Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. thousands weeyaan sxb and they live freely and happily
  2. Originally posted by Hunguri: Jacaylbro, and what's the serous sicknes condition of Abdillahi Yusuf got to do with this thread? Yeah, at least very fair in the politics thread. However, I dont know why its on such scale! Some members will find it a good news dee
  3. Red sea, qalinkaa marmar ka xun qoriga ,,,,, anigu waan sheegay soo go'aankaa maan qaateen laakiin siday qaarkood u dhaqmayaana wax talaabo laga qaato way tahay.
  4. Taliyaha Booliska, Maxamed Saqadhi, waxa uu BBC-da u sheegay in weriyayaashu ay faafiyeen arrimo ku lid ah Somaliland, isla markaana ay iska horkeenayaan Somaliland iyo waddamada deriska ah, You can see if you want to see ,,,,
  5. 23 persons are not all the people ,, there are thousands from Muqdisho living there and really feel like home niyow. Laakiin dadka qaarkood way dheeeraynayaan ,,,, isagoo magan gelyo ku jooga halkan ayuu hadana qorayaa wax adiga kaa soo horjeeda oo uu caalamka ku faafinayaa ,, it is not about believe it is about what they report. Magan gelyo waydiiso dadka and you should behave too miyaanay ahayn ?? Siyaasadaha Somaliland inay ka hadlaanba oo ay faraha la galaanba maaha mar hadii ay magan gelyo ku joogaan
  6. I wouldn't make such decision but the government have the right to do so. I met one guy working with Shabelle few months back and he was like "Anigu Somaaliya ayaan joogaa somaliland ma aqaano" ,, waan u sheegay inuu is dhowro oo waxaas aanuu meelahaas ka odhan hadii kele uu dhibaato la kulmi doono ,,, i knew inay tani imanayso markaa
  7. waxaa aad sheegtay oo dhan adigu qaado ,,,,,, aniga gabay hooyaalayeeeey ah baa igu filan
  8. Hargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa amar ku siisay 23 suxufiyiin ah oo ka soo qaxay magaalada Muqdisho inay 24 saacadood dalka Somaliland. Suxufiyiintaas oo ka soo firdhaday dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, waxa martigeliyey oo ku qaabiley Hargeysa ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ururrada caalamiga ah ee daneeya saxaafadda iyo xuquuqul Insaanka la socodsiiyey xaaladda suxufiyiintaas. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad oo saaka suxufiyiintaas ugu tegey guri ay deggan yihiin oo magaalada Hargeysa ayaa ku wargeliyey inay muddo 24 saacadood ah kaga baxaan dalka, isaga oo u sheegay in joogitaankoodu uu wax u dhimayo nabadgelyada iyo xasiloonida Somaliland. Taliyaha Booliska oo markii uu suxufiyiinta ugu tegey guriga ay deggan yihiin ay la socdeen masuuliyiinta ururka Suxufiyiinta ee SOLJA wuu ka gaabsaday inuu wax faahfaahin ah ka bixiyo dembiyada nabadgelyada wax u dhimaya ee weriyayaashu ku kaceen iyo sida joogitaankoodu u waxyeelaynayo nabadgelyada Somaliland. Hase yeeshee, Taliyaha Booliska, Maxamed Saqadhi, waxa uu BBC-da u sheegay in weriyayaashu ay faafiyeen arrimo ku lid ah Somaliland, isla markaana ay iska horkeenayaan Somaliland iyo waddamada deriska ah, isaga oo si gaar ah u xusay dowladda Itoobiya. Sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiinta ururka SOLJA, ciidamada Booliska, laanta Baadhista dembiyada oo maalmihii dabagal ku haysey suxufiyiintaas ayaa la xidhiidhay madaxda ururkaas, waxna ka weydiiyey suxufiyiinta reer Muqdisho ee maganta u ah. Waxayna CID-du u sheegtay madaxda ururka SOLJA inay yimaaddaan xarunta CID-da maanta, si ay uga warbixiyaan arrinta suxufiyiintaas. Hase yeeshee, saaka markii ay tageen xarunta CID-da ayaa taliyaha Booliska, Maxamed Saqadhi Dubbad, waxa uu ka dalbaday inay geeyaan guriga ay deggan yihiin suxufiyiintu, waxana u horkaceen guri suxufiyiintaas la dejiyey, halkaas oo uu suxufiyiinta ku siiyey amarka inay dalka ka baxaan. Amarkan Taliyaha Boolisku waxa uu soo baxay, kadib markii suxufiyiintaas ay maanta ugu tageen guriga ay deggan yihiin saraakiil ka socotey hay’adda Caalamiga ee Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International, kuwaas oo xogwaraysi la yeeshay. Waxaana la filayaa in xukuumaddu ka baqday in suxufiyiintaasi ay siiyeen Amnesty International xogo ku lid ah dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyo in ciidamadeedu ay geysteen xadgudubyo iyo tacaddiyo ka dhan ah xuquuqul Insaanka. Dhinaca kale, Taliyaha Ciidanka Booliska, Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa lagu tilmaamaa inuu si gaar ah ugu xidhan yahay dowladda Itoobiya oo uu kala shaqeeyo dhinaca ammaanka wakhtigan iyo ka hor intii aan xilka loo magacaabinba. Dhinaca kale, Masuuliyiinta ururka Suxufiyiinta ee SOLJA ayaa ka gaabsaday inay wax war ah ka bixiyaan, iyaga oo rajeynaya in waanwaan arrinta lagu dhammeeyo.
  9. I don't buy anything from Dayniile ,,,,,,, I've to see other sources before i say something horta ,,,,,,,,
  10. waar maxaad la caytamaysaa ,, ma digaa qofka meesha taagani ? Hooyaalayeeey is my dhaqan and i don't want to hear those western-wanna-be freakin' a&&holes
  11. gabadh ninkii dhabi karaa dhiqi kara
  12. Akhas ,, waar waxan meesha iskaga dhaqaaq dheh gabay lahayne
  13. Haduu dhintana waxay odhan doonaan ,, "No he went to Aakhiro by Mercedes, he was fine"
  14. waa iska yara caruur caruur
  15. I'm glad u know there are many clans out there U sheeg yarka hadaba .. loooool
  16. maya maan odhan anigu ,,,, just musbaar uun baa lagaga yara garaacay