
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
‘Arms Smugglers’ For Somalia Raided In South Africa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Policeka South Africa ayaa maanta Qabtay Hub sida la sheegay Looga shakiyey in lagu soo waday Puntland. Wararka naga soo gaaraya Magaalo xeebeedka Durban ee dalka K/Africa ayaa sheegaya in Booliiska Dalkasi ay qabteen Makhaasiin Buuxa oo hub ah kuwasi oo la waday Wadanka Soomaliya gaar ahaan ciidamo la sheegay in loo tababarayo la dagaalanka kooxaha burcad badeedka. Booliska ayaa si hoose loogu soo dusiyay guri ku yaala xaafada Westville ee magaalada Durban in lagu haayo hub fara badan, waxana durbadiiba weerar cidka iyo dhulka ah lagu qaaday gurigaasi lagana helay maqaasiin hubka ah. Police-ka sida gaarka ah u tabobaran iyo guuto ka tirsan sirdoonka dalkaasi oo ay hor kacayaan raxan eeyo ah ayaa baaritaano kale ka wado gooba kale ee isla magaaladasi oo todobaadkii lasoo dhaafay la sheegay in ay ka kacday dayuurad hub siday. Afayeen Police-ka u hadlay oo lagu magacaabo Vincent ayaa sheegey in la qabtey 4 naagood iyo hal nin oo guriga loogu tagay, guriga waxaa laga dhex sameeyey xafiisyo laga heley dukumeendiyo muujinaya xogo badan. Afhayeenka waxa uu sheegey in baaritana hordhac ah oo la sameeyey uu muujinayo in hubka uu ka yimid jasiirada Malta balse aanan la aqoonin sida uu Koonfur Afrika ku yimid. Hubka la qabtey ayaa gaaraya 300 oo qori, dhowr qoryahaya toogta fog loogu talogalay, illaa 600 oo rasaas ah, iyo waliba xoqado (soo dhaweyso) iyo juuqlaay (cinjirka qoryaha afka looga xiro ee shubinaya shanqarta dhicista qoriga. Kolkii hubka la qabanayay waxa uu ku jirey qasnadihii lagu safrayay waxana uu diyaar u ahaa in la daabulo. Baaritaankani waxa uu daba socdey mid horey Police-ka ay u wadeen kadib markii dayuurad Durban ka kacday oo hub sidey ay ka degtey magaalada Hargeysa halkaasoo lagu hayo, labbo joornaaliiste oo K/Afrika u dhashay oo dayuuradaasi la socdey ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaana la fahamsanyahay in Police-ka ay waraysi la yeesheen wariyeyaashaasi. Matt Bryden oo ah xariiriyaha gudiga kormeerka cunaqabataynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa todobaadkani booqdey dalka Koonfur Afrika kadib markii uu kasoo laabtay Somaliland oo isagoo indhihiisa kusoo arkay dayuurada hubka u sidey Puntland oo ciidamad u tabobaraysa shirkada lagu magacaabo Saracen International oo uu asaasay calooshiis u shaqayste hore oo Koonfur Afrika u dhashay. Togaherer.com -
Kamaavi;682725 wrote: Jb, you think they are doing for fun ? Yes ,,,, They just doing a pose of the photo ......
-
It is not street fighting but more show off ,,,,
-
Shame as K'naan is caught stealing Ethiopian music
Jacaylbaro replied to Daandurreey's topic in General
Jigjigaan u diri doonaa ,,,,, -
Shame as K'naan is caught stealing Ethiopian music
Jacaylbaro replied to Daandurreey's topic in General
Not only "ungrateful" and "beenaale" but now i can see the list is growing .... he is now a "Thief" ,,, -
Gebilay is doing great on this ..........
-
ADDIS ABABA, Dec. 24 (Xinhua) -- The Commissioner for Peace and Security of the African Union (AU) Ramtane Lamamra, and the Ambassador of the People's Republic of China in Ethiopia Gu Xiaojie on Friday signed an agreement on the provision of aid to the AU Mission in Somalia (AMISOM). The grant amounting to 30 million RMB, (over 4 million U.S. dollars), will be used to supply equipment and materials for AMISOM. The signing of this agreement comes in the wake of the adoption by the United Nations Security Council, on Dec. 22, of resolution 1964(2010), in which it, inter alia, requested the Secretary- General to continue to provide a logistical support package for AMISOM, for a maximum troop strength of 12,000, as called for by resolution 1863 (2009). In resolution 1964(2010), the Security Council also called on UN Member States and regional and international organizations to make direct bilateral donations in support of AMISOM. By generously providing aid to AMISOM, the People's Republic of China is responding to the call made by the United Nations Security Council and the earlier appeal by the AU Peace and Security Council (PSC) for AU partners to support the ongoing efforts in Somalia, AU said in a statement. Gu Xiaojie reiterated China's continued commitment to strengthen its cooperation with the AU in the area of peace and security and to support all endeavors in this regard. He lauded AU's efforts and resolve towards the promotion of peace, security and reconciliation in Somalia. Speaking on the occasion, Commissioner Lamamra stated said that "China has, over the years, been providing multifaceted assistance to the AU and African countries as they strive to address the many challenges facing the continent. Today's donation is a further testimony of China's commitment and its determination to contribute to the furtherance of peace and security in the continent". Furthermore, Commissioner Lamamra avails himself of this opportunity to renew the appeal to all AU partners to provide the requisite support to AMISOM as it enters a new phase of its deployment. Source: http://news.xinhuanet.com/english2010/china/2010-12/25/c_13663796.htm
-
U know what i mean waaryaa ............ Like they say "Geeridii Nebiga ma oga" ,,, loooooool
-
That is the problem dee when u just born yesterday .............
-
Timur;682474 wrote: I found some pictures from the early days of the noble SSDF Timur;682474 wrote: The photos were taken in March 1991, in a village called Bufo roughly 40 miles from Mogadishu. :) :) :)
-
‘Arms Smugglers’ For Somalia Raided In South Africa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Thanks Somaliland intelligence ........ Other countries may do the same and control the cargo coming from their areas. -
‘Arms Smugglers’ For Somalia Raided In South Africa
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Four people, including three women, were arrested on Thursday when Durban police raided a Westville home and seized weapons and ammunition believed to be destined for Somalia to help in the fight against piracy, but which had been illegally diverted. Among the weapons seized were eight 308 rifles, two shotguns and two AM3 assault rifles with telescopic lens and silencers. They were hidden in one of the rooms in the house. The firearms were found still in their transportation cases. Police also recovered 592 rounds of ammunition and 12-bore rounds. Police spokesman Lieutenant Colonel Vincent Mdunge said that preliminary investigations showed the firearms had been transported from Malta. He refused to say who the weapons were destined for as this was still being investigated. The investigation which led them to the house in Westville had been ongoing and more firearms could be found. “We believe the firearms were illegally diverted to South Africa, but how they ended up in Durban remains a mystery,” he said. “We believe the house was being used as a firearms holding area,” Mdunge said. Those arrested, two 20-year-old women, a 28-year-old woman and a 39-year-old man, would appear in the Pinetown Magistrate’s Court today. It is believed that part of the house had been converted into offices where two women were working. Somali pirates have been involved in a spate of hijackings around the Horn of Africa, including that of a Durban couple who are still being held captive. Bruno Pelizzari and Deborah Caitz were kidnapped along with skipper Peter Eldridge on October 26. Ten days after their capture a Dutch naval vessel gave chase and ran their vessel ashore. The pirates fled along with the couple, leaving Eldridge behind after he refused to leave the yacht. Eldridge was duly rescued by the Dutch and brought back to Richards Bay. On Thursday Department of Foreign Affairs spokesman Clayson Monyela said: “There is nothing new on the South African couple who were hijacked by Somali pirates.” In another incident involving South Africans, two men from Cape Town who were falsely arrested for ownership of allegedly smuggled goods as well as for “impersonating journalists”, were released and arrived at OR Tambo International Airport on Tuesday. Anton van der Merwe and Chris Everson, a cameraman and a sound recordist, who both work for an American documentary news show, were travelling to work on an independent production in Somalia. Their producers had told them to board a charter aircraft at Entebbe international airport in Uganda. Piracy off the coast of Somalia has been growing rapidly, with numerous vessels being hijacked and held for huge ransoms. A number of international organisations such as the International Maritime Organisation and the World Food Programme have expressed concern over the rise in acts of piracy, incidents of which have contributed to an increase in shipping costs and impeded delivery of food aid shipments. A multinational coalition naval task force has been established to monitor and inspect vessels along the north-east African coastline. Countries which are party to this task force include France, Germany, the United Kingdom and the United States. - The Mercury Source: http://www.iol.co.za/news/south-africa/kwazulu-natal/arms-smugglers-raided-1.1004844
-
Waar heedhaha ,,,,,, Ilayn madax noqo uun baa ugu daran ... oo waan beer caddaadee ,,,,,,,
-
Ciyaal fooqal ciyaal ................ waa mar hadaanad la socon xasuustii "Nabaaddaana muudsoo naa maxaad tidhi" waxba ha hadlin ,,,
-
Wiil Yar Oo Rumaysan Inuu Madaxweyne Siilaanyo Ku Daray Liiska Gollaha Wasiiradda Somaliland Oo Ka Waramay Sababta Uu Arrintaa Ugu Dooddayo Hargeysa(ANN) Wiil yar oo da’diisu tahay 9 sannadood, isla markaana ku nool magaaladda caasimadda Hargeysa, wuxuuna rumaysan yahay inuu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku daray liiska gollihiisa wasiiradda ee uu soo saaray 28 July, 2010. Kadib markii uu ku arkay xubin ka mid ah wasiiradda oo ay isku magac yihiin, kaas oo wasiirka Duulista Hawadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi. Wiilkaa yar oo magaciisu yahay Maxamuud Xaashi Cabdi oo degan Xaafadda Gol-jano ee magaaladda Hargeysa, waxa la kulamay weriye ka socday shebekadda wararka ee Araweelonews, wuxuuna weydiiyay sababta uu u tumaysan yahay inuu madaxweyne Siilaanyo u magcaabay xil wasiirnimo, wuuuxna yidhi, “Markii madaxweynaha Somaliland magcaabay soo saaray Liiska magacyada gollihiisa wasiiradda waxa ku jiray magacayga Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaana lay magcaabay wasaaradda Duulista hawadda. Mar danbe ayaan ka arkay TV-ga Nin kale oo la laayahay waa wasiirka Duulsita hawadda Somaliland oo madaarka ka shaqaynaya.” Ayuu yidhi Maxamuud yare. “Waxaan jeclaa in Madaxweynuhu na kala saaro oo aniga Maxamuud Xaashi Cabdi Farroole weeye magacaygu, wasiirkana Maxamuud Xaashi Cabdi. Laakiin magacii isagaa ku xaadiray oo shaqaynaya waxaana ka arkaa Tv-ga ayuu raaciyay. Mar la weydiiiyay wiilkaa yar inuu u hanbalyaynayo wasiirka ay isku magac yihiin ee uu rumaysnaa inuu isaga yahay iyo inuu ku haboon yahay shaqada , wuxuu yidhi, “hadda waan ku hanbalyaynayaa, waxaana ka arkaa isagoo shaqaynaya oo madaaro furaya Tv-ga, wuuna ku haboonyahay shaqada.” Maxamuud yare waa arday wax ka dhigta madarasadda Arishaad oo ka mid ah Madarasaddaha magaaladda Hargeysa, wuxuuna mar la weydiiyay waxa uu doonayo mustaqbalka inuu noqdo yidhi, “Waxaan Doonayaa inaan noqdo Wasiirka Duulista Hawadda jamhuuriyadda Somaliland.” Wiilka yar Hooyadii Amal ayaa sheegtay in markii lasoo saaray Liiska gollaha wasiiradda ee uu maqlay in qaar ka mid ah dadka deegaanka uu kasoo jeedo ee Sayla Barri ay cabasho ka muujiyeen dawladda uu ku doodi jiray in loo sheego dadkaa oo aanay dawladda ka cabinin, maadaama isaga loo magcaabay xilka wasiirnimo, wuxuuna Hooyadii ku wargelin jiray inay u sheegto dadka deegaankiisa inuu Madaxweynaha Somaliland isaga xilka wasaaradda Duulista hawadda u magcaabay. Sidaa awgeed ay is dejiyaan. SOURCE: Araweelonews
-
Waar maxaa la sheegay saaka
-
Abtigiis;682248 wrote: Horta ma dhamaaday garoonkii Multiplex'ga ahaa ee swimming pool iyo wax walba lahaaa ee ku kacayey 180,000 USD? :) :) :)
-
Waar kuwaasi waa kuwii dugsiga dhexe naloogu dhigi jiray niyow ,,, weli waaad dhowdahay ,,, Halkan soo yara gaadh bal:
-
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
True, Actually they laughed, clapped and gave me da damn Visa with a big smile on their faces. -
Rag Rag ah iga dheh ,,,