Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. You could take that example and apply to your area. Don't worry it is Free of Charge ,,,
  2. I'm glad you've realised that before i even say it. The same media outlet is spaculating such propoganda in order to create problems in the region.
  3. Soomaali inta waqooyi iyo koonfur degta uun maaha ,,, what about Djibouti ??
  4. Ma Dhab-baa in Rayaale Oggolaaday in Ciidammada Itoobiya ee ku Sugan Soomaaliya la soo Mariyo Dekedda Berbera? Muqdisho (Dayniile/Jam)- Iyadoo dhowaanahanba ay soo baxeen hadal-haynta ku aaddan in ciidammada Itoobiya ee laba sannadood ka hor galay gudaha dalka Soomaaliya ay waqtigan isu diyaarinayaan siday dib uga bixi lahaayeen, dhawaaqyadaas oo badankoodu ka soo yeedheen madaxda ugu sarreysa dawladda Itoobiya, gaar ahaanna Ra’iisal-wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda, ayaa waxa hadda ku soo biiray hadal-hayn kale oo ku wajahan qaabka ciidankani uga xamaan qaadanayaan Soomaaliya. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in saraakiil ka tirsan millateriga Mareykanka ee fadhigoodu yahay magaalada Jabuuti iyo weliba saraakiil ka tirsan ciidammada Itoobiya ay xusulduub ugu jiraan sidii ay uga dhaadhicin lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin in ciidammada Itoobiyaanku adeegsadaan xeebaha Somaliland. Warkan oo aanu ka soo xiganay ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa lagu sheegay in Mr. Rayaale uu si degdeg ah u aqbalay inay adeegsan karaan xeebaha Somaliland, isla markaana xor u yihiin, waxana ilahaasi tibaaxeen in saraakiishani damacsan yihiin sidii hubka u badan taagniyada iyo ciidammada Itoobiya ee ku sugan qaybo badan oo ka tirsan gobollada Soomaaliya loogu daabuli lahaa maraakiib Mareykanku leeyahay, kadibna looga dejin lahaa dekedda Berbera si ay halkaa uga sii gudbaan dhinaca dalka Itoobiya. Tallaabadan ayaa la sheegayaa inay ka dambeyso kadib markii taliyaha ciidammada Itoobiya ee ku sugan Somalia uu aqbali kari waayey inuu dhinaca dhulka soo, isagoo sheegay in aanay suurtogal ahayn inay dhulka soo maraan, maadaama ay meel kasta joogaan kooxaha kacdoonka, isla markaana goob kasta lagu beegsan karo ciidankooda, taasina keeni karto in kunkii ciidan ee dhulka ku baxa ka dhintaan kala-badh ama ka badan, sidaa awgeedna ay ka wanaagsan tahay inay dhinaca badda ku baxaan, balse lama oga xilliga ay bilaabi doonaan ciidankani dib u gurashadooda. Arrintan ayaa haddii ay run noqoto waxay wax badan ka beddeli kartaa xaaladda qasan ee dalka Soomaaliya iyo weliba nabadda Gobolka Geeska Afrika, waxana sidoo kale tallaabadani dhawaaq wanaagsan u noqon doontaa kumanaanka kun ee Soomaalida ah ee muddada 20-ka bilood ah ku barakacsan geedaha hoostooda, isla markaana haystaan duruufaha adag ee ay ugu badan tahay gaajada iyo hoy la’aanta. Jamhuuriya Online
  5. Waa laga sameeyaa markii la doono ,,, depends on one's taste. Qaar baaba waxyaalo kele laga sameeyaa and i've even seen a vigiterian sambusa ,,,
  6. Are you sure that is not YOU nuune ??
  7. It is now 1:40pm here ...... Sayid, Soonka ha naga jebin haddaba ee naga daa niyow.
  8. looooooooooooooooool@somalicrackers ,,,,,,, Somaliland Cyber Hackers ... kuwaasaaba ugu daran shufto fooqal shufto .. Internet Pirates ???
  9. Ma saambuusaad noqotay maantana yaa sayidka ,, Salaams All ...... half an hour and i'm off for the day. Time is running crazyyyy ,,,
  10. **********ku sidee buu u hadlaana ? Yes there is a difference between the ICU and Al-Shabaab now ,,,
  11. Mugadisho-(Qarannews))- Markab dagaal oo aan la aqoonin cidda leh ayaa Ciidamo saaran waxay Xeebaha Soomaaliya ka qabteen 14 Burcad Badeed Soomaali ah, kuwaasi oo la socday Doon yar oo ay adeegsadaan marka ay wax af-duubanayaan. Wasiirka Kalluumeysiga Puntland C/qaadir Muuse Yuusuf ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Reuters in Markabkaas oo uu u maleynayo in uu Mareykanka leeyahay ay Ciidamada saaran burburiyeen Doontii ay Burcad Badeedka wateen, kadibna ay gacanta ku dhigeen. “Weli waan baareynaa cidda Markabkaas Dagaal leh” ayuuna yiri Wasiirka Kalluumeysiga Puntland C/qaadir Muuse Yuusuf. Bishii April ee sanadkan ayay ahayd markii Ciidamo Faransiis ah ay weerareen Kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugnaa Xeebaha Puntland, kuwaasi oo ugu dambeyntii gacanta ku dhigay 6 ka mid ah Kooxihii Burcad Badeedka ahaa. Kooxo Burcad Badeed ah ayaa waxay deegaanka Eyl ee Gobolka Nugaal ku heystaan 10 Markab iyo 130 Shaqaale ah oo la socday Maraakiibta ay heystaan, waxayna dalbanayaan lacag madax furasho ah oo aad u badan si ay u sii daayaan Maraakiibtaas oo qaarkood laga leeyahay Dalalka Masar, Malaysia, Faransiiska, Japan iyo Iran. Af-duubka ay Kooxaha Burcad Badeedka ah ka geystaan Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa dhawaan kulan ka yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo weliba meel-mariyay Qaraar ku saabsanaa in Ciidamo Caalami ah loo diro Xeebaha Soomaaliya, si ay ula dagaallamaan Kooxaha Burcad Badeedka.
  12. BOSASSO, Somalia, Sept 7 (Reuters) - An unidentified warship off pirate-ridden Somali waters captured 14 pirates and destroyed their boat, a minister of the northern Puntland region said on Sunday. Abdulqadir Muse Yusuf, fisheries minister for the semi-autonomous region said the pirate vessel met a warship "that we think could be American" and all the pirates on board were captured and their boat destroyed. However, the U.S. Fifth Fleet, based in Bahrain, said there was no American involvement in the operation. Yusuf said local authorities were still investigating the identity of the warship." Two French nationals were seized in their yacht in the perilous waters on Tuesday and the French navy has said it is ready to try to free them, although their safety came first. The two captives were safe in a hill village 750 km (465 miles) east of Bosasso, Puntland's capital, a man who said he was the pirates' servant told Reuters on Sunday. "The French tourists, whose boat was also hijacked, are now held inside the hilly areas of Habo village. They are safe and healthy," Abdinur Farah told Reuters from the deck of a seized Iranian ship. He said the Iranian ship with 28 crew members including two Russians, two Pakistanis and a Syrian would soon be freed once the $2 million ransom agreed upon was paid. "The bargaining about the ransom is over and pirates are just waiting for the money," he said. "Puntland requested the pirates two weeks ago to hand over this Iranian ship, saying that it is carrying weapons to Eritrea. I have seen food and other odd items on the ship but I do not know what is hidden underneath." HEFTY RANSOMS Somali gunmen are holding more than 10 ships for ransom at Eyl, a lawless former fishing outpost now used by gangs behind a sharp rise in sea attacks. The hijackings have become commonplace, especially in Puntland. However, pirates often treat hostages well in the hope of hefty ransoms. Most captured ships bring ransoms of more than $10,000 and in a few cases much more. The gunmen in Eyl are also demanding a ransom of more than $9 million to free two Malaysian tankers, a Japanese-managed bulk carrier and a Nigerian tug boat. The pirates are currently holding over 130 crew members. Attacks at sea have boomed as lawlessness increased in Somalia, where there has not been a working government since warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre in 1991. Since the start of last year, more than 8,000 civilians have been killed in fighting between allied Somali government and Ethiopian soldiers and Islamist rebels. Another 1 million have been driven from their homes. The chaos in Somalia have also made the Horn of Africa a dangerous place for aid workers or foreigners. Two journalists, Canadian Amanda Lindhout and Nigel Brennan, an Australian freelance photojournalist, were kidnapped last month. A local radio station reported on Sunday that negotiations for their release were ongoing. "We contacted (people in) Australia. We made him talk to his Australian relatives," Ahmad Ali, one of the kidnappers, told Somalia's Shabelle Radio. "Negotiations are progressing currently and, God willing, will be concluded."
  13. Safaaradii Dawladda Yemen ay ku lahayd magaalada Muqdisho ee dalka Somalia ayaa irdaha loo xidhay sida uu sheegay afhayeen ka tirsan safaaraddaas. Xidhitaanka safaaradda Yemen ee Muqdisho ayaa yimid maalinimadii Arbacadii markii ay kooxaha ka soo horjeeda dawladda Mbagathi ay weerar ku qaadeen xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia halkaasi oo fadhi u ah Cabdillaahi Yuusuf Axmed, isla markaana ay safaaradda Yemen-na jaar la tahay. Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Mbagathi iyo ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somalia ayaa la sheegay inay madaafiic iyo hoobiyeyaal dhowr ah ku tuureen xarunta Safaaradda Yemen oo markaasi ay ku sugnaayeen shaqaalaheedii. Afhayeenka safaaradda Yemen ee Muqdisho oo ka gaabsadey in magaciisa la xigto ayaa sheegay in shaqaalahooda ay ku wargeliyeen in safaarada ay ka baxaan oo aanay safaaradda iman illaa wakhti dambe, isagoo sidoo kalena sheegay in Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Yemen ay ku soo wargelisey in safaarada si ku-meel-gaadh ah loo xidho. "Waxaa na haystay dhibaatooyin ammaan-daro oo ka jira Muqdisho, waxaana na soo gaadhay hanjabaado iyo caga-jugleyn nagaga imanaysay kooxaha ka dagaalamaya Muqdisho, safaaradduna waxay xidhnaanaysaa illaa iyo inta aanu war kale ka helayno qaybtayada noo qaabilsan ammaanka" ayuu yidhi afhayeenka Safaaradda Yemen oo codsaday in aan la magacaabin sababo ammaan awgood. Saraakiil ka tirsan dawladda Mbagathi oo jooga Muqdisho ayaa iyaguna sheegay inaanay ogeyn wax dhibaato ah oo ammaanka ku saabsan oo ku khasbi kara in safaaradda la xidho. Safaarada Yemen ee Muqdisho waxay ka mid ahayd safaarado faro ku tiris ah oo ka hawlgalayey Muqdisho tan iyo intii ay dawladda Mbagathi fadhiisinka ka dhigatey Muqdisho, lamana ogga xilliga ay masuuliyiinta Yemen dib u hawlgelin doonaan safaaradii ay ku lahaayeen magaalada dagaalada hoyga u noqotay ee Muqdisho. Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Mbagathi iyo ciidamada Itoobiyaanka ee Somalia ku sugan ayaa inta badan weeraro la beegsada dhismayaasha iyo shakhsiyaadka dawladda iyo kuwa ajnabiga ee ku sugan meelo Somalia ka mid ah.
  14. Bidaar is a Beauty ......... Bidaar la'aan waa xikmad la'aan iyo doqoniimo ,,
  15. Morning Ibti ... Yes work is good during Ramadan specially when you're fasting ....
  16. Talk about middle of the weeek here ..... Had more than 6 meetings today, all of the out of the office and most of them were unproductive. What a waste of time.
  17. The only thing i noticed from this last issue in Kismayo is that Barre Hiiraale was the undefeated person of that region. I noticed he chased out everybody that the whole tfg thing was a piece of cake for him. Waar ninku balaayuu ahaa walee ,,,,,
  18. looooooooooool@Gediid ,,,, let's wait until he arrives and shower you with his blames and calaacal marka. ,,,,
  19. Originally posted by nuune: Jaceylbaro, I am amazed that there is no such thing as pirates in Somaliland coast lines, how do you guys protect the coast that Puntland cannot do it, some lessons are needed there! 60% of the national budget goes into the security for the moment. Once you prepare the enabling environment then everything should be Ok. It is just that to settle the security on the ground then there will be no space where one can go to the sea. It is the cause. Sometimes when you have a cause then you don't need to do the same thing that your neighbor is doing which gives them a bad image. No, you don't want to share with them.
  20. The government is enabling. It is just that it doesn't have the full capacity to do everything that is needed.
  21. Waa laga yaabaa inay taasina jirto hadii la baadho ,,,