
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Washington (March 13) – US under secretary for African Affairs, MS. Jendeyi Frazer spoke about her recent African tour, to the Senate Foreign Relations Sub Committee on Africa on Tuesday March 11. The under secretary speaking about her visit to Somaliland said; “I also had an opportunity to visit the city of Hargeisa in the self-declared Republic of Soaliland. Somaliland has achieved a commendable level of stability, largely without external support or assistance, which the international community must help to sustain regardless of the question of formal recognition. My visit in February provided a chance to witness Somaliland’s progress regarding economic development, but also to hear about the challenges that Somaliland faces in its democratic process. During my visit, I met with members of the Somaliland administration, as well as representatives from Somaliland’s three political parties to discuss the municipal and presidential elections expected to take place in July and August of this year. The United States has provided one million dollars through the International Republican Institute (IRI) to support training for members of Parliament elected in Somaliland’s September 2005 parliamentary elections, as well as capacity-building for Somaliland’s three political parties. We also plan to contribute an additional one million dollars in support of the upcoming municipal and presidential elections. Despite some recent delays in beginning a voter registration process, we are hopeful that the recent decision by President Dahir Rayale Kahin to authorize the voter registration process proposed by the National Electoral Commission will enable the elections to take place on schedule. At the same time, Somaliland’s democracy remains fragile and it is important to maintain the success of the past. We will continue to urge Somaliland’s political parties to demonstrate the same level of political will that ensured the previous presidential elections in 2003 were credible and transparent, and to work together to ensure a peaceful result regardless of which candidate wins the election. The Republican
-
I can see a lot have not got any damiir .....
-
yes ,, i'm trying to find it too
-
Raysalwasaaraha xukuumada Ethiopia Melez zanawi ayaa baarlamaankiisa Hor dhigay labo qodob oo ku saabsan arimaha dalka soomaaliya taasoo ay labada qodob kala yihiin inay ciidamadiisu la wareegaan Guud ahaan dalka soomaaliya iyo inuu Ciidamadiisa kala baxo dalka soomaaliya . Qodobadan ka kooban labada Qodob ayaa Raysal wasaaraha Ethiopia Males Zanawi ku sheegay inay baarlamaanku ka doodaan ayaa waxay keeneen su,aalo tiro badan oo ay doonayaan in baarlamaanka Ethiopia Raysalwasaaraha su,aalo ka weydiiyaan taasoo mar kasta ay soo noq noqonaysay su,aashan oraynaysa in ciidamo badan oo ka Tirsan ciidamada Ethiopia oo ku dhintay dalka soomaaliya islamrkaana aysan jirin ilaa iminka wax xal ah oo ay ka gaareen maxay tahay sababtu . Sidoo kale Raysalwasaare Melez ayaa Qorsheyanaya hadii ay Baarlamaanka Ethiopia ay ansixiyaan Qodobka oranaya in ciidamadiisu la wareegaan Guud ahaan dalka soomaaliya uu u diyaariyey Kumanaan Ciidan ah kuwaasoo uu doonayo inuu kusoo daad gureeyo dalka soomaaliya si uu ula wareego . Dhinaca kale Baarlamaanka Ethiopia ayaan weli ka doodin Qodobadan Hor yaala taasoo ay Qabsadeen Waqti ay Uga Doodaan arintaas waloow la sheegay inay baarlamaanku ku kala qaybsan yihiin arintaasi islamrkaana warar kale sheegayaan in baarlamaanka Ethiopia aysan ahayn kuwo ka madax banaan raysal wasaare Melez. Arintan oo ay walaac ka muujiyeen waxgarad badan oo soomaaliyeed ayaa wararka qaar sheegayaan inay masuuliyiinta dowlada soomaaliya ugu sareeya ay wax ka og yihiin islamrkaana ku raacsan yihiin in wadanka soomaaliya hadii uu degi waayo Si Rasmi ah loogu wareejiyo Xukumada Ethiopia. Afnugaal.com
-
Single Brothers Seeking Second Wives, Serious question
Jacaylbaro replied to FatB's topic in General
Are you talking about yourself fatboy ??? ,, -
Horta inan aan beri ku arkay Beledxaawo ,,,, Hmmm ,, makes me think twice Hablaha aan ku arkay Borame ,,, Hmm ,, make me think again ,,,
-
Xageed u jibbaysan tahay sxb ,,,, Meesha wax is dhaama ma jiraan ,, qaarna xabashi bay keeeneen oo dadkay habeen iyo maalin madaafiic ku garaacayaan ,,,, kuwa kelena wax ma dhaamaan oo qaraxa ay samaynayaan dad masaakiin ah uun baa ku dhimanaya ,,,, haddana inay madaxa dadka ka gooyaan baabay keeneen ,,, After all, dadka dhimanayaa waa shacab soomaali ah uun ,,,,
-
Meeshan wax is dhaamaa ma jiro ee Somalia Ilaahay u soo barya uun inuu dhibaatada ka saaro.
-
The more i read this thread the more i enjoy it ..... keep up ladies and gentlemen
-
loooooooooool@rudy ,,, Hunguri, hadaanad wax isku qasi lahayn vote kaygaan ka dhiiban lahaa lakin siyaasaddii baad kharribtay aniguna waa inaan is dhegooleeyo ,,,
-
Fathers can be wrong but HATE is too much for them specially from their children. U can tell your father/mother they are wrong but it is not good to say you HATE them. It is a sin to HATE your parents even if they convert to another religion ,,, you can disagree with them though
-
Ilaahay ha u naxariisto ..... hadal kele ma yaalo meesha
-
loooooooool ,,,, waar meeshu ma xoolo ma laha baad i leedahay ?? ,, hadaa wixii aan caano cabbi jiray xagee laga keenay ?? ,,, Meel walba dad iyo xoolaa ku nool dee ,,,,,
-
Ma anigaa reer galbeed ah ??? ,,,,,,,, Hayaaaaaaay ,,, waar waa ku sidee dee niyow ,,, waxbaad walaaqdaye ,,,, hehehe Imika ma waxa la isku haystaa oo waxaas oo buuq ahi ka dhacayaa burcaa Hotel laga dhisay ??? ,,, Cajiiib ,,,,,
-
Waar heedhe ,, waxaan ka odhan lahaaba waxbaad isku qastay ,,,, Aamuska wax ay ku dhaanto ma laha markaasoo kele ,,,
-
The Somaliland Information Minister, Mudane Ahmed Haji Dahir Elmi stated this evening that the new broadcasting unit for Radio Hargeisa, the Voice of Somaliland, has begun conducting test transmissions. These transmissions began at noon and will continue for the next few days to gauge the performance of the new transmitter. Speaking on Radio Hargeisa this evening, Mudane Ahmed Haji stated "I can confirm that around noon today the new transmitter for Radio Hargeisa began preliminary broadcast and I would like the ask the listeners, both at home and abroad, to contact the radio station if they have received the programmes" Mudane Ahmed Haji declared that the new transmitter is broadcasting on Short Wave at the 41 Meter Band and 7120 KHZ. According to Radio Hargeisa technicians the results have been better than expected and there have already been unconfirmed reports of reception across the region, the Arabian peninsula and points beyond. Omar Mohamed Farah Qarannews
-
Hargeysa (Qaran)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa markii u horaysay si rasmi ah u caddeeyay inuu Maraykanka ku martiqaaday inuu saldhig milatari ka samaysto magaalada Dekedda ah ee Berbera, oo uu sheegay inuu hore ugu lahaan jiray saldhig. Madaxweyne Rayaale, waxa uu sheegay inuu soo dhawaynayo dalka Maraykanka, isaga oo u rajeeyay in doorashada Maraykanku ku dhammaato guul. “Inkasta oo aanu gaadhnay ammaan iyo nabadgelyo wadankayaga ka jirtay muddo dheer, haddana weli lanama aqoonsan, arrintaana dhibaa naga soo gaadhay. Ma helno dhaqaalaha deeq bixiyayaasha caalamka sida wadamada kale ee Afrikaanka ah. Waxaanu dagaal kula jirnaa argagixisada, waxaanan leenahay ilo dhaqaale oo badan oo weli dihin. Waxaanan ku martiqaadaynaa maalgeliyayaasha caalamiga ah inay maalgashadaan wadankan, iyagoon ka waabanayn.” Ayuu yidhi Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, sida lagu baahiyay cadadkii Shalay soo baxay ee Wargeyska Sub Sahara Informer oo ka soo baxa magaalada Addis Ababa, Itoobiya.... Madaxweyne Rayaale wuxuu sheegay in dawladda Maraykanku balan qaaday inay wadamada Midowga Afrika ku dhiiri gelin doonto aqoonsiga Somaliland, waxaanu xusay in socdaalkii Somaliland ee Ms. Jendayi Frazer ee bishii hore uu ahaa fulinta balan ay ku soo wada galleen dalka Maraykanka, xilligii uu Washington tagay iyo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa horaantii sannadkan. Madaxweyne Rayaale wuxuu balan qaaday inuu si adag uga shaqayn doono sidii doorashooyinka Somaliland ee soo socdaa u noqon lahaayeen kuwo Dimuqraadi ah. Madaxweynaha oo ka jawaabayay su’aal nuxurkeedu ahaa in la furi doono ururada siyaasiga ah, waxa uu yidhi, “Weli Somaliland wax ka bedel kumay samayn Distoorkeeda, sidaas daraadeed maaha sharci. Murashixiinta la filayaa waa inay ku biiraan mid ka mid ah saddexda xisbi ee shaqaynaya si ay u tartamaan cabashadana isaga daayaan.” Madaxweynuhu waxa uu dawladda Itoobiya ku ammaanay sida ay uga shaqaynayso wanaajinta xidhiidhka ay la leedahay Somaliland, waxaanu muujiyay inuu ku rajo weynyahay in Itoobiya noqoto wadanka u horeeya ee Afrikaan ah ee aqoonsada Somaliland. Madaxweyne Rayaale oo ka hadlaya martiqaadka uu Maraykanka u fidiyay ee ah inuu saldhig milatari ka samaysto magaalada Berbera, waxa uu yidhi, “Noloshu way is bedeshaa. Hore waxa loo odhan jiray jid kasta oo aad martaa wuxuu ku geeyaa Talyaaniga, laakiin hadda beryahan dambe jid kastaa wuxuu ku gaynayaa Maraykanka. Sidaas daraadeed waanu soo dhawaynaynaa Maraykanka oo waxaanu ku casuunay inuu dib uga samaysto saldhig Milatari magaalada Xeebta ah ee Berbera, sidii uu wakhti hore ugu lahaan jiray.” Madaxweyne Rayaale oo ka hadlayay doorashada Maraykanka ee qabsoomi doonta bisha November ee sannadkan, wuxuu yidhi, “Waxaanu u rajaynaynaa oo keliya doorasho guul ah, waxaanan rajaynaynaa inay tusaale u noqdaan doorashooyinka dimuqraadiga ah ee dunida.” Mar uu ka hadlayay xidhiidhka wadamada Yurub iyo Somaliland, waxa uu tusaale u soo qaatay dawladda Talyaaniga, waxaanu yidhi, “Dawladda Talyaanigu dareen xun kama qabto qaddiyadda Somaliland, sida aanu ku wada hadalnay ergayga talyaaniga u qaabilsan Afrika, markii aan safarka ku tagay talyaaniga sannadkii hore.” Source: Wargeyska Geeska Afrika, Hargeysa Somaliland..
-
Breaking News: Hargeysans behead a hyena in a shocking act of savagery
Jacaylbaro replied to Kashafa's topic in Politics
loooool ,, Kashafa, you don't have to put all that effort on something we still don't know. We're working on it to findout who did it and what for ...... it is a crime and crimes can happen but i'm glad it is under investigation. I don't want to say it now but i've been hearing some rumours that you wouldn't like to hear. Bear with me and we will find out what is happening ,,,,, -
Aaaaaaaaaaaaaaaaaah ,,,, this is the news i've been waiting for ......
-
Dee sow sheekada in la gunaanado maaha ? ,,,
-
Washington (VOA/Jam)- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka u qaabilsan Afrika Jendayi Frezer, ayaa markii u horreysay beesha caalamka ugu baaqday in la taageero qaddiyadda aqoonsiga Somaliland. Dr. Frazer waa ay ku tilmaantay Somaliland dal uu ka jiro daganaansho iyo ammaan mudan in lagu tixgeliyo, balse aan ilaa hadda taageero buuran ka helin dunida, sidaa darteedna waxa ay beesha caalamka u soo jeedisay in Somaliland la taageero, gaar ahaan dhinacyada aqoonsiga, horumarinta dimuqraadiyadda iyo nabadgalyada. Sidaana waay ku sheegtay warbixin siddeed bog ah oo ay kaga warramaysay xaaladda waddamada Afrika ee xilligan, waxaanay tilmaantay in waqtigan ay beesha caalamka la gudboon tahay inay gacan ka gaystaan sidii loo sii wadi lahaa horumarka iyo degaanaanshaha Somaliland gaadhay iyo wax kasta oo ay tahayba su’aasha ka taagan ictiraafka Somaliland. Ms. Jandayi Frezer waxay sheegtay booqashadii ay dhowaan ku timi Somaliland in ay kula kulantay masuuliyiin ka kala socotay xukuumadda iyo saddexda xisbi qaran, waxaanay xustay in dawladda Maraykanku ay gacan weyn ka geysan doonaan doorashooyinka soo socda ee Madaxweynaha iyo Golayaasha Deegaanka. Dr. Jendayi Frazer ayaa bishii January ee sannadkan booqasho dhawr saacadood ah ku timi Somaliland, iyada oo kulamo kala duwan la yeelatay masuuliyiinta xukuumadda iyo madaxda axsaabta muvaaradka ah iyo weliba hoggaamiyeyaasha urur-siyaasadeedka QARAN. source: VOA
-
they should kill him too ,,,,,,,,,
-
I saw this other girl her mother named her RIDA (as pleasant in Arabic) but when returned home ppl call her RIDA (as the goat) ,,, She had to change the name anyway .........
-
Bal sheekada soo gunaanada oo ,, Ahmed Gurey reerkee buu noqday ?? ,,
-
Bal is ilaali yaanad sidaasoo kele noqone ,,,