Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Actually hagbad aan galay baabay lacagtii igala raageen,,,, cadhaaba i haysa ,,,,
  2. In dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanada oo la soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada In Diiwaangelinta la siiyo wakhti ku filan oo ah sababta dib loogu dhigay Doorashada Golaha Deegaanka. In Komishanka Qaranku soo diyaariyo wakhtiga doorashada Madaxtooyada, diiwaangelinta kadib. In doorashada Madaxtooyadu ay ka soo hormarto 06/04/2009. In qodobada Xeerka Diiwaangelinta ee aan la jaanqaadi karin Doorashada Madaxtooyada la laalo. Haddii ay yimaaddaan Duruufo lama filaan ah oo dib u dhigi kara qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada, waxa xaaladdaas wadajir uga go’aan qaadanaya Komishanka iyo Saddexda xisbi qaran, iyada oo Golaha Guurtiduna u ansixinayo wakhtiga ay isla garteen oo aan waxba lagu darin. In xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ahi ay yeeshaan isku xidhnaan iyo wada-tashi joogto ah. In Guddida Farsamo ee saddexdaxisbi qaran ay noqoto guddi joogto ah, una xilsaaran kalsooni dhiska xukuumadda iyo xisbiyada wada-shaqayntooda.”
  3. I'm waiting for the face-to-face war between Egypt and Ethiopia for water.
  4. Reer mudugna isku doondoono ,,,,,,,,,,,, maantuun baa laguu yaabaa
  5. Yaa yaqaan dee ,,,,,,,,,, Here is one from Caabbi Mire: Dadkii kala gadaan qarsada Waxbaa ka dhex guuxayee Gar baan kuu dhiganayaa Gudoonkuna waadigii Gar eexo lama doonayee Garowso waxaan ku dhaho Nin goba ood gacal tihiin weliba gacalooy ku jecel adoon ku maqnayn wax gara inuu gurigoo cidla ah sidii gaabshireen fadhin (???) Miyaanan gartaa lahayn dardaarankii waad geftee adoo fasax gaaban tegey maxaa gebla kaaga xidhan ma geel baa kuugu xidhan ma geel baa kuugu dhalay
  6. Fikir iyo naftaydaay Filan waagan igu dhacay Fiintu ay la oydee ....
  7. and you still troll ,,,,,,
  8. Horta who is worse: The one who is giving those children weapons and giving the trainings. OR The one who is simply killing them by mortars, cruise missiles and air bombings ??
  9. send him to addis ?? ,, i don't think so, that would be an honour. I think Godey would fit him.
  10. Only 5 files and no shelves ?? ,,,,,,,, why do you have to face the wall ? ,,, looks like you don't do that much niyow ,,, I'll post my office but i've to clean it up before i take any pictures ,, loooooool
  11. Xaguu u bixi hee ,,, xagaana Al-Shabaab baa kaga horeeya halkana xabashi baa ugu hanjabaya. Someone tell him to committ a suicide ,,,,,,,
  12. GARISSA, Kenya, June 1 (Reuters) - Suspected Somali Islamists attacked Kenyan policemen holding three men, including two British nationals of Somali extraction, who had crossed into Kenya illegally, Kenyan police said on Sunday. One policeman was severely wounded in the attack, which took place on Saturday night in the northeastern frontier town of Dadajabula, where the men were detained for being in Kenya without the necessary documentation. The militants, who residents said belonged to Somalia's al-Shabab Islamist insurgents, attacked four policemen, taking their firearms and a vehicle. "In the process of taking the aliens to a police station, heavily armed militia men attacked and robbed a police driver of his Landcruiser after he failed to comply with orders to stop," regional police boss Julius Kitili told Reuters. "They used the police car to kidnap the officers and their guns, and to free the aliens." The policemen were later set free but the attackers kept the vehicle and their weapons, he said. "The police car and two militia vehicles raced through a border town and are believed to have headed towards Kuda (in southern Somalia)," said businessman Abdullahi Murshid, who saw them pass through the border town of Doble. "The militia on board are members of al-Shabab al-Islamia, who are active in southern Somalia," he said. Kitili said the two Britons were believed to have entered Kenya through the port city of Mombasa from neighbouring Tanzania and were headed for Somalia. In June 2007, two Kenyan policemen that had been kidnapped by Islamist fighters were found murdered on the border with Somalia after the arrest of scores of suspected Somali Islamists trying to enter Kenya.
  13. Habeen dhowayd anaga oo maqaaxi fadhina ayuu nin aanu sxb nahay sheeko soo martay oo dhab ahayd isla markaana xanuun kululayd ka sheekeeyay, nin meesha fadhiyay oo dhegeysanayay ayaa show buufis qaba, lama ogayne wuxuu yidhi uun anigana i dhegeysta. Wuxuu ka sheekeeyay wax aanu rumaysan kari waynay, oo waxaabuu ka bilaabay ina cidii hooyadii isaga ka dhashay aan laba garanaynin oo gaaladu Antonio ugu yeedho, Carabtana Abdullah looga yaqaano halkana magac kele. Wuxuu yidhi dowladii Somalia ee Siyaad barre baa i raadinaysay, Tanzania ayaan u baxsaday, Sirdoonkii Soomaaliya iyo kii Kenya oo is kaashanaya ayaa gacansaar la yeeshay kii Tanzania, markii dambena kuwii Yemen baa ku soo biiray, Yuhuudii baa hadana soo gashay. Wuxuu yidhi xataa gabadha aan guursaday sirdoonka Kenya ayaa soo diray oo anigaa la igu khaarajinayay, Ilmihii ii dhashay baa la ii bedelay, gabadhayda aniga uurka iimay qaadin ee nin Kenyan ah baa uureeyay si aniga la iigu wanjalo ,,,, Belo, markuu halkaa marayo baanu meesha iskaga yaacnay ,,,,,,,,,,,,
  14. By: African Prince On Saturday during lunch in the school dininghall l had a short fued with a girl l once had a bit of a moment with, she is now the headgirl of the school. You see there was a rebellious junior whom she blankly dislikes and at the end of the day they are sworn enemies. During that fateful lunch they had a bit of a row and as a senior who happened to be talking to her during this time l had to come in and get them talking, the problem is that she uses emotions and when l convinced the kid to apologise she just made it worse by literally expecting him to bow down to her. In a matter of seconds the kid was gone, nothing solved and she was just going on about how she should be respected which l found a little overated. Problem is l could not take any of her whining anymore so l attempted to walk away but she just came headon and "turned the volume up" in a dininghall of over 360 students. All prince could do was keep his cool and calmy see my way out. As soon as l reached my table a few of my guys were criticising me for not acting like a man and standing up to her. I reflected on this and realised that in a small way this event is reflective of some of the understandings we have of masculinity; at a time when witches are lynched in Kenya, and women are being assaulted for their dress sense in S.A my question to you is what do you think it means to be a "real man" ?
  15. Hargeysa(Qarannews)- Kulan Caawa ku dhexmaray Xukumadda Somaliland iyo Asxaabta Mucaaridka ah ayaa lagu gaadhay 8 qodob oo soo afjari doona khilaafaadkii siyaasadeed ee inta muddada ah u dhexeeyey Xukumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka. Heshiiskan caawa ayaa lagu sheegay war-murtiyeed ay soo wada saareen sadexda xisbi qaran. Nuxurka Heshiiskuna waa sidan. Kulan ay Qasriga Madaxtooyada ay ku yeesheen maanta oo ay taariikhdu tahay, 1/6/08. Xukuumadda iyo Madaxda Mucaaridka, waxa ay dood dheer, lafa-gurid iyo isu tanaasul badan oo ay ku dheehan tahay wadaniyad, masuuliyad dad iyo dalba u damqanaysa, kadib waxa ay isla gaadheen qodobadan go?an ee soo socda; In dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanada oo la soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada. In Diiwaangelinta la siiyo wakhti ku filan oo ah sababta dib loogu dhigay Doorashada Golaha Deegaanka. In Komiishanka Qaranku soo diyaariyo wakhtiga Doorashada Madaxtooyada, Diiwaangelinta kadib. In Doorashada Madaxtooyadu ay ka soo hormarto 06/04/2009. In Qodobada Xeerka Diiwaangelinta ee aan la jaanqaadi Karin Doorashada Madaxtooyada la laalo. Haddii ay yimaadaan Duruufo lama filaan ah oo dib u dhigi kara qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada, waxa xaaladdaas wada jir uga go;aan qaadanaya Komiishanka iyo Saddexda Xisbi Qaran, iyada oo Golaha Guurtiduna u ansixinayo wakhtiga ay isla garteen oo aan waxba lagu darin. In Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka ahi ay yeeshaan, isku xidhnaan iyo wada tashi joogta ah. In Guddida Farsamo ee saddexda Xisbi Qaran ay noqoto guddi Joogto ah, una xilsaaran kalsooni dhiska Xukuumadda iyo Xisbiyada wada shaqeyntooda. Wakiilada ay igmadeen Saddexda Xisbi. 1. Mudane, Maxamed Ismaaciil Bulaale Xog-hayaha Guud ee Xisbiga UDUB 2. Mudane, Aadan Maxamed Mire (Waqaf) Guddoomiye Xiggeenka Xisbigga UCID 3. Mudane, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax Guddoomiye Xiggeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE. Heshiinkan ay caawa wada gaadheen labada dhinaca ee isku haya siyaasadda ayey dadwaynaha reer somaliland aad usoo dhaweeyeen markii ay maqleen heshiiskan, kaasi oo meesha ka saaraya walaacii ay dadbadani ka qabeen sida ay wax noqon doonaan
  16. Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa sii daayey budhcad badeed ka soo jeeda gobolada Puntland,kuwaas oo bishii March laga qabtay Wajaalle,iyaga oo ku sii jeeday dhinaca Itoobiya. Nimankaas oo watay marka la qabanayey lacag kor u dhaafaysa $ 21000 (Koow iyo labaatan kun oo Dollar),ayaa waxa lagu soo eedeeyey inay yihiin budhcad badeed maraakiibta afduubta,balse Rayaale ayaa amray in ooda laga qaado,maadaama sida uu shegay lagu waayey wax danbi ah oo ay galeen. Nimankaas oo uu ku jiro Cumar Maxamed Boqor Muuse oo Cadde Muuse adeer u yahay ayaa waxa magacyadoodu kala yihiin kuwan hoose: 1. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud 2. Cumar Maxamed Boqor Muuse 3. Cabdicasiis Cabdi Axmed 4. Maxamuud Xasan Siciid 5. Mustafe Cabdalla Axmed Nimankan ayaa sida la aaminsan yahay waxay qayb ka ahaayeen malayshiyo afduubatay markab,isal markaana la siiyey lacag madax furasho ah,ayna markaa qaybtoodii ula soo baxsadeen dhinaca Somaliland,si ay u tagaan meel nabad ah.
  17. North, then i should expect a special thread yea ??
  18. I must say you know nothing about people here niyow. ,,,,,, Ok ,, lemme shut my big mouth bal.
  19. Jacaylbaro

    oprah

    Don't even say the name ...........