Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Alla maad quraanka ka daysid ,,, the title said SONGS so now it looks like the Quran is a song. Inaalillaahi ,,,
  2. Haa ,, wax aanad warkeeda haynin faraha ha la gelin hadii kele masas baa kaaga soo baxaya
  3. Inaar yaanaan soo faqin faylashaase maad ka joogi ??? Rayaale waakaas ragga aad sheegayso eryaday ee indhahooda wax tusay ..... ee adduunka oo dhan ku hor qaawiyay. That says all. You have only ninkaas aad sheegayso but we have hundreds and thousands who are better than him ,, that is why Somaliland is moving forward.
  4. Carabta weligoodba goor la kala tegey bay toosaan ,,, The only time they wake up is when they hear Somaliland's name ,,, losers The could simply do that before the US says it ... now i'm glad to see them cry a river.
  5. waxba ha cabaadin adeer ssdf waa laga baxay markay SNM meesha timid ,,,,, that was the last time we heard about ssdf and this guy you're talking about has been in jail until SNM finished its work and libarated the country. Rag la is barbar dhigaba ma iyagaa ah ,,,,,, Ahhhhhhh ,, but lemme not break your fantacies ,,, keep dreaming sxb.
  6. Same goes to all his likes whether in Asmara or in Baydhaba. Dhuuni qaate will always be given what he deserves ,,,
  7. From: Kismaio, PUNTLAND Well that explains everything ,,,,,,,,,, No further questions
  8. Dowladda aanu DHISNAY waxa ka qayb noqon DOONA Something is gramatically wrong here ,,,,
  9. Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya Keligood waxba ma samayn karaan miyaa ilaa itoobiyan ay soo kaxaystaan ?? ,,, weli maan maqal iyadoo la leeyahay keligood baa hawlgal fuliyey ka waran ,,,,,
  10. SNM was created amidst the SSDF Qosol Dartii walaahi kursigaan ka dhici gaadhay You better admit that the SNM successfully did what the SSDF failed ........ Now waa inaad Somaliland ku daba fayshaan dhamaantiin.
  11. Hargeysa (Qaran)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa maanta magaalada Berbera ku qabtay Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi {Dakhare} oo ka qeyb galay shirkii Impegaati ee lagu soo dhisay dawlada Cabdilaahi Yuusuf. Raabi Yuusuf Cabdilaahi, oo ka mid ah dadka ka ridoobay Somaliland ee aaminsan mabda’a Soomaali weyn , waxa 1:00 duhurnimo ee maanta gacanta lagu dhigay isagoo ka soo degay diyaarada Africa Airline, oo uu ka soo raacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ninkan oo ku jira xabsiga magaalada Berbera, oo saxaafadu kula kulantay xafiiska laanta socdaalka ee madaarka magaaladaas ayaa muujiyay sida uu ugu cad cad yahay mabdi’iisii Somaali weynimo. “Waxa aan idiin sheegi karaa oo qudha in aan ku soo noqday gurigaygii”Ayuu si kooban u yidhi Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi {Dakhare}.
  12. hadhwanaag 2007-12-06 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Ciidanka laanta Socdaalka Booliska Gobolka Saaxil,ee ka hawlgala Madaarka Berbera ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi [Dakhare],isaga oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo magac faalso ah ku soo raacay Diyaarada African Airline ee uu la socday. Sida ay tibaaxayaan Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Berbera ee la xidhiidhay Xadhiga Boqor Raabi ayaa Sheegay ka hor intii aan Xabsiga loo taxaabin Boqorka ay Saxaafadu kula kulantay Xafiiska laanta Socdaalka ee Berbera, ayaa ka gaabsaday inay wax iska bedeleen Mowqifkiisii uu hore ugu Taageersanaa Dawlada Ku meelkaadhka ee lagu soo dhisay Embeghati. Sidoo kale Boqor Raabi Wax tafaasiila kamuu bixin inuu Dawlada Somaliland Wax Cafisa ka helay iyo in kale,hasayeeshee Waxa uu sheegay inuu Gurigiisii ku soo noqday. Taliyaha Guud Ciidanka Booliska Somaliland Col Maxamed Saqadhi Dubad oo ay Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews khadka Mobile-ka kula xidhiidhay ayaa noo xaqiijiyey Xidhiga Boqor Raabi inay Ciidanka Boolisku ku qabteen gegeda Diyaradaha ee Magaalada Bebera,isaga oo ka yimi Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, isla markaana Dayuurada ku soo raacay Magac faalso ah,ayuu yidhi taliyuhu. “Waxa uu ninkani [boqor Raabi] ka qeybgalay Shirkii lagu magacaabay dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ee badhtamihii Sanadkan [2007] lagu qabtay Magaalada Muqdisho,isaga oo Boqor Raabi ogsoon yahay in qofkii u dhashay Somaliland ee ka qeybgala Shirarka Soomaaliya uu yahay Danbiile Khiyaamo qaran ku kacay”ayuu yidhi Col Maxamed Saqdhi Dubad oo ka hadlayey Xidhiga Boqor Raabi. Col Maxamed Saqdhi Dubad waxa uu sheegay in Markii hore dadka u dhashay Somaliland ee ka qeybgala waxa loogu yeedhay Shirarka Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya inay Dawlada Somaliland hore Cafis ugu fidin jirtay, balse imika aan la cafin Karin ilaa inta ay Maxkamad ka xukumayso. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Col Maxamed Saqadhi Dubad waxa uu intaa ku daray in Boqorka Si deg dega loo horgeyndoono Maxkamad Xukunta,waxaanay Wararku sheegayaan in loo soo gudbiyey Boqorka Xabsiga Magaalada Hargeysa. Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland [Guurtida Wakiillada] ayaa hore uga soo saaray qodobo iyo Xeerar Sharciya oo xaaraantimeynaya ka qeybgalka Waxa lagu sheegay Shirarka dib u heshiisiinya Soomaalida, isla markaana Cidkasta oo u dhalatay Somaliland oo ka qeybgasha Shirarka dib u heshiisiinta Soomaalida inuu yahay danbiile khimaayo Qaran ku kacay. Sharcigana la horgeyn-doono. Raabi Yuusuf Cabdilaahi [Dakhare] ayaa la sheegay inuu Boqornimada iska sheegtay,isla markaana Boqornimadiisu lagu muransan yahay.
  13. Hargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa 5 maalmood oo kale siisay suxufiyiin reer Soomaaliya ah oo ay shalay amar ku siisay inay muddo 24 saacadood ah kaga baxaan dalka Somaliland. Suxufiyiintaas oo ka soo qaxay dagaalada Muqdisho, isla markaana u soo firdhaday dhinaca Somaliland oo ay soo magangaleen ayaa Taliyaha Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad, waxa uu ku wargeliyey inay 24 saacadood dalka kaga baxaan, isaga oo u sheegay in joogitaankoodu uu khatar ku yahay nabadgelyada Somaliland, isla markaana uu waxyeello u geysanayo xidhiidhka Somaliland la leedahay deriskeeda, gaar ahaan, Itoobiya. Waxa kale oo uu ku eedeyey in ay faafiyeen qoraalo ku lid ah Somaliland. Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ururkaas oo martigeliyey suxufiyiinta ayaa u sheegay maanta saxaafadda in xukuumaddu ay siisay muddo 5 maalmood ah inay ku diyaargaroobaan, dalkana ay kaga baxaan. Warar aan ka helay ilo kala duwan ayaa sheegaya in go’aankan xukuumaddu dib ugu riixdey musaafurinta suxufiyiintaasi ay ka dambeysey waanwaan xubno ka tirsan xukuumaddu ku dhexgaleen arrinta. Ururka Caalamiga ah ee u dooda xuquuqda Aadamaha, Amnesty International ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartay werwer ka muujisay go’aanka xukuumadda Somaliland dalkeeda kaga masaafurinayso suxufiyiintaas. Amarka musaafurinta suxufiyiinta ayaa waxa uu ku soo beegmay iyada oo ay dalka booqasho ku joogaan wefti ka socda Amnesty International, kuwaas oo shalay la kulmay suxufiyiinta soo qaxay, waxyar ka hor intii aanu Taliyaha Boolisku amrin inay dalka ka baxaan. Waxana uu warsaxaafadeedka Amnesty International muujiyey in suxufiyiintaasi ay ka soo carareen Muqdisho, kadib markii hanjabaado dil oo is dabajoog ah ay kala kulmeen ciidamada dowladda Kumeelgaadhka ah iyo kuwa Itoobiyaanka ee taageeraya ama maleeshiyooyinka hubaysan ee ka soo horjeeda iyo weliba dabley aan la aqoonsan.
  14. Anigu madaxweyne ayaan u socdaa ,, mayor is not my thing
  15. kkkkkkkkkkkkkkkkk ,,, i'm glad you liked it
  16. kkkkkkkkkkkkkkk ,,, i'll show u soon
  17. I already know what you'll say ,,,,,,,, waa la is barty maalmahan
  18. It depends on Somaliland believe me ,,,, and once Somaliland is recognized at least half of what was "Somalia" will be save from chaos and millions of lives have been saved.
  19. you will ,,, when the news goes all over the other websites soon
  20. I know you'll bring more excuses haday dhacdo and say iyadana waa la amray
  21. Yes i know they are running for their own interes and i've mine ,,, the whole world is about interest these days. I know Somaliland survived coz of that shyyt nothing coming in but this is the time to take some big steps to reach the goal, the final destination. Somalia can survive only when Somaliland's issue is finalized. That is what i believe. Americans will go one day and it is me who is taking the advantage of the issue ,,,
  22. Waxaa maanta lagaga dhawaaqay shir maanta la isugu yimi xarunta Gobolka ee magaalada Laascaanood in dibudhis lagu samaynayo xarumaha Dawlada ee ku yaal Gobolka intooda badan oo ay hadda ay soo baxeen mashaariicdaasi iyo waliba wadada laamiga ah ee min Guumays ilaa Tukaraq. Mashaariicdan oo hadda soo baxday ayna wadeen wafdidii maalintii shalay soo gaadhay magalaada Laascaanood ayaa waxaa laga dhigay sadex madax oo loo kala dhiibay saddex masuul oo kasoo kala jeeda beelaha loo qaybsaday mashaariicda Gobolka. Mashaariicdan ayaa waxaa kamid noqonaya dibudhis lagu samaynayo saldhiga dhexe ee magaalada,guriga Gobolka,guriga qaybta Police-ka iyo waliba wadada laamiga ah inta u dhaxaysa Guumays ilaa Tukaraq taas oo aan helin wax dayac tir ah tan iyo intii ay dhacday Dawladii dhexe ee dalka. Mashaariicdan oo hadda si dhaqso ah uga bilaabmaya Gobolka ayaa waxa ay noqon doonaan wajiga koobaad ee mashaariico fara badan oo ku saabsan hurimarinta Gobolka Sool taas oo ay dadku si wayn usagayeen una soo dhawaynayaan. Hadaba maashaariicdan maanta lagaga dhawaaqay in labilaabayo guriga Gobolka sida ugu dhaqsaha badan maalmaha fooda inagu soo haya ayaa waxa ay noqon doonaan mid ay dadka deegaanku si wayn usoo dhaweeyaan haddii sida loogu talo galay ay ubaxaan lagagana dhabeeyo wax qabad mashaariicahaasi. Ehem
  23. it is just your thought not more ..... what about if he does ??