-
Content Count
17,653 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 ________________ Updated list. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaahira iyo mar kale. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Maanta Imaaraadka oo taariikhdiisa labaatankii sano ka dharagsanahay ayaa noo amaaneysaa. Federalism aad ku waalatay, Imaaraadka too has 'federalism' ee bal u tag mid ka mid ah imaaraadkeeda ju midoobaan - sida Shaariqa - and deal with it directly by buying their ports and airports. Let's see if Abuudabeey watches idly and allows that. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Waa ayaandarro weyn inaa Turkiga iyo Imaaraadka isla barbardhigtid, adigoo waliba iska indhatiraayo wuxuu Imaaraadka ka geystay dalalka Islaamka, siiba Suudaan, Liibiya, Yeman iyo Falastiin. Iiraan, Turkiga, Tuniya, Qadar damcay burburiyo iyagana. Imaaraad Waqooyi iyo Koonfur ma kala jeclee kuwa danahooda Soomaaliya lagu burburinaayo ayee awoodda siinayaan. Koonfurtaba waa joogaan waa kaas Axmed Madoobe caawiyo. Xasana waa wateen hadda kala boodeen. Dantaada yar inaa dantii Soomaaliya isku heynteeda ka hormarisid waa ayaandarro. Shame. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Garaadka Reer Sool baryahaan Sanaag joogaa, odeyaasha xagaas ka soo dhaadhacsiiyo rabaa inay hal maamul mideysan dhistaan. Waa wax loo baahanyahay. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The Rwanda leader who 'received' 99.20 percent of the votes. Last (s)election in 2017, Kagame received 99 percent of the votes. Even North Korean leader shies away numbers like this. Amazingly, the hypocrite Western leaders are quiet and don't question him since he is a follower. They even give huge contracts, like the U.K. asylum seekers being sent back to Rwanda. Yet they dare to go after Madura of Venezuela because he helps his people. Imagine if Madura was declared to receive 99 percent of the votes. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 ________________ Updated list. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xasan Socdaal toddobaadyadaan meelna uma dhoofin dhaqaale la'aan shiid ah iyo siyaasadda ku adag darteeda. Maanta Kigaali iska tuuray, probably asking for shaxaad. Rawaandha: -
Farmaajo sideedan (80) milyan doolar ka diiday Carabtaan caloosha weyn oo rabay xiriirka u jaro Qadar. Marka iyaga cabsi uma qabin. Arrinta soo celiskooda waa arrin fiirsasho dheer u baahneyd. Iskoolo ayee deeq siin jireen, iyagoo Shiicada hoos ka faa'finaayo lagu qabtay. Waxee kaloo xiriir qarsoodi la sameynaayeen Ahlusunna Wajameeca oo dowladiisa meesha ka saarto rabtay.
-
They had audio evidence from inside qunsuliyada. They won't share waxaas, ma sirtooda inay iska qarxiyaan rabtaa. Turkiga boqolkiiba boqol waa dhaantaa Carabta marada weyn, siiba madaxda Urdun, Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Sacuudiga. Waa munaafuqyaadha ugu xun. Turkiga was hesitant to join this case because Armeeniya beri kiis ju furto ka cabsi qabtay. Lakiin maxaa ka celinaayo Carabtaas. They don't care.
-
VP Harris Picks Minnesota Gov Walz as VP candidate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
It is unwritten rule the presidential nominee of the party has to choose an almost opposite of the said nominee to be his/her running. The running mate has to attract new voters. That is why Obama chose old Joe Biden. It goes back in decades. Only the idiot Orangecon chose an almost cloned running mate, all for his yes-sir obedience. What an idiot. He was forced to choose Mike Pence in 2016 by the party establishment. Not this time since he had a hostile takeover of the party. -
VP Harris Picks Minnesota Gov Walz as VP candidate
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa ku faraxsanahay that she didn't pick that ultra-Zionist in Pennsylvania, albeit very hard lobbying from their media-controlled personalities and politicians. That would have dampened her momentum. Progressive pressure, primary from Sen. Bernie Sanders, won. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maatadii la xasuuqay ayaaba la sii rabaa in dhaqaale laga sameeyo. Soomaali dhiigooda iib ah literally. -
Eebbe ha u raxmado Ismaaciil Haniya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qadar protected him for years. I don't know why he kept travelling to Turkiga and Iiraan. It was never safe. I was worried that his airline might be shot down. They did this to humiliate Iiraan. Iiraan waa aarsan doontaa koley, they have to. -
Eebbe ha u raxmado Ismaaciil Haniya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The shahiid was also a xaafid Qur'aan and an Islamic scholar.