-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Farmaajo has abdicated. Everyone is worried.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wajaale's topic in Politics
-
Farmaajo has abdicated. Everyone is worried.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Wajaale's topic in Politics
No one abdicated anything. Madaxweynaha dhigiisa Kiinya ayuu la hadlay, darbigii laga dhisaayana soohdin beenaadka waala joojiye. Read on. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL) - Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari, ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha darbiga dowladda Kenya ay ka dhisneyso xudduuda. Labada dhinac ayaa isku afgartay in la soo celiyo degenaanshihii, islamarkaana la joojiyo darbiga Kenya dhiseyso, inta xal laga gaarayo tabashooyinka ay qabaan dadka reer Beledxaawo. Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed ayaa sheegay in shirkii dhacay uu ku soo dhamaaday is afgarad, isla markaana uu xigi doono shir kale oo ay yeelan doonaan Xukuumadaha Soomaaliya iyo Kenya. ‘’Waxaan isku afgarannay in la hakiyo dhismaha darbiga ilaa iyo inta ay arintan ka wada hadlayaan madaxweynayaasha labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Kenya’’ ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo. Isku duwaha ammaanka Gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa sheegay in la dhameeyay arrimihii ka dhashay xiisada, isla markaana wax kasta laga heshiiyay, isagoo ugu baaqay shacabka Mandheera iyo Beledxaawo inay soo celiyaan walaaltinimadii iyo xiriirkii ka dhaxeeyay. Xiisada ka taagneyd Beledxaawo ayaa cirka isku shareertay, markii gawaari cagaf cagaf ay leeyihiin Kenya ay burburiyeen guryo ku yaalla xaafado ka tirsan Beledxaawo, halkaasoo godod laga qoday. Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalmo ka hor dhex maray wada hadal khadka taleefanka, waxaana xiisada ka taagan xuduuda u saareen guddi, isla markaana isku afgartay in la hakiyo dhismaha darbiga ee ay xiisada ka dhalatay. Xigasho -
An American senator in Muqdisho
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
An American senator in Muqdisho
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay sarkaal ka tirsan Aqalka odayaasha Mareykanka Talaado, Maarso, 27, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo Sanatarka ayaa ka wadahadlay arrimaha bini’aadannimada ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Jeff Merkely ayaa Madaxweyne Farmaajo u muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Soomaaliya mar kale ay dowladnimadeedii soo noqoto, waxaana uu ku bogaadiyay dowladda Soomaaliya dadaalka badan ay ku bixinayo sidii loo soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. Jeff Merkely waxaa kale oo uu dowladda ku ammaanay hufnaanta dhaqaalaha isaga oo tusaale usoo qaatay warbixinta hey’adda Lacagta aduunka iyo Bankiga ay ka qoreen hanaanka maaliyadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in ay tahay wax lagu farxo dadaalka ay dowladdu muujisay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya lagu garab siiyo dagaalka ay kula jirto argagixisada Alshabaab, taas oo furo u ah horumarka iyo xasilloonida dalka. Xigasho -
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku qaabilay xildhibaan aqalka sare ee Mareykanka ka tirsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkley oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo Sanatarka ayaa ka wadahadlay arrimaha bini’aadannimada ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Sanatar Jeff Merkely ayaa Madaxweyne Farmaajo u muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Soomaaliya markale ay dowladnimadeedii soo noqoto, isagoona ku boggaadiyey dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha dadaalka badan ay ku bixinayo sidii loo soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. Jeff Merkley waxa kale oo uu Dowladda ku ammaanay hufnaanta dhaqaalaha isaga oo tusaale usoo qaatay warbixinta hey’adda Lacagta aduunka iyo Bankiga ay ka qoreen hanaanka maaliyadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in ay tahay wax lagu farxo dadaalka ay dowladdu muujisay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya lagu garab siiyo dagaalka ay kula jirto argagixisada Alshabaab, taas oo furo u ah horumarka iyo xasilloonida dalka. Xigasho
-
Qatar Charity opens model school in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Old_Observer's topic in Politics
How is Xuddur near the so-called 'border'? Xuddur is not close to Xarar, where the real Soomaali border supposedly ends. -
Report claims Siyaad Barre was not Muslim?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Deeq A.'s topic in Politics
Eebbe ha u raxmado marxuum Maxamed Siyaad Barre, hana u dambi dhaafo - aamiin. Dadweyne wada jiran oo bukaan ah ayuu isku haaye as it is being proven by in the last 27 and so years. Alloow kuu naxariiso. And this is coming from me, whose family Siyaad Barre have affected more than any other SOLer on here. -
I got 10/12. I misclicked one, so it is really 11/12. Not bad.
-
I see Aaden Madoobe iyo xulafadiisa want him to be back as a guddoomiye baarlamaan. Maba shiixayaan. Ra'iisul wasaare Kheyre wax badso wax beel amee ku dhacdaa. Mid pro-Shariif Xasan, pro-Xabashi, pro-Imaaraad ah hadduu kursigaas ku fadhiisto instead of Jawaari wuu ka shaleyn doonaa.
- 1 reply
-
- 1
-
-
Waa runtaa. Can you just imagine what happened in Rwanda for three and one week in the year of 1994. Rabi ayaa og sidee isku galeen. You can't also imagine wixii ka dhacay Kiinya 2007 post-election on that year. Soomaali wey isdishay, wey isgumaaday, wey isxasuuqday 25 sano iyo ka badan laakiin wali iimaankeena waa jiraa (at least the majority).
-
UAE torture one of their own brothers.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
I remember when this came out. I thought Reer Galbeed media were exaggerating and didn't believe much. In retrospect now, waa xoolo xun dadkaas waligooda reer miyi iska ahaa. What was their culture before maalka ee heleen? Baadiye? Waa Reer Baadiye badar ka dhargay aanan noole u naxeynin, sokeeye iyo shisheeyaba. -
Remembering the ‘Somalia Affair,’ Canada’s Forgotten Abu Ghraib Moment It’s been 25 years since Canadian soldiers killed a 16-year-old boy On the night of March 16, 1993, 16-year-old Somali Shidane Abukar Arone was caught trespassing by Canadian soldiers deployed in his country. Shortly after midnight, he was dead. At the time, Somalia was in the midst of a brutal civil war that had sent more than 1.5 million refugees—a fifth of its population—fleeing beyond its borders. Thousands were dying every week from starvation and lack of medicine. Desperately needed humanitarian aid was being stolen by militia leaders and sold on the black market. In December 1992, Canada sent a 1,400-strong force as part of a UN peace-enforcing mission to ensure the food got to Somalis in need. Four months later, Arone snuck into the perimeter of the Canadian base in the town of Belet Huen, 341 kilometres north of the Somali capital of Mogadishu, and was found hiding in a portable toilet by a Canadian Airborne Regiment (CAR) patrol. Arone didn’t resist arrest, claiming he was looking for a lost child. The patrolmen suspected he was a thief. Arone was taken to an underground bunker in the Canadian encampment, tied up and blindfolded. What happened next is surely one of the ugliest incidents of modern Canadian history. Read more ______________________ Dilkii iyo jirdilkii arxandarada ahaa ee marxuum Shidane 25 sano gaw ah ayaa ka soo wareegatay. Eebbe ha u raxmado marxuumka - aamiin.
-
Somalia: Saudi Arabia offers to mediate Somalia and UAE
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to maakhiri1's topic in Politics
Waa kugu raacsanahay. Soomaaliya waa dowlad taagteeda wanaagsaneyn wali, marka qolo iyo cid walba iskuma diri karno. We need to be tactical iyo si xirfiyeysan loogu fiirsado, siiba Sacuudiga. I don't think Sacuudiga would want to lose Soomaaliya in the same manner they lost their influence in Yeman, Urdu, Lubnaan iyo Suuriya.- 20 replies
-
- 1
-
-
- Saudi Arabia
- UAE
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
The uproar against the attempted daylight robbery of Berbera port by Xabashida and the rulers of Dubeey, there is one corner that is very eerily muted: Madaxda maamul goboleedyada except the obvious one in Hargeysa. The usual suspects, the known pro-Xabashi and pro-Dubeey - chief among them Gaas and Shariif - are very reticent this time, even when baarlamaanka dowladda dhexe made all DP World agreements null and void, which affects the suspicious agreements on Boosaaso and Baraawe as well. Perhaps they are binding their time, perhaps not. Perhaps qalalaasaha Itoobiya ka taagan and its leadership vacuum is making them hesitate since there won't be Xabashi ugu yeeraayo from Adisababa. Perhaps wey ka dhabeynayaan to follow the dowladda dhexe anything dealing with foreign affairs as it was agreed in their last meeting in Muqdisho. Time will tell.
-
...taas oo ah inay the 'reality' ogyihiin, Soomaaliya iyo baarlamaankaba masuul ka tahay meel walba Soomaaliya ka mid ah, including Berbera.
-
Maan, this is one of the top political cartoons by Amiin Caamir, if not the top three of all time by him. I had seen and enjoyed his political cartoons about maryooleey since 1991 when he used to draw the editorials for Shabeelle Press that was published in Muqdisho in those days. In those days, his favourite subjects were jabhadaha geeljiraha Xamar soo galay with their geels and geel mentality. I was 11-12 years old then and I remember asking whoever was going to suuqa Bakaaraha to buy for me the latest Shabeelle Press.
-
Ninkaan ayaa si macquul ah u hadlo, unlike madaxweyne ku sheega sida mööryaanta camal u hadlo, u dhaqma, oo islaamaha ilmeeysiiye. No wonder he is a muqayil marqaanle weynaaday kaas. Eniwey, this man makes much sense politically.
-
At least they are in their xafiisyo, anyone can request a visit, specially a UN envoy for Soomaaliya, unlike: Why are they even 'meeting' a Qaramada Midoobay envoy for Soomaaliya? Hmm... This Keating dude doesn't bother with madaxda in Nayroobi, Adisababa or Casmara because he knows they are different countries, unlike...
-
Office of Somali passport in Garoowe closed temporarily
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Waa been, war xog ah ma'aha. Fiirsada cajalkaan: -
How come no body is importing cheap solar panels to Soomaaliya, for cooking iyo waxyaabaha kale? Shirkadahaan masaakiinta isbaarada u dhigtay suuqa ayee ku yaraan lahaayeen or at least be forced to have heavy discounts.