Waaheen

Nomads
  • Content Count

    54
  • Joined

  • Last visited

  1. This was a bad move on the part of the Somaliland Authorities. Those who believe that war is the solution are deluded and have imbibed God knows what. This failed attack on Buuhoodle would just make a bad situation even worse. Waaheen
  2. Hargeysa Jan 15, 2012 (WDN) - Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in dagaal aad u culusi uu saaka ku dhexmaray magaaladaasi ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo kuwa degaanka. Ciidamada Somaliland oo iyagu soo weeraray magaalada ayaa la sheegayaa in uu hogaaminayay Kornayl Ibraahim Caydiid Dhabdhable oo ah abbaanduulaha ciidanka Somaliland, ahna nin ka soo jeeda degmada Buuhoodle. Waxa wararku intaas ku darayaan in ciidamada Somaliland ay weheliyeen ciidamo beeleed ka tirsan degaanka Buuhoodle oo dhawaan u goostay dhinaca Somaliland. Kuwaas oo uu horkacayay nin lagu magacaabo Curri. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay muddo kooban gudaha u soo galeen magaalada Buuhoodle. Kuwaas oo markii dambe la sheegay in ay ka baxeen magaalada ka dib markii ay iska caabbin xoog leh kala kulmeen ciidamda degaanka iyo kuwa SSC ee ku sugan magaalada Buuhoodle. Warar kale oo aan la xaqiijin ayaa iyana sheegaya in dagaalku weli ka socdo hareeraha magaalada, gaar ahaan meesha loo yaqaanno Qudhacyada oo illaa 5 km u jirta magaalada. Nin ka ka mid ah dadka deggen magaalada Buuhoodle ayaa u xaqiijiyay WardheerNews in ciidamada Somaliland ay ka soo galeen dhinaca waqooyi magaalada, dagaalna ku dhexmaray iyaga iyo kuwa degaanka magaalada gudaheeda. Khasaaraha soo gaadhay labada dhinac iyo shacabka magaalada ayuu ninkaasi sheegay in aan illaa hadda la xaqiijin karin inta uu le'eg yahay. Dhinacyada la sheegay in dagaalku ku dhexmaray magaalada Buuhoodle ayaan illaa hadda midna war rasmi ah ka soo saarin. Dagaalkan Buuhoodle ka dhacay ayaa bilawday ka dib markii uu shalay madaxweynaha Somaliland khudbad uu u jeediyey goleyaasha barlamaanka Somaliland uu ku sheegay in uu maamulkiisu ka hortagayo go'aanka ka soo baxay shirka ka socda magaalada Taleex ee lagu sheegay in maamul goboleed u gaar ah deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn loo samaynayo. Kaas oo taabacsan maamulka dawladda kmg ah ee Soomaaliya. WardheerNews, Hargeysa
  3. Gabay cajiib ah oo si wanaagsan tafaasiil uga bixinaya dhaqanxumada Shabaabka iyo wixii la hal maala. Waa kan gabaygii ee bal si wacan u dhageysta: http://www.youtube.com/watch?v=HkkaYmEyGHs Waaheen
  4. Wow! An excellent piece literally from the grave. I just read it and was amazed with how littele we changed when it comes to our national past time. Here is the link: http://www.wardheernews.com/Articles_2010/May/Mohamud_Abdi/Nation_of_Politicians.pdf
  5. Nassir: Your point is well taken, but the fact remains the gentleman who wrote this piece has done his homework also and poses very valid arguments agianst the myth that Somalis are a nation that is few hundred years old. Per some of his references, particularly those of the DNA research on Somali ethnicity prove beyound any doubt that we together with our fellow north east africans are a distinct race, different from both the Arabs and other fellow Africans. The claim that we are the descendents of few Sheiks is just absurd. Check out also his evidences for changing clans. All in all I think it is an excellent piece on an area that is under researched. Waaheen
  6. Waa caajaa'ib. Bal u fiirso keliya in ta qabiiloo ay 50 sanadood ee u dambeeyay qabiil cusub galay. Waa qoraal waa su'aalo badan u soo jeedianaya qofkii jecel in uu si caqli ku jiro wax u eego. Richard Burton Soomaalida dhexdeeda wax uu joogay muddo gaaban, waxa aanu booqday dhul aan sidaa u badanayn. Goorma ayuu noqday marka an expert on Somali genealogy? Waaheen
  7. Cowke: Suggesting to disband the only federal structure (TFG) is another way of advocating for the balkanization of Somalia. They could have recommended this so called baby steps of establishing regional governments, while at the same time strengthening the federal institutions. Instead they are advocating here to completely dissolve the entire TFG institutions. It is like as they say throwing the baby with towel. In my opinion supporting the federal government and setting up regional administrations in the southern part of Somalia are NOT contradictory and mutually exclusive choices, but can be done at the same time. I dont get how that particular proposal helps the federalism option. Waaheen
  8. Although it looks like that they have not completely abandoned their stand on Somali unity, however, this editorial indicates a significant shift on the part of Wardheernews towards some of Somaliland’s positions towards Somali unity. One major controversial recommendation is the dissolution of the TFG government and the suggestion of all non southerners to go back to their respective territories.
  9. The sad thing is the culprits or the criminal gangs of Al Shabaab are plotting their next move and the hapless TFG continue to blame victims like this young chap from Denmark for these heinous crimes.
  10. Previous Wardheernews editorials were on many cases very critical about Somaliland’s policies and some of their leadership. I am not yet convinced that Wardheernews is a choir that is singing a tune that is in line with all the ambitions of Somaliland. Probably they will agree with some and disagree with others. But what this editorial shows is that they at least look at the issues concerned somewhat objectively. As per this particular editorial, in my view it merely points out few issues, most prominent of which is the fact that recapturing Lasanod is currently not a priority for Faroole’s administration and transferring ******is is not in Puntland’s interest. I might disagree with some of the phrases used in the article but the fact remains that in both cases they are right on the money. Waaheen
  11. An excellent novel. From what I understood from the few excerpts so far published the story is based on the saga of a Somali family during the civil war and their eventual relocation to the United States. Their troubles and tribulations is something that most of the members of the Somali diaspora can relate to. It is a novel wrote by a Somali lady which was described by some as a must-read first-and-only novel by and for the post-civil war generation of Somalis that has established roots in the west. It is a thriller that has recently created a buzz in some of the Somali cyber meeting places and facebook. The novel is now available and the info on where it can be purchased can be found on this link: http://www.wardheernews.com/Books/Nomad_Diaries%20_available.pdf Waaheen
  12. Kulankan oo loogu magac daray Hal Abuurka Hirgalay ayaa ahaa mid noociisa oo kale aan hore loo qaban. Waxa uu ahaa kulan suugaaneed ay ka soo qayb galeen dad weyne tiradoodu kor u dhaaftay illaa 200 qof. Kuwaas oo aad u xiiseeyay barnaamijyadii suugaanta ahaa ee goobta lagu soo bandhigay. http://wardheernews.com/Organizations/LSYF/13_Hal_Abuurka_Hirgalay.html Waaheen
  13. Regardless of how any one spins it, Rayaale came on top. Waaheen
  14. Hargeysa, Sept. 25, 2009 (WDN)- Iyadoo xaaladda siyaasadda ee Somaliland uu muddooyinkan dambe muran iyo jaha wareer weyni ka jiray, gaar ahaan khilaafka xisbiyada ee ku aaddan qabashada doorashada madaxtooyada awgeed, ayaa kulan ay Golaha Guurtida Somaliland saaka ku yeesheen xaruntooda Hargeysa, ay ku go’ansadeen in xilka madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin loo kordhiyo muddo aan la cayimin. Taas oo ka bilaabmaysa 29ka bisha Oktoobar ee sannadkan 2009ka, kuna eg bil ka dib maalinta doorashada la qabto. Fadhiga maanta oo uu guddoominayay guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxaa ka soo qayb galay 78 mudane oo ka mid ah 82ka mudane ee goluhu ka kooban yahay. Waxa go’aankan si buuxda isugu raacay dhammaan xubnihii shirka fadhiyay marka laga reebo guddoomiyaha oo aan isagu codayn. Muddo kordhintan ay maanta ansixiyeen Golaha Guurtidu ayay ku sheegeen in ay tahay mid waafaqsan qaddobadii soo jeedinta ee beesha caalamka oo ay xisbiyadu hore u ogolaadeen. Labada xisbi mucaarad ee Kulmiye iyo Ucid oo iyagu jawaab ka bixinayay warar la isla dhex marayay magaalada Hargeysa maalintii shalay oo ahaa in goluhu uu u kordhin doono madaxweynaha muddo hal sanno ah xilka, ayaa hore u sheegay in haddii ay taasi dhacdo in ay ka barbar dhisi doonaan xukuumadda Rayaale, dawlad ay ku midaysan yihiin labada xisbi, ayna u taallo shacabka Somaliland middii ay aqbalayaan. Sidoo kale waxay xisbiyada mucaaradku maalintii shalay ugu baaqeen taageerayaashooda in ay ka hor istaagaan mudanayaasha Golaha Guurtida in ay galaan xaruntooda, si aanay ugu suurto gelin in ay madaxweynaha xilka u kordhiyaan. Muddo kordhintan cusub ee maanta ay ansixiyeen Golaha Guurtidu, ayaa u muuqata mid ay si weyn uga fiirsadeen goluhu oo iyagu hore dhawr jeer xilka ugu kordhiyay madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, maadaama ay xilliga doorashu dhacayso go’aankeeda u daayeen in ay xisbiyadu ka heshiiyaan. http://wardheernews. com/News_09/Septembe r/25_Golaha_Guurtida .html
  15. From a non partisan point of view this was a major blunder. Mind you prior to this Mr. Payne was at least willing to listen and meet with the Somaliland officials who occasionally visit Washington and was considered by many of them as a friend of Somaliland". Secondly why leave the stage for your adversaries? It makes no sence! The only outcome of this bad move was Somaliland came across as unreasonable and amateurish. This was a hearing for Gods sake, not a negotiation between them and the rest of the Somali entities. I do believe Puntland has benefited from Somaliland's absence and actually made the most out of the event. The hearing was well attended. Waaheen