
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Breaking News - 123 ONLF killed in Deegaanka Shabeelleey inside Ethiopia
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Hablihii way soo gurmadeene ha la maqlo ,,, -
Breaking News - 123 ONLF killed in Deegaanka Shabeelleey inside Ethiopia
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
^ ^ Markuu yaabayna Ilaahay buu u jeestay , -
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
Sheekadani Somaliland, ONLF iyo Ethiopia ayay ka dhaxaysaa .......... you sit in your gambadh and do the talk though ,, -
in waqtiga dowladda KMG Soomaaliya ay ku eg tahay bisha Agosto ee sanadka 2011
-
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo IGAD oo ku dhawaaqay waqtiga ay uga egtahay dowladda KMG Aarannews(Nayroobi) War ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa ay ku sheegeen in waqtiga dowladda KMG Soomaaliya ay ku eg tahay bisha Agosto ee sanadka 2011, taas oo ah bay yiraahdeen wax sanad ka yar isla markaana looga baahan yahay dowladda KMG in muddadaas ay ku qabato dowladda KMG howlaha horyaala. Saddexdaasi Hay’adood ayaa waxay sheegeen inay ka walaacsan yihiin khilaafka ku yimid madaxda dowladda KMG iyo kala qaybsanaanta hay’adaha dowliga ah ee Soomaaliya oo ay sheegeen in laga dhaxlayo khasaaro iyo burbur dowladda ku yimaada. Sida lagu sheegay warsaxaafadeedka ay soo saareen saddexdaasi dhinac ayaa waxay xuseen in booqasho ay ku tageen magaalada Muqdisho dhawaan Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga, Ergayga khaaska ah ee komishanka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Boubacar Diarra iyo Ergayga u qaabilsan IGAD arrimaha Nabaddaynta iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Kipruto Arap, isla markaana ay la kulmeen Madaxweyne Sheekh Shariif kana wada hadleen khilaafka isaga iyo Ra’isal wasaarihiisa isla markaana ay sheegeen in wax natiijo ahi ay ka gaari waayeen. “Waxaan madaxda dowladda KMG ugu baaqeynaa inay isku duubnaadaan, isla markaasna diiradda saaraan arrimaha ammaanka iyo howlaha qabyada ah ee u yaala, iyadoo lagu jiro waqti aad xasaasi u ah” ayay ku yiraahdeen saddexdaasi ergay baaqa ay sida wadajirka ah u soo saareen. “Waxaa muhiim ah inaysan meesha ka bixin qorshayaasha iyo howlaha lagu tayeynayo hay’adaha dowlada KMG, dhamaadka wakhtiga ku meel gaarka ah wuxuu fursad u siin doonaa Ummadda Soomaaliyeed inay iyagu go’aan ka gaaraan marxaladda siyaasadeed ee dalkooda, balse howl badan baa ka horeysa inta aan wakhtigaasi la gaarin” ayey mar kale yiraahdeen saddexdan mas’uul.
-
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
Meesha rag baa isku hayee iskaga bax adigu ,,, -
There is no democracy ...
-
kaas isagaaba caayane maxaa laga caayi ,,,,
-
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
and who said they are based outside the region ?? ,, all we know is that they were trespassing -
Breaking News - 123 ONLF killed in Deegaanka Shabeelleey inside Ethiopia
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
B – wasn’t it you who was said to: “Cuqdadda iyo waxaan kugu jeclahay camal xumaan taase”? Hablahaan la hadlayay dee ,,,, anigu ba gabadh baad ahayd ,,, -
Wefti Miisaan Culus Oo Ka Socda Xukuummada Somaliland Oo Ka Dhoofay Madaarka Caalamigha Ee Magaalada Hargeysa Hargeysa(HWN):-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasarada Arrimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay gegeda diyaaraha ee Egal International Airport ee Magaalada Hargeysa, iyaga oo u sii jeeda dalka Kenya. Weftigan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, waxa uu ka koobnaa wasiirada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, Kalluumaysiga khayraadka Badda iyo maamulka Dekadaha Dr. Maxamed Yaasiin, Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Maxamuud, Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday, Macdanta iyo Biyaha Md. Farxaan iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire. Waxaanu wasiirku sheegay inay xukuumad ahaan wada hadalo la yeelanayaan hay’adaha caalamiga ah ee ay wada-shaqeynta iyo iskaashigu ka dhaxeeyo ee fadhigoodu yahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Isla markaana waxa uu xusay inay wada hadalo la yeelan doonaan hay’ada Qaramada midoobay qaarkood, mudada ay ku sugan yihiin caasimada dalka Kenya ee Nairobi. “Waxa kale oo aanu kulan la yeelan doonaa Baanka Adduunka, waxaanan u qadimi doona mashaariic dhinaca horumarta ah oo u kala baxa khayraadka dabiiciga ah, tacliinta, Beeraha iyo Dhismaha Wadooyinka”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Weftigan oo safarkoodu qaadan doono muddo afar cisho ah ayaa u jeedadiisa lagu sheegay inuu ka dambeeyey marti-qaad rasmi oo ay ka heleen Hay’adda FAO xafiiska xidhiidhinta hawlaha hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Baanka adduunka ee ku yaala dalka Kenya. Isla markaana mudada ay joogaan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa la filaya inay u bandhigaan jaangooyinta ay Somaliland u baahan tahay shanta sanno ee socda, isla markaana ay dalalka qaadhaan bixiyeyaasha ay uga la soo hadli lahaayeen wax-yaabaha ugu mihiimsan ee ay doonayaan in adeega dadweynaha loo qabto. Sidoo kale waxa mudada ay joogaan Nairobi inay la kulmi doonaan masuuliyiin xukumada dalka Kenya la kulmaan, isla markaana kala hadlaan xidhiidhka ka dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Kenya. Weftigan ayaa noqonaya kii ugu cuslaa ee dalka dibediisa mar kaliya u bax tan iyo markii ay xukumada Madaxweyne Siilaanyo la wareegtay xukunka dalka mudo ahaatan ku dhow laba bilood.
-
Friday 17 September at 6pm Play “The End of the Road?” Oxford house, Derbyshire street , E2 6HG. Kayd Somali Arts and Culture is inviting you Friday 17 September at 6pm to a showing of a short satirical play, “The End of the Road?” which deals with the challenges and issues facing a small family living in London and a young unwed couple. This play will use the Somali poetic tradition to highlight and discuss social issues such as Qaat abuse and other family matters in a typically dark Somali humour. It is written by Ali Ahmed Rabi and Yasmin Mahamoud and directed by Ali Seeyo and Sadia Ahmed and will be performed by Abdikariim Raas, Bishaaro Mahamed, Kaltuun Bacado, Amina Ibrahim and Hanhanteeye. More information visit www.kayd.org and or contact ayan_mahamoud@kayd.org 07903712949 Sponsored by Tower Hamlets Safety & Sustainability.
-
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
I'm talking about the ONLF leaders denying this and saying there are no ONLF elements in that area which is shameful to their struggle. It was A&T who was quoting Abdi Ilays yesterday not me .... Now that is what you have to swallow for now .... -
Hargeisa(JSLTimes.com) – The number of the Somalia Transitional government parliamentarians of Somaliland origin is increasing in Major cities of the country. This parliamentarians who were opposed to Somaliland’s stand in regards to its independence hence believe in federalism were for the first time seen in the country after the attack on Muna Hotel in Mogadishu last month. The parliamentarians ask for pardoning from the government of Somaliland and allow them to come back to the country. They declared that they have resigned from the TFG government. Some of them who entered the country without asking for pardoning were arrested in Borama. On the other hand Mr. Jama Mohammed Qalib, a Somaliland politician who is based in Asmara Eritrea is expected to come back to Hargeisa soon after asking for remissive from the Somaliland government. The fleeing of the parliamentarian indicates that the situation in Mogadishu is getting worse and how the TFG government which is under the AMISOM protection is getting weaker.
-
MORE .........
-
The French parliament passed a law Tuesday prohibiting wearing a full-face veil in public, meaning a ban will come into force early next year if it is not overturned by senior judges. The Senate passed the bill by 246 votes to one and, having already cleared the lower house in July, the bill will now be reviewed by the Constitutional Council, which has a month to confirm its legality. The text makes no mention of Islam, but President Nicolas Sarkozy's government promoted the law as a means to protect women from being forced to wear Muslim full-face veils such as the burqa or the niqab. Once in force, the law provides for a six-month period of "education" to explain to women already wearing a face veil that they face arrest and a fine if they continue to do so in any public space. A woman who chooses to defy the ban will receive a fine of 150 euros (195 dollars) or a course of citizenship lessons. A man who forces a woman to go veiled will be fined 30,000 euros and serve a jail term. "This is not about security or religion, but respecting our republican principles," Justice Minister Michele Alliot-Marie declared before the vote. "France, land of secularism, guarantees respect for all religions (but) hiding the face under a face-covering veil is against public social order, whether it is forced or voluntary," she said. Some other European countries are mulling similar bans, but critics of the law in its proposed form believe it is too broadly framed and that it will eventually be overturned as unconstitutional and discriminatory. Two senior lawmakers from Sarkozy's UMP ruling party said the new law should go before the Constitutional Council to ensure that it is in full conformity with France's constitution. "This law has been the subject of long and complex debates on the essential principles that form the basis of our republican pact," Bernard Accoyer and Gerard Larcher said in a statement. The vote comes when some of France's other policies -- especially a drive to round up and expel Roma Gypsies -- have led to accusation of racism, and the tough new law is expected to draw further criticism from rights groups. The policy also has the rare distinction of being condemned in advance by both the United States and Al-Qaeda, with both US President Barack Obama and Islamist militant Ayman al-Zawahiri criticising it as an insult to Muslims. While Sarkozy's determination to halt what some here see as the spread of the use of the niqab won enough votes in parliament, opponents argue it breaches French and European human rights legislation. The bill defines public space very broadly, including not just government buildings and public transport, but all streets, markets and thoroughfares, private businesses and entertainment venues. Similar laws are pending in Belgium, Spain and some Italian municipalities, but the ban is particularly sensitive in France, whose often rundown city suburbs are home to Europe's biggest Muslim minority. Critics say the law exploits a non-problem -- only about 1,900 women among France's five to six million Muslims wear a full veil -- and panders to anti-Muslim sentiment while distracting from France's economic woes. Most French Muslims come from France's former colonies in North and West Africa, where wearing the veil is rare, rather than from the Arabian peninsula or Pakistan, where niqabs and burqas are a cultural tradition. Some Muslim leaders say they support steps to discourage women from wearing the full veil, but that a law would unfairly stigmatise a vulnerable group. Mindful that a law with a broad scope might be struck down by the European Court of Human Rights, which protects religious freedoms, Sarkozy's own ruling party asked for the text to be examined by the Constitutional Council.
-
Waar Heeso baa lagu yidhi ,, not Samatar's cantarabaqash ,,
-
Ethiopia rebels deny standoff with NW Somalia forces
Jacaylbaro replied to Thankful's topic in Politics
The problem now is the denial .... if ONLF officially denied their men then they let them die for nothing ,,,, at least they could say it loud & proud so that they stand for their cause ... -
Waraa Tuujiska ,,, haye taasna la isuma ogola sow maaha ,,,, Haw about ?
-
Breaking News - 123 ONLF killed in Deegaanka Shabeelleey inside Ethiopia
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Dadka maanta Xabashi u sacabtumaayo, ha ogaadaan inay Xabashi kala jecleen xasuuqa ay xasuuqdo Soomaalida, ha ahaato tii Boorame in '84, tii Xamar in '07 iyo xasuuqaan hadduu run yahay. mise hadaan taas soo qaado cuqdad baa i haysa ? -
VOA
-
Somaliland’s deputy minister for foreign affairs and international cooperation said its national army has driven from Somaliland territory Ethiopia’s ****** National Liberation Front (ONLF) rebels who, he said, were trained in neighboring Eritrea. Mohammed Yonis Awale said his administration has alerted Addis Ababa about the ONLF rebels wanting to use Somaliland to launch attacks on Ethiopia. “They came to our coast by two boats and they took their weapons and their men from the coast by some two or three trucks to transport them to Ethiopia. While they were trying that we were informed and we chased them…into the mountains. We captured two of them and we slightly injured one of them. We took from them light weapons and some documents that indicated they belonged to ONLF,” he said. Deputy Minister Yonis Awale said the rebels wanted to “penetrate Ethiopia’s territory.” But, the ONLF rebel group denied that over 200 of their troops were forced out of Somaliland. The ONLF rebels have been battling Prime Minister Meles Zenawi’s government for independence from what they call the original Ethiopia. Somaliland official Yonis Awale said the ONLF rebels were carrying 64 rocket launchers and that some of them had Eritrean currency and documents that proved they were trained in Eritrea. “All these indicated that they have been trained in Eritrea and their intention was to go into Ethiopia and start their fight with the Ethiopian government. (But), we intercepted them (on) the edge of the borderline between Ethiopia and Somaliland and so we shared the information with the Ethiopian government and the Ethiopia government closed the border,” Yonis Awale said He also said Eritrea has been training and funding armed groups in the Horn of African region. But, Asmara has sharply denied the allegations as baseless and without merit. The United Nations Security Council has imposed an arms embargo on Eritrea and vowed to slap financial and travel restrictions on its leaders for allegedly arming hard line Somali Islamic insurgents. The embargo followed months of international frustration over Eritrea's alleged role in arming al-Shabab, an Islamic insurgent group that is fighting to overthrow Somalia's transitional government.
-
Waa laga dhex dusay dee ,,,, caku iyo buuraha Golis ,,,