Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kooxda 'Anaa Carab' Soomaali maryooleey will not like sawirkaan dadka wada diir madoow soo saaraayo.
  2. Tuugii uu keensaday ka eed sheeganaayaa boobka joogtada ah uu wado tuugaas. Haka saarto.
  3. Kiiska u weyn waa kan Washington u yaalo and the MAGAts in Supreme Court 'justices' are helping him delay and delay before the elections with useless hearings about unconstitutional powers. Another Trumpet cultist 'judge' in Florida is delaying as well about the second most serious of the four cases against him. Mareykanka's so-called 'checks and balances' is utterly exposed and is very meaningless.
  4. Che, dagaalada sokeeye really damaged the proud Soomaali psyche. The days of: Sinnaantaan la magac ahay San ku neefle ma oggoli Inuu iga sareyn karo Is gone. Haddee kuwaan joogi lahaayeen xilligii gumeystaha, ilaa iyo hadda gumeysi ku jiri lahayn, each dusty tuulo ruled by damiirlaawiyaashaan iyo faracooda.
  5. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 ________________ Updated list. Xasan has been to Kiinya four times in fever than seven weeks. Kiikuuyaland will soon overtake Jabuuti as top destination. Jabuuti currently leads at eight trips in fewer than two years.
  6. Here is Yaa Dhiman ergeyga Qaramada Midoobay tour, part one a year ago. Now is part two. This thread will chronicle the new ergey's tour, part two.
  7. Dhulkii la siiyey soo indha indheynaayaa. I heard it is located at posh Kileleshwa area.
  8. I never felt this rage of any war at anywhere in my life, including Soomaali dagaalada sokeeye ka dhacay. Xasuuq tan ka daran waligey ma maqlin in my life.
  9. Yaab yaabkeeda dhaaftay, the West is utterly exposing its sheer hypocrisy we all knew they were. Unbelievably aghast to read this.
  10. Maakhiri waxaa u soo qoraal ekaan rabtaa our own perennial pessimist - Mudane Dhagaxtuur.
  11. Xasan maa hadda baraneysaa? Fowsiya has been a long time member of his urur siyaasadeed as well and he treats her like this. Deni used to be a member as well.
  12. C/raxmaan C/shakuur Warsame asaga ayaa ka mid ahaa kuwa noo keenay Xasan Maxishoode oo bahdilkiisa ku faraxsan. Waxba yuunan naga wacdin wuxuu asaga noo keenay.
  13. Xasan asked madaxweynaha Tansaaniya land in Tansaaniya before and now he asked Kiikuuyada one was well. Waala siiyey, but he has to support Raila's Midowga Afrika's chairmanship candidacy. I have no doubt it is true.
  14. Siyaasad ayee ku bilaabatay, walina tahay. In early centuries, not much caqiida differences. Reer Iiraan were 'Sunni' these days while Reer Masar and others were 'Shiica.' This tells you...
  15. Soomaali badan Reer Khaliij quraafaad ku soo aqriyey aaminsan sidaan camal. If you read the comments waaba yaabeysaa dadka wadaadkaas la sheegay la aragti ah: