Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. hadhwanaag 2008-04-14 (Hadhwanaagnews) Ka dib markii Booliiska lagu wargaliyey in u jiro nin xubintiisii taranka iska gooyey ayey si deg deg ah Booliisku ku soo gaareen Gurigii uu daganaa Faraj oo aan markii horeba Saldhiga Booliiska sidaasi uga fogayn, waxayna Booliisku isku dayeen inay badbaadiyaan Wiilkan ayagoo isla markiiba Isbitaalkii ugu dhawaa ula cararay si Dhiig joojin loogu sameeyo, waxayna Dhaqaatiirku ku guulaysteen in Dhiig joojin lagu sameeyo Faraj oo xaaladiisu u muuqatay mid Khatar weyn ku sugnayd Farahana kasii bixi lahayd hadaan markaas wax laga qaban lahayn. Nasiib wanaag markii Dhaqaatiirku ku guulaysteen in ay joojiyaan Dhiigii faraha badnaa ee ka qubanayey Faraj Dawadii uu u baahnaana la siiyey in muddo ahna uu Isbitaalkii ku jiray ayey Dhaqaatiirku u fasaxeen Wiilkan in Guriisii lagu celiyo si uu Dawada u dhimana halkaas ugu soo qaato, wuxuuna Faraj sidaas ku aaday Gurigiisii asagoo sidii hore dhaama, waxaana markaas ka dib magaalada soo galay warka Murugada iyo la yaabka leh ee sheegayey in uu jiro nin xubintiisii taranka si Qasad ah Midi isaga jaray, waxaana lagu wareeray markii hore ninka dhacdadaan ku dhacday sidii lagu heli lahaa, magiciisa, meesha laga heli karo iyo halka uu ka dagan yahay magaalada Qaahira. Saacado ka dib ayaa Saxaafada dalkan Masar waxay safaf dhaadheer u galeen Isbitaalkii lagu daweeyey faraj si ay wax uga ogaadaan khabarkaas la yaabka leh ee ka dhacay isla magaalada Qaahira, waxaana Wariyayaal badan u suura gashay in ay helaan cinwaanka Guriga uu dagan yahay Faraj oo ah ninka ay dhacdadaan la yaabka lihi ku dhacday. Guriga uu dagan yahay faraj oo ku yaala Xaafada Buuralayda ah ee (Manshiyadu Naasir) ayaa Wariyeyaashu socod saacado qaatay ku tageen maadamaa xaafadaasi ay tahay meel Buuraaleey ah oo Baabuurtu aanay si sahal ah ku gali karaynin, waxayna halkaas kula soo kulmeen Faraj. Hadaba Wariyayaashii tagay Guriga faraj waxaa ka mid ahaa Wariye ka socday Jariidada Al-xawaadith oo inta badan wax ka qorta dhacdooyinka kala duwan ee ka dhaca dalka Masar, dalalka Carabta iyo kuwa Caalamkaba, wuxuuna Wariyahaasi garaacay Al-baabkii Gurigii uu daganaa Faraj oo ka koobnaa sida Wariyuhu sheegay hal Qol, Fadhi iyo Musqul yar, waxaana Al-baabka iga furay buu yiri Wariyuhu nin dheer oo dhalinyaro ah, waxaana islamarkiiba gartay buu yiri Wariyuhu in ninkani yahay Faraj madaamaa labadadiisa lugood ay ka muuqdeen Dhiig aan sidaasi u badnayd. Waxaa uu yiri Wariyuhu ''Faraj markuu arkay in aan Wariye ah ahay wuxuu igu yiri asagoo iskay baraya '' nacam ninka xubintiisii taranka iska jiray aniga weeye'' ka dibna Gacanta ayuu i qabtay wuxuuna i galiyey Qolkii uu daganaa oo ay dhexyaaleen xoogaa Kutubo diini ah iyo hal Sariir, wuxuuna iga codsaday in aan Sariirta ku fariisto maadaamaa aan asaga Marti u ahaa asaguna Dhulka ayuu fariistay asagoo i waydiiyey waxa aan rabo in aan ogaado. Su'aashii ugu horaysay ee ninkaas Warihu waydiiyey waxay ahayd sababta ku kaliftay in ninkaasi uu iska jaro xubintiisii taranka ee jirkiisa ugu qiimaha badnayd?. Wuxuuna ku jawaabay Faraj asagoo faahfaahinka bixinaya arintaas '' dhowr sano ka hor ayaan guursaday Gabar gabadhiina waxay ii dhashay Gabar ka dibna xaaskaygii waan kala tagnay ka dib markii uu nasoo kala dhex galay khilaaf sababtiisu ahayd Hanti yaraan iyo Faqri, waxaana mudo ka dib igu dhalatay in aan falkaan ku kaco maadaamaa aanan Guur awoodin naftayduna ay danaynayso in ay xaaraan ku dhacdo, waxaan go'aansaday in aan naftayda shaydaankeeda ka takhaluso intaysan iyadu iga takhalusin''. Wuxuuna sheegay wiilkaasi in ay ahayd arinta ugu weyn ee uu dhacdadaas u sameeyey ka dib markuu ka baqay in uu Sino ku dhaco ka dibna uu mutaysto Cadaab Rabi maadaamaa ay Sinadu Islaamka Xaaraan ka tahay. Faraj oo mar kale la waydiyey sida iyo qaabka uu isaga jaray xubintiisa taranka?. Waxa uu ku jawaabay '' waqti laga joogo 4 sano ayaan iska jaray qayb ka mid ah xubintayda taranka, waxaana u adeegsaday Midi ka dibna waxaan dareemay in naftaydu ay rabto in ay Sino kale gasho markaas ayaan go'aansaday in aan ka takhaluso dhamaan xubintaydii taranka,asagoo sheegay in uu dhiig joojin ahaan u isticmaali jiray Daawo aan sidaasi u tayo badnayn oo uu Farmashiyeyaasha kasoo iibsan jiray. Sidee dareenkaagu yahay mar la weydiiyey wuxuu ku jawaabay ''waxaan aad ugu faraxsanahay in aan ka adkaaday Shaydaankii xanuunka dhan i halmaansiiyey" asagoo intaas ku daray in uu aad u faraxasan yahay maadaamaa uu yahay xor oo uusan jirin Shaydaan ku hogaaminaya danbiyada Sinadu ugu wayn tahay. Ninka falkaan ku kacay oo ah nin Islaam ah ayaa dadka qaarkood waxay sheegeen in aanu ninkani caadi ahayn isla markaana wax si ka ahaayeen markuu falkaan ku kacaayey, waxayna sheegeen in ay jirto Dariiqado kale oo ka fududaa kana sahlanaa mida uu doortay ninkani oo looga badbaadi karo in qofku Sino ku dhaco. Qof kasta oo bini'aadam ah ayaa waxaa ku abuuran Shahwo, wuxuuna u baahan yahay qofkaasi inuu helo meel uu Shahwadaas ku guto, waxayna Diinteenu qabtaa in Qofku markuu waxaas oo kale dareemo uu Guursado si aanu Sino ugu dhicin hadii uu awoodi waayo Guurkana waxay Diintu qabtaa in uu Soomo si uu uga nasto dhibaatada uu tabanaayo laakiin Diintu ma qabto in Ficilkaan oo kale lagu kaco ayadoo Danbi laga cararaayo, waxayna la mid tahay adigoo galay Danbigii aad ka cararaysay mid kasii weyn.
  2. Laasacnood(Qaran)-Shan Matoor oo ah kuwa biyaha macaaniya ayaa waxaa keenay Magaalada Laascaanood Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somalialnd, Xafiiska wasaarada ee Gobolka ayaan shalay booqanay halkaas oo ay wasaaradu keentay shan Matoor oo aad u waaweyn. Shantan Mashiin ayaa hordhac u ah balanqaadkii madaxwayne Riyaale uu Laascaanood ugu balan qaaday Caalamkana u sheegay in dawladiisu Shacabka Laascaanood Biyo Macaaan u soo saarayso, Isu duwaha wasaarada md: Maxamed Axmed Hersi (Calaacal) ayaa waxaa uu nooga xogwaramay Mashruucan Biyo gelinta ee magaalada Laascaanood wuxuuna ku bilaabay sidan, Shantan Mashiin waxaannu u keenay in aannu ku rakibno shan Ceel oo magaalada dhexdeeda ah oo dadka biyaha loogu sii macaaneeeyo inta laga qodayo riigii waynaa ee biyo gelinta kaasoo aanu filayno in uu ka haqabtiri doono shacabka Laascaanood Biyo Macaan,hada wasaaradu waxay ku jirtaa baadi goobkii meesha Ceelka Riiga laga qarxin lahaa waaanuna soo saaraynaa sida ugu dhaqsaha badan anaga oo la kaashanayna Hay'adaha Samafalka ah. Isku soo wada duubo arinta ayaa shacabka Magaalada Laascaanod aad u so dhayeyeen iyo Balanqaadikii Maxamwayne Md: Daahir Rayaalle Kahin.
  3. Jacaylbaro

    french kiss

    Ameen, i said for a while ,,, just a while ,,
  4. People die everyday in Muqdishu and else where in Somalia ,,,, i can't see why only two persons holding British passports are making the headlines ignoring the rest of the people. Unless they were on a very important mission.
  5. Ok ,, i think this is not worth commenting nor something to discuss.
  6. looooooooooool@badhbadhle ,,,, I'm just telling u it will be available in India the very next day ,,,, it'll take few days to come here through the DHL ,,
  7. An EU delegation representing donor countries that helps Somaliland complete its democratic journey which have visited Somaliland to participate in a ceremony on the signing of an agreement between the National Election Commission and the three political parties in which they agreed on the dates of the voter registration and consecutive elections has expressed disappointment on the action of the House of Elders’ unilateral decision to extend President Riyale’s term of office. The delegation did not attend the ceremony as the ceremony itself was cancelled since the actions of President Riyale and the House of Elders have thrown the specified time of the election into disarray. The delegation met with the heads of the political parties, National Election Commission and President Riyal while in the country. However Mr. Richard Hands have expressed disappointment over the impasse created by this extension. In an interview with the local press, Mr. Hands has indicated that they were in the country as delegation from the EU and other donor countries like Britain, Sweden, Norway, Denmark and the United States of America to convey a congratulatory message to the National Election Commission and the work they have done so far as well as the tripartite agreement among all the parties that was reached on Wednesday 9 April 2008 because we know that it was not easy to reach a monumental agreement. Mr. Hands said that they were in the country to congratulate the political parties for their brave act to insist and negotiate on a specific timeline for national elections. However, the delegation faced with worry and disappointment leaving the country in a hurry in order to confer with their respective governments also urged the people of Somaliland to stay calm and all the parties concerned to maintain the peace, they emphasised that Somaliland has been peaceful for the past few years and the whole world is looking at it favourably. Therefore, the agreed time of the voter registration and elections should be respected. web page
  8. Where on earth do these muslims who want to live in the dark ages come from? Elaborate a bit sxb ......
  9. Children in Somaliland with handicaps' are a very marginalised and stigmatised group in the society because of poverty, ignorance and cultural factors. The projects objective is to create greater understanding and improve the education-possibilities for these children through involvement, information, advocacy activities and capacity-building. Furthermore the project seeks to strengthen Somali Association for Special Education's (SASE) popular foundation and capacity, as well as to establish and support 2 regional branches of the organisation. Through this SASE will improve their possibilities to perform involving and advocate work and herby increase information and awareness on children's rights and prospects at a local as well as a national level. Furthermore to teach, support and create networks for families in Somaliland with handicapped children. By developing Hargeisa School for Special Needs to a national resource centre, SASE will be able to support the children in the area and give them the possibility to receive an education. A new project stage has recently been approved and has received 1,448,000 DDK from Danidas Mini Projects Fund. web page
  10. No worries ,,, i'll get it from India on the 19th of April ,,,
  11. I was listening to the BBC Somali yesterday and a bugland minister was asked if they were informed about the attack and he said they didn't know anything ,,,,,,,
  12. Actually i'm planning to go to Diredawa sometime in this year IA ,,, i'll let u know bal. But why there is no WRITTEN Jacbur niyow ?? ,,,, waa la dhegeysan karaa uun laakin cid qortayba ma jirto miyaa ??
  13. Here is not the place we talk about politics (if you can call that politics anyway) ,,,, if you have an issue (which is the case) bring them on the concerned section of the forum.
  14. I didn't know he could go to Diredawa ,,, i heard he cannot go to Ethiopia. Thanks Nuune Yare ,,,,,,,
  15. in la qarxin doono ciddii ku geeriyootana ay si toos ah naarta u galeyso Inaalillaah ,,,,,,,,, xataa aakhiraaba laga warramayaa ka waran.
  16. Yes ,, he is the best. I don't know why they didn't make a website for him ,,,,,,,,, Do have that written Jacbur somewhere online ??
  17. Originally posted by Abtigiis& Tolka: JB I guess you feel how people get upset when you 'bemoan' the southerns testing times with glee, and yet i saw they take a note of you and argue! And hatred is a function of a definition. Propagating the dismemberment of a nation could be a manifestation of deep narrow-minded-ness and hate, to some as well. I hope you very well realize that. No hard feelings, and excuse my language, but I think Somaliland's quest for Independence is an elitist drive of 'some Islawayn's', based on flimsy justifications such as waa nala dilay (true),ma ******** baan wax la qaybsanaa,and we are inherently superior in governance to the southerns(partially true). And it is not a popular agenda of all inhabitants of the North. As true as it may be, all the arguments don't give me enough to reasons to believe JB is different than Jaamac in puntland or in Bay and bakool. Another non-sense ............
  18. Although this married couple enjoyed their luxury fishing boat together, it was the husband who was behind the wheel operating the boat. He was concerned about what might happen in an emergency. So one day out on the lake he said to his wife, "Please take the wheel, dear. Pretend that I am having a heart attack. You must get the boat safely to shore." So she drove the boat to shore. Later that evening, the wife walked into the living room where her husband was watching television. She sat down next to him, switched the TV channel, and said to him, "Please go into the kitchen, dear. Pretend I'm having a heart attack. You must set the table, cook the dinner, and wash the dishes."
  19. Some articles could be worth discussing and replaying only when its argument is based on facts and figures ,,,,, But when it is full of hatred it is worth ignoring it and you regret the time you spent on reading it.
  20. MOGADISHU, Somalia, April 14 (Reuters) - Somali Islamist militants killed two Somalis holding British passports and two Kenyans at a school in the central town of Baladwayne overnight, local residents said on Monday. "Al Shaabab fighters entered the town and suddenly attacked houses of government officials," resident Ahmed Elmi told Reuters. "Then they attacked a school where they killed two Kenyans, a British woman and a Somali man with a British passport." Al Shabaab is a militant Islamist group that the United States put on its list of foreign terrorist organisations in late February, for what Washington says is links to al Qaeda. It is leading an insurgency against the Somali interim government and its Ethiopian military allies in the capital Mogadishu, in which at least 6,500 have been killed in the last year. Another Baladwayne resident, Nur Muse, said that the militants had left the town on Monday. "Local people are terrified because people who were involved in educating our people were killed last night," he said. The British man, who is ethnically Somali, had come back to his home to build a school, Muse said.
  21. Abdullahi Ma'alim Ahmed, Dhoodaan, was born in the aromatic jungles of Dollo location, in the Somali-populated war-zone ****** region, now under the administration of the modern Federal Democratic Republic of Ethiopia, around 1935. He is the greatest and most famous Somali known poet of the last two centuries. His early life Dhoodaan was seen as an unusual infant when he was born, because he had had no cooing and babbling noises during his first six months of life, as he was supposed to. This virgin character made him wonderful baby. The then little creature became miracle, and as a result of that, his nomadic parents, thought that he was a congenitally deaf and dumb kid, and worried a lot about him. He became great burden on the low-scale life of the then innocent pastoralists. It was reported that he remained mute for sixteen years; using only body language - gesticulation. But at the end of his sixteenth life span, he started speaking. The first word that heard from Dhoodaan, was a powerful poetic expression, full of high and heart-melting emotion. According to an oral statement quoted from reliable, nomadic-story-tellers; a she-camel that was so dear to Dhoodaan, was killed by a lion; and Dhoodaan, put a couple of curses on the lion, which suffered great misfortune as a result of the action with the help of Allah. His Educational Background He did not join or go to any formal elementary or primary school, apart from self-study of the Somali graphology. It is claimed that there is a Dhoodaanian script, which has got it's own unique semantics and syntax; but, little is known if it is pictogram or ideogram. All in all, it is all-agreed that Dhoodaan, has got a natural informal and non-formal education. The God-given inborn oration made him an acclaimed august. His Role in the Somali Culture and Literature He is a leading, outstanding, influential, visionary and high-mentality poet, not a mere lyricist. No living Somali poet of his age, could and can dare come close to him, as he is a philosopher of the Somali arts. He is a physically perishable but morally ever-lasting dictionary of the Somali poetic myth and culture. This dynamic and salubrious amatuer, is a born varvellous and major man. He was nicknamed Dhoodaan, and is called "Macalinka" -the teacher, on account of his unshared-chain-like aphoristic and idiomatic metaphoric language, with sophisticated theme and rich plot. He is a real traditionalist, culturalist and naturalist, with fertile and fresh emotion. Dhoodaan, is a mono-lingual and a hot critic on the Somali oral literature as well as the non-mobile social norms. His Personality Dhoodaan is a central freedom-fighter with busy brain, full of productive, durable solutions. He is not that much talkative; but not an anti-social, as some narrow-minded figures think and say. He is a talented and tireless human rights activist. He prefers nationalism to tribalism; and that put him at the top position of the Somali industrial arts. His Jacbur Jacbur is a Dhoodaanian narrative-like, rhymeless, witty poetry. This new kind of Somali literature, is common to Dhoodaan only. He is known as 'the founder of Jacbur'. Lots of major Somali poets, imitate him and try their hands at Jacbur today. Some of those poets that graduated from the Dhoodaanian oral school of Jacbur are: the late well-known poet and playright, Abdikadir Hisri Siad, Yamyam, and the hot, liberal, great poet, Abdi Sahid. Though, they did their best, but, it is for sure that they can't reach Him - Dhoodaan. His Political Life He took up words of mass destruction and pain, against the autocratic and dictatorial regime, led by the strong junta revolutionist - the late Barre. He fearlessly opposed the gross violations of human rights committed by the heinous military administration. The iron-fist government of Barre, that said, "No freedom of thought and expression", failed to shut the mouth of Macalin-Dhoodaan. He also stood firmly against the merciless, toppled military rule of the blood-thirsty-man, Mingistu, who beheaded many Ethiopian innocent nationals. The then Ethiopian head of state and now the exiled political divorcee, Mengistu, and the then anti-democratic ruler, Barre, branded Dhoodaan, as a persona non grata, because he said no to their manslaughtering acts and exposed out long-ranged-rock-like poetic language, that touched their hearts. Dhoodaan, narrowly escaped from death with the help of God. And he endangered his life for the sake of his homeland, the troubled ****** region. He fought in the front-line and bravely took part of the past fruitless and mismanaged movements, due to his mother land, the Somali-populated Ethiopian-victim, ******. But he is still to get the fruits of his long struggle. Many Somali wise men and women regularly listen to the poems of Dhoodaan for many reasons. He was among the co-founders of Nasrullah, a patriotic political movement, that perished years ago. Summary Dhoodaan is the hero of the heroes, the poet of the poets, the creative of the creatives. He is an ocean of arature; therefore, very little is known about the real role of Dhoodaanian shape of personality. The life of the poet had never been fully studied! Because he is born of pastoral, camel-keeping community. He is an active socio-linguist and expert psycho-linguist as well as Somo-grammarian. This is not a baseless hyperbole, but it is an extensively studied research, that is grounded on reality. If one wants to know about Dhoodaan, one must closely study and examine the far central insight of the poet's idioms personifications. It is so complex and complicated enough to understand the bilibials and plosives of Dhoodaan, as well as his diphthongs and monophthongs. Dhoodaan is the dawn and dusk of the philosophy of the Somali poetries. He is a diplomatically one dimensional character and a common antagonist of dictatorial regimes of the region. The life of the poet is full of tragedy and he never created a comic or romantic work as many poets usually do. By: Mohamed Abdikadir Daud (Stanza) Somali poet