Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa khudbad si heer sare ah loo soo Agaasimay maanta u jeedinaya Lix Boqol oo qof oo uu Xisbigu ku casuumay inay dhagaystaan. Khudbadan oo uu Siilaanyo ka jeedinayo Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ayaa la sheegay in Nidaamkeeda loo qorsheeyay si Caalami ah isla markaana aanay cid kale ka hadli doonin marka laga reebo soo dhawaynta lagu soo dhawaynayo cod-baahiyaha. Sida la sheegayna waxa uu Siilaanyo khudbadiisa kaga hadli doonaa kulamadii uu la soo yeeshay Masuuliyiin kala duwan wakhtigii uu booqashad ku jiray gaar ahaana wixii uu kala soo kulmay Maraykanka. Sidoo kale waxa uu ka warami doonaa kulamo uu Addis ababa kula yeeshay Masuuliyiinta Itoobiyaan ah iyo Diblamaasiyiin kale oo uu kala hadlay qadiyada Somaliland iyo arrmaha Doorashooyinka. Waxyaabaha kale ee uu kaga hadli doono waxa ka mid ah hadaladii ka soo yeedhay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda iyo Xisbiga Udub mudadii uu Safarka ku maqnaa iyo warbixino uu ka sido dadka reer Somaliland ee qurbaha degan isagoo ugu Danbayntana mahadnaq u jeedin doona dhamaan taageerayaashiisa iyo cidi ka qayb qaadatay soo dhaweyntiisiiba
  2. Egyptians cid ka qaylo badani ma jirto .......
  3. If a bra is an upper topper titty flopper stopper, and a jock strap is a lower decker pecker checker, and a roll of toilet tissue is a super duper doody pooper scooper, what do you a call a Japanese drummer boy whose father has diarrhea? A slap happy Jappy with a crap happy pappy.
  4. Hadaba aynu Xusuusano Duqayntii Boorama ee 30 kii Janaury 1984-kii Waxay aheyd subax isniineed 30kii january 1984 .Xilligu waa jiilaal, dhulka oogadiisa oo dhan waxaa ku shaqlanaa dhedo iyo ciiro ay soo jiiteen buuraha dhaadheer ee magaalada ku xeeran .Dadku nabad ayey ku waabariisteen intooda badanina waxay ku foofeen hawl maalmoodkoodii, ganacsatadu waxay fureen iridihii meheradahooda, dadkuna waxay bilaabeen wax kala iibsi .Waxay aheyd goor ay bulshadii miyigu iyagoo wada waxyaabihii noloshooda iyo magaaladaba lagama maarmaanka u ahaa sida: Subagga, caanaha, qoryaha (xaabada), dhuxusha iyo xoolahaba ay ku soo beegnaayeen badhtamaha suuqa Waxay aheyd wakhti intii safreysay iyo intii sagootineysayba ay is lahaayeen tusan iyo macasalaama. Wakhtigaas ardeyda iyo macalimiintuba waxay ku hawlanayeen dhigita iyo dhageysiga casharada dugsiga. Cidina ma fileen wax dareen colaadeed oo ku soo fool leh. Hase yeeshee waqti ay saacadu aheyd tobankii subaxnimo ayaa dadka qaarkii ay maqleen guux ,dareen weyn baa galay dadka ,hase yeeshee samada waxba lagama arkeyn oo dhedo iyo ciiro ayaa weli ku shaqlaneyd buuraha figtooda. Guuxii waa uu soo dhawaaday dadkii oo dhamina sakati iyo werwer ayey dhagaha la taageen, cidise ma haleelin dhaqaaq ka badan dhowr talaabo. waxa markaliya isha lagu dhuftay oo soo kulay dadkii raxan diyaaradaha dagaalka oo ka soo dhex baxay ceeryaantii kuwasoo soo laalaadiyey gantaalihii iyo bombooyinkii ay xambaarsanayeen. Magaaladii oo dhan waxa qariyey siigo, olol onkod iyo dayaan is wata oo dadkii oo dhan ku riday argagax naf iyo noloba ka quusiyey. Weerarkaas bahalnimada waxa geystay lix dayuuradood oo ah ku dagaalka oo noocoodu ahaa miig 21 iyo miig 23. Isugeyntii dadkii ku dhintay weerarkaas waxa ay gaadheen 70 qof oo 37 ka mid ah ay ahaayeen ardeydii dugsiyada hoose ee degmada Borama.. kuawsoo da,adoodu udhaxeysay 6-14 jir iyo afar macallin oo shaqo qaran ahaa. Waxa kaloo ku dhaawacmay 110 kale oo iskugu jira arday iyo shacbiga ba.,iyadoo isla markaana ay burburiyeen 70 guri iyo afar dugsi oo hoose /dhexe iyo xaruuntii xanaanada caruurta (MCH)
  5. Umad kasta waxay leedahay Maalmo ay ku xusto taariikhdeeda kuwaas oo ay ka dheehato xumaan iyo wanaagba. Hadaba 30 January oo ku beegnayd Maalintii shalay ahayd ayaa iyadu ah maalin aad ugu weyn dad-weynaha reer Boorama oo ay ku xasuustaan 30/01/1984 taas oo ahayd maalintii ay diyuuradaha itoobiya si ula kac ah u duqeeyeen dugsiga hoose ee Wiilasha Elementry oo hada loo yaqaan Dugsiga Hoose Dhexe Sh.Cabdiraxmaan Qaalib oo ku yaal badhtamaha Magaalada Borama kuna dileen Caruur Arday ah iyo Macalimiin aan waxba galafsan. Hadaba waxaan arintan wax ka weydiiyey Faysal Maxamuud Kaadiye oo yidhi “Hadii aan dhacdadan Murugada leh aan dib ugu noqdo ayaa jawiga maalintaasi wax uu ahaa mid ay samada Daruuro buuxiyeen buurahana ay ceeryaamo ku gadaaman yihiin isla markaana saacadu ahayd 10:45 subaxnimo aniga oo ka mid ahaa ardayda wax ka baranaysay waqtigaas Dugsiga sarre ee Sheekh Cali Jawhar waxana aan ugu horayntii Maqlay Sawaxanka Dayuuradaha ka dibna waxa ay maqleen in ah ahayd gariirka iyo jabaqda gantaalaha ay dayuuraduhu ridayeen daqiiqado ka dib markii aan dibada u soo baxnay ayaan aragnay qiiqa samada isku shareeray, intaa dabadeedna dhamaan ardaydii iyo Macalimiintii Dugsigaasiba ay u soo dhaqaaqeen dhankaas iyo Magaalada halkaas oo aan aragnay dhismihii Dugsiga Hoose ee Elementry-ga oo gabi ahaanba dhulka la siman ka dibna dad ka yimid dhakhtarku ay ii sheegeen in walaashay ay ka mid tahay Macalimiinta ku geeryootay Duqaynta ay Dayuuraduhu u la beegsadeen Dugsigaas ka dibna halkaasi aan kula kulmay Dhimasha walaashay oo ahayd gabadh aad iigu dheerayd ka sakow caruurta aan walaalaha nahay. Diyaaradahaas oo tiradoodu ahayd Afar Nuucooduna ahaa MIIG23 kuna hubaysnaa hub casri ah. Dadka ku geeryooday halkaas tiradoodu dhanayd 80 qof ayna ku dhaawacmeen 200 oo qof oo iskugu jiray arday,macalimiin iyo dadweyne kale oo ku dhawaa goobtaas ay mashaqadu ka dhaday ka dib waxaa gurmad xoog leh dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintayba u fidayey shaqaalaha caafimaadka iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka hawl galayey magaalada Borama kuwaas oo dadkii dhaawaca halista ah u qaaday Dalka Ingiriiska. Hadaba Sobobta igu dhalisay xusuustan hada wakhtigaas oo ay ka soo wareegtay mudo 26 Sanno ah waxa weeyi in maalintaasi guud ahaan dadweynaha reer Borama ay xasuustaan balse aanay lahayn Xus u gaar ah oo maalintaasi ay ku xusaan reer Borama sidaas darteedna loo baahan yahay in loo sameeyo xusuuswadareed u gaar ah Ardaydii iyo Macalimiintii aan waxba galabsan ee ku dhintay gacanta cadawga, kuwaas oo hada ku aasan xabaal wadareed 1.5km oo kaga began W/Galbeed Magaalada Borama. Si kastaba ha ahaatee Dayuuradahan wakhtigaas burburiyey Dugsigaas iyo Magaaladaba ay dadka qaar wax ay sheegaan inay ka danbaysay goynta xadiidka Tareenka isku xidha Itoobiya iyo D.jabuuti oo koox haybtooda la garanayni khasaaro u gaysteen Tareenka u kala goosha D.Jabuuti iyo Itoobiya Gaar ahaan Deegaanka Shiniile , Taas oo la sheegay inay ahayd sabobta keentay Duqaynta iyada oo ay dawlada Itoobiyana uga dan lahayd Aar goosasho, Falkaas cadawtinimada ahna ay u dhinteen Dad aan waxba gaysan.
  6. ,,, Good morning yall ................ been trying to look busy in front of my boss since yesterday. After two weeks of holiday, I just don't know where to start ,, not yet
  7. A clamouring voice is an outstanding characteristic of Arabs, isn’t it? But does it influence their ability to come up with sound ideas and formulate decently argued opinions? asked Saleh Abdelazim, an Egyptian writer, in the comment pages of the Dubai-based newspaper Al Bayan. And if a loud voice serves them somehow in daily life, does it help in any way when it comes to making decisions on foreign policy and dealing with antagonistic powers? “In the mall, for instance, whenever I turn to see where a loud voice is coming from, be it laughter, screams or a conversation, I’m sure to find either a group of Arab men, or an Arab woman raucously reprimanding her son, or a bunch of Arab youths chattering at a high pitch. Even at airports abroad, when my ears catch a loud voice, it is more likely to be Arab-flavoured.” One may draw a number of conclusions based on such seemingly commonplace instances: how loud a person speaks tells a good deal about their level of fanaticism. “This typical raucous voice is associated with an offensive attitude and sense of haughtiness that characterise the Arab personality when dealing with other nationalities.” Arab culture needs to rehabilitate its members, starting from homes to schools to public institutions. Irish MP’s piety did not prevent her adultery Iris Robinson, 60, is a member of the Northern Ireland Assembly and a staunch follower of Protestantism. She fights for God’s laws to be carried out by the government and once called homosexuality “an abomination,” wrote Ahmed Amiri in the Abu Dhabi-based Al Ittihad newspaper. After her rabble-rousing statement, her husband, who is currently taking a timeout from his position as first minister of Northern Ireland, had to go out and clarify that it wasn’t his wife who ruled that homosexuality was an abomination, but God. It wasn’t too long before this “virtuous lady” and her husband became the talk of the town. Her adulterous relationship with a 19-year-old youth was uncovered and her lobbying to get him a £50,000 (Dh300,000) loan to start a business was all over the media. “Now, nobody would have cared one second for this old woman had she been an ordinary person, having no practical influence on public interests and nothing to do with politics and the government. But a misdeed naturally multiplies if it is done by a decision maker, especially when they lay claim to religious integrity.” Ms Robinson is, nevertheless, setting no world precedent. In the Arab world and elsewhere, there are loads of political figures and parties who put on the face of faith to cover up despicable agendas. Gun possession cult: Yemen’s big issue While many Europeans disapprove of the spread of armed police forces in their streets in purported efforts to counter terrorist threats, Yemenis find it the most ordinary thing in the world to see civilians and servicemen alike carrying arms with or without reason, wrote Hassan Haidar in the London-based Saudi newspaper Al Hayat. “For more than 20 years, we’ve been hearing that 60 million guns are circulating in Yemen, which is about three times the number of the population,” the writer said. “But this figure has considerably increased over the past 10 years, especially after the 1994 secession strife.” Yemenis even make jokes about their relationship to guns. If you ask a Yemeni about the country that tops their favourite immigration destinations, they would probably say the United States, because there they could buy however many guns they want. And this sort of mindset is not to disappear any time soon. Yemeni children are still exposed to a culture that treasures free access to guns and holds arms possession in great esteem. True, the central government has tried on more than one occasion and spent millions of dollars to collect guns by buying them from their owners, but entrenched allegiance to the family and to tribal traditions impeded those efforts. Questions Israel won’t ward off forever As the US envoy to the Middle East, George Mitchell, was concluding yet another fruitless diplomatic tour in the region, the chief Palestinian negotiator, Saeb Erekat, declared that this last visit by Mr Mitchell’s will bring the White House closer to understanding the “truth” about the Israeli government under the prime minister Benjamin Netanyahu, wrote Mazen Hammad in the opinion section of the Qatari newspaper Al Watan. Mr Erekat said Mr Netanyahu’s favourite move is “readily bouncing the ball off into the Palestinian court”, a manoeuvre that won’t fly any more with a US administration that is waiting for the Israeli premier’s unequivocal response to two key questions: Is Israel willing to resume the negotiations with the Palestinians from where they’ve left off when Ehud Olmert led the Israeli cabinet? Does Israel accept that the area of land to be given back to the Palestinians be equal to the plots of land that have been occupied by Israel since the 1967 war? This means that Israel will have to painfully determine which settlements it is really intending to annex and which current Israeli territories it is ready to concede in exchange. “It seems that we’re getting closer to that judgement day.”
  8. Mujibar was trying to get into the USA legally through Immigration. The Officer said, "Mujibar, you have passed all the tests, except for one. Unless you pass it you cannot enter the United States of America. Mujibar said, "I am ready." The officer said, "Make a sentence using the words Yellow, Pink and Green." Mujibar thought for a few minutes and said, "Mister Officer, I am ready." The Officer said, "Go ahead." Mujibar said, "The telephone goes green, green, green, and I pink it up, and say, "Yellow, this is Mujibar.'" Mujibar now lives in a neighborhood near you and works at a Verizon help desk.
  9. There was a nomad who never ever been to in a city, then his uncle from England sent a visa, when he was flying in airport he's mother said to "may Allah bless you, and open the doors for u." When he came to England he went to shop to buy something, then the automatic opened and he said "oh my god my mother's blessing came true, the door opened for me."
  10. Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay odayaal dhaqameedyada dhex dhexaadinta ka dhex wada iyaga iyo Somaliland in ay isaga baxaan dhex dhaxeedintaasi hadii ay ku cuslaato. Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole oo isagoo ku sugan Magaalada Dubai ee isugu taga Imaaraadka Carabka la hadlayay Saxaafadda ayaa waxaa uu ka hadlay Xaaladda gobolka Sool oo ay hadda ka arimiyaan Maamul hoostaga Somaliland kuwaasi oo horay dagaal uga qabsaday Maamulka Puntland. Waxaa uu sheegay Faroole in 17-kii bisha January ee sanadkaan 2010-ka ay odayaal u direen gobolka Sool si dhex dhexaadin ay uga dhex bilaabeen labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland isagoo haatan ugu baaqay odayaashaasi hadii ay ku adkaatay dhex dhexaadinta Labada Maamul in ay isaga dhexbaxaan. “Dowaladu diyaar bay u tahay in ay qabato wixii nabad galyo ah ha ahaato mid guud ama mid gaar ah oo ay ku sugeyso amaanka deegaanadeeda si wixii wax dhibaya loo soo qabto”ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa Somaliland iyo Puntland waxaa ay isku heysteen gacan ku heynta gobolka Sool iyadoo dhowr jeer oo horana halkaasi ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland iyo Puntland taasoo markii dambe ka dhigtay in halkaasi ay la wareegeen kuwa Somaliland. Marka laga soo tago is qab qabsida dhinacyada Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay xarunta gobolkaasi ee laascaanood ku soo kordhay falal amaan dari ah oo ay qeyb ka yihiin qaraxyo iyo dilal qorsheysan kuwaasi oo lala eeganyo saraakiisha iyo Masuuliyiinta Maamulka gobolkaasi.
  11. Waxaa uu sheegay Faroole in 17-kii bisha January ee sanadkaan 2010-ka ay odayaal u direen gobolka Sool si dhex dhexaadin ay uga dhex bilaabeen labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland Now that is a desperate call ...... very desperate indeed.
  12. Jacaylbaro

    Ceegaag

    Magaalada Hargaysa waxaa galabta ka dhoofay wafti balaadhan oo ka socday Qurba joogta reer Ceegaag, waftigaasi oo mudooyinkii ugu danbeeyey kusugnaa Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda kulamo kala duwana la yeeshay Dhamaan laamaha bulshada reer Ceegaag. Waftigani ayaa waxaan hogaaminayay Eng. Axmed Hassan Cumar (Axmed Jeesaani) waxaana uu markii garoonka diyaaraha galabta ka dhoofayay u sheegay Shabakada wararka ee Ceegaag online inay magaalada Ceegaag bishan gudaheeda laga bilaabayo barmaamij ku saabsan qurxinta bilicda magaalada Ceegaag isagoo intaa ku daray in laga dhisayo taalooyin Qurux badan oo kuyaala bartamaha Degmada Ceegaag iyo wadooyinka kala soo galo si bilicda degmada ceegaag oo ka kooban labo xaafadood oo Waa wayn kor loogu qaado. Eng. Axmed Jeesaani waxa kaloo uu Ceegaag Online u sheegay inay dhinacyada arimaha bulshada sida Caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo isboortiga ay dhamaantood wax ka Qabanayaan isagoo ugu baaqay Jaaliyada beesha reer ceegaag inay u soo jeestaan wadankooda waxaana uu intaasi raaciyey in guud ahaanba labada xaafadood ee Degmada Ceegaag ay ka socdaan dhismayaal muhiim ah. Ugu danbaytii waftigani oo mudooyinkii ugu danbeeyey kusugnaa magaalada Ceegaag ayaa aad u indho indheeyay amase kormeer kumaray labada xaafadood ee magaaladu ka koobantahay iyagoo kula kulmay waxgaradka iyo dadka magaalada ceegaag kalana hadleen dhinacyada horumarinta magaalada Ceegaag iyo arimaha nabad galiyada.
  13. Samatarkaas baad idinkuna wax ka sugaysaan ,,,
  14. waar ka daa ,, Ictiraaf weli anigu kamaba hadal abti ..... mise adigaa shakisan oo kii soo eegaba is leh waakaa keenay ?
  15. Reported hijacking of Cambodian ship false A Cambodian-flagged vessel believed to have been hijacked by Somali pirates was in fact detained by authorities at the port of Berbera in Somaliland on the Gulf of Aden, according to media reports published on Sunday. News reports late last week said that on January 27, Somali pirates hijacked the MV Layla-S after it unloaded its cargo at the port of Berbera in an autonomous region of Somalia known as Somaliland, which formed its own government in the northwestern section of the country after the East African state collapsed in 1991. The hijacking scenario seemed particularly plausible given the past year’s massive surge in attacks by Somali pirates on shipping vessels passing through the Gulf of Aden. Despite its carrying the Cambodian flag, Ministry of Foreign Affairs spokesman Koy Kuong told the Post on Thursday that the MV Layla-S was neither owned nor operated by Cambodians. He said that he believed the crew consisted of Indian, Pakistani, Sri Lankan, Somali and Syrian nationals. The piracy reports were challenged by a story from Somaliland Press, dated January 23 in Somali and January 24 in English, in which a reporter speaks with the ship’s Sri Lankan captain, a “Mr Sarath”, who explained that the ship had been impounded by port officials in September, leaving the crew to languish in increasingly poor health. “Local analysts believe a local firm, Omar International [Company], may have filed a maritime action asking ... Berbera Port authority to obtain the ship for damages,” the article reads. The captain explained that in early September of 2009, a vessel called the MV Mariam Star caught fire, resulting in major cargo losses for Omar International. The Layla-S was then seized in lieu of a settlement because it is owned by the same company as the Mariam Star, Dubai-based Al-Hufoof Shipping and Forwarding. The Cambodian registration of the MV Layla-S is known as a “flag of convenience”, a registration in a third-party country which takes advantage of that country’s low costs and sparse regulations.
  16. looooooooooooooooooool ,,, did he try to go back to the church then ??
  17. Munaasabad ay ku midoobeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Mucaskarka Raaskaambooni ayaa maanta waxa ay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Kadib kulamo xasaasi ah oo maalmihii ugu dambeeyay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay uga socday Saraakiil sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Saraakiil katirsan Xoogaga Raaskaambooni oo kamid ahaa Ururadii ku bahoobay Xisbul Islaam ayaa maanta waxaa uu kulankooda ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Kulankaasi oo mudo dhowr maalmood ah soconayay ayaa waxaa gabagabadii hogaamiyaashii ka qeybgalay ay isku raceen in ay ku bahoobaan magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo ay maanta ku soo biireen Xoogaga Raskambooni. Sheekh Fu’aad Maxamed Qalaf oo kamid ah Saraakiishii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo munaasabadii kulankaasi lagu soo gabagabeeyay maanta ka hadlay ayaa waxa uu aqriyay qodobo dhowr ah oo ay ku midoobeeyeen labada dhinac. 1. In la mideeyo dhamaan Mujaahidiinta labada dhinac 2. Raadinta Midnimada Muslimiinta. 3. in loo howlgalo dhismaha dowlad Islaam ah oo hirgalisa Shareecada Alle. Sidoo kale waxaa kulankaasi Saraakiishii ka hadashay kamid ahaa Sheekh Maxamed Muxumud Dulyadeyn oo kamid ahaa Saraakiisha Raskambooni, waxaana uu madasha kulankaasi ka aqriyay magacyada Saraakiishii labada dhinac u saxiixay qodobadii la isku afgartay oo ahaa in lagu midoobo Magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana kamid ahaa dadkaasi. 1. Sheekh Xasan Turki 2. Maxamed Muxumad Dulyadeyn 3. Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubayr 4. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur. Dhinacyada maanta kulankooda uu ku soo gabagaboobay magaalada Baydhabo oo kala ahaa Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo Xoogaga Raaskambooni islamarkaana ku midoobay magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa Saraakiisha labada dhinac ee halkaasi ka hadlay ay sheegeen in Xoogaga kale ee ay isku mowqifka yihiin ay soo dhaweenayaan islamarkaana ay albaabada u furunyihiin iney kamid noqdaan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabab. Xoogaga Raskaambooni oo maanta kamid noqday Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa horay waxa ay uga mid ahaayeen 4-Urur oo ku bahoobay Ururka Xisbul Islaam, waxaana qaar kamid ah Saraakiisha Xoogaga Raskaambooni ay dagaal kula galeen qeybo kamid ah gobolada Jubooyinka Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab. Ma jiro ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay hogaanka sare ee Ururka Xisbul Islaam oo ku aadan ku biiritaanka Raaskaambooni ay ku biireen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab marka laga reebo in gudoomiye ku xigeenkii Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Turki oo isugu kamid ahaa Saraakiishii la sheegay in uu qeybgalay kulankaasi islamarkaana wax ka saxiixay qodobada ay isku afgarteen labada dhinac.
  18. There was an older girl, aged 8 or 9, and she was crying and saying, ‘I’m not an orphan. I still have my parents’. This girl was thinking that she was going to a summer camp or boarding school. She didn’t know what was happening to her. “One of the babies was completely dehydrated. She was not able to drink. It looks like this was because she was used to drinking from her mother’s breast. We had the Red Cross here and we had to immediately take this baby to the hospital.” Sad ,,, very sad indeed.
  19. Silanyo will reverse everything egal did, i know that if he is elected there!!! if he is not, i know that he will cutt toghdheer and his clans land and establish and autonomous region that comes under somalia!!! You Wish ..................
  20. Waar this has nothing to do with saqajaanimo ,,,,, Only dirty minded ppl will have problems and the admin is not ,,, I'm not so sure about those last photos though ,,,,
  21. You shouldn't be pissed off now ,,,,,, "The ill-fated Cambodian flagged cargo ship MV LAYLA-S is being held hostage in port Berbera by Somali businessmen owing to a deal which has gone sour," Mwangura said by telephone from Mombasa, east Kenya. and the title clearly says: Hijacked Cambodian cargo ship no pirate attack: official