Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. N who you would preach if it is not for people like me
  2. ^You are MN, how unfortunate. My condolences. You should fire Favre now, however a game with Greenbay would be interesting if that hasn't already happened.
  3. Cara...Porn is letigimate industry now, no saqajaanimo if you employee people and pay tax
  4. People should be free to remain ignorant and uneducated and, now the trick is how do you use that to your advantage?
  5. "Al-Shabab baa la Wareegi Somaliland & Puntlandba hadaan la Taageerin" Wasiirka Arr. Dibada Ethi. Seyoum Mesfin Addis(Bnn)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mesfin ayaa ka dhawaajiiyey in Al-Shabaab ay la wareegi doonto Somaliland iyo Puntlandba haddan gacan la siin labada dhinacba. Wasirkaa ayaa sidoo kale Hadalkiisa kusoo qaatay Khatarta sii Kordhaysa ee Kooxaha Mucaaradka ee ka dagaalama Somaliya ku hayaan Amaanka Gobolka Geeska iyo Guud ahaan Caalamkaba isagoo sheegay in Kooxda Al-qaacida ay hadda hogaan cusub u magacawday Dalka Somaliya. Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay in Xoogaga Islaamiyiinta ee Soomaaliya ay hada awood balaaran hayaan, isla markaasna ay qorsheysan karaan weeraro ay ku hakeeyeen gobalada aan gacantooda ku jirin ee Soomaaliya, sida Puntland & Somaliland, isla markaasna ay la wareegaan xarumahaasi. " Al- Shabaab oo hada leh awood buuxda, waxa ay bilihii ugu dambeeyey tababar galisay in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliya, waxaa hada hogaanka Al- Shabaab la wareegay Sarkaal cusub, kaasi wuxuu sababi doonaa in uu sameeyo waxqabad balaaran, oo ah in ay wajahaan xaaladaha gobalada aan gacantooda ku jirin, kadibna waxa ay qabsan doonaan gobalada sohdimaha kuyaala" Ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya. Mesfin wuxuu aad uga dayriyey tabarta dawladda KMG ah, oo uu sheegay in ay hada ku kooban tahay wadada Maka Al-Mukarama oo ay amaankeeda ilaaliyaan ciidamada Midowga Africa, isagoo ku dhaliilay hogaanka dawladda Soomaaliya waxqabad la'aan baahsan oo uu sheegay in ay waxba horukac ah ay sameyn waayeen mudadii ay xilalka hayeen. " Dawladda KMG ah malaha tabar ay iska difaacdo Islaamiyiinta xiriirka aan leex-leexadka laheyn kala dhaxeeyo Al- Qaacida, hada waxa ay dawladdaas katalisaa oo kaliya 2 KM oo ka mid ah caasumada, oo ah wadada isku xirta Aqalka Madaxtooyada & garoonka diyaaradaha, taasna waxa ay muujinaysaa awooda ay leeyihiin Al- Shabaab" Ayuu yiri markale Wasiirka arrimaha dibada oo muujinaya tabar darida dawladda KMG ah. Hadala Wasiirka Arrimaha Dibada Seyoum Mesfin ayaa kusoo beegmay iyadoo Qaraxyo ka dhacayn Somaliland iyo Puntland kuwaas oo aan ilaa hadaaya la garanayn Cid si toos ah uga dambeysay, iyo iyadoo waliba kooxda Al-Shabaab ku hanjabtay inay Weerari Doonto Somaliland, Puntland, Jabuuti iyo Eriteriya oo dhamaantood ku yaal GObolka Geeska.
  6. LoooooL@NGONGE That will be my last time. N I extend my apologies to my fellow peripheral Puntlander Mr.Paragon.
  7. ^I'm sure Riyaale will beg to differ. Al-Shabaab have native sleepers among the Northern populations. They don't need to attack from the south.
  8. ^Your masters are worried for reason
  9. ^Don't be bitter MN's chance of ever winning something was with Garnet-God bless him for abandoning that place Did Favrie leave yet? Hi Paragon.
  10. kurberto waa maxay Paragon? walaahi ma aqaan? Laa
  11. Addis Ababa: " Puntland & Somaliland toos ayay Al- Shabaab uqabsanayaan, hadii aan gacan lasiin, hada hogaanka Al- Shabaab sarkaal cusub ayaa la wareegay" Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya. 5. november 2009 Addis Ababa(AllPuntland)- Dawladda Itoobiya ayaa kaga dhawaaqday caasumada dalkeeda ee Addis Ababa in amaanka Geeska Africa oo sugnaada uu ku xiran yahay Soomaaliya oo amaan iyo kala dambeyn caam ah ka dhalato, ayadoo ay sheegtay dawladda Itoobiya ay aad uga walaacsan tahay xaaladaha amaanka ee dalka Soomaaliya. Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay in Xoogaga Islaamiyiinta ee Soomaaliya ay hada awood balaaran hayaan, isla markaasna ay qorsheysan karaan weeraro ay ku hakeeyeen gobalada aan gacantooda ku jirin ee Soomaaliya, sida Puntland & Somaliland, isla markaasna ay la wareegaan xarumahaasi. " Al- Shabaab oo hada leh awood buuxda, waxa ay bilihii ugu dambeeyey tababar galisay in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliya, waxaa hada hogaanka Al- Shabaab la wareegay Sarkaal cusub, kaasi wuxuu sababi doonaa in uu sameeyo waxqabad balaaran, oo ah in ay wajahaan xaaladaha gobalada aan gacantooda ku jirin, kadibna waxa ay qabsan doonaan gobalada sohdimaha kuyaala" Ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya. Mesfin wuxuu aad uga dayriyey tabarta dawladda KMG ah, oo uu sheegay in ay hada ku kooban tahay wadada Maka Al-Mukarama oo ay amaankeeda ilaaliyaan ciidamada Midowga Africa, isagoo ku dhaliilay hogaanka dawladda Soomaaliya waxqabad la'aan baahsan oo uu sheegay in ay waxba horukac ah ay sameyn waayeen mudadii ay xilalka hayeen. " Dawladda KMG ah malaha tabar ay iska difaacdo Islaamiyiinta xiriirka aan leex-leexadka laheyn kala dhaxeeyo Al- Qaacida, hada waxa ay dawladdaas katalisaa oo kaliya 2 KM oo ka mid ah caasumada, oo ah wadada isku xirta Aqalka Madaxtooyada & garoonka diyaaradaha, taasna waxa ay muujinaysaa awooda ay leeyihiin Al- Shabaab" Ayuu yiri markale Wasiirka arrimaha dibada oo muujinaya tabar darida dawladda KMG ah. Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya Seyoum Mesfin wuxuu ugu yeeray Soomaaliya, dal aan wax nabadgalyo ah ka jirin, isagoo sheegay in gobalada ay hada nabadgalyadu ka jirto ee Puntland & Somaliland-na uu sheegay in ay Kooxaha Al- Shabaab ay doonayaan in ay qabsadaan oo ay hada gudaha deegaanadaasi udireen qaar ka mid ah kooxaha fuliya weerarada qorsheysan, si loo wiiqo awoodaha ciidan ee dhinacyadaasi. Hadalka dawladda Itoobiya ayaa ku soo beegmay xili ay dhawaan Xarakada Al- Shabaab ku dhawaaqday in ay weeraro ku qaadi doonto magaalooyinka, Addis Ababa, Garowe,Nayrobi, Hargeysa, Jabuuti, Asmara iyo Tala-biib, taasoo oo aan la garan karin sida ay ku suuragalayso. F. C. Maxamed AllPuntland
  12. ^You should have added I know the victim's family. Must be hard for them.
  13. The Zack...The article doesn't mention any of that, perhaps you should have said I know in your first post. Very sad, the dude could spared her and committed suicide for love. Atleast, he turned himself in.
  14. How do you murder somebody for love? The title is misleading and he's suspect-not confirmed he is one that actually killed her? May God rest her soul.
  15. ^Maxaas ku daarey ninyahow...Malaay comment yaa?
  16. Paragon-I'm just saying A&T raga dhahaya nagutashu ha iskadayo.Waxaanka cabsanaa intoo A&T hiil kuugu waco aad malaay dabasho aadid
  17. Xiin...Gardaro waxaaga, kurbeeto lagama helo Dhagaxbuur maas leedahey? Paragon...I can see you are trying to get on his good, that's after Maakhiris abandon him
  18. ^They should. I think they recovered most date for the sidekickers customers-people with sidekickers annoy me anyway The problem was supposedly nationwide but I had no problem with it yesterday.The only problem I have with T-Mobile, it drops call every now and then, for known reason.I used to think it was my phone but others had the same problem.
  19. Originally posted by Xaaji_xundjuf: Che siyaad barre sooka nool 40 guurada ba loo qabta wa ku siidee Oo meesha malagaa casumey mase dadkii qabanqaabiye kamid aheed?
  20. Qudhac....How could you ascertain that, how you have been there? Where I have said they hate Somaliland with passion? They just don't share secessionist's view of partioning Somalia, do you deny that? N comparison with Al-Shabaab is simply have to do Somaliland militia's presence in Las Canood.
  21. ^Cuz they are mad hence oblivious to their own craziness.
  22. ^Evidence according to you! Al-Shabaab controls large swathes of the south, what evidence is there the local population want them there? Have you ever been to Las Anod since it changed hands or you are just shouting from abroad as well? Again, enough with tribal accusations-you owe your very existence to tribal revolution?
  23. ^LOL..I was gonna say that, but I thought it is too obvious.