Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Will the recently (s)elected Xasan Sheekh Maxamuud follow tradition that started with C/qaasin Salaad Xasan in 2000. The tradition is every (s)elected new president to go Baydhabo as their first domectic trip.
  2. Daljire shisheeye unless waraaq aqoonsi dhiibeyn laguma arki jurin Madaxtooyada for years. Now sida moora dooro iska noqotay, rufyaankaan has been to it multiple times in the recent weeks: Shame. Xataa the decent man Beyle ayee bahdileen.
  3. One of them suddenly appeared on SOL after xulashada two weeks ago.
  4. You reminded me a long interview session my late old man gave two decades ago in 2002. It was published by Kasmo newspaper, I think. One of his answers implied that the folks in the South detected this naïvety from Nothern politicians when they first came to Xamar. He did not say they were naive per se, but one could detect from it, probably more emotional. And remember my father was very reserved sheekh man, would not say something like that in passing. I posted that interview on here after his passing ten years ago in 2012.
  5. Xasan Sh. waa qabyaaladist xun, unlike Kheyre or Shariifka. Haddaa dhageysan lahayd his khudbado in the last several years, some were openly inciting qabiil against qabiil. I think it has to do wixii dhalay iyo wuxuu guursaday hal beel ayee kasoo jada eedaan, unlike Kheyre iyo Shariifka.
  6. Maakhir haye, what do you see so far? Satisfied still?
  7. You see how I predicted, Galbeedi. A leopard cannot change its spot.
  8. He appointed his literal ilma adeer, a fellow Reer Culusoow gabar as a leading staff member in Madaxtooyada. Also after a pressure from tolka after yesterday's non-tolka chief of staff (agaasimaha madaxtooyada) appointment, he immediately installed unqualified fellow tolka as his deputy, probably to spy what the chief is up to. Sheekadaan dalalka shuuciyiinta laga yaqaanaa.
  9. Rooblaawe ayaa ka dhex hadlaayo. She posted this on FB, too. They are against his new jago. Asagaa rabay filaa because waa jago lagu dhaco ummada Soomaaliyeed magaceeda lagu soo tuugsaday la rabo.
  10. Anti-Farmaajo mucaarad social media ka qeylinooyaan, iskaba dhaaf dadkii kale caadiga ahaa maadaama dastuurkii ciyoowba la jabiyey maalin cad:
  11. The new rental villa he moved in according to some sources: Si aanan caadi ahayn ayaa loo dhisay.
  12. Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo isku gacan qaaday Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa gacanta iskula tagay kadib khilaaf ka dhashay ansixinta xubnaha guddida diwaangalinta iyo ansixinta urrurada siyaasada. Xildhibaannada gacanta iskula tagay oo ka kala tirsan saddexda xisbi ee Somaliland, ayaa si wayn ugu kala aragti duwan furista urrurada siyaasada, waxaana jira xildhibaano taageersan iyo kuwo kasoo horjeeda, taasi oo sababtay in uu dagaal ka dhasho guddida diwaangalinta urrurada oo madaxweynuhu u gudbiyay golaha. Khilaafka ka sakow golaha ayaa cod u qaaday xubnaha guddidan oo ka kooban 7 xubnoo, waxaana la ansixiyay 5 xubnood oo kamid ah, halka 2 kamid ahi anay helin codka kalsoonida mudanayaasha, xubinta hesha kalsoonida 42 xildhibaan ayaa ansaxaysay. "7 xubnood ayay guddidu ka koobnayd sharciyan waxaa ansaxay 5 xubnood, labana way waayeen codkii kalsoonida mudanayaasha" sida waxaa yidhi Mustafe Khayre oo ah mudane ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, oo waraysi siiyay HCTV. Xisbiyada mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland ayaa aad iskugu khilaafsan furista urrurada siyaasada ee wakhtigan, khilaafkaasi oo sameeyay xubnaha golaha wakiilada ee Somaliland.
  13. They are at it again, after fist fights in 2013, 2014, 2015, 2020. It occasionally happens markuu jaadka bargo' noqdo:
  14. Xamar iskaga noolaada u dhaantay. Muwaadin reer Jabuuti ah oo Somaliland loogu xidhay eedo uu u jeediyay madaxda Jabuuti awgeed Aarre Saleebaan Cowleed, oo ah muwaadin reer Jabuuti ah oo muddo ku noolaa Somaliland, ayaa loo taxaabay xabsiga magaalada Gabilay oo uu ku noolyahay, kadib dhaliilo uu baraha bulshada uga jeediyay madaxweynaha Jabuuti. Aarre oo muuqaal qarsoodi ah iskaga soo duubay gudaha saldhiga booliiska ee Gabilay, ayaa sheegay in aanu garanayn, waxa loosoo xidhay, uuna ka baqanayo in loo gacan galiyo dowlada Jabuuti, wuxuuna shacabka Somaliland ka codsaday in ay bad baadiyaan. "Waa Aare Suleebaan Cowleed oo jeelka Gabilay ku xidhan, oo wax losoo xidhay aan garanayn, markaa, wakaa dee, dadkuna ha i ogaadan waxa laygu xidhay waa waddankii abtiyaaladay, markaa sidii Qalbidhagax in aan la i gudbin, 4 tii milyan ama 9 kii milyan, ee abtiyaaladay ee Isaaq dee ha ii sarakacaan maanta" ayuu yidhi Aare. Aarre ayaa muuqaal uu soo duubay intii aan la xidhin kahor, waxa uu sheegay in dowlada Jabuuti ay Somaliland ka codsatay in la aamusiiyo, oo aanu mar danbe Somaliland gudaheeda kasoo dhaliilin madaxda Jabuuti " Saaka waxa isoo gaadhay fariin uu soo faray taliskii Jabuuti, oo uu leeyahay, 'ninka abtiyaaladiin baad tihiine ama muuqaalada ka joojiya, ama noosoo gudbiya' reeraha yagii xagan joogay ayaa lala soo hadlay". Garyaqaan Guleed Axmed Jaamac (Dafac) oo kamid ah garyaqaanada reer Somaliland ee u dhaq dhaqaaqa xoriyada hadalka, ayaa qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada ku sheegay in loo xaqiijiyay in Aarre loo haysto, dhaliisha uu u jeediyay madaxda Jabuuti. "Waxa la ii xaqiijiyay in xadhigga Aarre Sulayman Cawleed uu la xidhiidho dhaliilo la sheegay inuu u jeediyay madaxwaynaha Jibuuti. Waxa cid walba oo damiir leh waajib ku ah inuu ugu baaqo xukuumadda Somaliland: 1. In aanay u dhiibin Aarre xukuumadda Jabuuti. 2. Inay xorriyadiisa u soo celiso" ayuu yidhi Dafac. Wali xukuumada Somaliland may faah faahin xadhiga Aarre oo hooyadii kula noolaa magaalada Gabilay, isla markaana aan si xora ugu noolaan karin waddankiisa Jabuuti, xukuumada Jabuuti oo uu ka fikir duwanyahay awgeed. Xigasho
  15. More lagu tumanaayo xuquuqda aadanaha: Two Somali journalists sentenced to 16 months in jail for false news In response to news reports and statements from local rights groups that the Hargeisa Regional Court in the breakaway region of Somaliland sentenced journalists Mohamed Abdi Ilig and Abdijabar Mohamed Hussein to 16 months imprisonment for subversion and false news on Monday, the Committee to Protect Journalists issued the following statemet condemning the verdict: “Mohamed Abdi Ilig and Abdijabar Mohamed Hussein should never have been arrested for simply covering a breaking news story in real time, and we are deeply disappointed by the convictions and harsh sentences handed down to them,” said Angela Quintal, CPJ’s Africa program coordinator. “Appealing these spurious convictions through Somaliland’s flawed justice system would be unjust, lengthy, and uncertain. Time is of the essence for these two innocent journalists, one of whom is seriously ill. Authorities must not further undermine Somaliland’s already precarious press freedom environment and should ensure the release of the journalists immediately, without condition.” Mohamed, a reporter and chairperson of MM Somali TV, Abdirahman Ali Khalif, a reporter for Gobonimo TV, and Abdijabar, a reporter for Horn Cable TV, were among 18 journalists arrested on April 13 in connection to their coverage of a fight between inmates and guards at the Hargeisa Central Prison in the region’s capital, as CPJ documented at the time. The majority of the journalists were eventually released, according to a statement by the Mogadishu-based press rights organization, the Somali Journalists Syndicate (SJS). Mohamed is seriously ill and his condition worsened while in jail, according to Yasmin Omar Mohamoud, chair of the local advocacy group Human Rights Centre Somaliland, CPJ was not able to obtain details of his medical condition. Mohamed, Abdijabar, and Abdirahman were charged under Articles 215 and 328 of the penal code relating to “subversive or anti-national propaganda” or publishing false news, according to Human Rights Centre Somaliland and a joint statement by SJS and the Somali Media Association (SOMA). The pair were sentenced in a “hasty” hearing that took place “without the knowledge of the defense lawyers and family members of the defendants,” according to the joint SJS and SOMA statement. The court acquitted Abdirahman.
  16. No wonder Cabdi Ismaaciil Samatar called him 'omicron' of siyaasiinta four months ago: Prof. Cabdi Ismaaciil: Rooble wuxuu noqday Omicron oo kasii daran Farmaajo Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Senatorada dooran ee Aqalka Sare ayaa waxa uu si weyn u dhaliilay hanaanka ay ku socoto doorashada, asaga oo Ra’iisul Wasaaraha ku eedeeyay boobka doorashada. Cabdi ayaa waxa uu Rooble ku sifeeyay shaqsi ka daray madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hore loogu haystay boobka doorashada, maadama uu shaqsiyaad gaar ah u boobayo doorashada, sida uu sheegay. “Soomaaliya waxay madaxa la gashay 4.5, sidaas ayey ku socotey. Nin madaxweyne ahaa ayaa kusoo dul degay oo damcay inuu beelaha oo dhan sameysto, ayadoo taas la yaaban yahay ayaa laga qabtay, haddana waxaa loo dhiibay Ra’iisul Wasaaraha oo asaguna ka daray,” ayuu yiri. Prof. Cabdi Ismaaciil oo sii hadlaayey ayaa yiri, “Ninkii (Rooble) wuxuu noqday kud ka guud oo qanjo u guur, wuxuuna doonayaa in uu boobo doorasho oo cid gaar uu wato u boobo. Afar dhalinyaro oo aan aqoon iyo waaya-aragnimo lahayn ayuu meesha dhigtay.” Waxa uu intaas kusii daray in shaqaalaha xafiiskas ay maamulayaan odayaasha wax dooraneysa, ayada oo kuwa aan loo meerin karin meesha laga saarayo. “Anagoo la yaaban siyaasiyiintii Covid-19 kii Madaxtooyada laga qorsheeyay waxaa yimid mid Omicron Covid-19 oo Ra’iisul Wasaarihii wuxuu noqday Omicron,” ayuu yiri Cabdi Ismaaciil Samatar. Siyaasiyiinta reer Waqooyiga ayaa qaadacay doorashada Golaha Shacabka, kadib markii ay sheegen in Rooble uu boob qaawan ku hayo kuraasta Somaliland, una maamulayo sida uu rabo.
  17. Waxaa na aqaanay, oo arki jirnay markii madaxweyne cusub la doorto/xusho in wasiirka koowaad uu go'goshiisa sii rarto oo shib iskaga ekaado, laakiin bahalkaan aanan xishooneynin wali useless waraaq qoroow 'xil lagu qaadaayo' ayuu wadaa. He wants to enrich himself before maalmaha yar u hartay, with the implicit support of Xasan Sheekh: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya What a shameless character.
  18. Ciidamadaan's existence lama rabin in shaaca laga qaado, for political, security and practical reasons. Eritareeya themselves did not want any news of them to be revealed, for they did not want any new sanctions used by certain usual countries. Dowladda too did not want them shaaca laga qaado oo Jubbooyinka ayaa loo rabay la geeyo see ugu bixiyaan kuwa afka duuban heysto.
  19. Have you noticed the only 'hooyooyin' qeylinaayo are from a certain gobol while these trained and recruited ciidamo qaran ka yimaadeen almost every gobol? That tells you it was all BS, dan gaar ah laga lahaa oo islaamo lasoo laaluushay. Sida Qalbidhagax loo isticmaalay ayaa la rabay ciidamadaana loo isticmaalo, which failed.
  20. Intee ka aqrisay, Che? Don't think there is one. Here is qodobyada quseeyo doorashada madaxweynaha ku qoran axdigii qabyo qoraalka ah ee la qoray 2012: Qodobka 88aad Shuruudaha Doorashada Madaxweynenimada 1. Waxaa loo dooran karaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Muwaaddin kasta oo: a. Soomaali ah, Muslim ah; b. Da’adiisu ka yareyn afartan sano; c. Leh aqoon ama waayo aragnimo u qalanta xilkaas; d. Dhimirkiisu dhan yahay; e. Gelin danbi culus oo ay maxkamadi xukuntay. Qodobka 89aad Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka 1. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waa in ay doortaan labada Gole ee Baarlamaanka oo wada fadhiya. 2. Ugu yaraan saddax meelod labo tirada guud ee Gole walba ee Baarlamaanka Federaalka waa inay joogaan u codaynta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka , waxaana guddoominaya afhayeenka Golaha shacabka. 3. Waa in ay musharaxnimadiisa u soo jeediyaan fadhiga labada Gole ee Baarlamaanka ugu yaraan toban 20) xildhibaan Golaha Shacabka ama ugu yaaraan hal (1) Dowlad Goboleed. 4. Xubnaha Golaha Aqalka Sare markii ay u codeynayaan dorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka wuxuu qof kasta leeyahay hal cod. 5. Murashax Madaxweyne kasta waa in uu ku dhawaaqa oggolanshaha musharaxnimada waana in uu soo bandhigaa barnamjkiisa doorashada. (a) Codeynta doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka waa qarsoodi; (b) Labada Gole ee Barlaamanka Federaalka waxay Madaxweyne u dooranayaa murashaha ku guleeysta seddax meelod laba xubnaha Laba Gole; (c) Haddii murash ku guuleeysan waayo waxaa codeyn labaad loo qaadayaa afarta murash ee ugu cod badan waxayna ku kala guleeysanayaa seddax meelood laba; (d) Haddii murashna ku guleeysan waayo codbixinta laabad waxaa codbixin seddaxaad loo qaadayaa laba murashaxiin ee ugu cod badan waxaan Madaxweynenimada ku guleeysanaaya murashaha hela a aqlabiyada tirada guud ee xubnaha Barlaamanka.
  21. Adeerkaa already waala ilbixiyey by naming agaasimaha madaxtooyada to be qof qabiil kale ka soo jeedaa. He already learned this from madaxweyne Farmaajo whose agaasimiyaal were not from his clans. Markuu jagada haaye 2012-2017 tolkiisa hoose agaasime madaxtooyo u wada ahaa.