
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Atam oo Sheegtay Guul Fariina u diray Isimada Maxamed Siciid Atam oo ah nin Hogaamiya Ciidamada ilaalinta Deegaanka ee Galbeedka Bari ayaa Ka dib dagaalkii Maanta oo Axad ah u Waramay Laanta BBC-da qaybteeda Af-ka Somaliga, Maxamed Atam oo sheegay inuu Gal Gala Meel aan ka Fogayn Joogo ayaa sheegay inay Guul ka Gaadheen dagaalkii Maanta iyo kuwii ka horeeyay ee Bilhii la soo dhaafay dhacay. Waxa uu Cadeeyay inay Hubka intiisa badan ay ku Dagaalamayaan ay ka Furtaan Wiilal Yar oo uu sheegay in la soo Raafay oo PL khasab dagaalka ku soo Galiyay kuwaasi oo uu sheegay inaanay Xeelad dagaal Aqoon. “Waxaan Gaadhnay Guul Wayn Xaqiiqiyan Hubka intiisa badan Ciidamada PL ayaan ka Furaan dhabar Jab wayn baan u Gaysanay Ciidamada PISta ee duulaanka nagu soo qaaday qaarkood Ciidamadii Daraawsiihta waay ka baxeen dagaalka”Ayuu Yiri Atam oo BBC-da Warsiyay Maanta. Waxa uu Fariin u diray Isimada Deegaana uu sheegay in laga soo Raafay Wiilal Yar Yar oo aan dagaalka GalGala Raali ka ahayn isaga oo u Jeediyay Odayaal dhaqameedka Wiilashaasi inay Caruurahooda kala baxaan dagaalka Wajiyada badan ee Faroole, Ilka Jiir, Abdi Jamaal iyo Ina Ali Shire Garwadeenka ka Yihiin. Su’aal la waydiiyay oo ahayd Maxaa xal u Aragtaan Garabka Atam ayuu kaga Jawaabay inay Og yihiin inaanu dagaal iyo Xabad Xabad ku Fiiq aanay xal ahayn bale ay ku Khasab tay danta Guud markii la xidhay Ciyaalkoodii Bosaaso Jaamacadaha ka dhigan Jiray Lana Barakicyay dadkii Laag, iyo Ceel-Doofaar sidoo kalena la Gubay Beero Meesha laga Beeray Nus Qarni ka Hor oo ahaa Timir intoo badan. Sidoo kale Shacabka Bosaaso ayuu u Garaabay oo sheegay in dulmi xoogan lagu hayo oo La xidh xidhayo qaarkood.
-
Waftigan waxaa kamid ah Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha, Eng: Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta, Dr. Saad Cali Shire, Wasiirka Xanaanada Xoolaha , Dr. Axmed Xaashi Oday, Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekedaha, Maxamed Yaasiin Xasan iyo Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud.
-
Wefti ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo maanta u kicitimaya Dalka Kiiniya Hargeysa (Waaheen) Wafti ballaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland oo ka kooban 6 wasiir oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa la filayaa inay maanta dalka ka dhoofaan iyagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kiiniya. Waftigan waxaa kamid ah Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha, Eng: Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta, Dr. Saad Cali Shire, Wasiirka Xanaanada Xoolaha , Dr. Axmed Xaashi Oday, Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekedaha, Maxamed Yaasiin Xasan iyo Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud. Waftigan oo ah kii ugu ballaadhnaa ee ka tirsan xukuumadda cusub ee Madaxwayne Axmed Maxamed Silaanyo ee ilaa iyo hadda dibadda u baxa ayaa siday ii shegeen tiraba laba wasiir oo aan kala xidhiidhay xubnaha waftiga waxaa kamid ah waxyaabaha ugu waa weyn ee ujeedada safarkoodu ku jihaysanyahay inay deeqbixiyayaasha fadhigoodu yahay magaaladda Nairobi ay u soo bandhigaan qorshaha xukuumadda cusub ee ku jihaysan xagga horumarka adeega iyo kobcinta dhaqaalaha ee dalka sida Biyaha, Beeraha, kalluumaysiga, shaqo abuuridda iyo dhaqaalaha. Waxay kaloo si qotto dheer uga wada hadli doonaan qaabka ugu haboon ee Somaliland iyo deeq-bixiyayaashu iskaga kaashan lahaayeen hawlaha iyo mashaariicda horumarinta iyo dib u dhiska dalka. Waxaa kaloo warku sheegayaa in ujeedada kale ee waftigan baalldhani tahay in in la dardargaliyo xidhiidhka ka dhaxeeya dawladda Kiiniya iyo dawladda Soomaliland, waxaana la filayaa ina waftigu la kulmo doono masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Kiiniya oo ay si rasmi ah uga wada hadli doonaan balaadhinta xidhiidhka iyo iskaashiga labada wadan.
-
Silencing the media is not the best option but using the media is the best policy. In this case, Faroole is following those old rules set by Stalin which is not working today. If horseedmedia can reach few thousands now the BBC and VOA can reach hundreds of thousand if not millions .........
-
BBC Waxa uu sheegay inuu diidan yahay waraysi BBC ay shalay la yeelatay Shiikh Atam. Cabdiraxmaan Koronto, ayaa weydiiyay waxa uu ku qoonsaday wareysigaasi. Wuxuu wasiirku sheegay in uu ka soo horjeedo in Maxamed Siciid Atom BBC ay 'Sheekh' ugu yeerto.
-
Mudane C/xakiim waxaa uu saxaafada ku dhaliilay in Hoggaamiyaha kooxda ka dagaalameysa Galgala ee ka soo horjeeda Dawladda Puntland ay ugu yeeraan magaca Shiikh Atam, taasi oo uu sheegay in ay gaf weyn tahay, isla markaana la doonayo in ay ka noqdaan, maadaama sida uu sheegay Shiikh uu yahay shaqsi Culimo ah islamarkaana dadka waxa wanaagsan fara oo Kitaabka Qur’aanka ummada ku hagga, waxaa uuna Atam ku sifeeyay qof aan u qalmin in la yiraahdo Shiikh. Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal ka soo yeeray Atam oo ahaa in dagaaladii ugu dambeeyay ay ka dhaceen deegaanka Galgala, mar uu arintaasi ka hadlayeyna waxaa uu yiri ” hadalka uu warbaahinta siiyey ninka la yiraahdo Atam ee ah in dagaal ka dhacay Galgala gudaheeda waa war aan sal iyo raad toona laheyn, dagaalku waxa uu ka dhacay meel ka baxsan Galgala, waana la ogyahay khasaaraha ka soo gaarey kooxdaasi, oo waxaanu ka dilnay laba ruux kuwa kalena waan ka dhaawacney, ciidankeenana wax khasaare ah oo soo gaareyna ma jirto”. .... HERE
-
Good Morning peeps .......... First Day at work since the 20th of Ramadan .... get used to the long hours sleep and i cannot concentrate right now ,,,
-
Maalinba mid cusub baa soo toosaya ,,,
-
There is no news here niyow ,,,
-
what is there to read ??? ,,,,, it is all questions ,,
-
This is great ....... and those contributed will Insha Allah be rewarded by Allah.
-
Somaliland: Eritrean Trained ONLF Rebels Surrounded HARGEISA (Somalilandpress) — The top General of Somaliland armed forces, Gen. Elmi Robleh Furr, and the National Police Chief, Commissioner Nouh Ismail Taani held a press conference today in Hargeisa, in which they showcased different types of weapon, military training manuals, and sum of cash that they said it was captured from a militia group that entered the country from Northwestern shores, near the seaport towns of Ziyla and Lughaya. The two official estimated the numbers of the militia close to 250 men. General Elmi Robel Furr said that the Somaliland armed forces are surrounding the militia in Maar-maar Mountains in Awdal Region. Although, it is not independently confirmed but the Somaliland secret and armed services believe the men are part of the Ogadan National Liberation Front. The ONLF has been engaged in brutal war against the Ethiopian government since 1984. The ONLF and the Ethiopia government have been accused of committing human right violation in the Eastern part of the country, which inhabited by Somali majority. The ONLF has been fighting to liberate Ogadan Region (Eastern part of Ethiopia) also to join the Somalia. Somaliland Chief Police, Commissioner Nouh Taani told the press the following: A group of armed men entered Somaliland from Bulle-Cade, which is inhabitant area between towns of Ziyla and Lughaya in the North West of the country. Our information confirms that they entered the country on 10th of September. We estimated their numbers between 250-300 men. Three large trucks were waiting for them. The group was transported in the trucks, pretending to be carrying shipments of salt. The trucks were able to pass through security checkpoint, because they were familiar to the Somaliland police in that rout in Jidh.” Chief of Police added that: Somaliland security services received news of abandoned artillery and ammunition found outside of Abdulqadir town near the Ethiopian borders. The army and police were able to act quickly and trace men to Maar-maar Mountains. These are some of things we found, it include bazookas, chemical materials, cash (in Eritrean currency, Nakfa), communication equipments, and military training manuals in Somali and Amarhi. He added, “the group of men were trying to cross to the Ethiopia near Abdoulqadir town, however, they are surrounded in Maarm-maar and Libaxalaye mountains, which are on the Western borders of Ethiopia and Somaliland. The Ethiopia army received this information early. They were able to prevent the group from crossing into Ethiopia. We are working closely with the Ethiopian army. So the militia now is in the “No-man Zone” between Ethiopia and Somaliland, they are surrounded from both sides. And these are the some of the weapons we captured from them. The General of armed forces, Gen. Elmi Robleh Furr said, “this not the first time that Somaliland police captured individuals illegally entering Ethiopia through Somaliland. But this is the first time we have confronted this large number of militants, who are fully armed.” The General added that Somaliland coast is long and vast, and Somaliland armed services and Navy cannot patrol it 100%. We have limited resources. “In previous raids, we captured smuggled goods, gasoline, electronic and untaxed products; we have also captured weapons and illegal materials. We will continue our efforts to secure our borders, but as it now, we are under resourced.” Somaliland army sent reinforcement to Abdulqadir town to captured the armed men. The General confirmed that all the evidences point to ONFL. The two officials discounted public speculations that the armed men are part of local Somaliland militia from Awdal Regions. The newly elected Somaliland government is unpopular in Awdal Province. There were number of protests in the region after President Mohamed Ahmed Mohamoud ‘Silanyo’ announced his cabinet. Local leaders in the region were unhappy with the representation they received in the cabinet. The Ethiopian and Somaliland government have close military and security cooperation. In previous incidents the Somaliland government handed over members of ONFL and Islamists activities wanted by the Ethiopian government. In 2008 Human Rights Watch accused the Ethiopian soldiers of committing war crimes and crimes against humanity during a counterinsurgency campaign in its Eastern Somali region. In May of this year, the Ethiopian government entered Somaliland borders to crush SSC militia and other Islamist militia. The SSC (Sool, Saanag and Cyan) is fighting Sin ool and Snaag Regions against the Somaliland government. They are backed by pro-Somalia elements and other militants in the region such as ONLF. Ethiopia has accused groups like the ONLF, al-Shabab and SSC to be proxy for Eritrea, the regional and historic enemy of Ethiopia. Many analysts have accused both countries to play a proxy war in Somalia. Eritrea supports number of anti-Ethiopian militant group like ONLF and al Shabab, whereas the Ethiopian government supports the weak Transitional Federal Government in Mogadishu. Both government have openly supported opposing political sides inside Somalia. The two countries have a long history of border dispute.
-
PM Omar Abdirashid the Garowe Grand National Peace conference?
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
in dib loo dhigo in dastuurka shacabka afti looga qaado. 3000 oo ergo oo qeybaha Soomaalida ka socda kuwasi oo u codeynaya dastuurka -
Originally posted by Timur: ee Gobolka Buntilaan. Walee malaa meeshan Cade Muusena soo gal ,,,
-
Kee baad wax ku fahantaa adigu ??
-
National Liberation Front (ONLF) fighters have been trained in Eritrea and sent over the border for battle in Ethiopia. Now this is from your own source yaa Duke ,,,,,
-
who said without a fight ?? ,,,,, unless you're reading something else.
-
Struggling TFG, role of AMISOM? Alshabaab the future of a nation?
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
AMISOM is a foreign Power .... Alshabab is also a foreign power ,,, they both fighting in Somalia. TFG is not relevant at this stage .... they are so weak and can't stand without Amisom ... -
ONLF Marines land in Somaliland
-
Some of the items seized during the confrontation:
-
Around 200 armed men have secretly landed at one of the coastal areas near Zeila then moved towards the mountainous areas on their way to the Ethiopian border at Xariirad town. The Somaliland security forces came to know this after two days and moved towards the area. They reached the militia men at Xariirad area just when they were close to the border. The military and police forces confronted the militia and arrested two of them so far. They also arrested the transportation they used, the drivers and some others believed to be helping them in this mission. The Ethiopian military forces moved towards the area and closed their border at Xariirad area restricting any movements towards Ethiopia and searching all the vehicle movements. After the Somaliland's confrontation with the militia, the police seized weapons, chemicals, documents and other materials. The initial investigation shown the group has been trained in Eritrea and have been on their way to Ethiopia to fight against the government. Documents seized during the first attack shown training materials, handbooks, Eritrean currency and others. It was also shown that the group is part of ONLF trained in Eritrea. It seems that Eritrea has been trying to use this vast area to smuggle people and weapons into Ethiopian territory to continue its proxy war int he region. This time they tried to use Somaliland territory but it seems that mission impossible failed at least for now. The Somaliland forces are now surrounding the militia in two different fronts and said they will conclude the operation within two days. Investigation also shown that some local men have been helping those groups from the beginning. Without an inside help this wouldn't be happening right now. So chill out ladies and gentlemen .... waxay ahaayeen uun niman rabay inay gudbaan oo la ogaaday laguna hareeraysan yahay. Maalmaha soo socdana arrinkaas wuu dhamaan doonaa IA. The weakness in the new government is that they couldn't get that information before it is happening ,,, they came to know this after they landed in the coast and they almost reached their destiny. They should reform the intelligence and do it better next time. This is JB reporting from the ground .....
-
This used to be my fav hotel in the town to spend the night ......... forgot its name though ..
-
Nice Read so far ,,,