-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
16/07/2020 WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay cadaynaysaa in shahaadada safarka ee la xiriirta baarista COVID-19 ee dadka dhoofaya ay ka qaadan karaan oo kaliya shaybaarka qaranka ee magaalada Muqdishu kaas oo ah xarunta kaliya ee haysata aqoonsiga baarista COVID19 wadata tixraaca, sumada iyo shaambadda Shaybaarka dhexe, wixiiintaas ka soo hara waxay wasaarada Caafimaadka u aqoonsantahay waxba kama jiraan sidoo kale baal marsan hanaanka baarista ee COVID19. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay goor walba diyaar u tahay inay u fududeeyso muwadiniinta dhoofaya wax alle wixii la xiriira baarista xanuunka COVID19 iyada oo la raacayo habraacyada qaran ee baarista Xanuunka COVID19, Dadka doonaya shahaadad safarka ee Covid-19 waxay tagi karaan goobaha baaarista ee kala ah Isbitaalka De Martino iyo Banaadir. Wasaaraada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxa ay diyaarisay hab online ah oo lagu hubinayo in shahaadada u muwaadinku wato ay kasoobaxday Sheybarka Qranka kasoo lagu diyaariyay garoonka caalamiga ee Aadan Cabdulle Cusmaan. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
16 July 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 23 > Somaliland: 7 > Banaadir: 16 > Male: 18 > Female: 5 > Recovery: 19 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,106 Total recoveries: 1,444 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Arab Guy abusing Communities near Berbera
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mastermind's topic in Politics
Waa runtaa. Neefliyaasha qaarkood waa lagu yaqaanaa inay shisheeye u niikiyaan had iyo jeer. Carab walaa gaal cad. Tan camal dowladda dhexe kaliya yaa wax ka qaban karto. Markee awood yeelatana wey ka qaban doontaa. -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
MURSAL oo ku dhowaaqay go’aan culus: “Marnaba ma aqbaleyno doorasho dadban” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa si adag uga hor yimid go’aamadii kasoo baxay shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusamareeb. Guddoomiyaha ayaa jogaay kulanka ay Baarlamaanka uga hadlayeen maanta Akhrinta labaad ee dib u eegista sharciga xisbiyada dalka, wuxuuna ka dhawaajiyay ineysan aheyn wax la aqbali karo in dalka ay ka dhacdo doorasho dadban. Gudoomiye Mursal wuxuu xildhibaanada u sheegay in Maamul Goboleedyada aysan xaq u laheyn iney go’aan ka gaaraan jihada loo marayo doorashada dalka, taa badalkeeda ay iyagu masuul ka yahiin wax walba. “Ma aqbali karno doorasho dadban iyadoo aan ansixinay sharcigii doorashada, ma jirto meel ay wakhtigaan ku qoran tahay in la aado doorasho dadban, Baarlamaanka ayaa iska leh sharci walba ee doorasho lagu aadi lahaa, ma ahan wax khuseeya maamul goboleedyada” ayuu yiri Gudoomiye Golaha Shacabka. Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka 2 aad ee golaha shacabka oo ku sugan Dhuusamareeb uusan matalin Baarlamaanka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay. “Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cawad matalaad uu matalayo Golaha Shacabka kuma aadin magaalada Dhuusamareeb, arrintaas fajac ayay nagu noqotay markii aan aragnay sawirada isaga oo la socda Ra’isal Wasaaraha, saaxiibkeen Mahad Cawad danihiisa ayuu u aaday Dhuusamareeb ee anaga nama matalo, guddoon daba socda Xukuumadda wa ceeb,” ayuu yiri xilli wajigiisa laga dheeha karay carada uu ka qaaday safarka Gudoomiye Mahad Cabdalla Cawad ee Dhuusamareeb. Shirka Dhuusamareeb dhawaan ka dhacay waxaa la isla gartay in dalka galo doorasho dadban, tiiyoo ay jirto in Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha lagu casuumay. Xasan Cali Kheyre ayaa goor hore tagay Galmudug halkaas oo uu kaga sii gudbay Garowe, halka madaxweyne Farmaajo la filayo inuu wakhtiyada soo aadan gaaro halkaas. Xigasho -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Farmaajo oo caawa kulan la leh 100 xildhibaan Ku-dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa hadda madaxtooyada kulan kula leh madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Xildhibaanadan ayaa Madaxweynaha kala hadlaya arrimaha doorashada dalka iyo hanaanka ay ku dhaceyso, waxayna diidanyihiin sida aan xogta ku helan in dalka ay ka dhacdo doorasho dadban. Xubno ka tirsan xuldhibaanadan waxay noo sheegeen in Maadaxweynaha ay ugu tageen inuu u cadeeyo mowqifkiisa ku addan nuuca doorasho ee dalka ka dhaceysa. Xildhibaanadan ayaa ku doodaya in la fuliyo sharciga doorashooyinka dalka, isla markaana ay doorashadu noqoto mid qof iyo cod ah, sida ku cad sharcigaas oo kol sii horeysay baarlamaanku ansixiyey, madaxweynuhuna saxiixay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maanta ka hadlay kulankii golaha ayaa si adag uga hor yimid go’aankii ay dhawaan isku raaceen madaxda dowlad goboleedyada dalka oo ku baaqay in doorashada dalka laga wadatashado, maadaama aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah. “Ma aqbali karno doorasho dadban iyadoo aan ansixinay sharcigii doorashada, ma jirto meel ay wakhtigaan ku qoran tahay in la aado doorasho dadban. Baarlamaanka ayaa iska leh sharci walba ee doorasho lagu aadi lahaa, ma ahan wax khuseeya maamul goboleedyada” ayuu yiri Guddoomiye Golaha Shacabka Maxamed Mursal. -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guddoomiye Xaliimo Yarey oo gaartay magaalada Dhuusamareeb Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleeyada Galmudug. Xaliimo Yarey ayaa waxaa socdaalkan ku wehlinaya xubno ka tirsan guddiga qaran ee doorashooyinka, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Gamudug. Ujeedka safarkeeda ayaa sidoo kale salka ku haya sidii ay kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ula qaadan laheyd madaxda ku sugan magaaladaasi. Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socda shirar looga hadlayo xaaladda dalka iyo sidoo kale doorashada waxaana ku ballansan madaxda dowladda iyo kuwa maamullada dalka. Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa haatan ah mid isku cakarin, iyada oo lagu guda jiro marxalad kala guur ah. Si kastaba ha’ahaatee dhowaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa shaaciyey in aysan dalka ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah, loona baahan wada-tashi guud. -
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh says only election xeerar passed by baarlamaanka dhexe is valid. A dig against the meeting in Dhuusamareeb. -
Eebbe ha u raxmado Xasan Abshir Faarax
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Aaska marxuum Xasan Abshir Faarax ayee u tageen. Ka dibna Dhuusamareeb lagu soo noqon doonaa. Shirkadaha diyaaradaha ayaa iska lacageystay mashruucyadaan dhoofka badan. Maryooleey iyo diyaarad ku dhoofkeeda.
-
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Khayre iyo madaxda maamul goboleedyada dalka oo tegaya Garoowe Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada ee ku sugan Dhuusamareeb ay ku wajahan yihiin magaalada Garoowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Qaban-qaabada iyo soo dhoweynta wafdiga uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Khayre ayaa haatan si weyn looga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Sidoo kale ammaanka ayaa aad ah loo adkeeyey, iyadoona ciidamo dheeraad ah la dhigay jidadka muhiimka ah ee magaaladaasi. Ujeedada socdaalkan wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay ka qeybgalaan Aaska ra’iisul wasaarihi hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya,Xasan Abshir Faarax iyo madaxweynihii hore ee Puntland marna soo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Maxamed Cabdi Xaashi oo ka dhacaya gudaha magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo muddooyinkan ku sugnaa Dhuusamareeb ayaa shalay ka baxay magaaladaasi, si uu qeyb uga noqday diyaar garowga aaska qaran ee loo sameynayo mas’uuliyiintaasi oo ku kala geeriyooday dalalka Kenya iyo Turkiga. Dhinaca kale ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay madaxweynayaasha maamullada Jubbaland, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmnudug oo marti loo yahay. Kulankan ayaa la sheegay inuu ahaa mid horudhac u ah midka ay dhowaan Dhuusamareeb ku yeelayanayaan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka. Labada dhinac ayaa sidoo kale iska xog wareystay xaaladda siyaasadeed ee dalka, shirkii dhawaan ku soo gaba-gaboobay Dhuusamareeb, wajiga labaad ee kulanka Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo qodobo kale. Waa shirkii ugu horreeyey ee ay yeelanayaan labad dhinac, kadib warmurtiyeedka sabtidii ka soo baxay shirka madaxda maamulka goboleedyada dalka. Xigasho -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb Saacadaha soo socda waxa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu wadaa inay gaaraan wafdi hordhac u ah madaxweyne Farmaajo, kaasi oo dhawaan safar ku tagaya magaaladaasi. Magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn looga dareemaya qaban qaabada soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo, xili ay maanta tagi doonaan wafdigaasi hordhaca u ah madaxweynaha, kuwaasi oo ay kamid yihiin ciidamada ilaalada u ah. Amaanka magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, xili ay ku sugan yihiin Kheyre iyo xubno sarre oo maamulada dalka ah, kuwaasi oo hore shirar ugu socdeen. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa iyaguna shalay tagay magaalada Dhuusamareeb, isagoona kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda maamulada dalka, ka hor inta aysan maanta u safrin Garoowe. Kulamada Kheyre ayaa ahaa kuwo loogu gogol xaadhayo shirka lagu wado inuu dhawaan dhex-maro dowladda federaalka iyo maamulada dalka, kaasi oo qeyb ka ahaa war-murtiyeed ay soo saareen madaxda maamuladu. Madaxda sarre ee dowladda federaalka iyo kuwa maamulada ayaa ka wada-hadli doona arrimaha doorashooyinka oo xiligan taagan iyo sidii ay xiligeeda ugu qabsoomi laheyd, isla markaana looga baaqsan lahaa muddo kordhin. Shirkaasi ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ka dhaco magaalada Dhuusamareeb, iyada oo la go’aamin doono marka Madaxda maamul goboleedyadu ay kasoo laabtaan Aaska Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax oo ay u tageen magaalada Garoowe. -
What is cooking in Dhuusamareeb?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
LoL. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
14 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 4 > Somaliland: 2 > Banaadir: 2 > Lab: 3 > Dhedig: 1 > Bogsasho: 37 > Dhimasho: 0 -------------------------------- > Tirada Guud Laga Helay: 3,076 > Bogsashada Guud: 1,380 > Dhimashada Guud: 93 Kala soco wixii faah-faahin dheeraad ah: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 Whatsapp: bit.ly/MoHSomalia -
Hagia Sophia back as a masaajid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hagia Sophia will open outside prayer time, says Turkey Turkey’s Hagia Sophia could open to visitors outside prayer times and its Christian icons will remain, religious officials said on July 14, after a court ruling paved the way for it to become a mosque. The sixth-century Istanbul landmark’s museum status -- in place since 1934 -- was revoked on July 10 and control was handed to the religious authority, Diyanet. The decision sparked condemnation from Western governments, Russia and Christian leaders -- Pope Francis saying he was "very distressed". Hagia Sophia spent almost 1,000 years as a cathedral before being converted into a mosque in 1453 and later a museum. Diyanet said in a statement on July 14 that Christian icons in Hagia Sophia were "not an obstacle to the validity of the prayers". "The icons should be curtained and shaded through appropriate means during prayer times," it said. "There is no obstacle from a religious perspective to Hagia Sophia Mosque being open to visitors outside prayer times." In 2018, President Recep Tayyip Erdoğan recited a verse from Koran at the building. Erdoğan, who said the first Muslim prayers in Hagia Sophia would begin on July 24, has insisted the building will be open to all, including non-Muslims. Meanwhile, Turkey's Foreign Ministry said on July 14 that the Hagia Sophia mosque will be open to visitors of all religions, and anyone who wants to can visit this amazing building. After a meeting of the EU Foreign Affairs Council on Monday in Brussels, Foreign Ministry spokesman Hami Aksoy said in regards to Hagia Sophia that nobody can interfere with Turkey's sovereign rights. Aksoy stressed that Hagia Sophia's status is an internal matter and is the property of Turkey. "Hagia Sophia will continue to embrace everyone with its new status, preserving the common cultural heritage of humanity," he said. Aksoy also emphasized that all parties are aware of Turkey's stance on the issue of the Eastern Mediterranean and the first step toward resolving the issue is to establish a cooperation mechanism for the fair sharing of hydrocarbon resources between the two peoples of the island of Cyprus. He added that there should be a resumption of dialogue channels with Turkey and that the tensions in the Eastern Mediterranean can only end through the adoption of such approaches by all parties. Aksoy stressed that Turkey had always been emphasizing on how there would not be a military solution to the crisis in Libya and said Turkey has consistently supported and contributed to all international efforts to revive the political process led and embraced by Libyans. He said if the EU wants to contribute to the peaceful resolution of the Libyan crisis, it should favor international legitimacy in line with the relevant decisions of the U.N. Security Council. However, Aksoy stated that they welcomed EU foreign policy chief Josep Borrell's dialogues and engagement on bilateral relations between Turkey and the EU. Foreign ministers of the European Union gathered in Brussels on July 13 to discuss Turkey and international issues in an actual meeting for the first time since the beginning of the COVID-19 pandemic. All features of Hagia Sophia to be 'better preserved' Meanwhile, Hagia Sophia will be "better preserved" following Turkey's decision to reconvert Istanbul’s iconic architectural gem into a mosque after decades as a museum, Turkey's ruling party spokesman said on July 13. "All features of Hagia Sophia will be preserved. It will even be better preserved from now on," said Ömer Çelik, spokesman for AKP, after a board meeting of the party. Also, UNESCO officials should know that Turkey is open to any cooperation to preserve Hagia Sophia's universal heritage, Çelik added. "We do not think that Hagia Sophia will be removed from the UNESCO cultural heritage list," he said, adding that Hagia Sophia is not honored with that list, rather the list is honored with Hagia Sophia. "Hagia Sophia will continue to show its glory to all of humanity as a great place that carries the magnificence of the mosque and the cultural heritage of the universal world," he stressed. Xigasho -
Hagia Sophia back as a masaajid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Turkey to cover Hagia Sophia's Christian icons during prayers Mosaics in Istanbul's iconic Hagia Sophia will be covered by curtains or lasers during the Muslim prayers, the spokesman for Turkey's governing Justice and Development Party (AK Party) has said. The Christian icons would be uncovered and be open to all visitors at other times, and admission would be free of charge, the AK Party's Omer Celik said on Monday, without explaining further. A Turkish court last week ruled that the conversion of the sixth-century Byzantine site into a museum in 1934 was unlawful. President Recep Tayyip Erdogan declared the building a mosque and said the first prayers would be held there within two weeks. The move drew international criticism and concern, including from Greece, the United States and Russia, as well as UNESCO, which is now reviewing the structure's World Heritage Site status. Turkish Foreign Minister Mevlut Cavusoglu said Ankara was surprised by UNESCO's reaction and would let it know of further steps to be taken regarding Hagia Sophia, which was a Byzantine church for nine centuries before the Ottomans converted it to a mosque. Turkey is sensitive about protecting its historical character, he said. "We have to protect our ancestors' heritage. The function can be this way or that way - it does not matter," Cavusoglu told state broadcaster, TRT Haber. On Monday, the leader of Italy's far-right League party, Matteo Salvini, led a demonstration outside the Turkish consulate in Milan to protest against the decision. "I would stop every kind of financial aid to the Turkish regime, and I would terminate once and for all any hypothesis of Turkey entering the European Union because we have given more than 10 billion euros to a regime that transforms churches into mosques and I think they have gone over the limit," he said. Salvini's protest came a day after Pope Francis said he was "very saddened" by Turkey's decision. In response to the pope's remarks, Celik told a news conference in Ankara that the biggest disrespect to Hagia Sophia in history had been committed by the papacy. He said Orthodox Christians and Hagia Sophia had suffered for years during a "Latin invasion" led by the papacy in the 13th century, when Crusaders pillaged the cathedral. Turkish foreign ministry spokesman Hami Aksoy on Monday said Hagia Sophia is an internal matter and no country can interfere in Turkey's sovereign matters. "Hagia Sophia will continue to embrace everyone with its new status, preserving the common cultural heritage of humanity," he said, according to an Anadolu Agency report. Xigasho -
Hagia Sophia back as a masaajid
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sewage-dwelling vermin, who so long in so many times here in SOL tried get the littlest of attention from me and now its circle jerking sock-puppet desperately trying to attempt to get my attention once again from their boosaneero qashinqub. Boosaneero creatures, you will never get my attention and will always remain under cagteyda - always. -
Eebbe ha u raxmado Xasan Abshir Faarax
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa saaka ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen ehelladiisa. Xasan Abshir Faarax ayaa muddo xanuunsanaa, waxaana uu ahaa 77 sano jir. Xasan Abshir waxa uu xilal ka duwan kasoo qabtay Soomaaliya, isgaoo soo noqday Ra’isul Wasaare xilligii dawladii Madaxweyne Cabduilqaasim Salaad Xasan. Sidoo kale Xasan Abshir Faarax waxa uu soo noqday duqii magaalada Muqdisho xilligii dawladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre. Sannadihii u dambeeyey Xasan Abshir Faarax waxa uu xubin ka ahaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ka hor intii uusan ka fariisanin siyaasadda. Dhinaca kale waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xalay Madaxweynihii iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa jagadaasi ka beddelay madaxweynihii hore ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed markii u noqday madaxweynaha Soomaaliya sannadkii 2004-ka. Xigasho -
Eebbe ha u raxmado Xasan Abshir Faarax
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Abshir Faarax: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Turkiga Ra'iisal wasarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida uu BBC-da u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga, Jaamac Cabdilaahi Maxamed. Marxuumka oo ahaa 77 sano jir ayaa u dhintay xannuunka kansarka oo in muddo ahba la xannusanaa. Safiirka waxa uu sheegay in Xasan Abshir uu labadii isbuuc ee la soo dhaafay ku jiray qeybta bukaannada halista ah la dhigo ee ICU-da. "Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga keentay, muddo dheer ayaa la daweynayay. Xannuunkiisa dhinaca maskaxda ayuu ahaa. Maanta ayayna dhakhaatiirtiisa nagu wargeliyeen inuu dhintay", ayuu yiri Jaamac. Xasan Abshir ayaa dowladihii kala duwanaa ee Soomaaliya ka soo qabtay xilal kala duwan. Wuxuu ra'iisal wasaare ka soo noqoday dowladdii Ku meel gaarka ahayd ee madaxweyne C/qaasim Salaad Xassan uu hoggaaminyay. Waxaa loo magacaabay xilkaasi ka dib markii xilkii laga qaaday ra'iisul wasaarihii isaga ka horreeyay ee Dr. Cali Khaliif Galleyr, wuxuuna xilkaasi hayay muddo seddax sano ah. Wuxuu sidoo kale Xasan Abshir Faarax soo noqday duqii magaalada Muqdisho xilligii dawladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre. Sanidihuu u dambeeyay waxa uu ahaa xubin ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ka hor inta uusan siyaasadda ka fadhiisanin. Taariikh nololeedkiisa oo kooban: Xasan Abshir Faarax Waxa uu ku Dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1943 kii. 1963 ciidanka xoogga ayuu ku biiray 1973 waxaa loo magacaabay Duqqa Magaalada Muqdisho isagoona ahaa Mayorkii ugu Da'da Yaraa 1998 Xasan Abshir Faarax ayaa ka mid ahaa Aas'aasayaashii Dowladda Puntland . 2001 Dowladdii Carte ee Jabuuti lagu Soo dhisay ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad ayaa Xasan Abshir Faarax loo Magacaabay Raiisul Wasaare. 2006 ilaa 2007 Dowladdii Madaxweyne c/laahi Yuusuf ayaa Xasan Abshir Faarax u Magacaabay Wasiirkii Howlaha Guud Xigasho -
Nayroobi ayaa ku kulanay Xasan Abshir Faarax sanadkii 2011, qof fiican ayuu ahaa. Rabi ha u raxmado marxuumka.
-
Djibouti Birth Rate vs Somalia Birth Rate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
How is Canfar birthrate vis-a-vis Soomaalida Jabuuti degan? Is it the same rate? -
Jartii loo degay mee ku dhici rabaan odeyaasha maamul goboleedka? Mise madaxda qaranka ayaa siriq loo dhigaayaa. We will see. Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta u safraya Dhuusamareeb Warar laga helayo ilo ku dhow xafiiska ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxay HOL u xaqiijiyeen in la filayo maanta in uu u dhoofo magaalada Dhuusamareeb ra’iisul wasaaraha, isagoo aqbalay casuumaaddii ay u sameeyeen madaxda maamul Goboleedyada dalka, isaga iyo madaxweyne Farmaajo. Madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, iyagoo halkaasi uu uga socday shir looga hadlayo arrimaha masiirka qaranka iyo xaaladda kala guurka ah. Sidoo kale Wararka laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isagana aqbalay inuu ka qeyb-galo shirka ka soconaya magaalada Dhuusamareeb, Wararka madaxtooyada laga helayo ayaa sidoo kale qeexaya in uu madaxweynahu u dhoofi doono magaalada Dhuusamareeb Khamiista soo socota. Habeen hore ayaa waxay madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ay soo saareen war saxaafadeed 4 Qodob ka kooban , kaas oo ah mid kamid ah qodobada uu dhigayay in ay casuumeen madaxda dowladda Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan shir looga hadlayo xaaladda dalka oo ka dhacaya Dhuusamareeb. Xigasho
-
Such a colossal blunder
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Their fishing boats dowladda dhexe ayaa u saxiixday. I do not agree, but they do have legal agreements. As usual I am sure the sewage-dwelling boosaneero creature who desperately want my attention (like a dog puppy) was deep in marqaan session in its marfish when the agreement happened. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
COVID-19: SCHOOL CLOSURES PUT DECADES OF GAINS FOR SOMALI CHILDREN AT RISK Late last year, 15-year old Sahra spoke at the Mogadishu Tech Summit about challenges children in Somalia are facing. In her brief, powerful speech, she dared a room full of men and women to find meaningful ways protect Somalia’s children. As a 15 year-old Somali girl from Mogadishu determined to continue her education, the hurdles she would had to overcome to arrive on this stage in the country’s capital are remarkable. When I caught up with Sahra again this year, I asked what gave her the courage. She said: “I have a very supportive family, who encourage me to study and work hard in school. I want to become a minister or an administrator. Somalia needs strong leaders to bring change, and I will be one of them.” Soon after our meeting, COVID-19 hit Somalia, and schools were closed to prevent the spread of the virus. It has been over three months since doors were shut, and Sahra along with millions of other children have no idea when or if they will ever return to school. School-closures have had a massive impact on children around the world but in Africa, this comes on top of years of pre-existing challenges that have excluded millions of children from accessing quality education. Even before the COVID-19 crisis, Sub-Saharan Africa had the highest rates of education exclusion, with more than one fifth of children aged 6-11 years out of school. Across Africa, an estimated 262.5 million children (some 21.5% of the student population)[1] are now out of school due to coronavirus. The situation is even worse in Somalia. Before COVID-19 hit it was estimated that of the 4.5 million school-aged children, only 1.5 million children (35 per cent of girls and 41 per cent of boys) were in school, leaving well over 3 million school-aged children out of school. Today, education experts estimate that an additional one million children don’t have access to any sort of learning and COVID-19 is preventing children from completing the academic year, in particular the end-of-year exams for Grade 8 and Grade 12. School closures have forced millions of children to miss out on their basic right to learn. When the devastating drought and famine of 2011 hit six regions in Somalia, it affected at least 3.1 million people. Half of them were children, who were forced out of school, many after being displaced. At least 15% of the children affected by the famine never returned to learning according to the Somalia Education Cluster, meaning around 225,000 children never picked up learning again. We can assume a similar or worse scenario as this time, the whole country is affected. “Three months since schools were closed, students still have no idea when they will resume learning. This is very discouraging for many children, and we fear they may give up their education and enter the workforce”, says Mengistu Edo Koricha, Head of Education for Save the Children in Somalia. Mengistu says although the Federal Government of Somalia has developed comprehensive strategies to allow children to learn from a distance, most of the strategies are focused on online learning and use of mass media such as TV and Radio stations. The fear is that this will exclude thousands of children in Somalia, particularly marginalised and rural children who do not have access to these tools. Prolonged school closures have already exposed more children to abuse and exploitation in the country. Save the Children has seen a spike in child right violations, with a particular increase in cases of female genital mutilation (FGM), sexual violence and child marriage. A recent report from the Social Norms and Practice Consortium[2] found that in the 13 districts where consortium works, 52 cases of FGM were reported in March and April, compared to 38 cases in January and February. With the majority of cases of FGM going unreported, the rise is a grave concern. Cases of child marriage also appear to be on the rise as Save the Children case workers across the country reported an increase in the number of child marriages in their communities. Children across the globe face similar challenges. Somalia, but other governments as well, must do more to ensure the education of children does not suffer from the COVID-19 pandemic. Save the Children is calling for an increased funding of education, to ensure national COVID-19 plans respond to more than just the health crisis – they must make education a priority and ensure safe and accessible education for every child. Children who return to school should be able to do so safely, with access to school meals and health services. Curriculums must be adapted so that children can make up for their lost learning. It is critical children like Sahra are protected, encouraged, and given back their dream to complete their education. Short of this, the education of a whole generation of children in Somalia and across the globe may be lost. Xigasho