Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa labada Taliye ee Ciidamada Qaranka Somaliland ee Milatariga Nuux Taani iyo Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad la yeeshay kulan ay kaga arrinsanayaan sidii loo sugi lahaa Amaanka xuduudaha iyo Gudaha Dalka oo ay ka jiraan khatar weeraro qorshaysan oo la duunayo wakhtigan kala Guurka ah in looga faa’iidaysto fulintooda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ka wada hadleen sidii looga hortagi lahaa weerarada ay ciidamada ku soo qaadayaan kooxaha maleeshiyooyinka ah ee la soo abaabulay kuwaasoo falal gaadmo ah ku dilay shalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka isla markaana Toogasho ku dilay magaaladda Laascaanood badhtankeeda Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka, isagoo ku adkeeyay mudada kala guurka in loo xoojiyo sugida Xuduudaha Dalka Sidoo kale waxa la sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland in ay isna kawada hadleen sidii loo dardar galin lahaa ilaalinta iyo ka hortaga Kooxaha Xag-jirka ah ee dalka ku soo duulay sidii ay uga fulin lahaayeen weeraro is-miidaamin ah ama dilal qorshaysan oo ay ku beegsadaan gobo mucayin ah Kulanka uu Madaxweynuhu la yeeshay labada Taliye Ciidan ayaa ku soo beegmay wakhti kala guur ah oo aanay xilka la kala wareegin isaga iyo Madaxweynihii uu kaga Guulaystay Talada Dalku taasoo si weyn cabsi looga qabo inay jiraan kooxo doonaya inay ka faa’iidaystaan mudadaasi, kuwaasoo qorsheeyay inay weeraro ka fuliyaan Dalka Gudihiisa iyo dibadiisaba Waxaana isla xalayba la adkeeyay amaanka Caasimada iyadoo dhamaan wadooyinka Hargeysa la dhigay Ciidamo baadha baabuurta halka qaarkoodna ay Roondo ka ahaayeen, kuwaasoo sida la sheegay baadi goobaya warar xaga Sirdoonka laga helay oo tilmaamaya inay magaalooyinka soo galeen qaar ka mid ah naftood hurayaal is-miidaaminaya oo doonaya inay qas iyo jahawareer galiyaan dadka shacabka ah eek u naaloonaya Nabad-gelyada iyo deganaanshaha aanay meelo badan oo dunida ahi aanay la qabin
  2. Morning CL ...... Norf, waar maaxda laguma cabbo London ,,, dadka ha sumaynin niyow ,,,
  3. waaryaa maxaad leedahay Mr. Jerekaanow ,,,, Juxa ,, waan fahmay
  4. Xildhibanada Puntland Oo Gashanka Ku Dhuftay Maxkamad u gaar ah Argagixisada Garoowe (GMN) - Golaha Wakiilada ee Dowlada Puntland ayaa kulankii maata ay isugu yimaadeen waxa ay kaga doodeen qorshaha samaynta maxkmadda argagixisada kaas oo golaha xukuumadda Puntland u soo gudbgiyey, Xildhibaanada ayaa doodii ay ka yeesheen kadib waxa ay ka soo horjeesteen qorshaha lagu dhisaayo Maxkmad u gaar ah argagixisada, sida uu u xaqiijiyey Horseed media mid kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Puntland. Xildhibaanada ayaa sheegay in maxkamadaasi aysan waafaqsanayn dastuurka Puntland,sidaa daraadeed aysan ka doodayn maxkamad aan waafaqsanayn dastuurka Puntland. Guddoonka sare ee Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa ay bilaabeen in ay dib ugu noqdaan dastuurka Puntland si ay u waafajiyaan shuruucda kale ee horyaala kuwaasi oo salka ku haya; 1-Argagaxiisada 2-Tahriibta 3-Burcadbadeeda Maalmaha fooda inagu soo haya ayaa lagu wadaa in Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay ka doodaan is waafajinta shuruucda la horkeenay iyo shuruucda ku qoran dastuurka Puntland
  5. lool ,, u can say that again but u have to think little bit and make a decision ....
  6. Weli ma udub baad daba socotaa ,,,, Maad fahmin kuwaan u jeedo ,,,
  7. Celebrating the Success of Somaliland Election, Commemorating the New Elected Government and Promoting Democracy in Somaliland and Horn of Africa Venue: The Water lily, 10 Cleveland ways, London E1 4UF. Date: 30th July 2010 Day: Friday Time: 7pm-10pm Looking back over the last 20 years we are all extremely proud of all Somaliland has achieved. We are inviting you to attend an important conference about welcoming a newly elected government and promoting democracy in Somaliland and Horn of Africa. This conference is organised and facilitated by Somaliland Diaspora Organisations including Somaliland Mission, Somaliland Societies in Europe (SSE), Somaliland Society in UK (SSUK) West London Somaliland Community, Somaliland International Recognition Action Group (SIRAG), Somaliland Forum (UK), Somaliland Education and Cultural Project, Kayd Somali Arts and Culture (SAC), Nomad International, TAF Charity and Haringey Somali Community and Cultural Association and Somaliland Political Parties (Kulmiye, Udub and Ucid) in UK. The conference is also supported many other groups including Somaliland Elderly, Somaliland Women and others. You are warmly invited to this opportunity to meet a variety of people with interests in Somaliland affairs and its recently presidential election. Key speakers include; National Electoral Commission (NEC) Friends of Somaliland (MPs), International Observers, Somaliland Political parties, Somaliland Diaspora observers and Somaliland Community. This conference will be live on Internet via stream media and Universal TV will be filming the event. Guests are very welcome. For enquiries and further information please contact: Organising Committee Contacts: Ahmed Dahir: 07985760181 Asha Qalib: 07984792116 Fadumo Omar: 07985439605: Email (fadumo_m@hotmail.com) Iid Hasan Muse: 07957758340: Email (wlondonsomalilanders@gmail.com)Maryan Osman: 07983470106: Email (arawelo2000@yahoo.co.uk) Muse Ali Hirsi: 07984939850: (buurdhaab22@hotmail.com) Suldan Jama: 07960332815: Email (aftahan@gmail.com)Yurub Qalib : 079318215364: Email (arahyurub@yahoo.co.uk) Nearest Undergrounds: Whitechapel and Stepney Green and for more directions in case driving go to this link. Driving Directions Link:
  8. Good Morning Comrades ,,,,,,, Still hanging out with Londoners .... waaba khatar cadiim ....
  9. Saylac(Waaheen)Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha ee degmadda Saylac Cabdi Khayre Dugsiiye “ Araweelo” ayaa shaac ka qaaday in hawlgal manta ciidanka baddu ka sameeyeen Saylac ilaa Lughaya aya ku qabteen laba doonyood oo laga leeyahay Dalka yaman oo siday 15 hareemacad oo sida uu sheegay laga keenay Itoobiya, Boorame iyo Hargeysa Taliyuhu waxa uu Waaheen u xqiijiyay Doonyahaasi inay ku qabteen afar nin oo yamaniyiin ah oo si sharci daro ah Dalka uga guranayay Duur joog kala duwan in muddo ahba oo ay ku raad joogeen balse manta ay ku qabteen laba meelood oo kala duwan iyagoo Dalkooda u qaadaya 15 ka mid ah Duur-joogta la yidhaahdo Hareemacad Taliye Araweelo waxa uu sheegay nimankaas iyo Duur-joogta lagu soo qabtayba inay u gudbinayaan Maamulka Gobolka Awdal si Maxkamad loogu saaro, iyadoo baadhitaan lagu samayn doono Doonyahaas iyo nimanka wataba Xeebta Saylac ayaa hoy u noqotay in doonyaha yamaniyiintu ka fuliyaan hawlgalo kala duwan oo ay ka mid yihiin Tahriibinta Dadka Somalida ah iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee galaya dalalka Carabta iyo ka Ganacsiga Ugaadha Duur-joogta ah oo aad looga isticmaalo Dalalkaasi, waxaana wakhtiyo kala duwan lagu fuliyay Olole wax lagaga qabanayo hase yeeshee hawgalkan ayaa ah kii ugu horeeyay ee lagu soo qabto Ugaadh
  10. I'm waiting for the day Saudi Arabia does the same ,,,,
  11. Let him get a wife and take here to those places ,,, i'm sure he'll learn a good lesson there ,,
  12. Stop crying mate ..... i must repeat this is a good development and political maturity for Somaliland. Don't u notice it never happened before ? ...
  13. Agree with you on this ,,, it is great to see Somaliland advancing to the level of having its own Secessionists .... just like any other country in the world.
  14. Kuwii ka darnaaba waan joogay adeer ,,,,, hadii Ilaahay wax kele keenana waalaan tan looga tegeyn ,,,,
  15. Aan kuu sheegee ,, goormaa Geeddi kuugu dambaysay ?? ,, armuu Shabaabka ku biiray oo uu isaguba is qarxiyay ,,, ninkii ha laga war doono niyow ,,
  16. Cali Geeddi xaguu ku dambeeyay horta ?? ,,
  17. Let the kids get some lessons adeer ,,,, i can see they are trying hard ,,,
  18. ,,, I know what Ngonge is talking about ... Oodka ,,, try again niyow ,,,, looooool
  19. i have go and collect my daughter from school. Faan weynaa ,,
  20. Anybody wants to know what flag of the ONLF is ?? ,,,