Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waxaan wax weyn ma'aha. This safaarad used to be a crumbling homeless shelter until a few years ago. Kan meesha joogo kalaguurkaan ayuu ka faa'ideyso isleeyahay, but will be gone in a few weeks.
  2. Kenya's energy and petrol minister's husband and an adviser to several presidential canadidates:
  3. Maakhir, every candidate has several dilaals inside the big teendho lagu xusho madaxweynaha. I was in Islii markii Farmaajo la xulanaaye in 2017. After every round dilaalyada start moving back and forth for negotiations and vote buying. Dhagta ayaa maanta dhan wax la iskugu sheegaa. So a musharax doesn't have to be a xildhibaan to be inside. Shariifka, like C/raxmaan C/shakuur, iskuma kalsoono. This is his foreign-backed plan B to oppose Farmaajo or Kheyre agenda, should either of them la xusho.
  4. Iskuma kalsoona miyaa? Inuu baarlamaanka mucaarad weyn ka noqdo muu rabaa. Xasan Sheekh was allowed to be a member of Aqalka Sare as a former president yet he never attended.
  5. Also add aniga ayaa ka sii xiga as well because "Carab" ayaa isirkeena isla sheeganaa. Ciid wanaagsan, ya secessionist.
  6. Xildhibaannada Garbahaareey ain't going no where:
  7. You are trying to reason wax qabyaalad qurunkeeda la degtay. There is no reason nor logic that can permeate their qabyaalad-ridden minds. They cannot imagine the possibility of ardentlly supporting someone or a party that is not led by their fellow clan members.
  8. More importantly, it should not be allowed any candidate that lost in the last round to declare openly his/her supporters who to directly support. Meeshaba suuq xoolo dilaal ka dhigeen.
  9. Indhacadde is not a xildhibaan. He is there as a tolkiisa supporter.
  10. This gorgorton seen on this clip is for Khadiijo Diiriye's 21 seats in la gato la rabo for guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka votes. Yaab, how open it is. Caananuug candidacy group bought it, yet still lost. And what is Indhacadde doing in election venue? Another yaab.
  11. The new alliance might have already happened: Saciid Deni, Sheekh Shariif iyo Khadiijo Diiriye oo dhabar jabiyay Jubbaland Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in doorashadii guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo ay ku tartamayeen toban murashax ay ka abuurmeen isbaheysiyo siyaasadeed oo cusub. Doorashada ayaa waxaa wareeggii koowaad ugu cod batay afar musharax oo codadka u kala helay sidan: 1. Maxamed-weli Cabdalle Axmed: 59 cod. Waa xildhibaan ku cusub baarlamaanka islamarkaana ku fadhiya kursigii C/weli Muudeey oo loo diiday inuu u dhoofo magaalada Baraawe ee deegaan doorashadiisa, taageerana ka helayay Villa Somalia 2. Maxamed Cali Cumar (Caanonuug): 58 cod. Waxa uu kasoo galay maamul goboleedka Jubaland, taageerayayna Axmed Madoobe iyo Deni, taageeradaas oo ku dhisneyd heshiis hoosaad horay u dhex maray labada maamul in Puntland qaadato Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare, iyo in Jubbaland ay hesho guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka hoose. 3. Sacdiya Yaasiin Xaaji (Samatar): 52 cod. Waxay deegaan doorashadeeda tahay Puntland waxayna si lama filaan isugu soo sharaxday guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka baarlamaanka, taasoo meel ka dhac ku aheyd heshiiskii ay horay u gaareen Puntland iyo Jubbaland, kana hortimid dalab uu Saciid Deni hordhigay oo aheyd ineysan is-sharxin. 4. Khadiijo Maxamed Diiriye: 21 cod. Waxaa dhisayay Kutlo uu hoggaamiyo Aadan Saransoor waxayna ka goosatay Nabad iyo Nolol. Waxaa dhacday in Maxamed-weli Cabdalle Axmed oo ku horeeyay cododka ugu badan ee xildhibaanada ayaa si lama filaan ah ugu tanaasulay Sacdiya. Deni oo diidan sideey wax u socdeen, xadgudubna ku ah heshiiska siyaasadeed ee Puntland iyo Jubbaland ayaa wuxuu xiriir lasoo sameeyay Khadiijo maxamed Diiriye isagoona u balan qaaday 300,000 dollar si ay cododkeeda ay ugu tanaasusho Caananuug oo Jubbaland ka socday isagoo ugu talagalay inuusan burburin heshiiska labada maamul. Khadiijo Diiriye oo ogolaaday dalabka Deni ayaa waxay u tanaasushay Caananuug iyadoo kaamirooyinka qabanayaanna waxay cod dheer ku tiri iyadoo farta ku fiiqeyso “Aniga iyo Beene Beene cododkeena waxay aadayaan Caana-Nuug.” Nabad iyo Nolol oo meeshaasi fursad qaali ah ugu soo baxday ayaa u wareegay xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin oo taageero ka heleysa Xisbiga Himilo Qaran ee Shariifka. Guuldaradaasi Caananuug ku habsatay oo sababteeda laheyd Khadiijo Diiriye iyo Saciid Deni ayaa dhanka kale xildhibaanada Himilo Qaran ee Shariifka waxay dhankooda caddaawad u arkeen in Caananuug oo Axmed Madoobe taageerayay uu soo baxo codkoodana u wareejiyay xildhibaanad Sacdiyo. Isku soo wada duub natiijadii doorashooyinka Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee kusoo gabagabowday in xildhibaanno kasoo jeeda Puntland ay ku wada guuleysteen guddoomiye kuxigeenada labada aqal inkastoo siyaasad ahaan aysan madalin Puntland laakiin deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland. Waxayna taasi guul u tahay Nabad iyo Nolol iyo xisbiga Himilo Qaran oo meel bannaan fursad qaali ah ka helay, lamana dhihi karo guuldaro usoo hoyaday Nabad iyo Nolol.
  12. Some Reer Sanaag also claimed then that Shaatigaduud inuu iyaga ka soo jeedo. So...
  13. Neefkaanaa Soomaali sheeganaayo and many corrupt politicians take his and his master's - Matt Bryden's jaajuus institute Sahan's - advises.
  14. Dowladdaan hadda jirto, especially when Xasan Kheyre was a ra'iisul wasaare, united the support of millions of Soomaalis from every clan, some ardently and unbelievably. They did this not because of financial or political interest, just for the sake of political ideology. That alone is overachievement. That is why they are fiercely loyal to dowladda, regardless how many times the corrupt qabyaaladists tried to cause division. I don't think neighbouring countries pay close to that amount to their soldiers. I remember Kiikuuyada, it was around $300.
  15. Sh. Aaden Madoobe was said to have paid millions of dollars to buy votes financed by some shisheeye - tsk tsk - via Shariifka.
  16. Qoorqoor ayaa siray u keenay, I guess. Now Qoorqoor himself cannot stand Rooblaawaha. He should have named as a ra'iisul wasaare the most loyal to him to this day, Cali Yare Cali, guddoomiye ku xigeenka Banaadir.
  17. What kind of BS is this? Secessionists want to circlejerk themselves. RRA was formed in late 1995 after Caydiid's invasion of Koonfur Galbeed. That time, secessionist habrooyin were fighting among themselves or barely recovering from it. The financiers behind RRA were KG diaspora, mainly Reer Ingiriis and Australia. There was a documentary made by a UK-based Reer KG man in 1999 showing all the leadership RRA in the countryside organizing their final offensive to liberate Baydhabo. Some of the clips from this documentary can be seen on Youtube now. Top leaders were the late Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud, Ibraahin Xaabsade, Cabdalle Deeroow, the new speaker Sh. Aaden Madoobe and Qalinle among others. I watched this documentary in 1999. The VHS was sold to raise funds for RRA.
  18. Blame Farmaajo, don't bother with kaas baahan tusbaxa yar. Farmaajo asagaa Rooblaawe gacanriisa ku keensaday. Kheyre daacad u ahaana sadex sano iyo bar saacado ku buriyey.
  19. Laftagareen could have stood behind Saransoor, who had a little bit of gentleman's agreement to support. But Laftagareen wiilka yar ayuu kaga kalsoonaa because it was him, Xasan C/nuur, who stood beside him for weeks markuu Baydhabo qabsanaaye in late 2018. Saransoor was his lataliye for years after he conceded him to be Koonfur Galbeed leader. Hadduu Saransoor taageeri lahaa inay kursiga helaan laga yaabay, but Saransoor is independent-minded oo la iskuma haleyn karo hadduu helo kursiga. Saransoor's concession hadaljeedin was a revenge against Laftagareen iyo Farmaajo. I know Saransoor and his brothers very closely, especially his younger brothers who are very close to my family.
  20. Sheekh Aadan Madoobe oo durba wajahaya go’aanka kiis xasaasi ah Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya, kadib doorasho saacado badan qaadatay. Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa wareeggii ugu dambeeyey ee doorashada kaga adkaaday xildhibaan Xasan Cabdinuur. Sheekh Aadan Madoobe ayaa helay 163 cod, halka Xasan Cabdinuur uu ka helay 89 cod. Durbadiiba waa la dhaariyay, howasha ugu horreysay ee hor taalla ayaa waxay ay tahay sida laga yeeli doono arrinta gobolka Gedo iyo xildhibaannada lagu soo kala doortay Garbahaarey iyo Ceelwaaq. Doorashada ayaa qaadatay wakhti aad u dheer, kadib markii saacado ay u xayirneyd arrinta xildhibaanada lagu soo doortay Ceelwaaq oo xildhibaano taageersan Villa Somalia ay diideen inay kulanka ka qeyb-galaan, waxayna qarka u saartay in ay baaqato doorashadii lagu doortay Madoobe. Ugu dambeyn ayaa waxaa arrintaa lagu xaliyay in codeynta laga reebo 16-ka Xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq ayada oo sababta lagu sheegay inaysan haysan kaararka aqoonsiga. Kaararka aqoonsiga ayaa waxaa bixiya xoghayaha baarlamanka Cabdikariim Buux, waxaase meesha ka marneyn ogolaanshaha guddoomiyaha Golaha Shacabka. Sheekh Aadan Madoobe wuxuu ku xiran yahay mucaaradka, gaar ahaan Shariif Sheekh Axmed, waxaana aad loo filayaa inuu sameeyo sida ay doonayaan oo ah in la fasaxo kuraasta Ceelwaaq, balse su’aasha waxay tahay sidaas ma sameyn doonaa mise wuxuu qaadan doonaa tallaabo uu dhexdhexaad isugu muujinayo. Arrinta kale ee jirta ayaa ah in xildhibaanada Ceelwaaq ay soo ansixiyeen guddiga doorashada heer federaal, oo sidoo kale ah kan soo ansixiyey Aadan Madoobe. Sidaas darteed, Aadan Madoobe uma fududa inuu sharci-darro ka dhigo go’aanka guddiga isaga soo meel-mariyey. Wax ay ahaataba waa go’aan la filayo inuu Aadan Madoobe qaato, waxayna noqon kartaa inuu xaaladda kusoo xumeeyo Farmaajo oo guuldarro kala kulmay doorashadii golaha shacabka oo looga adkaaday murashaxiisa Xasan Cabdinuur. Waa markii labaad ee Aadan Madoobe uu hoggaamiyo golaha shacabka, isaga oo sidoo kale horey usoo noqday afhayeenka baarlamanka muddadii u dhaxeysay 31-ka Janaayo 2007 ilaa 25-ka May 2010.
  21. That happens sometimes, most recently guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare on yesterday. Because most corrupt xildhibaanno can be re-bought in the corrupt auction after first rounds concludes.
  22. Aaden Madooba wuxuu saaxiib la yahay Sheekh Shariif. Some will interpret this as a mucaaradka win, but there is a caveat. The third and fourth candidates, C/llaahi Balaak iyo Aaden Saransoor respectively, are also Aaden Madoobe's fellow clan members from Bakool. Out of the four seats that clan had MPs, three were candidates for xulashada. The fourth seat is held by Sareeda. Marka asagee ugu shubeen codkooda directly, which was around 55 votes. Xasan C/nuur oo Laftagareen macruuf dhow la ah, Laftagareen ayaa watay. Saransoor - who holds my own sub-clan's xildhibaan seat - was very close to fellow erstwhile RRA member Laftagareen until musharaxnimada two weeks ago. Laftagareen tried to pressure him and told him not to become a candidate. Taas ayuu ka xanaaqay and now doomed kan uu watay.