NYTimes
Jacaylbaro replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Good Job Supreme court ................. and the list should go on -
The greatest war Muqdisho ever seen is immenant.
Jacaylbaro replied to MoonLight1's topic in Politics
-
dhakhda xumi show sayidkii bay iska dhigaysaaba ,,,
-
Thank u for wasting my time ,,,
-
Magaalada Laascaanood ayaa waxa maanta ka dhacay mudaharaadyo balaadhan oo bilowday kadib markii xabsiga loo taxaabay culimo iyo macalamiin caan ka ah magaalada,kuwaasoo aan la shaacin sababta xabsiga loogu taxaabay.Mudaaharaadkaas oo dad u badan ardayda iskuulada,iyo weliba dhamaan shacabka magaalada oo dhami waxay gubeen taayiro,iyo iyagoo dhagxaan ku xidhay wadada weyn ee magaalada dehxmarta. Shacabka mudaharaadayey ayaa ku dhawaaqayey ereyo lidi ku ah ciidamada,iyo maamulka Riyaale,iyagoo codsanayey in la sii daayo macalimiinta iyo culimada la xidhxidhay maanta,taasoo sida ay noo xaqiijiyeen waxgaradka deegaankaasi khatar weyn ku ah nabada magaalada hadaan sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo dayn culimadaas,kuwaasoo ay ka mid yihiin culimo aad looga yaqaan deegaankaas. Dhanka kale waxaa inta la og yahay ku geeriyooday rabshadahaas oday weyn oo ka tirsan shacabka magaalada,kadib amrkii gaadhi ciidan oo xiimaya,uu goolada xoog ku soo galay,kadibna uu darawalkii kaantarooli kari waayey,kadibna uu guri galay. Ilaa iyo hada ma cada sababta loo xidhxidhay macalimiinta iyo culimada magaalada Laascaanood,iyadoon la sheegin waxa lagu soo eedeeyey. Nabadgelyada sii xumaanaysa ee magaaladaas,ayaa dadku eeda waxay dusha uga tuurayaan maamulka Hargeysa,taasoo timid kadib markii meel la saari waayey dilal,iyo qaraxyo isdaba joog ah oo ka dhaca magaalada. Waxaa ciidamada booliiska ee magaaladaasi xabsiga u taxaabeen dad badan oo aan ilaa iyo hada aan maxakamad la horkeenin,iyadoo qaarkood xabsiga fadhiyaan mudo sanad ku dhow.
-
Ninku ma jaahil baa mise dad buu ka xanaajinayaa ?? ,,,
-
"Video games are designed in such a way that they destroy our social traditions and for that reason, anybody found ignoring this order will be punishment and equipment will be confiscated," the statement added. :mad:
-
Sidoo kale waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Saraakiisha Ciidanka Maamulka Somaliland ay ku hanjabaayeen in ay mudo 14-maalmood gudahood ay la wareegi doonaan dhamaan degaanadda gobolka Sanaag Bal xaggay ku yidhaahdeen ,,,, duqa qaad badan bay siiyeen baan u malaynayaa oo dubaab buu arkay
-
Waar ma arag ,,
-
Waar ma haysano iska dheh ,,,
-
Oo teebna ma siin waydeen ,,
-
Go'aamadan aya la sheegay in hadda lagusoo garaacayo magaalada Garoowe
-
Maamulka Gobolka Sanaag ee Dowladda Puntland ayaa waxa uu sheegay in Ciidan taabacsan Maamulka Somaliland ay soo gaareen degaano hoos taga gobolkaas. Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Siciid Nuur oo uu waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in ciidankaas oo taabacsan Somaliland ay soo gaareen degaano hoos taga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, ee kamid deegaanada Puntland ka arrimiso. Wuxuuna hadalkiisa ku daray in ay sameyeen dhaq dhaqaaqyo ciidan isla markaana ay ku doonaayeen in ay kula wareegaan degaano hoos tega gobolkaas. Sidoo kale waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Saraakiisha Ciidanka Maamulka Somaliland ay ku hanjabaayeen in ay mudo 14-maalmood gudahood ay la wareegi doonaan dhamaan degaanadda gobolka Sanaag, isagoo sidoo kale sheegay in ay warbaahinadda ka baahiyeen in ay la wareegeen degmadda Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu dambeynti waxaa uu sheegay in maamulka gobolka Sanaag ay talaabo qaadi doonaan hadii ay Ciidankaas isku deyaan in ay la wareegaan degaanadda hoos tega gobolkaas. Horseed Media
-
Somalia's Hezb al-Islam insurgent group on Thursday slapped a ban on video games in areas under its control. The Islamist organisation argued in a statement that video games, popular with Somali youth and often played in small public game centres, were destroying the country's social fabric. "Starting two days after this statement's date of issue, all video-game playing centres in the areas under Hezb al-Islam control should be closed and playing video games will be prohibited," it said. "Video games are designed in such a way that they destroy our social traditions and for that reason, anybody found ignoring this order will be punishment and equipment will be confiscated," the statement added. It was signed by Sheikh Mohamed Omar, head of propaganda for Hezb al-Islam, an insurgent group headed by influential cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys and which controls densely populated areas in and around Mogadishu. Video games became particularly popular in areas on the outskirts of Mogadishu housing tens of thousands of families who fled the fighting in the capital since watching films on DVDs was also banned. Children and teenagers would gather after school in small centres like cybercafés where PlayStations were wired up and a 30-minute game cost 5 000 Somali shillings (about 15 US cents). "Hezb al-Islam officials ordered us to close our video-game centres so we today we're closed, we don't have a choice," said Ali Hidig, a game centre owner in Elashabiyaha, a village hosting refugees on the outskirts of Mogadishu. "Young boys used to like coming here for entertainment after school but it looks like this is now a thing of the past," said. The disappointment was deep among teenage boys in the area, where movies and sports are also banned. "They have basically banned everything that is fun, so we feel increasingly bored," said one of them on condition of anonymity. Hezb al-Islam and their insurgency comrades from the al-Qaeda-inspired al-Shabaab are implementing a very strict form of Sharia law in the areas they control. In recent months across Somalia, people found dancing to traditional songs have been flogged, men guilty of trimming their beards arrested and youth playing football in shorts reprimanded by religious police units.
-
ha is daashatee lali ,,,,,
-
A shoot-out erupted Thursday between pirates who seized a North Korean-flagged, Libyan-owned ship and coast guards in Somalia's breakaway Somaliland region, leaving one soldier dead, police said. It was not clear what sparked the gunfight near Lasqorey, a coastal village which lies in area disputed by the Horn of Africa's northern self-declared states of Somaliland and Puntland. "Pirates holding the cargo ship opened fire on our coast guards... They exchanged fire while heading to Lasqorey," Abdirisak Yusuf Aseyr, a Somaliland regional police chief, told AFP by phone. Local elders said the pirates later anchored the cargo vessel off Lasqorey. "It's about 10 kilometres (six miles) away from the coast now and there are about 30 of them (pirates) onboard the ship," said Mohamed Adan Dualeh, an elder. The MV RIM, a general cargo vessel, was captured Wednesday in the Gulf of Aden north of the internationally recommended transit corridor. The 4,800-tonne cargo ship owned by White Sea Shipping of Libya was not registered with the Horn of Africa Maritime Security Centre, the European Union Naval Force (NAVFOR) said.
-
Somaliland Foreign Minister meets U.S. and European diplomats
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Huh !