
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Watch it Here
-
Hargeysa, August 28, 2008 (Haatuf) – Ciidamada Ammaanka ee Somaliland, ayaa 24-kii bishan August gacanta ku dhigay nin la sheegay inay dhalashadiisu ka soo jeedo dalka Kenya oo doonayay inuu magaalada Saylac uga gudbo dhinaca Djibouti. Ninkan oo la sheegay inuu maalintii sabtidii ee 23-kii isla bishan August ka soo degay Madaarka Hargeysa, ayaa waxa la xaqiijinayaa in diyaaradda sidday uu ka soo raacay Djibouti, kadibna uu isla maalintiiba dhinaca Saylac u raacay gaadhi ay u diyaariyeen qaar ka mid ah shaqaalaha shirkadda ganacsadaha reer Djibouti ee Cabdiraxmaan Boore. Hase yeeshee sida ay ilo xog-ogaal ahi Haatuf u sheegeen ninkani markii uu gaadhay magaalada Saylac waxa ka shakiyey qaar ka mid ah Bileyska Saylac oo markii hore ninkan loogu sheegay inuu ka soo jeedo Beesha Ciisaha, balse markii ay taas ku qanci waayeen ayay bileyska Saylac xabsiga u taxaabeen ninkii iyo ciddii la socotay oo ahayd laba nin oo reer Somaliland ah. Warku wuxuu intaas ku darayaa in markii ninkan gacanta lagu dhigay laga soo saaray Bastoolad xabaddu dhuunta u taallo iyo saabka laabta lagu xidho ee aanay rasaastu karin (Bulletproof vest). Waxa kale oo shandad uu sitay laga helay afar Raadyow oo ah nooca isgaadhsiinta ee loo yaqaan GBS oo mid ka mid ahi yahay nooca lagu isticmaalo badda ee codka weyneeya iyo weliba sidoo kale telefoonka nooca la yidhaahdo Turaya ee satellite-ka ku xidhan. Sida la sheegay ninkan la qabtay wuxuu doonayey inuu laash ka raaco xeebta Saylac si uu u galo Djibouti. Balse waxa uu warku tibaaxay in qorshahaas ay dib u dhigtay badda oo ka caariday xeebta Saylac. Inkasta oo ninkan markii Saylac lagu qabtay uu sitay Shandad keliya, haddana waxa la sheegay in markii uu Madaarka Hargeysa ka soo degay uu sitay saddex Shandadood. Waxa kale oo laga shakisan yahay in Bastoolada iyo qalabka kale ee uu sitay loogu sii diyaariyay magaalada Hargeysa. Wararku waxay intaas ku darayaan in aanay ahayn markii u horeysay ee uu ninkan Kiiniyaanka ahi xadka Somaliland uga gudbo dhinaca Djibouti, balse ay dhacday inuu marar hore ka xuduudda Somaliland iyo Djibouti u dhaxaysa ka gudbay, iyadoo loo malaynayo in doorkan u dambeeyay uu waayey gacan-siin uu ka heli jiray dhinaca qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Djibouti. Ganacsade Boore ayaa hore warbaahintu ugu eedaysay in koontarabaanka sigaarka ka sokow uu ka ganacsado mukhaadaraadka loo dhoofiyo dalalka Gacanka Carabta iyo wadamada Yurubta galbeed, waxaana loo malaynayaa in ninkani uu xidhiidhinayay badeecado koontarabaan ah oo badda Somaliland iyo Djibouti lagula kala wareegayey. Ganacsade Cabdiraxmaan Boore ayaa waxa uu Somaliland ganacsi u keenaa sigaarada Benson, Royals iyo badeecado kale. Dhinaca kale, Ganacsade Cabdiraxmaan Boore ayaa lagu wadaa inuu maanta soo gaadho magaalada Hargeysa, si uu Xukuumadda Somaliland uga sii daayo ninkan Kiiniyaanka ah oo isagu sheegtay inuu la-taliye u yahay Cabdiraxmaan Boore. Ninkan iyo labadii nin ee lala soo qabtay waxa la sheegay in shalayba loo soo dhaadhiciyey Hargeysa oo ay hadda ku xidhan yihiin.
-
Alxamdulillah waa la fiican yahay niyow ,,,, Too much work here too as it is getting the weekend.
-
Jamaal, we need to verify the allegations first. I'm not sure if this problem exists at all but it is something we can be sure about it.
-
Subax wanaagsan yall ........ Xalay the afur was too much and YES i eat HILIB .... They best Hilib that my Mom prepared it so far.
-
Somalia needs 20,000 Guantenamo-like prisons imika weliba si dhaqso ah lakin the question is yaa samaynaya yaase loo samaynayaa ?? Seems the one who is supposed to implement is the one who should be put first ,,,,,
-
Bare Huuraale xoog ayaa la iiga saaray Kismaayo
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Nasiib wanaagse, dagaalki markii ayuu dhamaaday oo watuu Barre magaalada ka baxay ,, I like sidaad hadalka u dhigtay lakin to my knowledge magaalada kamuu bixin ee dagaal baa lagaga saaray sxb oo waadigii ogaa wixii ka dhacay iyo sidii xataa baabuurtiisii oo baacsaday isagana waabuu dhaawacmay la leeyahay. Midda kele, halkii marka horeba ay sartu ka qudhunty ee isaga iyo wadaadadu ay ku dagaalameen so sideedii maaha ?? maxaa lagu xalliyay. hadiise uu magaalada ku soo noqdo ma isagoo shaqsi caadiya ah buu joogi mise maleeshiyadiisii buu dib u urursan oo uu hogaamin doonaa ?? -
looooooooooool .... Yeah that is the source, the khat chewers ,,
-
faysal Cali WARAABE - reerkeena, qaar baa sagaal oday ka tirsada qabiilkooda
Jacaylbaro replied to Cige's topic in Politics
looooooooooooooooooool ,,,, waan garanayay inaan meeshaa meel aan ahayni ku qarinayne. -
looooooool@ukun mas ,,,,,,,,,,,,,,,, belaayo ayaad isku doonatay but i once had Ukunta Gorayada ........ very big and enough in lagu dhergo weliba.
-
loooooool ,, i like anything from Duburu-dajaaja niyow ,, waa la igu qaatay alaabtaas ,,
-
Yes i heard about the next year and the year after weliba ,,,,,, Sheh, my working time during Ramadan is 7am - 2pm .........
-
Puntland is on the verge of collapse by the weight of its folly. There should be an urgent and positive change in order to save Puntland from itself. Ilaahay ha sahlo .............
-
You guys dhib baa idin haysata walee ,, i understand that where the environment are not in your support.
-
I sometimes do .. depending on the workload. I like waking up early but it is a bit difficult during Ramadan where almost everybody sleeps too late.
-
looooooool@romantic ,,,, i'll use that part after Ramadan IA ,,,,
-
Fahiye, Hargeisa is well and good. It rained this morning which cooled the heat down. Only half an hour and i'm off for the day. Ibti, don't sleep too late .... i did that since the beginning of Ramadan and yesterday i had no cholce but to lock my office door and get 10 minutes nap on my desk ,,,,,,,,
-
looooool@fat cats ... and do you think they can move at all ?? ,,, Ask Norf to send one by DHL today ,,,,
-
Morning Malika ,,,,,,, Salama kabisa, habariya wewe ??
-
morning CL ,,,,,,,,, it is almost 1pm here ,,,, the Afur time is 6:07pm .......... whohoooo
-
@ Ngonge ............ Yeah that was a bit problem yesterday. I wonder how you came to know that quickly though ,,, Fahiye, i live better than the Gulf (if Norf can agree that) ....... Now they are debating if the office will be completely closed during the last ten days of Ramadan ,,,,
-
The Image Of A Beautiful Coast Tarnished By 'Pirates'
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
I didn't know Garoweonline is a secessionist site ,,,,,, that is new to me. I posted here coz it is not a political. It is more about the Somali coasts and how it is tarnished by pirates. Now let's not turn this into politics ,,, we have enough nac nac in that section. -
Somaliland .......
-
All = Somalis (race) We= Somaliland You = Somalia It is obvisous but since you asked here you have it.
-
You're over-reacting sxb .......