Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This misguided secessionist who thinks calling me a clan name is an insult itself. War qabiilkaa sheeg sheegtid is a proud, very large clan that live in historical Buurhakaba vicinity and is much older than your confused Carab-and-Xabashi-wannabe clans. Marqaan-induced secessionists waxba maba kala yaqaanaan since awal Wanlaweyn - another degmo in Shabeellaha Hoose - ayee caay moodi jireen. Waraa marfishka ka soo leerso ee bannaanka u bax.
  2. Add to the list now to this secessionist's self-admission of drinking the cursed drink. Ileen wuxuu diinta Islaamka wax ugu sheegaaye waaba qof aanan ku dhaqmin. Qabyaalad haba sheegin. War diintaada u noqo oo ku dhaqan.
  3. Wah Che, argagaxisada ma taqaanid inay yihiin kaliya non-Irir Samaale.
  4. Waa dabkii labaad suuqa Jigjiga ka dhaca in four months. Dababkaan gacmo shisheeye ee la dagaalamaayo, curyaaminaayo ganacsiga ummadda Soomaaliyeed ayaa ka dambeeyo, no doubt about this. And these fires always start late at night - Muqdisho, Jigjiga, Hargeysa, Gaarisa, Wajeer... Haddaa dukaamo waa weyn ku leedihiin Boosaaso, Baydhabo, Kismaayo, suuqyadiina habeenkii ilaalsada.
  5. Faahfaahino dheeri ah oo kasoo baxaya dabkii xalay qabsaday suuqii waynaa ee magaalada Jigjiga Dab ayaa fiidnimadii xalay ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaan kaas oo khasaare laxaadleh gaystay, inkastoon wali aan la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaas. Inkastoo wali aan la ogaan waxa sababay dabkan balse wararka qaar ayaa sheegaya in meherado ku dhexyaal suuqan dab ka kacay uu sababay gubashada suuqan wayn ee Taywaanka ee magaalada Jigjiga. Dabkan ayaa billowday qiyaastii 11kii fiidnimo ee xalay iyadoo suuqani uu gabi ahaanba basbeelay oo aysan jirin meherad suuqan kutaalay oo ka badbaaday dabkan, inkastoo dadkii gurmadka u yimid ay isku dayeen inay meheradaha ka guraan alaabaha, haddana dadku intooda badan alaabtoodii maysan noqon mid badbaadda. Suuqan ayaa waxa uu ka dhisnaa cidhifka magaalada Jigjiga, waxa uuna ka dhisnaa Jiingado aan aad u habaysnayn taas oo keentay inuu si dhibyar dabku ugu faafo suuqan, waxa kale oo sababay inuu dabkan sii faafo dabaylo xooggan oo dabka sii hurinayay. Xigasho
  6. Laba sano ka dib, dowlad moooryaanta ka buuxdo talineyso, still doing the same:
  7. Maxaaba la xiraa madaxtooyadii ayaaba roog gaduudan loo dhigay. Muxuu Xasan Socdaal dowladnimo bahdilay.
  8. Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa.
  9. Now, now, you have crossed the line by downright insulting diinteena suuban iyo Rabigeena. This site has two decades old Golden Rules, in which one of these rules explicitly states: "4 - Anti-Islamic: No one will be allowed to insult Islam and Muslims under any circumstances. Your post will be deleted and/or username banned if cought with any anti-Islamic attacks. Your views are welcome but your deragotory language against Islam/Muslims will not be welcomed..."
  10. Gaalka waa iscaddeeyey. Haddaa diinteena suuban ka baxday, Soomaalinimo waaka baxday. Soomaali iyo Islaanimo ma kala haraan ee dalkeena amaan noo sii.
  11. Diintii maaka baxday? Haa iyo maya lagaa rabaa, iscaddee. Soomaali bilaa Islaam waa shaah aanan sokor, qurfo, heyl iyo sanjabiil midba lahayn. Soomaalinimo iyo Islaanimo ma kala haraan, from the day we are born oodhagta aadaanka na loogu aqriyo to the day we are buried with janaasa.
  12. If iyo AAKHIRABA ka iib ah waaye sheekada: Xabaalaha Macalin Nuur Soomaali badan ayaa ku aasan berisamaadkii geeriyooday. Alloow alle.
  13. Same way kaaba laadaryada u bahdilaan kuwooda u adeego. It is part of psychological warfare. Jen. Gabre saan sameyn jiray as well, marka lax walba meeshee isdhigtaa...
  14. Maakhiri mar marka qaarkood waxaa aragtaa kaliya waxa dhow. Say kuwii afka duubnaa ayee Soomaaliya kaga saareen dagaal - not that it will happen since it will embolden them and even might win them public support since 'gaalo nagu soo duulay' la soo shirtagi doonaan - you think these mercenaries will leave after that. Just look what they did and are doing in Ciraaq, Afgaanistaan, Central African Republic and Maali.
  15. Xasan Socdaal waana ceebeeye ee ceebteena Rabi ha asturo. Imaaraadka uu u niikiyo mar walba bahdilo. They refused to pay ciidamadee mercenaries ka dhigto rabaan and now second time voting down lifting the arms embargo, despite inviting him. What a shame. Baryahaana wuxuu isku madadaalinayaa masuqa ayaa la diriraayaa. Qof isku shubmo mar walba oo leh kaadida nijaasteeda la diriraayaa waaye sheekadiisa.
  16. Kowda Luulyo wacan inta dalkeena jecel. Celebrating 22nd year in SOL.