Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,181
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    300

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. All doorasho in maamul goboleed will be controlled by wasaaradda areimaha gudaha. Xulasho is selection, while doorasho is election. Soomaaliya xulasho lee ka dhacdo, not doorasho.
  2. It is not 'some' changes. It is a complete new dastuur against the 1960 one, xataa Kacaankii saan ma sameyn. Maanta waxaaba laga doodayaa yaa Soomaali ah, afka Soomaaliga muxuu yahay iyo Soomaalida Shaafici miyaa iyo wax aanan loo joogin. Xasan Socdaal wants to extend his corrupt dowlad ku sheeg. Some sections of this new xeerka qaranka too would take effect immediately. Xasan's tenure might start after the passing and will have two more years. It also says future xulashada/doorashooyinka maamul goboleedyada will be organized and controlled by wasaaradda arrimaha gudaha.
  3. Since the murderous onslaught against Palestinians in Palestine, 'Daacish' has started attacking - and claiming - nations and countries sympathetic to Palestinian cause: Turkiga, Iiraan and now Ruushka. They have no power to carry out these. In both Iiraan and Ruushka attacks, Mareykanka was immediately already claiming 'Daacish' carried out the attacks. Don't forget they also carry out attacks against Afghanis. Is there any doubt this group is funded by the West now? They have never, ever attacked Zionist regime right next to their door, even in their peak days in power a decade ago.
  4. Two dozen of the recent signatories of the Baaq from 72 xildhibaano are from Koonfur Galbeed, the most from any maamul goboleed. It led by Cali Saciid Fiqi from Baraawe, the former ambassador to Midowga Yurub. From my estimation, around 55-60 out of 77 xildhibaano from KG are against it. Xasan is promising the rest for kuraas wasiir of upcoming shuffling. Waa beentiisa. He is promising many xildhibaanno from every region kuraas wasiir, wasiirka arrimaha dibada iyo amniga being most enticing and oft promised ones. Kuwa badan ayaa run moodo.
  5. Aaden Madoobe, sida Xasan, lacag iyo maaleysi u daran, duruuf ku soo koree. Hadaf iyo mowqif malaha and doesn't care if this passes or not. Xasan paid him millions and gave cushy positions to his family members. Xataa Shariif Sh. Axmed ee isku urur siyaasad ahaayeen 15 sano ayuu iska tuuray, baarlamaanka xataa hadaljeedintiisa ku qalqaliyey. Laftagareen waa ambivalent, too, since he had a deal with Xasan, laakiin is now against it using his closest xildhibaanno among the known 80 xilhibaanno ka soo horjeedo dastuurkaan cusub.
  6. The elephant in the room in 2007 ayaa iska indhatireysaa. That elephant was the late Xaabsade. Laascaanood jeebka ayee ugu jirtay and was for sale for the highest bidder. Marba dhinaca uu aado la aadeysay. Intuu marba dhinac kuwa jinkiisa ah aadi lahaa inuu maamul gooni ah iska dhisto u dhaantay, the way Ximan and Xeeb, Dhuusamareeb's Ahlusunna iyo Galmudug started.
  7. Hay'adaan, this so-called 'Tayodhowr,' waxaa maamulkeeda maamulo kuwa Xasan Socdaal xiriir hoose leeyihiin, including mid uu sodog u yahay. Wiilkiisa ayaa qabo gabadha, guddiga maamulo ayeena ka mid tahay.
  8. Shame on Guddoomiye Aaden Madoobe oo aamusisay lacag, xataa kursiga uu ku fadhiyo awood beelaayo ma kala jecla. Xamse asagana haba sheegin waa laheyste jagada uu joogo baabinaayo.
  9. Waa markii lixaad, 6th time since bishii toddobaad ee sanadkii 2022. Waa socdaalo every three months and a week on average. I don't even visit relatives in my city of Toronto that many times in that time frame.
  10. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 ________________ Updated.
  11. Waa wareey, I remember when Cabdi Qeybdiid was arrested by Swedish authorities in Goteborg almost two decades ago right here on SOL. Maantana waaba qofka ugu hadal wanaagsan regarding this needless constitutional changes.
  12. Xunjuf is desperately trying to keep this topic alive and hoping poor Xabashi promises from two and half months ago to come true. War waa laga gudbay and nothing is coming ee samir iyo iimaan Rabi hakaa siiyo this MOU. Waa dhintay and waana la duugay, qalaas.
  13. The Malaysian prime minister putting this ultra hypocrite Jarmal nijaas in his place.
  14. Western hypocrisy has never been this crystal clear for all to see. A lot of non-Muslims eyes were opened by this brutal invasion and genocide and how laissez faire Western governments' response have been. No one will ever believe their so-called human rights and humanity. They don't even consider Palestinians to be human. Just the other day the vice president of Columbia University - a prestigious university in New York - was asked if he considers Palestinians human beings. He didn't answer. He was asked repeatedly by students and he refused to answer. He is a Zionist. That is also why now U.S., under the influence of the occupying Zionists and AIPAC influential lobby, wants to ban TikTok, where a lot of youngsters had seen the truth. They are fighting the medium. The dysfunctional U.S. House suddenly and quickly passed the banning without any debates and Genocide Joe says he is ready to sign it after the Senate passes..
  15. Xasan Socdaal iyo xulafadiisa did really destroy ciidamadii qaranka - morally, militarily and financially. Kuwa ma dhargo ah, asaga shirkad yihiin, ayuu ciidamadii taliyaal ugu dhigay and they siphon off their salaries iyo agabkooda. Ciidankaan mushaar la'aan ugu soo baxay aagaas, plus no strategy.
  16. Add to the pile of ever growing problematic of Soomaali federalism qaladka laga fahmay. Dunida dhan ayaa laga soomaayaa and they pull this, just to spite dowladda dhexe. Yaab. ___________________ Maxaad ka ogtahay maamul goboleedka aan maanta laga soomeyn ee khilaafay DF? Deegaanada Puntland ayaa maanta laga Soomin, kadib markii maamulka uu ku dhowaaqay in xalay deegaanadooda aan laga arkin bilashasa bisha Barakeysan ee Ramadaan, go’aankaas oo ka duwan midka dowladda dhexe, maadaama xalay Muqdisho looga dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta 1-aad ee bisha Ramadaan. Wasiirka Cadaalada Puntland, Maxamed Cabdiwahaab oo ay hareero taagan yihiin qaar kamid ah culimada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in aan Puntland laga arag bishii Ramadaan isla markaana ay maanta tahay maalinta 30 aad ee bisha Shacbaan. Wasaaradda cadaaladda iyo culimada ayaa isku raacay in maanta la dhameystiro bisha Shacbaan, berina la Soomo maalinta koowaad ee Ramadaan. “Bishii ma sugnaan sidaas daraadeed waxaan isla qaadanay annaga oo ah culimada iyo wasaaradda cadaaladda inay beri tahay Shacbaan, sodonkeedana aan buuxineyno” ayuu yiri mid kamid culimada Puntland. Go’aanka Puntland ayaa kusoo aaday, ayada oo xalay dowladda federaalka Soomaaliya ay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii culimada wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ay Studiyaha Telefishinta Qaranka Soomaaliyeed ku dhaariyeen Jamaal Axmed Mayow oo sheegay in bilashada bisha Ramadaan uu ka arkay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose. Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed oo kulanka dhaarinta goobjoog ahaa ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Soon-qaad. Dhinaca kale, Sacuudiga ayaa isna goor sii horeysay oo xalay ah xaqiijiyay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, ayada oo meelo kala duwan oo Sacuudiga ah laga arkay bisha. Kadib warka kasoo baxay maamulka Xarameynka ayaa waxaa si rasmi ah taraawiixda looga bilaabay Xaramka, kadib salaaddii Cishaha. “Bisha Ramadaan 1445/2024 ayaa laga arkay dalka Sacuudiga!. Ramadaan 1445/2024 wuxuu bilaabmayaa berri, 11 March 2024. Salaada Taraawiixda ayaa ka bilaaban doonta Labada Masjid ee Barakeysan Salaada Cishaha kadib,” ayaa lagu qoraal kasoo baxay Xarameynka. Xigasho
  17. Reer Falastiin inay Shaafici yihiin ma moodeynin. Soomaalida aad ugu dhowyihiin dhaqan ahaan Carabta kale haddii loo fiiriyo. Xataa magaca 'cabdi' isticmaalaan, sadex magac isticmaalaan iyo jiray jilbaabka dumarkooda isticmaalaan sida loo talo.
  18. Horta maxee ku kala tageen Abiyo iyo Eritareeya? Eritareeya caawinteeda ayuu Tigreyga kaga guuleystay and after that suddenly wey kala tageen. Did he ask a port and they refused? I don't think dekad dhaqaalo ee ka dhistaan dalkooda u diidi lahaayeen, which would have made Jabuuti in financial dire straits. He probably insisted a military base.
  19. Oh, how Jeffrey Gettleman have changed and becoming an avowed mouthpiece of Zionists amd downplaying of Palestinian ethnic cleansing. I guess qabiilnimo qaaday, him being a Yahuud.