Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Garowe and Hargeysa could have their wetdreams-be realistic!
  2. Ciidamada Daacada u ah Madaxweyne Shariif oo caawa isku wareejiyay W/Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, hase ahaate meelihi dagaalada ka socdeen Maalmihii aynu ka soo gudubnay ayaa caawa ka muuqda is bedel kadib markii Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, kadib dagaalo,iyadoo degaanadii Labadan maalmood ugu dambeeyay dagaalada ka socdeen caawa u muuqdan kuwa is bedel ku yimid. Gacan ku haynta degaanadii ay joogi jireen Maleeshiyaadkii daacada u ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar ayaa caawa waxaa ku hoyday Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam. Sida Shiirkole,Xeradii Guulwadayaasha,Wasaa raddii Gaashandhigga iyo Garoonka Stadio Muqdisho waxaa ku sugan Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul Islaam,waxaana meesha ka baxay Maleeshiyaadkii ku heybta ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dhulkaas iyaga haystay markii hore. Laakiin Xaafadda Fagax,Ceel tuba weyne,Saldhigga Yaaqshiid,Suuq Bacaad oo shalay ilaa iyo xalay ku dagaalamayeen Shabaab,Xisbul Islaamka oo wada socda iyo Ciidamada Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa caawa waxa si buuxda gacanta ugu haaya Maleeshiyaad daacad u ah Madaxweynaha Dowladda KMG ah, kuwaas oo difaac kaga jira Baar Ayaan,Hotel Towfiiq,Shaneemo Puntland iyo Suuqa Towfiiq. Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa laga eriyay wixii u dagaalamayay Shabaabka iyo Xisbul Islaamka Xasan Dahir Aweys Madaxda u yahay. Sidoo kale Maleeshiyaad markii hore ku heyb ahaa Madaxweynaha balse dhinaca Shabaabka la jiray ayaa haddana waxay ku soo biireen difaaca Dowladda KMG ah. Nuuradiin Macalin
  3. Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyed Gen. Cabdi Qeybdiid ayaa si cad u diiday inuu hubkiisa wareejiyo si ay kaga qeyb qaataan dagaalada, isagoona ku gacan seyray dalab ka yimid Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi. Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa ka dalbaday Cabdi Qeybdiid inuu hubkiisa soo wareejiyo si ay Dowladda difaac ugu noqdaan, isla markaana lagu biiriyo dagaalada. Muran ka dhashay diidistii Cabdi Qeybdiid ee Hubkiisa ayaa waxaa manta ka dhashay iska hor imaad Ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga ku dhex maray Gudaha Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Generaal Cabdi Qeybdiid ayaan la ogeyn ujeedada uu u diiday hubkiisa, isagoo dhamaan Hubkiisa ka raray xarunta Commando Bolizio, kuwaasoo uu u daad gureystay Seybiyaano iyo Villa Baydhabo. Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi ayaa ku eedeeyay Gen. Cabdi Qeybdiid inuu qaranka qiyaanayo, isla markaana aanu dooneyn inuu difaaco, isagoo ku tilmaamay inuu la mid yahay kuwa ka soo horjeeda. Col. Cumar Xaashi ayaa ashtako ka dhan ah Cabdi Qeybdiid u gudbiyay Madaxweyne Shariif, isagoona dalbaday in xilka laga qaado, waxaana uu ku tilmaamay inuusan waajibaadkii ka saarnaa difaacida Dowladda uu gabay. Wararka qaar ayaa sheegaya in Hubkii Cabdi Qeybdiid iyo qeyb ka mid ah Ciidamadiisa ay ka mid ahaayeen Ciidamo manta si siyaasad ahaan ula wareegay Ex Contarol Afgooye, xilli aanu wax dagaal halkaas ka dhicin, isla markaana ay halkaas baneeyeen Xoogagii dowladda ka soo horjeeda ee horay u joogay. Dagaalada Muqdisho ayaa u muuqda kuwo xaalado xasaasi ah ka dhalanaya, waxaana shakiga dadweynaha uu yahay in dagaalka uu isu rogo mid beeleed, marka loo eego goobaha uu dagaalka haatan ku soo koobtay. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  4. ^What's happening don't wash away Yeey's shame and treachery.
  5. ^Shangoole didn't get chased out of town like certian peoplee!
  6. ^Somalia could barely help its self now, let alone Ocaden, and I actually do agree with you Ocaden should not "depend" on anyone. That said, you should not dishonor the lives of Somalis (forget the government) who gave up their lives in 77, and go out of your way to make distinctions between Somalis.
  7. ^Garowe would be next my friend,and Zeylac would be the final destination!
  8. ^I haven't heard anything about that, but the city is falling fast to Al-Shabaab.
  9. Muqdisho:Ciidamada dawlada oo ku dagaalamay gudaha xarunta madaxtooyada. 11. maj 2009 Muqdisho(Allpuntland )-Rasaas xoog leh ayaa laga maqlay xarunta madaxtooyada Somalia gudaheeda , waxaana rasaastaas ay wararku sheegayaan in ay isku adeegsanayaan ciidamada dawlada dhexdooda. Muran ka bilawday telefoon Mopil ah oo ay dhaceen ciidamada Milatariga ayaa keenay in dagaal xoogan u dhex maraa iyaga iyo Police-ka ilaalada ka ah madaxtooyada . Sadex Askari ayaa ku geeriyotay dagaalkaas inta la ogyahay , waxaana ku dhaawacmay laba kale. Saraakisha dawlada ayaa mar dambe xiisada ku baxay oo qaboojiyey , waxaana la qaaday ciidamadi geeriyooday halka ku dhaawacana la dhigay cisbitaal. dagaalka ka dhex qarxay labada ciidan ee dawlada kawada tirsan ayaa ku soo aaday xili dagaal kale uu kaga furanyahay dhinaca mucaaradka. Wariyayaashi ka qeybgalayey shirka jaara'id ee madaxweynaha ayaa indhahooda ku arkay meydadka Askarta iyo dhaawacooda mar ay ka soo baxayeen xarunta madaxtooyada. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  10. boondheere Ururada Al-shabaab iyo Xizbul Islaam oo goordhow la wareegay hotelka Ramadaan.
  11. Emperor....Please don't give the Qabiils of Puntland mantra. The political "elite" in Puntland walked toe to toe and never once comdemned the mass murders of reer Mogadisho. That's in the history books. Duke-Shangoole served his country,that's more than you could say about the lot in Garowe.
  12. Originally posted by Emperor: ^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state... Give me break-where were they when Tigrays and their stooges were levelling Xamar to the ground. All of sudden, they develop a sense of humanity?
  13. Originally posted by Norf 2: I'm addicted to KFC! Kentucy Fried Chicken?
  14. ^It's work in progress-the first attempt at anything always falls short. Give them time and they will mature. Besides, by Somali standards, the fact that these people are not killing each is achievement-anything else is bonus!
  15. How long can his forces withstand on the slaught? Abdi Qaybdiid is the at helm of the TFG forces-talk strange bedfellows.
  16. ^Ouch Fatwa aa?...Religion is what you make it to be!
  17. ^ To Aweys, but Qabyaalad is being thrown around http://www.midnimo.c om/
  18. ^They are accusing of Qabyaalad though! I guess a reason to get the locals involved in the fight Yuusuf Indha Cadde oo hubkiisa ku wareejiyay Xasan Dahir,Dagaalka oo weji kale yeelan doona haddii This man is bad omen. Any group he joins shatters. Ina Aweys realised that much. Hopefully, they will neutralize for good!
  19. ^Poor Somalis are real victims, but all the more reason for one group to crush the other! Apparently Indhaccade and Goobanle gave their weapons.