Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xasan Socdaal daciifnimadiisa xad dhaafka ah markii la arkay ayuu saan jees jees ugu hadlaayaa Xabashada daljirahooda. Xasanoow maxaa Soomaali bahdishay, mar dad u sujuudid, marna madax kale hortaada dalka Soomaaliya haku hor caayaan. Haddana Oromahaan Soomaalida sheegto.
  2. at 'charismatic.' I didn't know Soomaali MAGAts existed. Xunjuf, Reer Dutch aad la degantahay elected a mini-Orangecon. Yaa ogaado adigaba you voted for his cunsuri party
  3. Aaden Madoobe waaka baahanyahay Xasan. Jeebka u buuxiyeen and waala aamusiyey. Even though tolkeyga ka soo jeedaa, he is not like gaashaanle Shaatigaduud oo qadiyada iyo mabda' lahaa. Aaden macalin dugsi iska ahaa. Xamse ayaa la isku deyn doonaa la rido, he is easier of the two. The weakest ra'iisul wasaare ever.
  4. Xasan Socdaal waligiisa isma badalaayo, dalka qatar haku jiro ama yuunan ku jirin, his pockets and family always come first. Waligey madax Soomaaliyeed ka iimaandaran ma arkin - in his mind, he is always in poverty. Abaar,bolol adag iyo meel daran xun ku soo koray filaa. Si kale loo micneysto ma leh. Iimaankii ka celin lahaana malaha. Shame of rhese corrupt xikshibaanno noo soo celiyeen tuugaan. And if he thinks he can be C/fitaax Alsisi of Soomaaliya or any of these Carab leaders meesha iska joogaan, waa qafiifay. He should also remember baarlamaanka passed two years extension for Farmaajo in 2021, too. Taas meeshee martay waala ogaa.
  5. Another needless fadeexad kale, today of all days. Xasan iyo xirtiisa qabyaalad iyo qurunkeeda kama haraan.
  6. It is 'very successful' because millions of Soomaalida are flying with it. I have always refused to fly this Xabashi airline as a principle. Never did it once, albeit it being a direct flight to Toronto straight from Adisababa. Soomaaliya waa dalka kaliya diyaarad qaran lahayn. Liibiya, Yeman, Afgaanistaan, Burundi, Suuriya iyo dalalka kale caalamka - dal walba diyaarad qaran leeyahay. Not Soomaaliya, waa yaab yaabkeeda. All these airlines from Xabashada, Kiikuuyada, Imaaraadka, Qadar, Turkiga, Ugaandha, Jabuuti dalkeena waa iska imaadaan, bilaa kantarool. Worse is Xabashiland that goes straight to Soomaali cities without first visiting the country's capital. To them, Soomaaliya waa iska gobol gaar ah. This is not sustainable oo dhaqaalihii ummadda Soomaaliyeed shisheeye iska aruursanaayo. Soomaalida, being a hugely diaspora community, fly higher proportion than than all these neighbouring countries' citizens. Dowladda shirkadaha waa weyn - sida Jubba iyo Daallo - wey ku qasbi kartaa midoobaan and create a single flagship national airline, taking a public share as well.
  7. Soomaali Xabashi kama adkaan, but dhabarjabinta Ruushka iyo xirtiisa shuuciga. Plus the betrayal of Jimmy Carter, the Christian religious who secretly sided with his fellow Christian Xabashi, albeit being communist regime.
  8. Xunjuf marqaanka iska yaree, carabkaaga iyo dhagahaaga isma maqlaanee.
  9. Muxuu saan ugu hadlaayaa. Accessing muxuu ula jeedaa Xasan Socdaal? Mistranslation miyaa? Xabashada can have port trades and all, like they have to Jabuuti or Kiikuuyoland ones, but accessing as controlling no way. Ereygaa access afkiisa haka ilaaliyo Xasan maadaama micno kala duwan leeyahay.
  10. Ciidamadii yareyd uu maalin dhaweyd Awdal geeye Muuse Muqayil Hargeysa ku soo celiyey la leeyahay, muuqaalo caawa iyagoo soo noqday la soo galiyey FB. Muuse waa wareeray, awalna Sool uu ka keenay.
  11. Waligey Xabashi Amxaar ayaa la aragti ahaaneysaa isma dhihin. Maahmaahdii cimrigaaga raago geel dhalaayo aas ku tusaa iga dheh.
  12. Xasanoow, fursad aan diyaarado bilaash ah helay iska daayee ee samee ficilo muuqdo. Reer Awdal aqoonyahanadooda iyo waxgaradkooda si deg deg ah iskugu yeer, dhaqaale iyo hubna sii. Reerka kale Muuse mucaarad ku ah hoos kala xiriir, dhaqaalo sii. Muuse meesha ka tuur, maanta maalin uu ka daciifsanyahay ma jirto. Wasiir arrimo dibad si deg deg ah u magacaabid lagaa sugaayaa. Waxba Deni hala sugin kulankiisa. Safaradaan wasiir arrimo dibad ku filan.
  13. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 _________________ Updated.
  14. Wuxuu war wareegaba Xasan Socdaal wuxuu ku soo noqday siyaasadii aragtida dheereyd ee dowladii hore dajisay maadaama dalalkii Soomaaliya saaxiibtimada daacadda u ah ogaaday kuwee yihiin.
  15. Don't quote qashinkaan, Maakhiri. Waa qof aad Soomaalida u neceb, used to be a member on here, too, until he was banned years ago. Plus C/ritaax Siisi was talking about the possibilities Soomaaliya's bright future had there not been decades of severe dagaalo sokeeye. Waana runtiisa.
  16. Waraaq uu aqrinaayaa, like a hostage. Mahad Kawaanle karbaashay munaafuqa, wey ku fiicantahay. Si loo sii daayo rabaa.
  17. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 _________________ Updated.