Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Mogadisho and its people have outlived many people, that's for sure.
  2. Deadly mix of greed, religious fanaticism, conflicting geo-political interests, and lack of local cohesive military/political party might just do in Somalia!
  3. Indonesia willing to lead Somalia force-UN official 13 May 2009 17:21:44 GMT Source: Reuters * UN peacekeeping force would be too risky now-official * Bangladesh, Pakistan, Uruguay also offer support By Louis Charbonneau UNITED NATIONS, May 13 (Reuters) - Indonesia has offered to spearhead U.N. peacekeeping in fellow Muslim country Somalia, but a mission is too risky for now as the Somali government battles Islamist rebels, a U.N. official said on Wednesday. Indonesia is home to the world's largest Muslim population, and United Nations officials have long insisted a Muslim country should be in charge of any U.N. force sent to the lawless, volatile state in the Horn of Africa. Indonesia has informed the United Nations "that it would be ready to provide troops and to take on a lead role in a U.N. peacekeeping operation in Somalia," U.N. peacekeeping chief Alain Le Roy told the 15-nation Security Council. Two other heavily Muslim nations, Pakistan and Bangladesh, have also pledged military support for an eventual mission, while Uruguay has pledged military observers, he added. Le Roy said however a peacekeeping mission in Somalia would be "a high-risk operation" that would most likely fail unless security improves first. Somalia has been a byword for anarchy since a dictatorship was overthrown in 1991. Currently, large parts of south and central Somalia are under the control of hardline al Shabaab insurgents and allied Islamist fighters. Years of conflict in Somalia have confounded 15 attempts to establish a central government, killed tens of thousands, displaced millions and created a security vacuum that has spawned piracy and other criminal activity. Since the weekend, the capital Mogadishu has been rocked by mortar and machine gun fire as Islamist rebels try to topple President Sheikh Sharif Ahmed's government. The violence has killed at least 113 civilians, and thousands have fled. The Security Council, long under pressure from African states to send a U.N. force to Somalia, has repeatedly delayed deciding and is due to consider the matter again by June 1. Somali Foreign Minister Mohamed Abdullahi Omaar voiced frustration. "We ask for your assistance as you have pledged to give us the resources, the support, and the partnership ... so that the turmoil in Somalia both on land and in the international waters can be addressed," he said. Le Roy recommended boosting aid for African Union peacekeepers in Somalia and gradually phasing in a direct U.N. presence as security conditions improve -- a tack diplomats say is in line with U.S. President Barack Obama's thinking. (Editing by Simon Gardner)
  4. Muqdisho(AllPuntland )-Xoogaga mucaradka aya maanta kaabiga ku qabtay xarunta madaxtooyada madaxweyne Shiikh Shariif kadib dagaalo xoogan oo ay ciidamada dawlada kula galeen xaafadaha ku dhaw dhaw xarunta madaxtoyada . Dagaalki maanta oo si aad ah loogu awood sheegtay ciidamada dawlada ayaa isugu soo haray xaafadaha ku dhaw madaxtooyada , waxaana dagaalki marki uu madaxtoyada ku dhawaaday ay bilaabeen ciidamada Amisom madaafic ay ku garaacayaan ciidamada mucaaradka ee soo dhawada dhufeysyadooda. Dagaalka ayaa waxaa uu hakaday caawa fiidki inkasto wali la maqlayo madaafic lagu duqeynayo meelo ka baxsan goobaha dagaalka. Dagaalkan oo galay isbuuc dhameystiran ayaa waxaa ku geeriyootay inta laga war hayo 150-qof halka ay dhaawacanyihin 350-dad lagu qiyaasay Xafiska wararka Muqdisho AllPuntland
  5. I think it's very unlikely they will come, but gets to show the Somali conflict will get nastier as the number of stakeholders increase.
  6. Ururka Midowga Afrika ayaa maanta markii u horeysay kulan deg deg ah ka yeeshay dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee lagu wiiqayo awooda Dowladda taagta daran ee haatan ku soo koobantay gobo cayiman, kadib markii Mucaaradka ka soo horjeeda ay qabsadeen Magaalada inteeda badan. Kulanka Midowga Afrika oo ay ka qeyb galeen wasiirada Gaashaandhiga Dowladaha Brundi iyo Uganda oo Ciidamo nabad ilaalin ka joogaan Soomaaliya, ayaa lagu qaadaa dhigay mustaqbalka Dowladda iyo sida lagama maarmaan u tahay in Midowga Afrika uu difaaco. Gudoomiyaha Midowga Afrika Mr Jean Ping ayaa ugu horeyn cambaareeyay dagaalada, isagoona ku tilmaamay isku day afgambi oo la doonayo in Dowladda KMG xukunka looga tuuro. Sierra Leone waa Dowlad haatan ka soo kabsaneysa dagaalo sokeeye, waxayna dooneysaa in ay ka qeyb qaadato howlaha caalamiga ah, waxaana Afhayeen u hadlay uu sheegay inay doonayaan in Ciidamo Guuto ah u diraan, si ay uga qeyb qaataan Xasilinta Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa la daalaa dhacaya dhameystirka Ciidamo gaaraya 8-kun oo uu horay ugu yaboohay, waxaana haatan Muqdisho ku sugan ilaa 5-kun oo askari oo ka socda Dowladaha Uganda iyo Brundi, kuwaasoo howlahooda ku ek ammaanka xarumaha Dowladda, sida Madaxtooyada, Garoonka iyo Dekeda. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  7. Wararka ka Imaanaya Magaalada Muqdosho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa shegaya in Xoogaga Al shabaab Ururka Xisbul Islaaam ayaa u dhow Qarsiga Madaxtooyada ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho oo ku sugan Yahya Madaxwaynaha Soomaaliya Shiikh Shariif shiikh Axmed iyo Rasul Wsaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Sharmarke oo Galabta Halkaasi ku qabtay Shir Jaraa,id oo lagu Ansixinayay in Dalka lagu Dhaqo Shareecada Islaamka. Dagaalka Maanta Ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Dad kor u dhaafaya ilaa 28 ruux oo isugu Jira Shacab iyo labada ciidan ee istagaalaya waxayna wararku intaas ku darayaan in dhaawaca ka badan yahay 60 maadaama aan lahayn xogta dhabta ah ee dagaalka inkasoo isbitaalada la geeyay dhaawac gaaraya ilaa 60 qofood oo isugu jira ilmo dumar iyo dad waayeela ah . Sidoo kale Galabat ayay aheed marka ay Isgoysyada Hawlwadaag iyo Bakaaraha oo ka kala tirsan Hawl wadaag iyo Hodan soo buux dhaafiyay xoogagga ka horjeeda DF ee dagaallada ba’an kula jira ciidamadeeda, iyagoo halkaasima ka wada dhaqdhaqaaq ciidan oo ku jiheysan dhinaca isgoyskada Sayidka iyo Dabka ee wadada Maka Al mukarama oo ah waddada kaliya oo ay maamulaan gacantana ku hayaan ciidamada dawladda marka loo eego wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho Wixii warar ah oo ku soo kordha Dagaalka waxaa kala socotaan Shabakadda Warbaahinta Dayniile.com -------------------- -------------------- -- Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  8. She sent out a song called "Hoyo" to her FB "friends", it wasn't bad, but the fact she misspelled ticked me.
  9. Originally posted by Emperor: What an amazing solution, recognize SL, the UN should colonize Mogadishu and bomb Puntland, hahaha pure secessionist lad, very original That could be Mintid's solution though he's little more diplomatic in his approach.
  10. Originally posted by Kamakace Limited: I think it is JB himself. Magacaa idile...Could he be Xaaji though I think Xaaji is Duke I had my suspicions. His reasoning and style of writing does resemble someone on those boards
  11. ^Loooooooooooooooooo ooooL..Forget Sharif but have you seen Xiin calling for war..... What turn of events.
  12. Abdinasir-The good thing about B*S Lands is they would watch each other get obliterated. It's advantage to Al-Shabaab that these people don't like each other. If things are done in the south, those boys are coming up north and mind you,there are many local "sleepers" that are just waiting the Al-Shabaab to move north.
  13. How to get out of Jury Duty Affivadit And he also was excused from serving on a jury
  14. ^Loooooooooooooooooo ooooooL...You never fail to dissapoint me...All of sudden, Fuad is kinsman.
  15. Your predictions about today were wrong
  16. Reminds me of the Arabs under the Taliban who were untouchable to the point that Arabs would smack around locals.
  17. Maxuu Yahay Qorshaha Cusub ee Puntland ee Ku Aadan Burcad Badeeda?
  18. Ku dhawaad 10-qof oo ku Geeriyootay Duqeen , Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir oo markii ugu horeyasy lagu arkay Furinta Dagaalka iyagoo wata Dareeska ciidamada… Dagaal aad u culus oo manta galinkii danbe ka biklaawday Muqdisho ayaa wali waxa uu ka soconayaa goobo badan sida isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaraya ciidamo ku lebisan dareyska cidamada DF iyo xoogaga ka horjeeda ee halkaasi ku sugan sida wararku ay sheegayaan. Dagaalkan ayaa waxaa bar bar socda Duqayn sib a,an ugu dhacayso Xaafadaha Towfooq, isgoyska fagax, Huruwaa ilaa Suuqa Xoolaha iyo goobo kale. Madaafiicdaan ayaa waxay si toos ah uga soo dhacayaan Madaxtooyada oo la sheegay in ay ka soo Ridayaan Ciidamada Ugandha waxayna akala yihiin Madaafiicdani BM- Ar5- Hoobiye iyo qoryo kale waxayna ku hoobanayaan Xaafadahaasi. Inta la ogyahay ku dhawaad 10-qof ayaa ku nafwaysay Madaafiicdani oo bilaawday galabta balse waxay wararku sheegayaan in geerida intaas ka badan karto, maadaama ay dadku cararayaan oo aan laga gaarin in Guryaha maydka laga soo saaro. Sidoo kale wararka ka imaanaya Goobta Dagaalka ama furinta ayaa sheegaya in markii ugu horeysay 5-maalin lagu arkay asaga oo wata Dareeska Ciidamada Milatariga Madaxweynaha Dowlada Midnimada Qaran Sheekh shariif sheekh axmed oo Dagaal Galinaya Ciidamada Dowlada ee aagaasi ka Dagaalamayay saacadihii la soo dhaafay. Halka Sh Xasan Daahir oo isaguna la arkaayey isagoow ato dharka ciidanka isagoona arinka caawa ah laba saxiib sheikhyo isla ahaa ay dagaal Muslimiin lagu laynayaan ay kala hogaaminayaan arinka ayaa halkii laga filaayey Barwaaqo ayaa balaayo soo deg deg tay dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  19. Muqdisho:Xisbul islaam oo garab sadexaad uu ka go'ay 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Da'ud Abtidoon oo ahaa afhayeenki ururka xisbul islaam ee Yuusuf Indhacade ayaa wax aan la isla ogeyn ku tilmaamay hubkii Yuusuf Indhacade uu ku wareejiyey Xasan Dahir Aweys. Afhayeenkan ayaa sheegay in indhacade wareejinta uu hubkiisa wareejiyey ay tahay mid an waxba u dhimi doonin siyaasada garabkooda , waxaana uu sheegay in indhacade lagu yaqiinay is bad badalka siyaasada. "Waa siyaasad qabiil anagana waxba kalama socon laakin khiyaano waxba lagu keeni doono" ayu yiri Abtidoon. Waxa uu sheegay in aysan waxba u dhimi doonin gaar ahaan heshiis hordhac ahaa oo ay dawlada la galeen oo ahaa saldhigiisu in ay ku biiri doonaan . Yuusuf Indhacade ayaa 10-Tikniko ah waxa uu ku wareejiyey Xasan Dahir markii la soo kulaalay difacayo uu lahaa , waxana loo taagay laba far oo ahayd in uu hubka keeno ama lala dagaalamyo . Xisbul islaam ayaa hada waxaa ay noqonayan sadex garab marka ay hadana so go'een sh.Camey iyo Abtidoon . Indhacade ayaa hada ah nin aan wax hub iyo ciidamo ah ku heysan Muqdisho , waxaana uu aad uga fikirayaa halka uu jabsan karo maadama uu dhinacii dawladana heshiiska uga baxay. Xafiska wararka Muqdisho AllPuntland
  20. Mintid-Your contempt for the Somali people is noted!
  21. Farancab...Truth is relative, you of all people should be know that, but I do respect you looking out for your OWN interest. Perhaps Somalis should do the same.
  22. ^I keep asking him what's path out of Somali quagmire he refers....? No answers so far