
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The same thing that it is taking Two Full months to clean the area from Atam and his group ...
-
Dawladda waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa xidhatay gebi ahaan xuduudka dhinaca dhulka ee ay la wadaagto Somaliland, kadib markii toddobaadkan malleeshiyo hubaysan ka soo degeen xeebaha galbeed ee dalka, arrintaasi oo cabsi xooggan ku beertay dalalka jaarka. Ma jiro war rasmi ah oo xukuumadaha Somaliland iyo Jabuuti ka soo saareen sababta xilligan keentay in la xidho xadka u dhexeeya labada dal, haseyeeshee siday ilo xogogaal ah oo ku sugan magaalada Lawyacaddo u xaqiijiyeen Jamhuuriya xalay, waxa Jabuuti xadkeeda xidhatay tobankii subaxnimo ee Salaasadii toddobaadkan si ay uga hortagto in kooxo rabshad-wadayaal ahi gudaha u galaan dalkeeda, gaar ahaan malleeshiyaadka hubaysan ee toddobaadkan ka soo degay xeebaha dhinaca galbeed ee Somaliland. Sida ilo-wareedyadu sheegeen saraakiisha reer Jabuuti ee ku sugan dhinaca xuuduudda, ayaa lagu wargeliyey in xadku xidhan yahay oo cidina aanay ka gudbi Karin cidina soo gelin Karin, ilaa amar dambe, iyada oo aan la shaacin mudada dawlada Jabuuti ku dhawaaqday in xadku xidhan yahay. xadka dawlada Jabuuti xidhatay, waxa uu saamayn ku yeeshay isu socodka labada dale e Somaliland iyo Jabuuti, iyada oo dad badan iyo gaadiid ku socday Jabuuti ay ku xaniban yihiin magaalada Lawyacaddo ee xudduudda ku taal, halka dad kale oo Somaliland ku soo jeedayna ku xanniban yihiin gudaha Jabuuti, iyada oo ay maalintii ugu yaraan Lawyacaddo tagaan ilaa 10 baabuur oo sida rakaabka labada dal isaga gudba. Xadka Jabuuti xidhay ayaa ku soo beegmay, iyada oo xilligan ay dib u noqonayaan dadka reer Jabuuti ee a soo baxsaday kulaylka xiliga xaggaaga, waxayna arrintaasi sababtay in qoysas badan oo isugu jira dumar iyo carruur yaryar ku xannibnadaan magaalada Lawyacaddo, balse sida wararku sheegayaan shalay abaaro 11:00 barqanimo, ayaa dadka reer Jabuuti loo oggolaaday inay xadka ka gudbaan. Xidhitaanka xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti, ayaa ka dambaysay kadib markii ay toddobadkan xeebaha galbeed ee Somaliland ay ka soo degeen malleeshiyo hubaysan, kuwaas oo u gudbay dhinaca Itoobiya, iyada oo tallaabadaasina saamayn ku yeelatay xuduudaha Somaliland la wadaagto dalalka Jabuuti iyo Itoobiya. Jamhuuriya
-
And here ,,, Alshabab would say "maxay dhulka gaalada ka doonayaan may dalkooda iska joogaan" ..
-
Weekend starts in 10 Minutes ,,,,,,,,,,
-
Hagaha Manhajka .....
-
Ibti, With that SOL member & Me you will be fine ,,
-
Body parts saga deepens as woman's body found without genitalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Daily Nation ... -
Body parts saga deepens as woman's body found without genitalia
Jacaylbaro posted a topic in General
A woman's mutilated body has been found in Nairobi's Uthiru area. The body, which was without its private parts had been dumped by the roadside, in yet another shocking incident involving missing body parts. It is the third such bizarre incident this week. On Monday, police arrested two people who had attempted to sell body parts. The mortuary attendants were seized in Hurligham, Nairobi with a green paper bag containing male genitals suspected to have been chopped off a body at the Kenyatta National Hospital. In another incident, relatives of an accident victim were shocked to find his eyes and left ear missing when they went to identify his body at the City Mortuary. Eric Kilel's brothers said the body was intact when it was taken to the mortuary. But on Monday, they were given conflicting explanations on the missing body parts of the 35-year-old Kenya Power and Lighting employee. First, mortuary attendants said the body arrived without the parts and then changed their story and said they had been eaten by cats and rats. Already, two people are in court facing charges of harming a dead body. -
"Ilaahi caqligaa na siiyay ayaa mahadaa leh..., sow sidaa uma kala jarteen hadaan kabahaas gashaanlahaa??"
-
Ibti, adigu hadaad halkan timaado Alshabaab baad noqonaysaa with all that aggressive attitude towards what people do .......... markaa ma rabo inaad cadho darted is qarxiso ...
-
He will be here for 6 months ... then see if he can extend ........ waa nin wareer badan laakin ,,durba wuu i dawikhiyay,,,
-
from now on, Somaliland intelligence, military and police commanders are ordered by Somali region president, Abdi Iley, to report directly to him. Prime Minister Zenawi has endorsed this decision, on the justification that because it is the regional government that can quickly react to any incursions or other security-related matters at the border, SL authorities should waste no time by looking for contacts in Addis, but should inform those who can act fastest. You sound like the Spokesman of Abdi Ileys ....... i mean you exposed yourself here ,,
-
Adiga, it will take u 20 years to get out of the Irish Aviation ,,,
-
There is a SOL Londoner coming to Hargeisa something next week for a job ..... a famous member indeed
-
The one in that Tuulo dee ,,
-
How about that job we talked about ?? ,,,
-
And I only mentioned one line ............... now she knows more than i do ..
-
I don't mind a quraansaar with Ibti in the same room ,,,
-
The Interviewer is more detective than a journalist .....
-
Juxa, I knew inaad xalwadii Ciida dul fadhiday dee .... remember you've been intercepted .. Subax wanaagsan ,,,,,,,,,,,
-
I hope so .............