Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hangover from the 18th May ........ It will take weeks to recover from it wallee
  2. Alpha Blondy;952498 wrote: ^ can i post some too? it was great to see you again, inaar. Yeah u can of course ,,,, but just the best ones, not everything ....
  3. Juxa;952503 wrote: waryaa JB i could not see you from the tv pictures, sowtaan isku ogeyn inaad isku dhigto camerada Lool Juxa .......... How can you see me from this dee
  4. Subax Wanaagsan ... The 18th May Fever and everyone is just MAD
  5. It is just a little lesson for the UN that Hargeisa is not Muqdisho .....
  6. N.O.R.F;949704 wrote: ^Please share JB. I don't see this as anything but empty brovado. I can see the UN execs having a good laugh about it right now in Hargaisa hotels. Not in Public dee .... waa ku sidee
  7. How to implement this decision is up to the government ,,,, I am aware of some mechanisms in place so far.
  8. nuune;949657 wrote: But I thought this news of UN handing over the Somali resources would be welcomed by Somaliland, would Somaliland be happy if UN keeps Somali Airspace and manage it for Somalis. This is more political ,,, until some issues are resolved, then the move is one-sided. I wouldn't mind if there is a proper agreement from both sides on this issue. UN tu dadkuun bay isku diraysaa that is why they are taking such big moves without even preparing the ground for it.
  9. burahadeer;949679 wrote: watch faroole following suit in the coming few days....ana waykan:D :D
  10. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi ayaa ku dhawaaqay Somaliland in ay Hawadeeda ka mamnuucday Duulimaadyada Qaramada Midoobay, kuwa hada ku sugan garoomada Somaliland-na aanay kici Karin ilaa amar danbe. “Laga bilaabo beri lixda Subaxnimo Duulimaadyada Qaramada Midoobay ma soo geli karaan Hawada Somaliland, kuwa hada fadhiya madaaraduna saacadaas laga bilaabo kama duuli karaan Garoomadda ilaa iyo inta amar danbe laga soo saarayo” ayuu yidhi wasiirku Sidaasa waxa uu wasiirka Duulista Hawadu ku sheegay shir jaraa’id oo uu warbaahinta goor dhaweyd ugu qabtay madaarka Hargeysa isagoo ka jawaabay go’aankii ay shalay Qaramada Midoobay iyo Hay’adeeda UNDP ku hoos geeyeen maamulka Madaaradda Somaliya oo dhan dawladda Somaliya. Maxamud Xaashi cabdi waxa kale oo uu warfidiyeenada u sheegay in laga bilaabo 25/7/2013 Somaliland si toos ah u maaulan doonto Hawadeeda iyo madaaradeeda, isagoo sheegay wixii xisaab hore ah ee ee aya Somaliland u haysay qaramada Midoobay iyo hay’adda IYATO inay kala xiisaabtami doonaan. Sidoo kale wasiirka wasaaradda Duulista Hawada Somaliland waxa uu Amar ku bixiyay laga bilaabo bisha Juun ee sanadkan in ay Somaliland qaadan doonto Duulimaadyada Hawadeeda Dul mara iyo kuwa ka duulaya madaaradeedaba isagoo ku war geliyay shirkadaha Duulimaadyada in ay sidaas ula socdaan. Sidoo kale waxa uu Xukuumadda Somaliya uga digay in ay ku talaabsato go’aanka ay qaadatay ee ay ku dalbatay in hawada Somaliland ay maamulato isagoo uga digay cawaaqib xumada ay arrintaasi ku keeni doonto wadahadaladii u socday Somaliland iyo Somaliya. Wasiira Wasaaradda Duulista Hawadu waxa uu sheegay Somaliland in ay guul daro kala kulantay mashruucii hay’adda ICAO ee ay Qaramada Midoobay u dhiibtay maamulka Hawada Somaliya, isagoo sheegay Somaliland in aanay ka soo gaadhi jirin wax muuqda dhaqaalaha ay u qaadi jireen, marka laga reebo afartameeye shaqaale ah oo mushahar laga siin jiray, isagoo ku qiyaasay lacagta sanadkii ka soo xeroon jirtay in ay gaadhaysay toban Milyan oo Doolar. Wasiirka wasaaradda Duulista Hawadu waxa uu sheegay in ay Qaramada Midoobay aiska indho tirtay Heshiiskii Somaliland iyo Dawladdii Federalaka u dhaxeeyay ee ay iyaguana qaybta ka ahaayeen ee labada Dal loogu sameeyay Guddidii wadajirka ahayd ee la ogayd maamulaaka Hawada Somaliya iyo Somaliland, taasina ay tahay in ay ka leexatay wadadii saxda ahayd ee hawsha Duulimaadyada fududaynaysay. Wasiir Maxamud waxa uu sheegay Somaliland in ay ka digtoon tahay aatalaabo kasta oo lagu carqaladayanayo Qaranimda Soamliland, isla markaana ay awood u leeyihiin in ay maamushaan Hawadooda iyo khayraadka kale ee ay leedahay Somaliland, cid kale oo uga talin kartaana aanay jirin.
  11. Salaam Juxa ..... nuune, niyow sidaasay na bareen dee ......
  12. Haa anaa samaysta imika ,,, but seems she is not learning Kaa muslimay noo soo dira bal
  13. What da hell are u guys talking about ?? Well, it seems the new temporary maid in the office doesn't know how to prepare a good tea. I'm really suffering for 3 days now.
  14. Xaaji xayraan weligaa lama tirsado dee ,,,, marba dhinac bay u eridaa