
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Baci ma jirto ..... Injirta na dhex maraysa uun baanu iska ilaalinaynaa
-
Surrounding Mountain Ranges to find a Non-Existent ONLA Units
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Waar nimanku Milix bay iska dhigeen ..... wax fahan -
Not anymore waaryaa ,, they are part of the proxy wars.
-
'Zaad baa tyre loogu diray '
-
Surrounding Mountain Ranges to find a Non-Existent ONLA Units
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Adigu Qarri-jiqood oo magac bixi la yidhi maxaad u malayn ,,,, -
Surrounding Mountain Ranges to find a Non-Existent ONLA Units
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
i give the credit ... Nimanku Milix bay iska dhigi karaan intay jawaano galaan ,, -
What ever happened to the footprints (found on your sandy beaches) story of Ayubto ,,, Sheegaa ma dhaafto ,, isaga waydii ,,
-
-
This is again from Cakaara: ""waxaa markii hore gawadhida loogu sheegay inay qadayaan alaab"" ""markii ayna arkeen ayuu arinku is bedelay"". markaasu gacmaha taagnay waa sidee dadku ma af **** bay ku hadlayn (mid ka mid ah maxabisti lagu qabtay killar shanaad ee ka soo taalabay s/lanad ) cakaara waa in la baadho ,, [ September 16, 2010, 03:36 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Boorame(HWN):-Wefti baalaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa gordhaweyd gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Boorame ee Awdal.Kadib markii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] oo warsaxafadeed qoraalka ah ku shaaciyey maanta guddidaasi, isaga ku amray inay sida ugu dhakhsaha badan u guda galaan baadhitaan iyo xogo-raadin ku saabsan dhacdadii Ciidanka maleeshiyaadka ee la sheegay inay ka kooban yihiin 250-kii ee ka soo degay xeebta u dhaxeysa Saylac iyo Lughaya sidii ay ku soo galeen gudaha Somaliland. Weftigan oo ka kooban todobada xubnood oo isugu jira Wasiiro, iyo kuxigeeno iyo la taliyayaal ayaa lagu wadaa inay maalinta berri ah hawlahooda ka bilaabaan degmada Boorama ee gobolka Awdal. Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Md Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) oo ka mid ah Weftiga uu Madaxweynuhu u magacaabay Gobolada Galbeedka Somaliland dhacdadii ka soo cusboonaatay, ayey Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews khadka Telefoonka kula xidhiidhay goor-dhaweyd isaga oo ku sugan Magaalada Boorame, Wasiirka oo aanu wadiinay ugu horayn u-jeedada socdaalkooda, waxaana uu ku jawaabay, “U jeedada safarkayagu waa xaaqiiqo raadin ah, siday ay wax u dhaceen, sida ay wax yihiin halka ay wax marayaan iyo xaqaa’iqa ku xeeran xaaladii ina soo daristay dadkii [Ciidamo Maleeshiyaadka] wadanka soo galay” ayuu ku jawaabay Wasiirku. Isaga oo sharaxaaya Wasiirku magacyada iyo masuuliyiinta ay guddidani ka kooban tahay oo aan haba yaraatee lagu xusin warsaxaafadeedkii Madaxtooyada ee magacaabista guddidan Madaxweynuhu ka soo saaray ayaa waxa uu yidhi Wasiirku; “Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, oo ah gudoomiyaha Gudidayadan, Wasiirka dhalinyarada iyo Isbortis-ka, Maxamed Xaashi Madar, Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Jaamac Cismaan [Geel-jire] Wasiir ku-xigeenka Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare, Cali Jibriil Xaamud, La-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha ciidanka Cabdisamad Xaaji Cabdilaahi Gan-gam, Xera ilaalila Ciidanka qaranka Ibraahim Cabdi Xaaji”. Mar aanu weydiinay Wasiirka inay ku nagaanayaan Gobolka Awdal iyo inay uga soo gudbayaan Gobolka Salal, waxa uu yidhi “Mar dhaweyd ayaanu soo galnay Gobolka Boorame, markaa inaanu beri ka sii gudbayno iyo in kale ma garanayno, markaa qorshe ayaanu ka sameysan doona” Qorshaha guddidan iyo cidda ay la kulmayaan inta ay ku sugan yihiin gobolka iyo weliba inay uga sii gudbayaan gobolka Sallel ayuu Wasiirku kaga jawaabay. “Kolay wixii madax ah ee ay khuseyso waanu la kulmi doona, cid meel noogu qorani ma jirto, waxaanu imika joogna Gobolkii Awdal oo halkaas ayaanu qorshaha imika ka bilaabi doona ciddii aanu la kulmayno madax sare mid Military, iyo dad caadi ah intaba waanu la kulmi doona” Ciidamada maleeshiyaadka hubaysan ee gudaha Somaliland ka soo galay xeebta Saylac iyo Lughaya u dhaxaysa oo gabood ka dhigtay Buurta lagu magacaabo Marmara ee tuulada Qaadiriya oo halkaasi ka baxay, iyada oo Somaliland sheegtay inay ciidamada Qaranka iyo kuwa Itoobiya oo is kaashanayaa ay ku hareeraysan yihiin, ayaa ka baxay buurta deegaankaasi, kuwaasoo gudaha wadanka Itoobiya kula dhex-dagaalamay ciidamada wadankaasi. Itoobiya ayaa dhinaceeda sheegtay inay tiradii ugu badnayd ka laysay maleeshiyadan, kuwa kale-na gacanta ku dhigtay. Hase yeeshee arrintan ayaa lagu tilmaamay mid ay xukuumada cusub ee Somaliland kala kulantay waji-gabax siyaasadeed oo arraddan kala soo gudboonaaday.
-
Waaban ka yaabay nimankii badda sonkorayn jiray oo hadda badda ka soo degey oo weliba kaaga darane milix iska dhigay ,,,
-
at the bare minimum you should be morally supportive of the ONLF efforts in fighting xabashi. Only if they do the same ...... it is about "give & take" Xiinow ,,, meel waliba xidhan saacadaa laga bilaabo ,, milix dambe la iska dhigi maayo caagadana laguma dhuuman karo ,,,
-
Mayee imikaa meelo badanoo kele la adkaynayaa ,, nimanaa milixda iska dhigay way noo digeen ,,
-
Adigu ceelka Mijiyahan baad masuul ka tahay ,,, Norf taas uun kala hadal ,,
-
Waar i blame the importation of Jerekaanadaa waaweyn ee ONLF qaadaya ,,, waa in la joojiyaa
-
Weligay ismaan odhanba nimankaa ONLF caagado qaadaya oo ay dhex geli karaan baa jira ,,
-
Show waa wuxuu mar walba la khalkhalsan yahay ,,
-
Isagu Xaydh-ducato ayuu yaqaanaa ,,,, taala-buur mabuu maqal weli
-
WIDH-WIDH, 15 September 2010 (IRIN) - Almost all of the hundreds of households displaced after clashes between the Somaliland army and the pro-Somali union, Sool, Sanaag and Cayn (SSC) group in Sool’s Widh-widh district have returned home as calm returns, say officials. SSC, named after the respective regions that are claimed by both Somaliland and the self-declared autonomous region of Puntland, says it is fighting for the liberation of the regions while Somaliland says it is defending its territories. Somaliland unilaterally declared statehood in 1991 but has yet to gain formal recognition. “The displaced people have all come back to the town,” Garad Abshir Salah, a traditional leader, said. “We have held a meeting with the people in Widh-widh discussing the issue of insecurity and we have decided to pursue our rights peacefully. “We have been contacted by the new committee assigned to deal with the issue, and we have agreed to continue our discussion later,” added Salah. The committee was nominated by Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo in late August to address insecurity in the eastern regions. The SSC leadership, however, insists it will only negotiate if Somaliland forces quit the territories. “If they [somaliland authorities] use traditional contacts, we can start talks to work together for the peace and co-existence of the people and discuss our differences. But for as long as their militia is in our regions, we will not accept any talks,” Ali Hassan Sabarey, SSC’s deputy chairman, told IRIN in late August. Mohamed Isse, an elder in Widh-widh, told IRIN by telephone that fewer than 10 percent of the displaced had yet to return. “But the problem is that the people have nothing to rebuild their lives with because they lost all their resources when they were displaced. Nothing was looted but everyone used up his resources during displacement,” said Isse. “Now, the Somaliland army is stationed in Widh-widh and we are working together to keep the security.” According to the army commander, Gen. Nouh Ismail Tani, Widh-widh is now “one of the safest places in Somaliland”. “Even [before] the army had no problem with the innocent people but they ran, afraid of being hit by stray bullets.”
-
Ma intaan ma haystiyo, mid wasiir ahaa iyo Maareeye keen iyo, maqal reerkan jaan iyo Madaxdii badh baa maqan, iyo meeyey kii hadhay Ku mashquulsanaa baa, muska looga soo dhacay?