-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Finally Sacuudiga ayuu gaaray Xasan Duulaaye. -
Personal rewards to anti-Farmaajo figure
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Seediga waa kan meherka joogo: -
Siyaasad qabyaaladeed Soomaaliya iyo danta markaas jirto iga dheh. Deni oo Xamar ka soo hungoobay toddobaadkaan markee Xasan Sh. kulmeen oo fashil ku dhamaaday iyo isla markiiba isbaheysi cusub mucaarad Xasan Sh. sameysanaayo. Laftagareen daneystiyaasha Xamar fadhiyo oo Reer Koonfur Galbeed ah asagana iska dhisaayaa.
-
Personal rewards to anti-Farmaajo figure
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meherkii. What is Muuse Muqayil doing here? I guess waa gabadha abtigeeda sida Qoorqoor wiilka adeerkiisa u yahay. -
Personal rewards to anti-Farmaajo figure
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa garoob la soo furay, too. And this Saadaq Joon is married to gabar Ingiriiska degan. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jabuuti iyo markii sadexaad uu booqdo Xasan Socdaan: -
Saadaq Joon being rewarded for his anti-Farmaajo political moves in 2021.
-
-
Yaab. They also used to put her on Faux News to purely attack and demean Rep. Ilhaan.
-
Never Bend your knee to anyone: Qatar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Reer Qadar Jarmalka ayee ku jees jeesteynaayaan. Mocking this: -
The murderer: Moooryaanimadiisa waaka muuqataa. Meeqo qof masaakin taloow uu dilay.
-
Meeshaan maa nabad waarto ka dhalan karto. Soomaali waa inkaaranyihiin. Moooryaan isbaariste killed a poor driver for toban kun shilin Soomaali, which is roughly twenty five cents U. S. And the isbaaro is alleged owned by three 'xildhibaanno' ka tirsan golaha Hirshabeelle. Dadkeena dugaag iyo bahako ayee noqdeen. Xasan Sh. was just here on last week, asking his folks to remove isbaarooyinka between Balcad and Xamar. These folks jufooyinka hoose ayee isku dilooyaan as well. Alloow u raxmo.
-
Another kulan for Soomaali locals hosted by dal shisheeye. Soomaaliya ayaa lagu qaban karay again. Dowladaan could have forced this in lagu qabto Xamar. I guess kamaba war heyso. Wariyeyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo Maanta Tababar uga furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar Waxaa maanta magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar tababar ku saabsan doorka nabada iyo si taxadar leh u tabinta khilaafaadka uu uga furmay ilaa 18 wariye oo ka kala yimid Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland. Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, Xarunta Qaahira ee Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka, Nabad ilaalinta iyo Nabad Dhisidda ee CCCPA iyo howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya jooga. Barnaamijkan Maanta la furmay xarunta CCCPA ee Qaahira waxaa taageeraya dowladaha Sweden iyo Japan oo ka saacida Midowga Afrika sidii nabad looga aslaaxin lahaa geyiga Soomaaliya. Safiiradda dalka Masar u jooga dalalka Soomaaliya, Japan, Sweden iyo madax kale ayaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarkaan Maanta Magaalada Qaahira uga furmay 18-ka wariye ee ka kala yimid Banaadir, dowlad goboleedyada dalka iyo saraakiil ka tirsan howlgalka ATMIS. Masuuliyiintii kala duwana ee goobta ka hadashay ayaa waxay bogaadiyeen horumarka ay sameyneyso dowladda Soomaaliya iyo shacbakeeda, iyagoona wariyaasha tababarka loo furay ugu baaqay iney kaalin weyn ka qaataan tabinta arrimaha wanaagsan ee horseedi kara nabadgalyada.
-
Excuses MBB are making waa yaab iyo nuskeeda. Just imagine if dowladii Farmaajo did this what these same MBBs would have said. Adkeysiga dadka Muqdisho – Maxaa dhacay kadib weerarkii Villa Reys? Magaalada Muqdisho oo xalay ilaa maanta ay weerar toos ah iyo qarax ka fulisay kooxda Al-Shabaab ayaa dadkeedu waxay muujiyeen dhabar-adeyg xoog leh, waxaana cadaatay in reer Muqdisho aysan isku dhiibin duruufta amni ee heysta. Weerarkaan oo galabta lasoo gabagabeeyey waxaa fulisay lix nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab, hal nin ayaa la xaqiijiyey inuu is-miidaamiyey, halka shanta kale ay toos u gadaalamayeen ku dhawaad 20 saacadood. Iyadoo weerarkaas uu ka socday gudaha xeen-daabka laga ilaaliyo madaxtooyada dalka, hadana xarunta Tiyaatarka Qaranka oo dhowr tilaabo u jirta Hotelka la weeraray waaberigii hore ee saakay waxaa ka bilaabatay xaflad ay ku qalan-jebinayeen boqolaal arday ah oo heerka 1-aad ee Jaamacadda dhameysatay. Si lamid ah Madaxweynaha dalka ayaa maanta intii uu weerarkaasi socday wuxuu Muqdisho ka furay ‘shirweynaha maalgashiga caalamiga ah ee Soomaaliya’ kaas oo ajaanib, ganacsato iyo masuuliyiin badan ay ka soo qeyb galeen. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta khudbad ka jeediyey furitaanka shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa yiri, “Maanta waxaan qaadeynaa tallaabadii 1-aad oo lagu dhiirigalinayo maalgashiga dalkeenna, anagoo garowsan caqabadaha nagu xeeran.” If you want to read more of this mantag
