Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,670
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maadeey, shaambadaas inaa Galmart ka heleysid jeclahay. Galoofeska lagu qabeysto koley Islii inaa ka heleysid ma moodi. Aabaheena ugu qabeen jirnay kuwa sidaas camal ah laakiin Yurub laga soo dhiibay. Nakumattka ku yaalo magaalada hoose, gaar ahaan kan weyn u dhow masaajidka magaalada ku yaalo waa ka heleysaa galoofiska iyo shaambadaba. Haddaa galoofiska ka weysid kuwa kale lagu qabeysto ka helee. Laakiin waayeel maa tahay maxaa galoofiska ku falee, shower sponges iyo shower loofahs lagu qabeystaa. Mise qof waayeel u rabtaa miyaa?
  2. ...wuxuuna soo labistay macawis & shaal qurux badan, tusbaxna gacantuu ku soo qabsaday, Salaaddii cishaha ayay wada tukadeen, markii Macallinkii dantuu u socday sheegay ayuu Siyaad Barre yiri: 'Wiilkaaga inaan daayo waxba kama qabo, lakin ka warran ninkaygaan salaadda cishaha hadda kula tukaday, hadduu Gaal ii yaqaanno' Odaygii wuxuu yiri: 'ma dhici karto', Sheekh Xasan baa loo yeeray, 'maxaad iga aaminsantahay?', 'Gaal Alle ka furtay' Waagaas ku fiicneyd si fiican in loo siibo, dhibkii ka dambeeye uu keenay maba dhici lahayn. Nin madax adag waaye ninkaan.
  3. Maaddeey;797306 wrote: MMA , sarta soke aa Al shabaab la dhahaa oo dukaamada hoos ku leh, waxaana loogu bixiyey dhallinyaro aa loud music waqti dambe ku shidi jireen kabacdi waa la evict-gareeyey, meeshaan Shabaab aa degan camaley dheheen. Sarta aa ka hadleysid tan ee ahayd miyaa. Maxaa hoosteeda agmaray waligeyna kor kor uma fiirinin runtii. Waxaaba moodaaye sar yar oo laba dabaq camal sida loojka camal inay ku taalo dukaamada ka dambeyso ileen waa mid dheerba oo tan burcadbadeedda midig ka muuqato la siman. Saraha kale soo arag. Sida sarta Tifqaaye, sarta Muuse Suudi (7thka ku taalaa, kasoo horjeedka masaajidka and no Muuse Suudi malaha), sarta Jinniboqor oo 4th ku taalo iyadana. Saraha Mataanaha wey jiraan iyagana oo waxee ku yaalaan jidka yar ka baxaayo kasoo horjeedka Day to Day centre oo Jiifka aadaayo.
  4. Waaba soo sheegi rabay sawirka labaad markaa arkay oo aa tiri meeshee waaye meeshaan. Farta meesha ku dhagan ayaaba ka gartay. Tabeelahaas 1st Ave. ku qorantahay oo isgoyska ku dhex yaalo waa iga dambeeye. Burkaas iyo sambuuskaas soonkii cuni jiray. Balaayo baas maxee caloosha iga qabteen, mana iska deen jirin. In the last few days of soonka ogaaday meel fiican lagu gado, not kuwa jidadka taag taagan in laga gado. Maqaayad lagu gado fiican la ii sheegay.
  5. Maxaa ka quseeyo, ka galay dad aan Eebbaheena aaminsaneen qofka indhashareer gishto or not. Edebdaranaa oo anshaxxumaa.
  6. I can go as far as saying Soomaalida badan ayuu badbaadiye, Rabi ka sakoow. Dadaalkiisa ku yimaadeen gargaarkii bini'aadenimo, inkastoo soo daaheen. Also waa joogay waagaas Xamar oo suu ugu dadaali jiray inuu dagaalada Xamar ka socday u joojiyo. Maxee Cali Mahdi iyo Caydiid wareeriyeen, aad iyo aad ugu dulqaatay qabqabliyaashaas.
  7. Meeshaan aad. Populated by Dutch-speaking folks too.
  8. Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida. Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas.
  9. Maadeey, waala heshay, ereyga ku haboon oo aqoonyahano u sameeyeen keentayba. Adeegto. Waa kaas, dal markuu jiray, afkeena hormarintiisa aqoonyahano iyo waxgarad waa weyn ku shaqo lahaa. Ereyga 'aqoonyahan' erey ahaantiisaba iyagaa abuuray saa jeclahay, sidee u abuureen farsamoyaqaan camal.
  10. Wax uu xado muu waaye. Then again Kenyaatiga wax walba oo la qaadi karo waa xadayaan haddaa kasii jeesatid. waligey dad ka tuugo badan ma arkin, taajirkooda iyo danyarkoodaba waa isku wada mid when it comes wax xadida, be it the high profile corruption cases that is reported daily on the media to these petty ones.
  11. Lacagta inay mid qaaf tahay see ku ogaadaan horta. Mashiin ayee heystaan la yiri kala sheegeyso mida beenta ah iyo tan runta ah. Lacagtaas kurjun kurjunta u xiran kuwa qoriga heysto wax yar ayee ka helayaan, kuwa badankooda la kacaayo Dubeey iyo Nayroobi kuu fadhiyaan.
  12. Ganacsigooda yar yar ayee ku iimaan qabaan. Nolol maalmeedkoodana kasoo saartaan. Corporate structure and its ever expanding, ever confusing sub-lingo average jaamac kuuma fahmi karo, umana fiicno. Derivatives, third quarter, fourth quarter, shareholders, stakeholders, dividends, results-driven, equity, commodities, liquidation, capital, initial public offering, hedge funds, investment bank, revenue, net income, capital income, capital gain, capital asset, stocks... and on and on. Waxaan yaa kuu fahmaayo.
  13. This is why one should never abuse dad bini'aaden ah, siiba qof adiga kuu shaqeeyo. Dadka Nayroobi ku soo arkay qaarkood see ula dhaqmi jireen booyaasyada qaarkood u sheegi jiray inay u naxariistaan. Haddii kalena waxaan camal dhaceyso. According to cajalkaan short ah, kas ayee u sameysay leeyihiin. Waa laga yaabaa inay musqul ka gaari weysay oo jikada ku kaadisay, then daadisay. Who knows. But they are suggesting otherwise.
  14. Shariifka iyo dadka meesha isku wada yimid si fiican u hadleen.
  15. shirkan wax sidaa badan ismaanaan odhan aan ahayn kaftan aanu kaftanay. Haye, kaftankaas muxuu ahaa taloow? Boos hala ii sii diyaariyo, hala ii baneeyo? Teeda kale laba koox hadleyso oo hal dal ka tirsan waaye. It said so in that warmurtiyeed aad mar walba soo xigsaneysid. Sida Barbaarta koox u yihiin, dowladda kumeelgaarkana waa koox, so is kuwa ka taliyo Waqooyi Galbeed. Haddee Barbaarta iyo dowladda kumeelgaarka beri wadahal galaan, it doesn't mean laba dal wada hadleyso. No. Marka waa saas.
  16. Indhashareer iyo eviction maxaa isku keenay? Fix your link.
  17. War Reer Ayslaan yeenan deg degin. Tan ha aqristaan. Alberta-Ontario cold war to linger amid strong Canadian dollar The strength of the Canadian dollar threatens to prolong inter-provincial tensions as its effects are felt differently across the country. Strong commodities prices have helped buoy the loonie combination that boosts Alberta's fortunes but hurts Ontario as it hammers manufacturing. Indeed, BMO Nesbitt Burns noted today, some 500,000 factory jobs have been lost in Canada over the 10 years since the currency began climbing back from its 62-cent lows. In a separate study today, senior currency strategists David Watt and Stewart Hall of RBC Dominion Securities pointed out that "wrenching adjustments are imposed on a relative few" by the high currency. And they noted the spat between Alberta's Premier Alison Redford and her Ontario counterpart Dalton McGuinty. "With future oil sands production, global oil demand and oil exports seen keeping [the Canadian dollar] persistently strong, regional tensions are likely to linger, particularly if the benefits remain highly concentrated." They cited "a (cold) war of words" between Alberta, home to Canada's oil industry, and Ontario, a manufacturing hub. Ms. Redford had wanted Ontario to help in the fight for pipelines, while Mr. McGuinty responded by saying he'd take a weaker currency over a "rapidly growing" energy sector in Alberta. "Reasonable projections for oil sands production, global oil demand and oil exports, with almost all of the increased oil production destined for foreign shores ... suggest persistent tailwinds to [the Candian dollar] over time," said the RBC strategists. "McGuinty’s statement hints at the potential for lingering regional tensions during the next commodity super cycle." Ontario's factories have been hit hard, though the province has still created hundreds of thousands of jobs in other sectors over the past several years. Mr. Watt and Mr. Hall believe most of the hit to manufacturing jobs is now done, though they don't see that work returning in the near future. Their comments came as BMO's deputy chief economist, Douglas Porter, published a study showing the impact of the dollar's return to grace over the past 10 years. Sii aqriso ___________________ The premier of Ontario now wants the Canadian dollar in uu ku noqdo suu ahaa in early 2000s when halkii doolar was worth 62 cents US camal. War kac dheh, waa gartiis doolar xawilaad kuma diree. I remember it used to cost $165 Canadian per US $100 sent.
  18. Qoftaan magaceeda waa maqli jiray, laakiin xusuus uma heynin muuqaalkeeda. Waa laga yaabaa anooo yar inaa ka fiirsaday telafashinkii qaranka. Qofta bilaash looma amaani jirin ileen wey taqaanaa sida loo daadahiyo barnaamijkaan camal. Dadka ku amaani jiray quruxdeeda laakiin qof taqaano shaqadeeda kasoo baxday u egtahay. Ereyada kaftankeeda ayaaba ka helay, sida 'walaalkiisa/walaashiisa.' Midka ugu wacayna 'Maamada' waxaa loogu jawaabay 'abaaba.' True ciyaal xaafad.
  19. " frameborder="0" allowfullscreen> Waligaa jir Axmed Naaji Sacad. Faan faanka qabiilka Faarax anaa kaa sareeye Ka fogaado foolxumadiisa Foor boonti faaykaan Dadka kala fogeynaayo Banaadiriga dad ugu dalka jecel ku jiraan Soomaalida. How I wish we had more of them than maryooleey iyo faradheertaan qabyaaladda dishay.
  20. Hebel Fantastik hadda wuxuuba u shaqeyaa Yunifersal. Waa kan asagoo Buuloxaawo kasoo waramaayo maalmo kahor. Xiliga 23:35 ayuu soo muuqanaa. " frameborder="0" allowfullscreen>
  21. Fiqi iyo Farmaajo. Ileen ciyaalka xaafadda isla ahaan jireen oo waligood waa isdaba socon jireen.
  22. Iisi with caayda. Wareysigaas kaftan ayuu ahaa, I don't know why some folks are all heated up. Granted he could have used other words than kuwa uu isticmaalay. However, waa runtiis, dad badan ayaa ku mashquul ah qoftaas, siiba kuwa joogo Afrika. I don't personally know waxee ku arkeen ka ahayn islux luxideeda. But that is their dooq.
  23. The brother might have been to another airport u maleynaa. At least it is 10 times better than Heathrow, Gatwick and that one in Baaris. Sawirkaan 2009 ka qaaday mar aan dhex joogay garoonkaas.
  24. Mintid, baliis stop calling a fellow male member a sister as an insult. Dad waa weyn la yahay ee hala isixtiraamo.
  25. Max’ed Cali Ibraahim (Catoosh) ayaa waxa uu sheegay in shacabka reer Baydhabo ay soo noqotay xornimadoodu, isagoo carabka ku dhuftay in dhibaatooyinkii ay ku arkeen magaalada Baydhabo ay qeyb ka tahay in rag ka tirsan Al Shabaab ay guursadeen haween raggii qabay cabsi darteed ay magaalada isaga baxeen xilligii ay gacanta ku hayeen Al Shabaab ee 3-dii sano ee lasoo dhaafay. Xigasho