Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. April fool ,,,,,,,,,
  2. was beaten and shot after she was discovered in the middle of an online conversation with a man Xayawaan fooqal xayawaan ,,,,, why beat bal if you want to shoot ???
  3. people poke you coz when you poke back they'll be able to see your photos and profile ,,,,, if they like your photos then next will be a friend request.
  4. The Toilet Internet Service Provider I would LOVE to have internet connection in the toilet ,,,,
  5. If If if if if ,, miyaa sheekadu ??
  6. How i learned to dance just like Mithun
  7. Maya maya ,,, ragga iyo dumarku safar ma wada geli karaan ,,,, hadaanay ,, ehem ,,,,
  8. THE ONE AND THE ALL ,,,,,,,,,,,,,,,,,,, NEVER GET TIRED OF LISTENING TO IT
  9. Been long time since i heard that song ,,,, 20 years i think ,,, thanks mate
  10. waan ku garab taaganahay lakin kanaan horta salka u dhigayaa oon dhidibbada u aasayaa ,, ma rabo intaan ka maqanahay in la iga faa'idaysto ,,, adigaan kuu samaynayaa meel aad ku tiirsato i fahanoo ,,
  11. oo loo yaqaano (Copy) ,,, xataa original maaha ,,, loooooool
  12. Anigu imika dalkanaan u dagaalamay baan horta dejinayaa ,, markaan ka soo faraxasho dhinacaaga iga eeg IA ,,,
  13. I remember i posted a topic about that money telling it went to the pockets of Afqudhac and Cade ................ Yaa xisaabinaya dee ,,,
  14. Aragnee ...... waa lagaaga fadhiyaa sxb
  15. 135 km in such short time.. thats amazing, these fellows should be nominated to repressent somalia in the olympics This reminds me of Gen. Morgan when he ran away from his house in Hargeisa and reached the airport in few minutes isagoo kabo la' ,,,,
  16. Af ka noole waaxid ,,,,, waar orodoo dagaal tag haday kaa dhab tahay SOL ha ka dhex bacbaclayne ,,,
  17. Oodweyne, A lot of people were disappointed by the suddent election of Muuse Biixi icluding me. I don't think that was a good choice at all but what i want to tell you is that this is not for the presidential elections. This is completely the internal structure of KULMIYE as they willl have another meeting in a month or so to choose who will stand for the Presidency and who is going to be the vice president. There is where the tough competition will come. Gediid, Muuse Biixi is not nominated by Siilaanyo but he was elected by the KULMIYE members.
  18. Don't you think this will turn into a silence very soon ?? .... I believe this is for the good of Somaliland adeer .... if you can't see now you'll see soon. Maakhir is not bugland ... that tri-angle have its own problems now.
  19. The Closing Speeches of the Conference: Mudane Siilaanyo: Waxaan mahad idinka mahadcelinayaa sida qiimaha leh ee aad ii sharafteen, Gudoomiyahana iiga dhigteen Afar sano oo dambe. Wax Alla waxaan hagraynaa ma jirto aniga iyo saaxiibadayna waxaan idinka balan-qaadaynaa inaanu si hagar la’, cadalada, sinaana, daacada idiinku shaqaynaynaa. Inaanu noqono xubnahayagani dad isku duuban oo wada shaqeeya oo wada tashada.in Ilaahay naga yeelo” Muuse Biixi, The first Chairman: “Waxaad ii ogolaataan inaan halkan idiinka soo jeedo mahad balaadhan sida aad kalsoonida balaadhan noo sii xilna noogu dhiibteen. Waxaan hubaa inta halkan fadhida in in badan oo ka mid ahi iga aqoon badan tahay iga karti badan tahay, igana firfircoon tahay, sidaas oo ay tahay haddana waxay ii igmadeen inaan ka mid noqdo hogaanka cusub ee Xisbiga Kulmiye. Waxaan idinka codsanayaa inaad noo ducaysaan in ilaahay noo fududeeyo. Haddii aanu khaldanana na saxdaan haddi aanu saxsanahayna na taageerto. Xisbiga Kulmiye waxa uu ka hidda raacayaa Ururka SNM inuu ka dib dhicin shirweynihiiisa, iyada oo SNM dagaal ku jirta ayaanu haddana mar keliya dib u dhicin doorashada hogaanka.Waxaan halkan maanta ka qirayaa inay haweenka Somaliland yihiin Diamond. Waxa maanta Kulmiye looga fadhiyaa mid ka duwan maanta ta Ina Rayaale oo kale maahee. Afartan sano umaddu may arag madax ay ka adag yihiin mid isaga ku tunta mooyee. Waxaanu balanqaadaynaa markaanu ku guulaysano waxaanu balanqaadaynaa inuu Madaxweynuhu noqonay mid mushahar go’an, oo aan isagu qaadan Afartan Kun oo Dollar Askariga ilaalinayaana Afartan Doollar. The new Secretary General, Keyse Hassan: Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Keyse Xasan Cige: “Waxaan dhamaantiin idiinka mahadcelinayaa doorashada aad ii doorataan Xoghayaha. Badanaana waxa la yidhaahdaa dadka gudaha ayaa awooda la saaraa inay kaalintooda ka qaataan. Markaa Kulmiye maanta wuu siiyay doorkoodii qurba jooga, waxaanaan aaminsanahay inay ku soo dhiiran doonaan ka qayb-galka hogaanka dalka qurba jog badani.” Ayuu hadalkiisa ku soo koobay Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye. Hadraawi, the poet: “Marka hore aniga oo ka mid ahaa xubno 30 ah oo marti sharaf ahaa, in aan ka mahad celiyaa marti-qaadkaa. Waxa raaca malaha waxaaba ficnaan lahayd aan ka hadlo doorashada kale. Bal waa inay fursad u halaan labada xisbi kale inay caddeeyaan waxa ay kaga duwan yihiin. Tollow iyaga iyo UDUB ma isku mid baa mise waxbay kaga duwan yihiin haddii ay fursadaa helaan. Waxaan filayaa Kulmiye mushkiladii dhexdiisa haddii ay jirtayba inay ka fara xasheen. Inuu Kulmiye sidii uu ku soo bixi lahaa maaha mid loo sheegayo oo way u qorshaysan tahay. Balse ta aan la malayn Karin ee culusi waxa weeye berri haddii uu soo baxo xaguu umadda u dhaqaajinayaa. Beri laba beelood oo Soomaaliyeed ayaa is dilal waxa u dhaxaysay buurta la yidhaahdo SHeediyo, dhinac baa gabadh soo qaaday dhinacii kalena waxay u diyaar-garoobeen soo dhac. Laakiin, waxay yidhaahdeen intaynaan dagaalka bilaabin aynu soo eegno diyaar-garowgooda. Ka dibna sahan bay u direen, oo Inanyar oo adhi soo foofiya ayaa meesha yimaada. Dabadeedna Inankii iyo hooyadii baa tidhi hooyo maxaad soo aragtay. Wuxuu yidhi guray kolba dhinac u socda.waxay tidhi wallee gorayga sheediyo ama xudun u dhac ama Nuugaad weyne u dhac. Dabadeedna aroortii bay ka guurtay. Aroortiina weerarkii baa dhacay. Samirkii wuu dhamaaday, berri Kulmiye heli mayo hadal sidaa yidhaahda waxaa qabta mooyaane. Kulmiye ta sugaysaa oo sanadihii hore doorashooyinkii ayaa ka faa’iidaystay. Waxay maraysaa in Inanku hooyadii ku dhoofiyo waa xaaskaygii, Inantu Aabaheed ku kaayso waa Ninkaygii. Gabadh baa jirtay niyadeeda ku qufushay habeenkii markay soo toosto Londoneey bay ku soo toosi jirtay. Maalintii dambe ayay BBC-da dhagaysatay markii warkii iyo dwixii dhamaadeen ayay maqashay Tacsi hebel iyo hebel waxay tacsiyadaynayaan heblaayo oo London ku geeriyootay. Ka dib waxay tidhi Cawadeeda iyada ayaaba London ku dhimatay. Ka dibna London baa la geeyay waayo ka dib, waxay tidhi London meeday, waatan aad joogto baa la yidhi, waxa isu qaban waayay waxay filaysay iyo siday noqotay. Lix bilood ka dib meesha iga kexeeya ayay tidhi. Markii dambena Inantu way waalatay. Xaqaa’iqa wadanka yaala ayaa kalifay in dhalinyaradii badda isku tuuraan. Halkana Kulmiyaa fadhiya, Kulmiyoowna taasaa ku sugaysa.” AND MANY MORE
  20. She went with the change i guess ,,,, she was not running for the position. The same with the vice parliament spokesman Mr. Abdi-Aziz Samaale.
  21. Ibti, i went for a massage yesterday and they told me that i've to come for three days ,, i went today and they said it is getting worse and i shouldn't be massaged at this stage ,,,,, I'm taking anti-inflamatory tablets now ,,, They chose Ibuprofen tablets.
  22. that is good ,,,, now i know when to call ppl