Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. iska hor,imaad hubaysan ayaa ka dhacay tuulada alxamdulilaah ee wadada laamigaa ee isku xidha caasimada puntland iyo dekeda boosaaso taasi oo ka danbeysay ka dib markii ciidan hubaysan oo maleeshiyo beeleed ah ay maalintii shalay ka ambabexeen magaaladan garowe ..... Ciidankani hubaysan ayaa waxa ay wateen gawaari dhowr ah oo takniko ay ku jirto waxaana wararka na soo gaaraya ay sheegayaan in baabuurtaasi ciidanka maleeshiyo beeleedkaa ay wateen kala horumareen oo mid ka mid ah gawaaridaasi uu baabuurtii kale oo uu la socday uu ka hormaray markii uu gaaray tuulada alxadulilaah rasaas huwan ah ay ooda kaga qaadeen ciidan halkaasi loogu sii diryaar gareeyey oo maamulka puntland usoo diray .. Waxaana rasaastaasi huwantaa khasaaraha ay geystay uu yahay hal qof oo ka dhintay ciidanka maleeshiyo beleedka gobolka nugaal labo kale ay kaga dhaawacmeen balse lama oga khasaraha gaaray ciidankaasi kale ee wadad u galay inta uu le.egyahay .. Hadaba taliyaha ciidankan c/rashiid bulshaale (wanaaq)ayaa noo xaqiijiyay mar khadka telefonka aad u mashquul ah uu noogu waramayay in gurmad kale oo ah gawaaridii ay wateen uu soo gaaray ka dibna ciidankii wadada u galay ay meeshii ka bexeen oo ay doonayaan in ay usii gudbaan magaalada boosaaso .. Ujeedada ciidan beeleedkani boosaaso ay ugu socdeen ayaa lagu sheegey in ay ahayd ka dib markii dhawaan madaxweynaha mamaulka puntland uu irdaha isugu dhuftay warshadii lacagta boosaaso ku samayn jirtay taasi oo ay sheer ku ahaayeen ganacsato maamulka puntlandna uu lacago canshuur ah ka qaadi jirey ... Waxaana ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in warshadaasi in irdaha la isugu laabo ay ka danbeysay markii cade muuse hishiis hoose uu la galay ganacsato ay isku hayb yihiin kuwaasi oo doonaya in warshad lacagta daabacda ay keensadaan oo tan horey u samayn jirtay lagu bedelo laakiin ganacsatadii sheerka ku lahayd ayaa arintani ku tilmaamay mid aysan marnaba yeelayn .. Guud ahaan xaalada magaalooyinka waayan ee puntlandna waa jawi ciidan isku urursi oo ku aadan marxaladaasi soo cusboonaaday iyadoo magaalada garoowe ciidan beeleedyo tiro badan ay is urursanayaan halka magaalada qardhana ciidan uu gaaf wareegayo caawa lamana oga waxa ay arintani kusoo dhamaan doonto.. Abshir Cabdi Laahi Afnugaal.com Garoowe Puntland Somalia
  2. loooooool ,, just wait until Cade shouts and says he is Alshabaab ,,
  3. I've cancelled all my trip plans and will stay here ,,,,,,,,,,,,, damn it
  4. Tell me something new sxb ,,,,, this was known from the beginning.
  5. Waxa la isku raacay ,, they are in Somaliland ,,
  6. waar maxaad qaban doontaa niyow ??
  7. Waar meel baa la iigu sheegay xagaana waan u socdaa ,, markaa haday rumowdo dee inaan ka daranahay waa inaan tuso oon midhayda kala soo boodo ,, Chicken ka aad sheegayso ,,, 6 jir baan ahaa markaan xabbad dhan keligey dejin jiray ,, alla maxaa show mid calooshayda ka dhex ciyaysa
  8. Independence from who ?? ,,,, intaasaanan fahmin
  9. Maakhir declared its independence on 1 July 2007
  10. Good Morning Trollers .......... Last day of the work ,,, will be off until Monday Insha Allah.
  11. After the recognition Insha Allah ,,,, Protests brake out in the Eastern and Southern part of Somalia denying the Somaliland independence, however some will demonstrate for the big event just to show their support to the separation. Other protests will take place in USA, Europe and other countries. Another bigger demonsrtations will take place in the west in support and celebration of the recognition, this will be done by the Somalilanders living in those countries. Ethiopia will welcome the recognition, Kenya will follow after a long silence, Uganda will congratulate Somaliland, Sudan will reject and Egypt will accuse Ethiopia of separating Somalia into regions (as usual) and Djibouti will never speak about the issue. Somaliland will nominate a special convoy for Somalia and nominate a committee to help Somalia in the crisis. The President will follow up this committees activities and propose a reconciliation draft to IGAD and AU which will be accepted. A reconciliation meeting will be held in Either Beletweyn or Galkacyo to make an end to the Somalia crisis. Somaliland will succeed to build a new government for Somalia once and for all. The two countries exchange ambassadors and make a bilateral relationships for the first time. Aqaedah will target some US targets in Somaliland specially the military bases and other facilities which Somaliland will have toough time to stop it. Somaliland opposition outside the country will come back one by one and cause a political problems by starting their campaigns to take part of the politics in the country. TO BE CONTINUED ..................
  12. Originally posted by Dabshid: Al Shabab are voilent, Barbaric, and like warlords, danger to Somalis, Bal xabashidana ka sheekee niyow ,,,
  13. OPEN HERE FOR JANDAYI FRAZER'S TESTIMONY SEE THE COMPLETE REVIEW
  14. Adeer Buuhoodle and Laaska are part of Somaliland similar to Borama, Saylac, Hargeisa and other cities. Maxaad uga xanaaqaysaa bal adigu ?? what is going on in BGG ??
  15. And we all remember when your friend here was calling for a JUST WAR ,,,,, This has nothing to do with Daraawiish 100 years ago ,,, and has nothing to do with what happened 20 years before ,,,,, people know what they want now ,,, I would say many things but i don't want to swim into the qabyaalad pool like you but i would say the people in Sool are working hard now to join their crew in Somaliland. I can see those in Garowe are in a deep desperate situation and are free to join those in Asmara if they wish ,,, but i'm glad they realized there is nothing for them in that triangle. Next step ?? ,,,,, they will brake into two, one group will join Somaliland as usual (i can even give you names) and the other group will fly all the way to Asmara and/or those ala Buubaa syle. Nothig wrong with that ,, Opposition is always welcome in Somaliland if they behave.
  16. yaa is dhaama horta ,,,,, Alshabaab walaa Altfg they're both terrorists. Maybe dhowaan in tfg lagu dari doono liiska argagixisada ,,
  17. Originally posted by marcassmith: with no sight of Ibti to protect you! maanta waan ku misaaya! Now what does that mean ,,,, ?? ,,, i mean the last word ,,
  18. NG, Why do you have to predict all that trouble in Burco ??
  19. It is a holiday here sxb ,,,, will come back on Monday Insha Allah ,,,
  20. North, niyow macmacaanle nooma dhawa ,,, too bad
  21. Maxaad la ooyaysaa niyow ,,,,, accept the changes and stick to your Bosaso/Garowe/Galkacyo triangle ,,, there is where you belong to. Let the people make their choice ,,,
  22. Yes it is a problem actually ,,,,, Hargeisa University had such problem recently ,,
  23. You talk about 5 years ago only when you can't talk about now ,,,