-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Sharif Hotel Omar Sharmarke should be arrested for treason
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
I will be happy to arrest Ina Sharmarke, but you get Sharif. But seriously, I thought the so called Parliament rejected this? -
Finally, a light at the end of the tunnel. Morning Somali Maxamed
-
PS3, X-BOX or the WII, whats the best console..
Che -Guevara replied to General Duke's topic in General
Wii -
La Realite' Seeker's Fav
-
Bosaso oo lagu dilay sarkaal ka tirsanaan jiray PIS Horseed Media News Desk Dilka Marxuumka geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Jaamac Aadan Maxamed “Siibato” ayaa yimi ka dib marki tacshiirad lagu furay xilli u ka yimi masaajidka oo u ku sii jeeday gurigiisa oo ku yaala agagaarka shirkadii hore Isgaarsiinta NETCO ee magaaladan Bosaaso. Waxaana Aadan Maxamed Jaamac oo xabado fara badan ay jirkiisa ka muuqanaayeen ayaa ku geeriyooday Cisbitaalka weyn ee magaalada Bosaaso. Ciise Maxamed Cismaan oo ag joogay xiliga la dilay marxuumkaasi ayna Horseed Media ay ku booqatay Xarun caafimaad ah oo lagu magacaabo Digfeer ayaa waxaa u sheegay in marxuumkaasi geeriyooday tacshiirad ay ku fureen kooxo uusan garanayn. “….Waxaan ka war helay xabado isdaba yaalay oo ka yimi mel masaafo dhan noo jirta 200-M,waxaana ay iga haleeshay dhabarka dambe…” ayuu yiri Ciise Maxamed. Goobta lagu dilay marxuumkaasi geeriyooday ayaa waxaa ka ag dhowaa ciidamo ka tirsan Booliska magaalada Bosaaso,waxaana goobjoogeyaal ku sugnaa goobta u ka dhacay dilka ay Horseed Media u xaqiijiyeen in ciidamadu aysan qaban gacan ku dhiiglahaasi. web page
-
LoooL@Malika Juxa...You were born fab. Waraa nuune hadii la,isku qaraabanaayo qob la,iskuma tuuro noh.You are breaking ciyaal xaafad code.
-
Malika-Habo adiga iridaan kugu sugaye bee.Seywaaye noh Maskiin Juxa she's still stuck at work dealing with psychiartic ward. Nuune...Amxaar yar aa tahey A&T igu noqoneeysaaye.
-
Here is cup and kicks your legs up Juxa
-
Its official: Garaad jamac was behind the terrorist attack
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji is closer to Puntlander that I know than he's to Ina Waraabe -
^I guess you heard two pilots that overshot their destination cuz they were busy with their laptops. We don't want to surfing SOL while flying.
-
^Maya dayaarad duulineysi Which reminds, you don't keep labtops in the cockpit right?
-
LooooL@black mountain...How did that nick came about I wonder.
-
^True. Xaaji...Somalia is their land!
-
Xaaji...What's fanatic..?
-
I just like Yank and Sox rivalry.On English premier I'm Gunner and from the continent Barca fan. I watched over my cousin's, but he has Comcast. I just pick the opposite of any team he's supporting. He is ManU fan though which makes it easy to pick on him.
-
^Then you should put a call to Al-Shabaab. For starters, loose that kufaar shades
-
^I was watching a dam premier league game. LoooL@east coast heart...Great as long as you don't don Red Sox hat.
-
N who you would preach if it is not for people like me
-
^You are MN, how unfortunate. My condolences. You should fire Favre now, however a game with Greenbay would be interesting if that hasn't already happened.
-
Cara...Porn is letigimate industry now, no saqajaanimo if you employee people and pay tax
-
Its official: Garaad jamac was behind the terrorist attack
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
LOL -
People should be free to remain ignorant and uneducated and, now the trick is how do you use that to your advantage?
-
"Al-Shabab baa la Wareegi Somaliland & Puntlandba hadaan la Taageerin" Wasiirka Arr. Dibada Ethi. Seyoum Mesfin Addis(Bnn)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mesfin ayaa ka dhawaajiiyey in Al-Shabaab ay la wareegi doonto Somaliland iyo Puntlandba haddan gacan la siin labada dhinacba. Wasirkaa ayaa sidoo kale Hadalkiisa kusoo qaatay Khatarta sii Kordhaysa ee Kooxaha Mucaaradka ee ka dagaalama Somaliya ku hayaan Amaanka Gobolka Geeska iyo Guud ahaan Caalamkaba isagoo sheegay in Kooxda Al-qaacida ay hadda hogaan cusub u magacawday Dalka Somaliya. Xukuumada Itoobiya ayaa shaacisay in Xoogaga Islaamiyiinta ee Soomaaliya ay hada awood balaaran hayaan, isla markaasna ay qorsheysan karaan weeraro ay ku hakeeyeen gobalada aan gacantooda ku jirin ee Soomaaliya, sida Puntland & Somaliland, isla markaasna ay la wareegaan xarumahaasi. " Al- Shabaab oo hada leh awood buuxda, waxa ay bilihii ugu dambeeyey tababar galisay in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliya, waxaa hada hogaanka Al- Shabaab la wareegay Sarkaal cusub, kaasi wuxuu sababi doonaa in uu sameeyo waxqabad balaaran, oo ah in ay wajahaan xaaladaha gobalada aan gacantooda ku jirin, kadibna waxa ay qabsan doonaan gobalada sohdimaha kuyaala" Ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda Itoobiya. Mesfin wuxuu aad uga dayriyey tabarta dawladda KMG ah, oo uu sheegay in ay hada ku kooban tahay wadada Maka Al-Mukarama oo ay amaankeeda ilaaliyaan ciidamada Midowga Africa, isagoo ku dhaliilay hogaanka dawladda Soomaaliya waxqabad la'aan baahsan oo uu sheegay in ay waxba horukac ah ay sameyn waayeen mudadii ay xilalka hayeen. " Dawladda KMG ah malaha tabar ay iska difaacdo Islaamiyiinta xiriirka aan leex-leexadka laheyn kala dhaxeeyo Al- Qaacida, hada waxa ay dawladdaas katalisaa oo kaliya 2 KM oo ka mid ah caasumada, oo ah wadada isku xirta Aqalka Madaxtooyada & garoonka diyaaradaha, taasna waxa ay muujinaysaa awooda ay leeyihiin Al- Shabaab" Ayuu yiri markale Wasiirka arrimaha dibada oo muujinaya tabar darida dawladda KMG ah. Hadala Wasiirka Arrimaha Dibada Seyoum Mesfin ayaa kusoo beegmay iyadoo Qaraxyo ka dhacayn Somaliland iyo Puntland kuwaas oo aan ilaa hadaaya la garanayn Cid si toos ah uga dambeysay, iyo iyadoo waliba kooxda Al-Shabaab ku hanjabtay inay Weerari Doonto Somaliland, Puntland, Jabuuti iyo Eriteriya oo dhamaantood ku yaal GObolka Geeska.
-
LoooooL@NGONGE That will be my last time. N I extend my apologies to my fellow peripheral Puntlander Mr.Paragon.
-
^I'm sure Riyaale will beg to differ. Al-Shabaab have native sleepers among the Northern populations. They don't need to attack from the south.