-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Jawi Colaadeed Oo Boorama Hadheeyey, Socdaalka Taliyaha Bileyska Iyo Dhaqdhaqaaqa Nabadeed Boorama, (Halganews) – Magaalada Boorama ayaa shalay laga dareemayey jawi colaadeed oo aan la ogeyn meel uu ku dhamaan doono kadib markii ay soo gaadheen warar sheegayey in maleeshiyo beeleed ka soo jeeda degaanka Gabiley habeen hore jidgooyo ay u dhigteen rakaab iyo gaadiidley ku soo socotay Boorama, halkaana ay ku laayeen ku dhawaad afar qof, tiro aan weli la xaqiijin oo kale oo rakaabkii saarraa ahna weli la la’yahay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, dadka ayaa taagnaa suuqyada iyo meelaha kale ee layskugu yimaado, iyagoo dhegta u taagayey waxa ka soo kordhay jiida shaqaaqadu ka jirto ee tan iyo Jimcihii dorraad laga soo sheegayey wax beddelay nabadgelyadii Somaliland ku soo jirtay sannado badan, wararkaasi oo isugu jiray wax dhacay iyo wax aan dhicinba, ayaa marba marka ka dambaysa wax ka sii bedelayey jawiga iyo dareenka dadka, iyadoo dadweynaha qaarkood ku baaqayeen abaabul dagaal lagu qaado waxay u arkayeen gar-darada iyo xasuuqa loo geystay dadka musaafirka ah. Maamulka Gobolka Awdal iyo kooxo salaadiin iyo madaxdhaqameedyo isugu jira ayaa iyaguna dhinaca kale la dareemayey dhaqdhaqaaqyada nabadeed ee ay abaabulayeen, balse ilaa imika lama oga meel ay wax u marayaan. Dhinaca kale qaar ka mid ah salaadiinta iyo odayaasha ku nool Boorama oo shalay gelinkii dambe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa si kulul uga hadlay dadka lagu laayey jidka u dhexeeya Kalabaydh iyo Dilla, kuwaas oo dhinaca kalena talooyin u soo jeediyey xukuumadda, talooyinkaas oo ku salaysan laba arrimood, waa tan koowaade in la soo qabto dadkii dadkaa laayey, lana soo celiyo gaadiidka la dhacay, iyo arrinta kale oo ah inay xukuumaddu joojiso fulinta go'aanka Ceel-berdaale, isla markaana dadka dhulkaasi ku nooli iskood u heshiiyaan. Hase yeeshee salaadiintaasi ayaan soo hadal qaadin eedeymaha dawladdu ku leedahay dilalka dhacaya, oo haddii aanay guurtida dhulkaasi u dirin wakhti xasaasi ah aanay xaaladdu maanta sidan ahaateen, haddiise ay ku adkaysatay in go'aanka guurtida la raaco, ay waajib ku ahayd inay waajibkeeda ka gudato, balse aanay ahayn in kolba dhinac ay uga muquurato. Dhinaca kale taliyaha ciidanka Bileyska Somaliland iyo ciidan uu watey ayaa iyaguna shalay subax ku waaberiistay Boorama, balse aan la ogeyn hawsha ay u yimaadeen Boorama, iyada oo laga filayey inay ku waaberiistaan dhulka mashaqadu ka dhacday, si ay u baacsadaan maleeshiyo beeleedka la sheegay inay dadka musaafirka ah ku laayeen jidgooyada ay u dhigteen. Taliyaha iyo ciidankaas oo watay gaadiidka dagaalka ayaa shalay barqadii u dhaqaaqay dhinaca bari ee magaalada Boorama, gaar ahaana dooxada Cammuud ee Jaamacadda Camuud waxayna wararka qaarkood sheegayaan in Taliyaha iyo ciidanka uu watayba gurmad u ahaayeen macallimiin iyo arday ka kala timid gobolada kale ee Somaliland, oo Jaamacadaasi wax ka dhiga ama dhigta, kuwaas oo laga cabsi qabay in qaraabada dadka lagu laayey Kalabaydh u bartilmaameedsadaan aargoosi balse aan wax loo geysan. Dhinaca kale taliyaha ciidanka Bileyska iyo badhsaabka gobolka Awdal ayaa la sheegeyaa inay xaaladdan awgeed hadallo kulul isku weydaarsadeen. Inkastoo aan la xaqiijin sida wax u dhaceen, balse badhsaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sh. C/laahi Cige ayaa la sheegeyaa inuu taliyaha ku canaantay waxa uu u soo dhaafay meesha dhibtu ka dhacday, meydadka dadka la laayeyna u soo qaadi waayey, una baacsan waayey dadkii dadka jidgooyada ku laayey ee ku sugan degaankaasi. Ilaa imika ma jiraan wax ku saabsan abaabul dagaal oo qaybo ka mid ah dadweynaha magaalada Boorama ku qaadayaan duullaan lagu ekeeyo degaanada khilaafaadku ka taagan yihiin, balse iyadoo ay goor hore tahay in la saadaaliyo waxa ka iman kara dhacdadan maalmaha soo socda. Hadalada dareenada ugu weyn lahaa ee sida weyn loo hadal hayey ayaa waxa ugu badnaa sida foolxumada leh ee maleeshiyo beeleedka Gabiley u balaadhiyeen dagaalka iyo gacan ka hadalka iyo foolxumada kale ee ku saabsan ugaadhsiga dadka rakaabka ah ee aan ku jirin iyagu khilaafaadka Ceelberdaale. Inkasta oo ay wararka qaar sheegayaan inay jiraan dad weli la la’yahay oo loo malaynayo inay afduub ku maqan yihiin, haddana ma jiraan tiro rasmi ah oo si cad loo sheegay in la afduubay, iyadoo xidhiidho badan oo aanu la sameynay meelo kala duwan aanay noo xaqiijin cid afduub lagula maqan yahay. Dhinaca kale dhacdadan habeen hore ayaa sidoo kale waxay dad badan illawsiisay talada golaha Guurtidu ka gaadheen dhulkaasi, iyo sida xukuumadda Rayaale weli uga war-wareegayso maadaama ay ogeyd in go'aan kasta oo ka soo baxa golahaasi yahay mid indhaha lagu hayey fulintiisana aanay ka warwareegin, halka dad kalena dhinaca laga xukumay Ceelberdaale ku eedeeyeen sababta ay mar horeba uga qayb-galeen dhexdhexaadinta haddii ay diidayaan go'aan kasta oo aan u cuntamayn, isla markaana ay u bannaanayd inay ergeda guurtida ka saaraan xubin kasta oo ay u arkaan inaanay dhexdhexaad ka ahayn. . Xaaladdan ka soo cusboonaatay Ceelberdaale, ayaa beryahanba laga filayey inay dalka ku keeni doonto amni darro haddii ay dhammaan weydo, balse wakhtiga dhamaystirkeeda lagu soo beegay aanay ahayn wakhtigii ku habboonaa, xukuumadduna ka dambayso waxa haatan ka dhacaya dhulkaasi, iyadoo ay xukuumadda iyo guurtida u bannaanayd inay ergeda guurtida hawshaasi ka joojiyaan inta xaaladda siyaasadeed ee dalku degayso. Xigasho Haatuf
-
Mudaharaad ka dhacay Borama iyo dad hore loo dilay oo halkaa lagu aasay Axad, 12 July 2009 (HOL): Afar qof oo la dilay ka dib markii laga afduubay Jidka u dhaxeeya Magaalooyinka Borama iyo Gabiley ee Somaliland, ayaa maanta lagu aasay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Taas oo keentay in dad gadoodsani mudaharaad ku dhex maraan Magaalada Borama. Afarta qof ayaa la dilay ka dib markii sida la sheegay laga afduubay Jidka u dhaxeeya Borama iyo Gabiley, taas oo ku soo beegantay waqti ay dirir dhinaca Dhulka ahi u dhaxayso qaar ka mid ah Beelaha wada dega Awdal iyo Gabiley. Dadweyne tiro badan ayaa maanta ka qayb-galay aaska dadkan, kuwaas oo markii ay ka dareereen Aaska Mudaharaad ay isugu soo baxeen ku dhex maray Magaalada Boorama ee Xarunta Awdal. Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedyada Gobolka Awdal oo la hadlay dadkii isugu soo baxay Mudaharaadkaas, ayaa falka lagu dilay dadkan ku tilmaamay mid aan bannaanayn, isla markaana ah wax laga murugoodo. Waxaanay kula dardaarmeen dadkii Mudaharaadka ka qayb galay iyo guud ahaan Shacabka reer Awdal in aanay si cadho leh uga jawaabin tallaabadaas, isla markaana aanay ku kicin arrimo abuuri kara nabad-gelyo darro. Inkasta oo aan ilaa hadda la fulinin go’aan ay Golaha Guurtida Somaliland ka soo saartay arrinta muranku ka taagan yahay ee dhulka labada dhinac ku muransan yihiin, ka dib markii ay guddi u saartay arrintan, haddana Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aano hor leh oo ay ku amrayso Taliyayaasha Ciidamada iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha in goobta muranku ka taagan yahay laga dhigo goob Ciidan, tallaabana laga qaado cid kasta oo lagu arko iyada oo hub sidata. Waxaana go’aankan ka mid ahaa in sidoo kale tallaabo laga qaado qaar ka mid ah Warbaahinta Somaliland oo ay ku eedeeyeen in ay tebiyeen warar been ah oo arrintan la xidhiidha. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland
-
I did, but how did this crossed your mind, the randomness of it all?
-
I don't know LST...He definately took peek, no matter how fast.
-
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
It will be good for Al-Shabaab. Aweys will be the last of the old guard (men with Barre syndrome)that is rendered useless. -
Somalia: For Puntland, the future cannot be held hostage
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Meiji: Che, They are in no special situation to demand answers to their concerns and issues. Well, this is where you are wrong!!! -
^I know what she watches, and you wouldn't wanna know
-
Xiin-Then the cat is managable, Duceysane...We are not in Saudi Arabia ninyahow. Lazy....Come out it with already, say it *Che you are my hero*
-
^Is she a werewolf with miciyo dheer?
-
Somalia: For Puntland, the future cannot be held hostage
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Meiji...First, I don't know who's denying that Xamar is Somalia's capital, tell me any disputing that fact. My concern here is when you water down people's needs and very real concerns to a "they hate Mogadisho", you do yourself and other a disservice. Puntland and Somaliland have real issues as far as Mogadisho is concerned. You be better served to address those issues than going on tangent about how everybody hates Mogadisho. And honestly, you keep up with this, you could be accused of hating the rest of Somalia. Don't fall for the bait some people dangling in front of you, and address the issues, and present Mogadisho's own issues so others can appreciate the troubles. And remember always, we are in together despite what anybody says. -
^Somehow, that looks wrong or is it just over-westernized mind that looks for dirty in everything innocent. Hi Wiilo....longtime.
-
Somalia: For Puntland, the future cannot be held hostage
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^Think outside box mate. Your argument is redundant and somewhat less creative, dare I say illogical. -
Every president that tried to overhual or reform healthcare failed.Obama is the latest to try, and his efforts are even far more reaching since he wants the 40 millions unensured Americans to be ensured. I gotta the feeling too he will fail even he enjoys overwhelming majority in both the house and the senate. There are just too many BIG parties that don't wanna see healthcare reform. It's like the energy issue. America wants to be less dependent on foriegn, but that's unlikely since big oil companies with deep pockets have everybody's ear in Washington.
-
^Better today. In hour, I will be sitting with manager discussing my semi-annually review. I hope he doesn't bring up my online habit. How have you been?
-
^Is that fact? Young women and hippy look angry when they have those big 70s like shades on? Duceysane...dhiiq waaxid
-
Muqdisho:Xoogaga Al-Shabaab oo qabsaday degmadi ugu dambeysay ee G/Sh/Dhexe 10. juli 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Xoogaga hubeysan ee Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigay degmadi ugu dambeysay ee G/Sh/Dhexe oo ah Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Sh/dhexe , waxaana xalay xoogaggooda ay u galeen qaab nabad ah oo aanay wax dhiig ah ku daadan. Xoogaga Al-Shabaab ayaa saraakil ka tirsan waxaa laga soo xigtay in galitaankooda Aadan Yabaal ay ka dambeysay markii shacabka deeganadaa ay u yeeteen . Xoogagan Al-Shabab ayaa hada maamula inta badan K/Soomaliya marka laga reebo gobolada Galguduud iyo Hiiraan oo ay degmooyin yar ka joogaan , waxaana la wareegitaankood uu imaanayaa xili ay ka socdaanG /Sh/Dhexe dagaalo ku dhufoo ka carar ah oo ay ku hayaan ciidamadi maxaakimta ee looga itaal sheegtay gacan ku heynta gobolkaas. Saraakisha maxaakimta ee laga qabsaday G/Sh/Dhexe ayaa marar badan ku celiyey in ay weerari doonaan gobolka shabeelaha dhexe dibna ay ula wareegi doonaan. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
^Hello Lily-That's your world, I don't know how you guys survive. What's suicide rate? So far in July, we had couple nice days.
-
UNITED NATIONS, July 9 (Xinhua) - If the international community allows Somalia's Transitional Federal Government (TFG) -- forged in a process of consensus -- to fail, the poverty-stricken Horn of Africa nation will be taken over by opposition groups employing tactics of coercion and intimidation, the top United Nations political official cautioned here Thursday. Last year's UN-facilitated Djibouti Agreement ended the conflict between the TFG and the Alliance for the Re-Liberation of Somalia, with President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed taking office in January and a new government being formed in February. "The choice before us is a stark one: either we help the Somali people overcome the current attempt to thwart efforts towards peace or we allow the new unity Government based on consensus and the Djibouti Accords to fall to a radical armed opposition," Lynn Pascoe, UN under-secretary-gene ral for political affairs, told an open meeting of the Security Council. The TFG is being challenged by insurgent forces, backed by foreign fighters, but "strives to maintain cohesion despite the obvious difficulties faced by any government of national unity," he said. It is reaching out to opposition forces and working to broaden its support among community, religious and civil society leaders, while trying to project a moderate vision of Islam in line with Somali culture, he said. web page
-
Good to hear Lily, It's any consolation people, Boston has became the Seattle of the East...no summer so far.
-
^I'm just going to work right now. Atleast, it's sunny today. Ii waraan?
-
Originally posted by Cara: They are just jealous Sir Marx :mad: Kixkixkixkixkix kaxkakxakaxkaxkax Looooooooooooooooooo oooooooooooooooooooo ooool...OMG .LMAO...Oh no....dhig dhig dhig dhig dhix..xiik xiik xiiqo
-
Sometimes, he makes more sense than many others-like social commentaries.
-
Dowladda KMG Soomaaliya oo sheegtay in awood dagaal ay ku soo afjarayso Rabshadaha ka taagan Soomaaliya Shabelle: MUQDISHO Wasaaradda Gashaandhiga Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal ay ku soo afjarayso Rabshadaha ka taagan Soomaaliya. Waiiro dowladaha wasaaradda Gaashaandhiga ee dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde oo wareysi gooni ah siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in ay u qorsheysanthay in ay ku soo Afjaraan rabshadaha Magaalada muqdisho dagaal militari oo ay ku wajahayaan xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya. Sheekh Yuusuf Indhacadde ayaa sheegay in sababta ku kalifiysa in ay dagaalamaan islamarkaana dalaada ay sii wadaan ay tahay sida uu sheegay in la diiday wahadalkii ay soo jeedisay dowladda KMG Soomaaliya,isagoo intaasi ku daray in mar waliba ay ogalaayeen wahadal in lagu xaliyo Xaaladda Soomaaliya. Sheekh Yuusufa ayaa sheegay in hadii kooxaha hubaysan ay diyaar u yihiin wahadal uu isagoo ka wakiil ah madaxweyne Shariif uu la galayo wadahadal islamarkaana ay meel wax isla dhigayaan,waxaana uu ku cel celiyay in mar dhow ay soo Afjari doonaan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho. Hadalka Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde ayaa imaanaya xili Dadka reer Muqdisho ay ka niyad jabeen nabad si deg deg ah ugu soo noqota caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo maalinba maalinta ka dambaysa ay ku sii xoogaysanayaan dagaalada u dhaxeeya xoogaga hubaysan.