-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda magaalada Dhuusomareeb Dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna waljamaaca ayaa weli ka socda qeybo kamid ah magaalada Dhuusomareeb, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo aan weli xog sugan laga haynin. Dad shacab ah ayaa ku geeriyooday rasaasta la isku adeegsanayo, kuwaas oo iyagoo guryahooda ku sugan ay madaafiic kusoo dhaceen, qaarkoodna ay rasaastu haleeshay iyagoo dagaalka ka baxsanaya. Ciidamada Galmudug ayaa lagusoo waramayaa inay dib uga saareen goobaha ay ka dagaalamayeen ciidamada Ahslusunna, kuwaas oo saakay ay u suurto gashay inay la wareegaan qeybo kamid ah magaalada Dhuusomareeb. Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in Ahlusunna iyo Shabaab wada socda ay duulaan kusoo qaadeen caasimadda Galmudug, isagoo sheegay inay iska difaaceen. Wasiirka warfaafinta waxa uu sheegay in mar walba oo uu dalka isbeddel galayo ay Ahlsunna isku dayaan inay ka faa’idaystaan oo ay isku dayaan inay qalqal galiyaan ammaanka Galmudug. Warar aan weli si dhab ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug ay dagaalka ku qabteen dhowr maxaabiis ah oo katirsan ciidamada Ahlusunna ee dagaalka ku jiray. Wixii faahfaahin ah oo soo kordha kala socda wararkeenna dambe. Xigasho
-
Major unity into disastrous division within hours
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar posted a topic in Politics
Shalay tolka were celebrating a major unity among them by trying to support one singe candidate for jagada madaxweynaha. Today a major war in Dhuusamareeb, against one another by the same tolka. From this on yesterday: To this today, which is a deliberate provocation related perhaps to the (s)elections: Dagaalka Dhuusamareeb oo xoogeystay iyo wararkii ugu dambeeyey Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa saaka duullaan ballaaran ku soo qaaday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, waxaana halkaa hadda ka socda dagaal culus. Waxaa la dagaallamaya ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, kumaandoosta Gorgor iyo milateriga. Dad deegaanka ah ayaa BBC Soomaali u sheegay in dagaalka xooggiisa uu hadda ka socdo xarunta Inji, xero gadiid, madaxtooyada, cisbitaalka guud iyo saldhigga booliska. “Marba dhinac ayaa la riixayaa oo weli xabbadu way socotaa. Mana jirto cid ku adkaatay ilaa hadda dagaalka,” ayuu yiri qof la hadlay Idaacadda BBC. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka Dhuusamareeb. Xalay ayaa magaalada waxaa ka jirtay cabsi dagaal kadib markii la ogaaday in xooggaga Ahlu Sunna ay ka soo dhaqaaqeen farriisinkooda deegaanka Bohol oo qiyaastii 30 KM waqooyi uga beegan Dhuusamareeb. Garoonka Dhuusamareeb oo ku yaalla meel ka baxsan magaalada ayaa waxaa ku sugan ciidamo Jabuutiyaan ah oo ka tirsan ATMIS. Dhammaadkii bishii October 2021 ayaa xooggaga Ahlu Sunna waxaa laga saaray degmada Guriceel oo ay muddo kooban haysteen, waxaana dagaalkaas ka dhashay khasaaro baahsan. -
Draghi Says European Companies Can Pay for Gas in Rubles
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Hangari already broke with their EU counterparts, paying in rubles for weeks now. Poland iyo Bulgaariya iswaalaayena tubadii gaaska waa laga xirtay. -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Habaar daranaa bisinka: -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Farmaajo oo khudbaddiisa ku sheegay sida uu ku yimid ‘isbeddel doonka socda’ Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ka mid ah musharixiinta xilka madaxweynaha ayaa maanta hortegay xildhibaanada labada Aqal isaga oo u jeediyey khudbadiisa ku aadan barnaamijkiisa siyaasadeed, haddii markale dib loo doorto. Farmaajo ayaa si aad ah uga hadlay waxqabadka dowladdiisa ee 5-tii sano ee lasoo dhaafay, wuxuuna diiradda saaray, ammaanka, siyaasadda, dhaqaalaha iyo dagaalka Al-Shabaab. Musharrax madaxweyne Farmaajo ayaa markale ka codsaday xildhibaanada labada Aqal inay codkooda siiyaan, si usii uu hoggaamiyo Villa Soomaaliya, wuxuuna ku faanay inuu la dagaalamay musuq-maasuqa, isla-markaana uu xoojiyey dowlad wanaagga Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, wuxuuna sheegay in xasilooni siyaasadeed iyo kobac dhaqaale uu abuuray, sida uu hadalka u dhigay. Waxa kale oo uu intaasi ku daray inuu xakameeyey hubka ay heysato dowladda Soomaaliya, si uusan u gelin gacan kale. Dagaalka Al-Shabaab ayuu sidoo kale sheegay inuu xooga saaray, wuxuuna tilmaamay inay gacanta dowladda soo galeen deegaano horleh sida, Sabiid, Caanoole Janaale iyo Marka, inkastoo degmada Marka ay gacanta dowladda soo gashay ka hor maamulka Farmaajo. Dhinaca kale wuxuu sharraxaad ka bixiyey ereyga halka u dhigga u ah ee ‘Isbeddal doonka socd’ wuxuuna xusay in isbeddalkaas uu ka bilowday meesha hada la joogo ee doorashada. “Isbeddelka waxa uu ka yimid wax la yiraahdo isbeddel doonka fadhiidka ah oo taariikhdeena ku suntan, sidaad ogtihiin isbeddal doonka socda wuxuu ka billowdaa waqtiyadaan hadda aa joogno doorashada ah,” ayuu yiri madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday. Haddii markale dib loo doorto wuxuu ballan-qaaday inuu dalka gaarsiinayo doorasho qof iyo cod ah, wuxuuna shaaciyey haddii qof kale la doorto inay taasi adkaan doonto. “Annagaa ugu dhow doorasho qof iyo cod ah oo qof cusub haddii uu yimaado ma gaari karo” ayuu sii raaciyey. Si kastaba, hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha ayaa la filayaa in lasoo gabagabeeyo gelinka dambe ee maanta, iyada oo doorashada la qabanayo 15 May. -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Today's hadaljeedin live. -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Odeyga has nothing to do Koonfurta aad ku waalatay. He is a wealthy ganacsade from Kiikuuyo land, who settled there before the civil war. -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I was wondering why odey Xaaji Yaasiin did not show up this year. Ilaa iyo 2004 la socday mar walba isa soo taagaaye, losing tens of thousands of dollars and each time getting fever than three votes. Odeyga lacagta meel uu geeyo waaye. -
Kenya's future president in Islii
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Raila Odinga oo ballan qaaday inuu xoojin doono xiriirka Kenya iyo Soomaaliya haddii la doorto Hogagamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa ballan qaaday in uu xoojin doono xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya, si buu yiri loo hormariyo dhaqaalaha Kenya. Isagoo kula hadlayay magaalada Nairobi ururka ganacsatada xaafaddda Eastleigh, musharaxa madaxweynaha Kenya mr Odinga ayaa wuxuu ku celiyay sida ay uga go’an tahay in uu wax ka qabto canshuuraha badan ee soo wajaha ganacsiyada. Xildhibaan Yuusuf Xasan oo lagasoo doorto xaafadda Eastleigh, iyo Fatuma Gedi oo laga soo doortay Wajeer ayaa sheegay Odinga inuu muujiyay inuu yahay hoggaamiye heer sare ah oo kicinaya dhaqaalaha Kenya. Raila Odinga, hogaamiyaha Orange Democratic Movement (ODM) ayaa horey u sheegay inuu dib usoo celin doono suuqa qaadka ee Kenya hadii loo doorto doorashada sagaalka August ee sannadan 2022. Qaadkii Kenya ay keeni jirtay Soomaaliya oo dhaqaale badan ka soo gali jiray muwaadiniinteeda ayaa waxaa joojisay dowladda Soomaaliya kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada dowladood, wuxuuna Odinga wacad ku maray inuu suuqa soo celin doono marka la doorto. Odinga ayaa sheegay inuu ka warhayo dhibaatooyinka dhaqaale ee soo food saaray dadka reer Kenya. taasoo uu sheegay inay ugu wacan tahay joojinta Qaadka Soomaaliya. “Waan fahansanahay dhibaatada beeraleyda qaadka, waxaana iga go’an in aan xal u helo suuqyada qaadka ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo,” ayuu yiri Raila Odinga. -
Raila Odinga, after waiting decades for Kiinyaatiga presidency, is soon going to be elected as one within three months. Kiikuuyo leadership, including Uhuru himself, is behind his re-elections.
-
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Wax fadhiyo meesha ma leh. Darbiga iyo kuraasta u hadaljeedinaayaan. Can you believe xildhibaanadaan cusub already mushaarkooda bishaan wey qaateen. Dowladnimo waa taas. Kii joogay 2016 og, iska dhaafee kuwa cusub inay wax qaataan kuwii ka horeeyey sagaal bilood mushaar ma qaadan. -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Kan laba iyo tobanaad ka ah liiska is speaking live now: -
Presidential (s)election on May 15, 2022
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Hadaljeedinta maanta si toos ah. -
Afartan musharax intee la geynaa.
-
Farmaajo starts his reelection campaign
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Reer Muqdisho: Xasan Sh. vs Farmaajo, Farmaajo codka helay: -
Farmaajo starts his reelection campaign
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Reer Boosaaso waa Farmaajeysanyihiin wali: -
Farmaajo starts his reelection campaign
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xaaji Xunjuf ilma adeeradiisa support madaxweynaha: -
Farmaajo starts his reelection campaign
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Maryooleey dhib badanaa oo haddii xafiiska madaxweynaha la xishmeynaayo si kale isku dir ah u rogaayaan: -
Xasan was the kindest to his secessionist inlaws inta ra'iisul wasaare soo martay in the last two decades. I guess his xaas, originally from Togdheer, influences him.
-
There are many more.
-
-
