Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. ,, ma isagaa wax keleba ku odhan doona ,, loooool Weliba dumar waaweynaysi xataa ma leh if you know what i mean ,,,
  2. Cadaan, I don't think you've even started the day ,,, Mr. Gello, I know when you are fasting in a place where everybody else is eating around you.
  3. Actually i find it the easiest day here today. Four more hours and Booom ,, the saambuusa is On ,,
  4. hayaay ,, , age obsessed baad noqotay miyaa A&T sidaa kugumaan ogayne ,,,,,, ??
  5. Nooc walba waanu ka leenahaye iska daa ..... isaguba wuu is og yahay inaan cidina dooranayne
  6. No worries, the will come and edit just like the did to the other above posts yesterday. The Mod is not a software that automatically changes the word but they have lives too.
  7. looooooooooooool ........ aqoon is not necessary all the time.
  8. So you support him coz he is a close relative of you ??? ........ very disappointing indeed.
  9. Waar niyow i told you to stop runtii .. at least during Ramadan bal. How come you want to run after someone who doesn't want you bal ?? ,,, You have a good appitate runtii ,,
  10. Muxuu ku yidhi bal warka i sii ..........
  11. Somaliland, ayaa dalalka midowga Africa ka heshay tageerayaal u ololeeya qadiyadeeda iyo sidii ay aqoonsi buuxa u heli lahayd. Sidaana waxa lagu sheegay warbixin uu qoray warsidaha Medeshi oo ka soo baxa magaalada Addiss Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Warsidahan oo si gaar ah wax uga qora wararka iyo warbixinaha la xidhiidha ururka Midnimada African ka, ayaa intaa ku daray in caqabada kaliya ee haatan Somaliland hor taagan ay tahay arinta xuduudaha laga dhaxlay isticmaarka. Taas oo ay Somaliland si fudud uga gudbi karto marka la qiimeeyo, maadama ay hore u ahayd dal uu gumaysan jiray Ingiriisku. Warbixintan uu warsidaha Medeshin qoray oo aad u dheerayd waxa uu ku bilaabay sidan: "Somaliland, ayaa ka heshay ururka midowga Africa dhexdiisa wadamo u ololeeya oo taageersan qadiyada gooni-isu taageeda iyo sidii ay aqoonsi buuxa uga heli lahayd beesha caalamka, taas oo Somaliland ka taageeraysa halganka adage diblamasiyadeed oo ay ugu jirto sidii ay u heli lahayd waxa kaliya ee haatan ka maqan oo ah ictiraaf buuxa oo ay ka hesho bulshada caalamka, si ay u noqoto dal madaxbanaanidiisu dhamays tiran tahay oo garab fadhiista qaramada dunida kana mid noqda gole goboleedyada iyo kuwa caalamiga ee laysugu yimaado. Hasa yeeshee, caqabada kaliya ee haatan hor taala Somaliland, ayaa ah arinta ilaalinta xuduudihii laga dhaxlay gumaystayaashii reer Yurub oo ay dalalka midowga Africa ku darsadeen axdigooda in la ilaaliyo, iyaga oo ka cabsi qabay in wax ka badalka xuduudahaasi ay qaarada ka dhalinayso dagaalo iyo qulqulatooyin aan dhamaad lahayn. Laakiin waxaynu odhan karnaa Somaliland caqabadaas si fudud bay uga gudbi kartaa, maadama ay hore u ahayd mustacmarad uu gumaysan jiray Ingiriisku, iyadoo dawladaha Talyaaniga iyo Ingiriisku ay jeexeen xuduuda haatan u dhaxaysa Somaliland iyo Somaliya oo ay heshiis ka gaadheen sanadkii 1884-kii, taas oo Somaliland siinaysa qiil ah in aqoonsigeedu aanu ahayn mid wax ka badalaya xuduudihii laga dhaxlay gumaysigii. Waxa intaa dheer iyadoo Somaliland xornimadeeda qaadatay 26-kii Juun 1960-kii markaas oo ay qaranimada Somaliland aqoonsadeen in ka badan 34-dal, dalalkaas oo intooda badani ay ahaayeen kuwa xiligan xubnaha ka ah ururka midowga Africa, sidaa darted Somaliland waxa ay ku doonayso aqoonsigu waa xuduudeedi ay ka dhaxashay gumaystihii Ingiriiska ee ma jiro xuduudo cusub oo ay ka dhex samaysatay qaarada Africa gudaheeda. Dawlada Ingiriiska oo iyadu gumaysan jirtay Somaliland ayaa saxeexday dhamaan heshiisyadii lagu calaamadinayay xuduudaha ay Somaliland la wadaagto dalalka ay jaarka la tahay, oo ay ka mid yihiin dalka Faransiiska oo Ingiriisku la saxeexday xuduuda Somaliland la leedahay Djibouti, Ethiopia oo uu la saxeexday xuduuda dhinaceeda iyo xuduuda Somaliya oo Ingiriisku la saxeexday dawlada Talyaaniga. Hadaba, iyadoo la cuskanayo cadaymahaa kor ku xusan midowga Africa xaq uguma laha Somaliland inuu ku cadaadiyo waafajinta axdiga ururka midowga Africa ee lagu saxeexay Qaahira ee sheegaya in la ilaaliyo xuduudihii Isticmaarkii reer Yurub laga dhaxlay, iyadoo ay hore u jireen dalal haatan ka mid ah midowga Africa oo xornimadooda ku helay iyaga oo loo arkay inay waafaqsan yihiin xuduudihii gumaystayaashu ka tageen kuwaas oo ay ugu danbaysay dawlada eritaria oo ka go’day Ethiopia taas oo ay sabab u ahayd aqoonsiga midowga Africa siiyay Eritaria oo hore u ahayd dal uu gumaysan jiray Talyaanigu iyo tixgalin la siiyay rabitaanka shacbiga ku dhaqan oo iyagu afti laga qaaday ku taageeray inay ka go’aan Ethiopia. Hadaba, midowga Africa waxa la gudboon in aanay wakhti kaga lumin Somaliland eegitaanka sida ay u waafaqsan tahay xuduudihii isticmaarka, sababtoo ah dhibaatada dalkii la isku odhan jiray Somaliya waxay u baahan tahay in si deg deg ah loo kala furdaamiyo. Hadii kale midowga Africa isaga ayaa sabab u noqonaya sii jiitanka mushkilada geeska Africa, hadii ay lugta u sii hayaan Somaliland dalka burburku ka socdo ee Somaliya, iyadoo shacabka Somaliland ku dhaqani ay si sharci ah oo nidaamsan ugu socda wadadii ay ku heli lahaayeen xuquuqdooda ah sidii aqoonsi buuxa ay u heli lahaayeen, mana jirto cid Somaliland iska hor taagi karta dhabaha saxda ah ee ay ku socoto ilaa inta ay ka hantiyayso xuquuqdeeda ka maqan.
  12. War ma jiree ka hadh ,,, ka hadh baaba lagu leeyahaye maxaad sii waraysanaysaa ... Ma maqashay tii hooyadeed waaninaysay ee tidhi " ii dhaqso waa la i sugayaaye" ,, loooooooooooool
  13. You are mixing a novel with a short story. You can build your characters in one line only or one paragraph max ....... remember you are not writing a book, it is a short story on SOL. You should know your audiences first. Haye inta kele waad igu waafaqday sow maaha ,,,, They are not coming JB! I have waited for too long Now who is impatient ??? ,,
  14. galow iyo sideeye shimbiro grabsatay sida aar la ganeeye gurxanteey adoon lago garaabeyn gadka cid ha qabsan!! lol waaxa wacan inaada gaa gaababsataayo nafata samiyr ugeeysee!! Somali Translation Please ,,,,,,,,
  15. Jacaylbaro

    Eedo/Aayo

    I always hear those Aayos are tough and rough .... Never experienced though.
  16. Dear A&T, First of all Ramadan Karim. Ilaahay bishan khayrkeeda ha ina siiyo. I would like to have a word with you taking the opportunity of this holly month which i hope you will understand what i'm saying. Let me say you are crazy ,, yes crazy by your words and crazy by selecting some strange stories. Does that mean you're crazy by nature ? ,, now it is Ramadan and i hope inaad is dejin doonto. Stop running after women. If they want you they will come to you no matter what. No one will stop their way. If they don't then you don't have to run after them. Looks like you are jumping from one to another and that is not good for your health. Stop the damn Calaacal niyow. You don't need to do that. No one giving a shyytt about what you are calaacaling about and i'm sure you have the experience for the few months you stayed in SOL. All those screaming, iga soo gaadhaay, waar iga qabtaay and noo gar naqaay is not good for your mind. Focus Focus focus ,, when writing a story first make it short so that poeple can read it easily. Most of us are connected from work and you can imagine how long it will take you to read a topic while in the office. Again you need to finish the story you started before you start another one. See ? you are in between two rocks, to make it short and to finish the story. Sure the great writer can do that. To be continued ...............
  17. Waar kaas iyo hadii 6.5 la yidhaa xataa ku heshiin maayaane ,,, bal qoladaa martida loo yahay ha la iska hagaajiyo ,,,,
  18. It usually kills me ....... and that is coz of the damn TEA ,,
  19. waxa uu Faysal reer Baligubadle kula kaftamay inuu isagu magaalada keenay bisadii u horaysay
  20. 4.5 meel keliya bay ka shaqaysaa sow maaha ?