Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Addis Ababa(Qaran)- High level diplomats from the United Nations based in Nairobi, Kenya, have this week called on the United Nations and the European Union to engage directly with the Republic of Somaliland.. According to sources for the Geeks Africa news service, senior diplomats at an diplomatic function in Addis Ababa to discuss the current situation in the Horn of Africa stated their desire to see the United Nations and the European Union engaging directly with the Republic of Somaliland. " the UN and EU has invested both money and manpower into resolving the conflict in Somalia, which is beginning to have a negative effects across the whole region, and what do we have to show for it? on the other hand, you have Somaliland, peaceful, democratic, relatively progressive, and we turn a blind eye? Where is the sense in this?", according to Geeska Afrika sources, these comments are attributed to a senior diplomat attending the meeting. According to Geeska Afrika, the diplomat went to clarify his thoughts "It is right that the world tries to bring a solution to the conflicts in the region, and sadly there are no officials from Somaliland at this functions, but it is imperative, that we (the United Nations), engage with Somaliland and get involved with the remarkable developments there "
  2. Honestly, i find this baaq really SILLY How come they live in the US ,, they eat, drink, use and buy the US products and boycott the ethiopian ones ??? ,, what is the difference ?? why do they say that and yet sitting in Mcdonalds ?? don't they travel with the US airlines ??
  3. seen this maalin hore ,,,, was disgusted to even post such crap
  4. hadhwanaag 2007-11-27 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN)- Nadoon Cabdilaahi X Xirsi Binaw,oo ka mid ah duqeyda wax-garadka Gobolka Sool,ayaa uga digay Isimada iyo madax-dhaqameedka gobolka Sool inay ridaan,isla markaana ay joojiyaan colaada iyo dagaalada ay ka dhex hurinayaan beelihii soo doortay ee nabada ku degen. Sida waxa uu nabadoon Cabdilaahi X Xirsi Binow,oo ka soo jeeda dhalasho ahaan Gobolka Sool,ku sheegay war-murtiyeed,uu maanta ka soo saaray Magaalada Hargeysa,isaga oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sidan:- “Isimada *********** ee Boocane ku shiray waxay doonayaan in Dhul-bahante gudihiisu is-dilaan. ma jiraan isimo ka shaqeeya dagaal,ee waxa u caado ahayd inay nabada ka shaqeeyaan. Saaka ayay u ambo-baxeen Gobolka mudug, oo ay kula kulmayaan Cabdilaahi Yuusuf, waxana aanu uga digaynaa inay colaad ka dhex abuuraan beelaha Dhul-bahante, baaq nabadeed,ayaan u jeedinaynaa *********** meel kasta oo uu joogo.Haddii ay jiraan wax ay isku hayaana si nabad-gelyo ah ha lagu dhameeyo. Waxaanu xusuusinaynaa Isi-mada dagaalka abaabulaya, ee u dhashay gobolka Sool, inay raacaan raadkii boqorkii nabada ee marxuum Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac. Gobolka Sool wux uu ahaa Gobolka kaliya ee aanu dagaal ka dhicin dagaaladii , waxana fadligaa lahaa Ilaahay ka sakow Garaad C/qani Garaad Jaamac, waxa nasiib-darro ah iyada oo Gobolada kale ay dagaaladii ka sii dhamaanayaan in uu Sool ku dambeeyo. Isimada waxaan leeyahay, cahdigii Ilaahay aad la gasheen iyo ummada islaamka ah ee idin boqratay miyaad kaga baxdeen cahdigii, waxa iga talLo iyo waano ah in aydaan axdigii la idiin doortay aydaan ka bixin”
  5. That is exactly what happened to some ppl i know ,,
  6. Somaliland should put some taxes on those people ,,, could make a good income
  7. walaahi sheekadaan hayo hadaan idiinka sheekeeyo waydun qosli ,,,,
  8. what is wrong with you bada cas adiga ??
  9. Ma jacayl baa ku haya ,,, heestaa jacayl baan ku ogaaye
  10. Lascaanod (Somaliland.Org) Wararka hadda naga soo gaadhaya magaaladda Laascaanod ayaa waxay sheegayan in ciidamadda Booliska Somaliland xidheen laba xubnood oo ka mid ah ergooyinkii ka qeyb qaatay shirkii dhowaan ka dhacay degmadda Boocame. Labadaas nin ee la xidhay maanta ayaa mid magaciisa waxa la sheegay in la yidhaahdo Oday Hurre Caalin halka ninka kale magaciisu aanu wali soo bixin. Degmadda Boocame ee gobolka Sool ayaa waxa dhowaan ka dhacay shir ay isugu yimaaden dhamaan garaadadda reer Sool iyo wefti wasiiro iyo garaado ka socday maamulka Puntland, sida wasiiraada Sool ee maamulka Puntland iyo issimada Garowe. Qodobadii shirkaas lagu ansixiyey ayaa waxa ka mid ahaa oo ugu miisaan weynaa in dagaal lagu qaado ciidamadda Somaliland iyo beelaha kale ee Somaliland iyada oo garaad Cabdisalaan oo afhayeen u ah garaadadda Sool uu BBC ka sheegay in dagaalku daba dheeraan doono oo geel la kala qaadi doono. Guddida nabadgelyadda gobolka Sool ayaa hore u iclaamisay in ciddii ka qayb gashay shirkaas dagaalka lagu iclaamiyey la xidho doono, haddii aanay ku daadafeyn go’aanadii shirkaas muddo sadex cisho gudaheed ah. Dhamaan wadooyinka laga soo galo magaaladda Laascaanod, gaar ahaan kaantaroolka Bari ee magaaladda ee dhinaca Garoowe ayaa waxa la dhigay ciidamo Boolis oo dheeri kuwaas oo baadhaya dhamaan gawaadhida soo galaya magaaladda, suaalana weydiinaya dadka la socda. Waxii war ah ee arrintan kasoo kordha kala soco Somaliland.Org
  11. Laascaanood(jidbaale.com):-Waxaa saaka lagu xidhay magaalalada Laascaanood oday ka mid ah odayaashii ergada Beesha Jaamac Siyaad uga qayb galay shirka Boocame odaygan oo lagu magacaabo HUre Caalin, waxaana xadhigan saaka kula kacay Malayshiyo uu soo amray Cali Sandule, uuna hogaaminayey Xuseen Taarwale Maamulka u adeega misnimadiidka ayaa waxa ay soo saareen go'aan ay ka siidaayeen saxaafadda kaas oo ah in la xidho qofkasta oo ka qayb galay shirkaasi, ayna ugu horeeyaan Issimada ka qayb galay shirka. Waxaanay go'aansadeen in nin kastaaba ka qabiilkiisa ah ee ka qayb galay shirkaas ay xidhxidhaan, taas oo saaka ay Cali Sandule iyo Xuseen Taarwale odayaasha Beesha Jaamac Siyaad uga qayb galay ku ugaadhsanayaan saakana loo xidhay Oday Hure Caalin. wixii warar ah ee ka soo kordha gadaal ayaan idiinka soo sheegi doonaa iyada oo ay magaalada ka socoto ugaadhsi aad u baaxad weyn oo ay horboodayaan xubnaha u adeega maamulka midnimo-diidku. jidbaale.com
  12. Naxarka, Mayiiko waa xanuunkii berigii lagaa daweeyay dee ,, miyaad ilowday
  13. You can't have an excuse here ,,,, don't worry the ragime will be changed on the right time. For the moment i guess we still need him to finish our business,
  14. Now you can go to the news and see them arrested by the adminstration in LA ,,,,
  15. Ciidamada booliiska ee laascaanood ayaa saaka wada howlgal balaadhan oo ay ku baadi goobayaan xubnihii ka qayb galay shirkii boocame , waxaana goor dhowayd xabsiga laascaanood la dhigay laba xubnood oo shirkaasi ka qayb galay ........ Labada xubnood ee ay xidheen ciidamada somaliland ayaa mid ka mid ah lagu magacaabaa Oday Hurre Caalin halka midka kale aan wali la ogayn magaciisa , waxaana saaka guud ahaan ka socota magaalada baadi goob ay ciidamada Somalialnd baadi goobayaan ergooyinkii shirkii boocame , iyadoo ilaa hada la qabtay laba ruux oo keliya Ciidamada booliiska ayaa adkeeyey dhamaanba wadooyinka laga soo gala magaalada ka dib markii ay amarkaas bixiyeen gudiga nabad gelyada gobolka sool oo sheegay in xubnihii ka qayb galay shirkii boocame ay danbiilayaal yihiin lana xidho qofkasta oo ka qayb galay shirkaasi, shirkaas oo ay ku tilmaameen mid ay wadatay dowlad goboleedka Puntland .. Mar aan saaka booqday Kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood ayaa waxaan ku arkay ciidamo boolis dheeraad ah kuwaas oo si aada ubaadhaya gawaadhida su’aalana waydiinaya dadka la socda gawaadhida ka timaada dhinaca garoowe, ciidamada saaka howl galka wada ayaa dhamaantood waxay aheeyeen booliis mana jirin ciidamo aan deegaanka ahayn oo howl galka iiga dhexmuuqday saaka… afnugaal
  16. The article says everything you're asking ,,,
  17. Ciidamada booliiska ee laascaanood ayaa saaka wada howlgal balaadhan oo ay ku baadi goobayaan xubnihii ka qayb galay shirkii boocame , waxaana goor dhowayd xabsiga laascaanood la dhigay laba xubnood oo shirkaasi ka qayb galay ........ Labada xubnood ee ay xidheen ciidamada somaliland ayaa mid ka mid ah lagu magacaabaa Oday Hurre Caalin halka midka kale aan wali la ogayn magaciisa , waxaana saaka guud ahaan ka socota magaalada baadi goob ay ciidamada Somalialnd baadi goobayaan ergooyinkii shirkii boocame , iyadoo ilaa hada la qabtay laba ruux oo keliya Ciidamada booliiska ayaa adkeeyey dhamaanba wadooyinka laga soo gala magaalada ka dib markii ay amarkaas bixiyeen gudiga nabad gelyada gobolka sool oo sheegay in xubnihii ka qayb galay shirkii boocame ay danbiilayaal yihiin lana xidho qofkasta oo ka qayb galay shirkaasi, shirkaas oo ay ku tilmaameen mid ay wadatay dowlad goboleedka Puntland .. Mar aan saaka booqday Kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood ayaa waxaan ku arkay ciidamo boolis dheeraad ah kuwaas oo si aada ubaadhaya gawaadhida su’aalana waydiinaya dadka la socda gawaadhida ka timaada dhinaca garoowe, ciidamada saaka howl galka wada ayaa dhamaantood waxay aheeyeen booliis mana jirin ciidamo aan deegaanka ahayn oo howl galka iiga dhexmuuqday saaka… afnugaal.com
  18. I think mid gacmo yari waxba ma qiyaasi kartaba coz in her hands everything is big ,,,, loooooooooool
  19. that is between you and him ,,,,,,,,
  20. Arabs should help themselves before they look others ,,,,,,, that is all i can say for now